Тёмный

Maxan 🥺Ku bartay  

Ruumi Channel
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
AS ASXABTA IGU XIDHAN SUBSCRIBE NO SARA THANKS
@halimacumar6683
@halimacumar6683 Год назад
Asc ruumi anigo kalaatahay walaahi nalka madamiyo hada mardaw baan bartay in nalka ladamiyo xitaa maalinti kenya nirobi waan ku salaamay
@halimacumar6683
@halimacumar6683 Год назад
Walaahi waa runta abaayo
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@halimacumar6683 man sha Allah muhimada waa inad sia badshay
@caashoahmed6755
@caashoahmed6755 Год назад
7 moobeel aan subscribe kasoodhahay waakuudadaalaa in badan waayo faa idada aan kuguqabo baakabadan Marka zxpy sida rinjiga loo isticmaalo iyo
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@caashoahmed6755 shukran casho abayo rinjiga waa keee
@ayaancadey3854
@ayaancadey3854 Год назад
Barnaamij Ka wax tar badan Kan maanta baryaha ma daawan 10 qof baan u share gareeyay please idinkuna hooyooyinka u share gareeya si ay uga FAA.iidaysataan
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Dumarki wanagsana aya sobadanayo oo Dumarka latalinayey mansha alaah ruumi hore usoco walashay
@uniquehooyo
@uniquehooyo Год назад
MashaAllah Ruuneey runta kugu jeclahay great work sweetie❤
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Год назад
Masha Allah abaayo Xili aan u baahnaa so galisay vedio insha wan sameen taladaadana wan qaadan thanks abaayo
@fartunhassan8441
@fartunhassan8441 Год назад
MashaAllah abayo kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 2 месяца назад
Masha allah hbo❤❤❤❤❤
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 Год назад
Mashallah tabarakallah xbbty allah haku barakeeyo
@zamcali7868
@zamcali7868 Год назад
Thnks you byo ani wanba sameeyaa anigoo wali aan guursan misana dalkii jooga oo familka la nool ,,alxm
@drramloelmi3162
@drramloelmi3162 Год назад
Faidada video lagama shekeyn karo masha Allah❤❤
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 Год назад
Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary baa nuur canal xabibiti Ruumi cadeey abaayo macaan Buy very good quality clothes inshallah
@AhmettLibaanmohamed
@AhmettLibaanmohamed 4 месяца назад
Walal soo. DEEQO MATIHID
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 Год назад
masha Allah tabarakllaah warunta dhaqalaaha walamahuraan insha Allah
@fatushmuqtar4748
@fatushmuqtar4748 Год назад
Masha Allah shukran my dear qalii Allaha kubarakeyoo
@fardawsoshukri5924
@fardawsoshukri5924 Год назад
MaanshaAllah Allah kuxifdiyo xbbtAdigaqoyskaagaba waxbadanbaankafaaiiddaa❤
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 Год назад
Shekada igu socoto markad tirii video gii waa dheraday ayan bararugay shukran habaryar qalii
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
😍😍😍😍😘😘😘 xabiibti shukran waa II dulqadtay
@ismahanibrahin1470
@ismahanibrahin1470 Год назад
Sidoo kale wllaashey
@laylajaamac3027
