Тёмный

Maxay dadkaan (Narcissist) u koobigareeyan dadka kale? 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 3,2 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@marwo_8031
@marwo_8031 Год назад
Wa dad cabsi leh walahai qofka nolol la qaybsaday aya unba garan kara. Walidka dabecadan lehna xita ciyaalkay dhalen way neceb yihin wayna ka masayran ilmahay dhalen haduba guulaysto. Aduunkana ilmo hooyo sidana haysta aya ugu nasib xun walahai
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa wallahi waa runtaada ramadan Mubarak
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Xataa damiir ma leh hadad dhabarka ku qaadi ❤waligood garabkaga ma ahanayaan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa walaal waa mas aanan kala garaneynin cadawkooda iyo saaxibkooda
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Год назад
Wallaahi waan arkay Dad sidaas ah waan ku wareeray balse mardhow oo bil uun laga joogo ayaan bartay waxaan dhan ee aad sheegeyso ilaa hadda kama hadhin waan raadiyaa macluumaadyo ku saabsan waxaan filayaa in aan wax badan ka ogaaday . Mudo dheer ayaan ku wareersanaa Qof aan saaxib aheyn balse aan ku wareeray oo aan xiriirka u jaray.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Thanks for watching topicya farabadan ayaan soo wadaa oo ku sabsan arimahaan ku xirnoow channelka
@healthyforpurpose1898
@healthyforpurpose1898 6 месяцев назад
Thank you am currently dealing with such person he made a toll in my brain
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 месяцев назад
Thanks for watching walaal
@abdirizaqmohamed7946
@abdirizaqmohamed7946 7 месяцев назад
Khadarow mxa cilmi baraty wlhi wnku rxyznayan Wxa moda in ad qlbigeyga k Dhxhdleyzo ❤ilhy hno k deyo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Aamin walaal thanks for watching
@maharashiit7010
@maharashiit7010 10 дней назад
Hortah wxah su aal iisi weydiin mudan ah dadkan narcissism iiyagu ma iisi ogyihiin in ay yihiin narcissism??
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 дней назад
Isma oga qaarna wey ogyahiin iney yahiin narcissist laakinse diyaar uma ahan inee isbadalaan
@maharashiit7010
@maharashiit7010 10 дней назад
@@Drkhadarabdi1 qof baa Malin ayu wxah bartaah bishii sanadkan iyo bishan aynba bartay
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Qofka dulmanaha ah dhoqso ma fahmo laakiin waad fahaysa in wax khaldanyihiin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa waad fahmeysaa inee wax khaldanyahiin saase tahay wixi ma,ahan wax cad oo aad hubto ood kula murmi karto waxaad u ekaaneysaa sidii qof waalan oo kale waana waxey rabaan taas si aad ula xisaabtamin
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Dadkas waligood waxba lagama faaiido
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Saase tahay ayee iska dhigaan sida inee joogista ay kula joogan aad faa,ido kuqabto
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Dadkan waa shaydan noloshoodu ma dageeso
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa waa dad holcaya oo nolasha ka dhacay waxeyna rabaan inee dadka kale nolashooda dhibaateeyan si dhibka loola qabo waa shaydaamo
@KefahApdul
@KefahApdul Год назад
Wayjiraan dadkan aniga ayeyba igu dhacde wxaan gaare heer aan meel aan usocda iyo meel kale kale garan waye 😢 Waxaa ugu sii daran marka ay walasha ama wallka yihiin xita hooya kugu dirayan Marba weji waaye Lkn alhamdulillah ugu danbayn waan barte dabecadooda waana ka dhaxbaxay 😅 Hda qofnimadaydii iso noqotay Marka ha umalaynin kaliya zaxiibada xitaa walaha qaar ah Mahadsnd wallky❤ horay usoco
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa walaahi waa runtaa waa dad wiji badan weeyna ku waali hadi aadan fahansaneen waxa ay sameyni haayan, waxa aad ka hadli hayso waxaa la hadha triangulation inee dadka kugu diran ayee iska digayaan dhibanayaasha❤️
@yusroabdi6541
@yusroabdi6541 Год назад
Narcissistic dadka ah man maqal balse inanta @afnan aden ugu qorantahy RU-vid ka ayan kamaqlay sidy u baabi iyen runtii waa dad aan dabecadahoda aan lafahmi karayn bulshadena somalida ahina maba fahansana qofki ahna wayba tageran marku dadka baa bi iyo Wl hdiiba aad fahanthy noloshadana aad dhisaty waa alx…
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waa dad caqli caruur ah waana runtaa inta badan waa lataageera sababtoo ah dadka intabadan waxey iska jecelyihiin negativity booqa iyo muranka, google gareey narcissism oona sifiican u aqri adigaa ayaa fahmi doone, waadna la sharegareen kartaa gabartaas si aay u ogaato ineenan aheen kiligeed
@marwo_8031
@marwo_8031 Год назад
@@Drkhadarabdi1 ma ka so hadli karta walidka marku leyahay dabecadan sida lola dhaqmo wa itaxan aduun siiba hooyo marke dabecadan ledahay 💔
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa topic ayaan kasoo dayni doona insha Allah mardhow ramadan Mubarak
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Markay ku soo galayaa jacayl aan caadi ahayn bay ku dhiibayan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa waxaa ladhahaa love bombing sifiican ayey kuula dhaqmaan si aad u aaminto ka dibna waxey lasoo baxaan winikooda dhabta ah
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Kkkkkk
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waxaan rajeenaya inaad ka sheshay vidiyowga
Далее
Sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
16:30
Просмотров 1,4 тыс.
У КОТЕНКА ПРОБЛЕМА?#cat
00:18
Просмотров 1 млн
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 638 тыс.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Просмотров 4 тыс.
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
Sidee la iskaga ilaaliyaa dadka negative ka ah.
9:28
Просмотров 4,2 тыс.
Sida loo qab jibiyo dadka narcissistiga ah⁉️
9:42
Просмотров 1,8 тыс.