@laylajaamac3027 Год назад
asc runey wan kusamalay waxbadanan kaa fiiday isku midaan nahay reera dhaqaale maana ahayn lkin daruufta ibartay illahay mahadii maanta wax isoogala iyo waxa igabaxaba wan aqana alxamdulilah
@Shukricabdimajiid
@Shukricabdimajiid Год назад
Waxa duruuftu kubarto aya ka adag wax cadi ubarato
@ayanahmed70
@ayanahmed70 Год назад
Mashaallah mashaallah ❤ ❤
@saadaahmed3132
@saadaahmed3132 Год назад
Masha allah
@filsanwarsame1404
@filsanwarsame1404 Год назад
Masha alah abyo wan ubahanahy dhaqalaha
@sucdicadey1788
@sucdicadey1788 Год назад
😃😃😃wllhi ani ayaa iga hadloysa qeebta nalka kkk keep going xppti 😍😍hada ka dib waa ina wax dhaqaaleya
@zeinabmatan9209
@zeinabmatan9209 Год назад
Masha walalo good 👍 job keep going 👏
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 Год назад
😂😂😂😂 wlhi ana xaladaaa ku jira runey markaaan suuqa tago wax anan u socon baan soo iibsadaaa kkk markasa ciil I qabta hadhow
@nimcomohamed1503
@nimcomohamed1503 Год назад
Thanks abaayo wax baan kaabartey wlahi ilaahey haku barakeeyo xpiipt 🙏
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Год назад
Abaayo aniga shilinka helo ilmahaan wax ugu gadaa aniga waxba magato busaarad baan ahay wlhy xitaa haaro baan leeyahay
@nasteexocali3413
@nasteexocali3413 9 месяцев назад
Maasha allaah aqli allha ku siyaadiyo
@nasiimfaysal9089
@nasiimfaysal9089 Год назад
Asc wllshay wlhi sidan Kaga Faiday waayo anigo xili adag ku jira oo xasasiyad irogtay Ayaan dawaday nadafada aad soo galisay oo bikin sawda soo galisay oo aad tidhi wx lagu shuba furasha wlhi wn ka faaiday alle Haku barakeyo wllo mcn
@khadraismaciil3604
@khadraismaciil3604 Год назад
Xasaasiyad o wajiga miyaad u jooda wllo fadlan
@nasiimfaysal9089
@nasiimfaysal9089 Год назад
Maya qali jidhka Ayaan ka qabay
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Man sha Allah waan kh faraxasanahy iney ka baxday xasasiyadi
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning Год назад
Mansha allh shugran 🥰 for sharing this video abaayo
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Год назад
Masha alah waa runta qofka marka uu soo qaldamo ayuu is sacaa
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Anga Ruumi runta ayaban kugujeclhy ilahay haa kuxafido adiga iyo familkada
@Safiyo6767
@Safiyo6767 Год назад
Masha allah abayo
@luckAli-w9p
@luckAli-w9p 11 месяцев назад
Ruun hooyo adag. Maasha alah
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate Год назад
Masha alha tabarakalah
@اماحمد-ل9غ9ك
@اماحمد-ل9غ9ك Год назад
ماشاء الله حبيبتي جزاك الله خيرا أتمنى ان أتواصل معاك
@Fatmaj114
@Fatmaj114 6 месяцев назад
Ruumi hbbti maanta ayaan video-gaga arkay waana sanad ka hor allahuma barik la talintaada wax bdn ayaan kaa faaidey. Waxan ahay hoyadas lacagtay heshoba dukanka kula cararaysa😩. Waxaanba ku farxayaa in aan wax cusub soo gado un runti aadna Waa udhibsaday kadib marki ay lcgti dhamaato dhakhso.
@MunaKitchen
@MunaKitchen Год назад
mashallah saxa waye wallah ♥️ ❤️
@farhiyomohamed472
@farhiyomohamed472 Год назад
Mash alah shukran wllo
@jamiiloahmed3358
@jamiiloahmed3358 Год назад
Masha allah tabaraka walhi Ina iga hadleysa Moda Masha alahu ino so badi kuwano kale abyo wa mahad San tahay
@amminasharif2424
@amminasharif2424 Год назад
masha alaah
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 Год назад
Waa inan saas sameeya arinta dhaqalaha wuu fcnhy
@sadiahassan3449
@sadiahassan3449 Год назад
Anu team ka suuqa markay aadaanba wax soo xaabiyaan kamid ahay wlhi cuntadana waan badiyaa gacantaydaa iska weyn runtii thank you wll
@khadracali334
@khadracali334 Год назад
MashaAllah tabarakallah shukran qali
@salmamohamedtirishe4705
@salmamohamedtirishe4705 Год назад
Manshallaah tabarkallah shukran.qali
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy Год назад
Mashallah ♥ well done
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Год назад
Ruuney waxbadan ayan kasogeyney quruxey jazakallahuqeer
@haaruunmaxamed1563
@haaruunmaxamed1563 Год назад
Ruuumeyyy abbyo.mnsha alllh. Qf qaaliyaa tahyyy dhqaale waa k dhintyy bal.hdaan is daba qabnnnn
@ifrahmustafa5005
@ifrahmustafa5005 Год назад
Inin Maheen ku riyaaaa aheet abaayo mshallah mahadsanid
@jenny_kim13
@jenny_kim13 Год назад
Shukran
@sagalyusuf7192
@sagalyusuf7192 Год назад
Hooyo kaydleh baa faraxsanataaaana aniga kuqiraytaaas maanta ilmahagii hadii uubaaskiilkiii kajabo ooaadwaydo kawaran waxaad ugusoogado
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 Год назад
Kkkkkkkk Masha Allah waxan mooday in aad Aniga iga hadleesid
@ShacniAbdullahi05
@ShacniAbdullahi05 8 месяцев назад
😂😂😂
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 Год назад
1sano iyo bil haduu garo wad ka going karta maalinti bar booboo ama tuuunjiga aniga 6bil ku bartan anigoo jogo america
@saadaahmed3132
@saadaahmed3132 Год назад
Keep going sister
@maryanhaji8981
@maryanhaji8981 Год назад
Masha Allaah isku dabecad ayaan ahaan jiray hada waan xisaabtama Holland ayaan jogna
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
Masha alaah waa runtaa wll❤❤
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 Год назад
Ascww waan kusalaamey sis aad ayaan ugaheley xaga dhaqaalaha aad ayaad umahadsantahay
@Anzal_qurux1
@Anzal_qurux1 Год назад
Abyo cuntada babyga noso badi quraac qado casho mhdsnid wlhi wanka faiday wan usameyey tii aad sogalisey malinti dhawayd
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Diyaar walshay
@Anzal_qurux1
@Anzal_qurux1 Год назад
@@ruumichannel mhdsnid xppti
@ashanur7166
@ashanur7166 Год назад
Alxadulilaaah anagu koronto namadhibto qoraxda ayaa koronto noo ah i am from africa keenya
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Sax hodan wa qof wanag san
@leylocali9050
@leylocali9050 Год назад
Masha alah abaayo waan ka faaiiday wax badan Maha sanid abaayo rooting nososamey sida wax yaabaha aad Marsato masha alaah qurux iyo dhalaal kaamuqda alaha kusiyaadiyo
@fadumodayah2349
@fadumodayah2349 Год назад
Abyo qaabkee u isticmashay bakin sowda iisoo sheg
@hodanmaxamed8733
@hodanmaxamed8733 Год назад
Abaayo waxaa kahadashay waa run
@Yanissweet
@Yanissweet Год назад
Thanks sister ❤❤
@hilaaldagan1145
@hilaaldagan1145 9 месяцев назад
Mhdsanid wax badan kafaa iidi
@hibomohamed2711
@hibomohamed2711 Год назад
Good job 👍👍👍
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Masha allaah wax loobahanyahay ayaaa ka hadashay xabiibti keep going ❤❤❤👏👏👍👍👍👍👍👍👍
@aishaabdi1594
@aishaabdi1594 9 месяцев назад
Habo mcn lacg fcn ayan qaata hdne 1 bisha ilaa 5 bisha lee lacg haya intakle shiid ka ahy lacgtaydi dhamed hdne wax fcn qaata aniga iyo cunugyga bis nahay si aan ukala maareyo kasi waye wlh gurigayga wa qrux badanyahy wiilkaygane sido kle anigan si lamid ah hdne wlh xiligaan shiid ka ahy lacgti ninkayga Wu maqan yahy hdne wlh waan wareeray biilka madax ixanujiye duruuf nagama muqato hdne waan yaby lacgta ya ula qato meel an kala xariro isheg si aad ila taliso wax wlbo waan sogada hdne wan dalay 😢❤
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Masha allah abaayo horiusoco 💕😍💕👍
@nastexobokh8840
@nastexobokh8840 Год назад
Masha alaah qaali shugran😍😍😍😍
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Год назад
👍👍👏👏
@sumeyaabdirahman3984
@sumeyaabdirahman3984 Год назад
Masha Allah abaayo keep going
@rahmoibrahim5793
@rahmoibrahim5793 Год назад
Meesha afrika miyaa makiinada dharka ka xisaabinaayo
@talisomaxamuudcumar8499
@talisomaxamuudcumar8499 11 месяцев назад
Walee waa runtaa dowladi waan yaraa lkn sheekaan ku maqlay kaliya
@zemzemibrahim4620
@zemzemibrahim4620 Год назад
Aniga xataa abaayo barigi hore dhaqaalo malahayn lkn hada dantaaba igu qasabtay wiilkayga curud marwalba dharlee gadi jiray lkn gabadhayda markaan dhalayey ilaa hada sanad iyo badh jirto alxm si kale u farsamaystaa Lkn wali lacagtaas waan Ku yara waalanahay Allah ha isoo fududeeyo Anaga xataa abaayo 5days dhar caadiya xirtaan
@Nagaad1
@Nagaad1 Год назад
Anigu dhaqaale waan ka sameeyn waayay Europe noloshu way adagtahay
@Welch568
@Welch568 Год назад
Somali ma wax lagu dhaqaleyn kara marka yuruba ugu fcn in wax ladhaqaleysto
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Год назад
Xageed joogta walaalo
@ubaxjimcaale695
@ubaxjimcaale695 Год назад
Zonagin Nederlandse moet waadmahadsantahay xabibati
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 8 месяцев назад
Lakin wllo ilmah canah lagama jaro wayo meshu wa yurub dadka wawan baba caba canah
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr Год назад
Masha Allah waa sax
@malie101
@malie101 Год назад
❤️❤️❤️❤️
@caashoahmed6755
@caashoahmed6755 Год назад
Ruumiyeey abaayo faa ido badan waakuguqabaa qeer allaa kusiiyo lkn umul 3bil joogta aan ahay caatadaydana waa la iganaxayaa plz wax lagu cayilo mudo kooban iisoosheeg Please😪😪
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Walao is baano wax cun habeenki intada sexan ka hor
@caashoahmed6755
@caashoahmed6755 Год назад
@@ruumichannel horta aan kaagadhacee hilibka macuno oo neefkii la iiqalay qaarna waasadaqeeyay qaarna odagayga iyo sodohdeyada aan ku ogaaday hilib walicii aan kunacay taladaada wllnimana waakumahadsantahay mcney haddaana bilaabaa inaan habeenkii waxcuno insha allah🥰🥰
@suaadsln2079
@suaadsln2079 Год назад
Dabeecadaas iska jari la ahay runtii xitaa hadii intii aan haystay iga dhamaanto waa soo deynsadaa habloy lacag isoo dir aan kuusoo celinyo yaab yaabal ii dirsaday waxaa donayay waxaa ka badanaya kuwa bilaa qorshahaaa
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
Abyo ani kenya Daganaha Waana Ku Cusbaha please Qofkiii Oo Melaha raqiiska ha isoo sheego please Ta labaad xafayada See oga gayn karaa Abayo sanad 9 bilood jira tunjiga wuu Diida
@marianmohammed67
@marianmohammed67 Год назад
Walaaleey shakiira maxaa isu tihiin aad baad isugi cod eg tihiin ilaahey amarkiis
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Waxba walshey somali imo naga dhaxeysa
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Dhar khaati ka jooga.Shalay aa ku lahaa intaan ururiyo aan bac ku guraan tuuri Wiilasha dharkooda.
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Год назад
Keep going ruqiyo office subskreb isara 🇸🇴😀😁😁😁😁
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
ilmaha lacag malagu siiya 3 bilood iyo bilkasta mala dhobaa wll mase walahoyay
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Ilmaha lacagtoda iyaga iskale
@mulkisimansiman4781
@mulkisimansiman4781 Год назад
Wlhi waa iga qoslisay anaa wali sidaadii ah hhhhhh
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Ruuneey siminaarada siyaad bare inaan kugu arki jiraan moodaye 😂😂
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xaafidahali4155
@xaafidahali4155 Год назад
@@ruumichannel aar6
@hibaqismail4753
@hibaqismail4753 Год назад
Hhhh walahy aniga ayaad iga hadalaysaba huno
@Akp83366
@Akp83366 Год назад
Asc gabdho qoralkeeyga ma aragtaan isoo jawaaba
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Год назад
Wcs
@jamilo3021
@jamilo3021 Год назад
Wcs
@umuabullahi4075
@umuabullahi4075 Год назад
Sidaas baan ahay 8boqol oo yururo 3 cisho ku dhameeyaa hadhawnaa bila lacag baa noqdaa waxba maa dhigi karo 2kun yuro hadan haystoo bisha ilama gadhoo waa ku bashalla wax kasta ku ibiin dhar kabo wax biila micnaa
@deeqsancusman6655
@deeqsancusman6655 Год назад
Xbibit aniguba sanadki dhamaday ban ku soo bararugy 5 years an guri laha
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 Год назад
Kkkk anigaaba saas igu dhacday hooyadey ninkaan kahar igu kariwaakkkkk
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Gadaala kaso baruurugty🤣🤣🤣🤣
@Yanissweet
@Yanissweet Год назад
😂 10:48 it is me what you are saying
@iqrahassan491
@iqrahassan491 Год назад
Asc sxby walikey ma fiirsan RU-vid somliyeed lkn channel kaada aad ayaan u jeclahay i wish one day inaa holand imaado aan kula kulmo happy for you
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Hhhhh iqra bal ana iga so wardoon oo iso boqo
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Man sha Allah tabarakalh welkom walalo waan kuso dhawendona
@iqrahassan491
@iqrahassan491 Год назад
Thanks
@iqrahassan491
@iqrahassan491 Год назад
@@Hafsabilanchannel6337 waan ku soo booqan doona
@israa738
@israa738 2 месяца назад
😂😂 maba caqli lahan kartit wagii dowlada
@caashoahmed6755
@caashoahmed6755 Год назад
Nalkaanba kukeenee odagayga marwalba nalka wuudaminaa Ana markaan daaro waan hilmaamaa asagaa bixinjira hadda asaga wuxuu iga aaday dalkale biilkii aniguu iguwareegay labaa sheegtee Hal xitaa lamadaarikaro🤣🤣
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
🤣🤣🤣 lacagt macaan marki ad bixineysid
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 Год назад
Kkkkkkkkkk abyo sideydo kle
@sahrobarre6537
@sahrobarre6537 Год назад
Runey runtaa kugujeclahey
@fosiayusuf803
@fosiayusuf803 Год назад
Kkkkkkk
@aminaissa7307
@aminaissa7307 Год назад
Sax
@Rohitmalhutra
@Rohitmalhutra 11 месяцев назад
Masha Allah
@ayaancadey3854
@ayaancadey3854 Год назад
Maansha allah
Далее
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 738 тыс.
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Просмотров 35 тыс.
LACAG  MONEY SIDEE WAX LOO DHAQAALEYSANKARAA
56:28
Просмотров 36 тыс.
dhaqaalaha hooyada iyo maarayntiisa
35:27
Просмотров 38 тыс.
Hooyowano iyo managementka lacagta
17:29
Просмотров 44 тыс.
hadii aad ku wareertay dhaqaalahaada
33:06
Просмотров 3,4 тыс.
Ha |ogolan Intan Hadu Kugu Dayo Wey Ku dhamatay | 🖐
16:19