Тёмный

Meesha Dhulka Ugu yaabka badan | Qaaraad Koonfureed | Antractica 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 130 тыс.
50% 1

maxaad ka taqaanaa qaarada koonfureed ee barafku fadhiyo , meesha dhulka ugu cajiibsan , qaarado qaaradaha caalamka
meeqa qaaradood ayaa jiro
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 335   
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 4 года назад
Inta jannelkan wax badan oo cilmi ah ka faa'iday like
@bilalkhaliifnour6379
@bilalkhaliifnour6379 4 года назад
Ogansho vedeogiisa intaanan daawan baaba like usiisaaraa 😋
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 4 года назад
Tarikhiida dhulku waa aay macan tahay lkn markaasta waxan xiiseeya ta africa waayo waa halka dhigayga io dhican kaygu yaalo😍😍 ilove history the world 😍
@ahmedxuseen7625
@ahmedxuseen7625 4 года назад
waxaad mudan tahy 1billione oo subscribe ah, wlaahi brother❤❤❤🙏🙏
@xamseyasir9622
@xamseyasir9622 4 года назад
Omar inshaar zxp barnaamij yadaadu waxay ii yihiin oxygen la neefsado Allah cilmiga haku barakeeyo
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 4 года назад
Waadkabadabdisey mistiri
@fahadmohamed346
@fahadmohamed346 4 года назад
@@manafrombeydhabo5817 😂😂😂 Oxygen ku yiri🤣🤣
@jamaljcc7693
@jamaljcc7693 4 года назад
Ha ka xishoodsiin ninka
@mohamedamiin472
@mohamedamiin472 4 года назад
@@manafrombeydhabo5817 qf wlba fikirkisa waa u gaar ee maxa ku heesata adi🤔
@Hadyad1
@Hadyad1 4 года назад
Maasha allaah aad baan ugu faraxsanahay in kanaalku beryahan horumar fiican gaarayo oo dhan walba. Aad baad u mahadsan tahay ⁦استاد عمرانشار⁦❤️⁩
@cabirahanolosha1115
@cabirahanolosha1115 4 года назад
Maasha Allaah my best channel ogaansho channel hore usoco♥️
@queenWardaa
@queenWardaa 7 месяцев назад
Shukran Abowe ❤
@cadaweyare8969
@cadaweyare8969 4 года назад
Omar wll noso badi kuwan camal inshaalah Adiga aya jaawab ka suugaya ☝️☝️☝️
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 года назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsanty ogaansho chanel waan xiiseynayey mawduuc ku saabsan south pole ama Antarctic muqaalo English ah ayaan ku daawadey ugu danbeyna wad nosoo diyaarisay waliba si qurux badan oo faahfaahsan mahasanid zxp
@mohexasan3929
@mohexasan3929 4 года назад
Hadaad Tageerto Chenalka ogaansho
@lilwarya
@lilwarya 4 года назад
Mohe xasan subscribe izaar wll
@aragtidaruntaah8844
@aragtidaruntaah8844 4 года назад
Mashaalll JISAAKALHU KHEERAAN CUMAR ISHAAR ALHA KU XIFDIYO
@WarsanMedia12
@WarsanMedia12 4 года назад
Masha Allah Macaluumaad dhamays tiran Allh yabaarik Omar Inshaar
@zakriadaudilyas5628
@zakriadaudilyas5628 3 года назад
م شاء الله فيدوهاتك روعه الله يحفظك ي اخويا❤🌠🙏
@osmanafweyne3246
@osmanafweyne3246 4 года назад
Heblaayo sual aan ku waydiyee warka yaad ka heshaa, ogaansho baan ka helaa, horay u soco sxb cumar
@CabdulaahiYoose
@CabdulaahiYoose 11 месяцев назад
ogaansho ok guul wcn 😊
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 года назад
MAALIN WBA ANOO JAAKAD WEYN WATA AA BANAANKA AADAA EUROUPE👍🇨🇵🥰
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 года назад
Sxb maxaad inooga sheegi inaad banaanka aado
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 4 года назад
@@ahmeddanan4618 😁😁😂
@ARMY-jw5es
@ARMY-jw5es 4 года назад
al ustaad cumar inshaar allah haku dhowro anagana allah hanaga dhigo faiidoyinka ad noso gudbineyso kuwo ka faaideysta🥰
@mariaomar40
@mariaomar40 4 года назад
Masha allh kanaal aan jeclahay hormar wacan wallky keep going 😍😍😍
@mariaomar40
@mariaomar40 4 года назад
Waan ku saaray wallky keep going wallky hor mar wacan kuu rajaynayaa 😍😍😍
@hajarabm2400
@hajarabm2400 4 года назад
Antractica soomalida ha loo raro barafka asagaa dhamaanaye😂😂😂
@qadar577
@qadar577 4 года назад
Somalida kulayl kasamay san ileene kkkk
@anythingsofficial.6178
@anythingsofficial.6178 2 года назад
الله اكبر
@MohamedAhmed-ln9db
@MohamedAhmed-ln9db 3 года назад
Maasha alla bro.Alle swt haydin xafido dhamaantiin top
@PubgDoctor1
@PubgDoctor1 4 года назад
Mashallah❤
@kingakramkingakram8933
@kingakramkingakram8933 3 года назад
Wlhi waan ku taageraa cumar inshaarow
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 года назад
Omar mahadsanid
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 4 года назад
Masha Allaah ogaansho waxa nasiib uyeeshy qofki ugu horeeya ee daawada ogaansho guul guul
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 года назад
Shukran ustaad OMAR INSHAAR
@hamseadan4246
@hamseadan4246 4 года назад
Alle ha kaa jasa I siiyo cilmiga iyo wax yabaha positive ka ah aad janelka noo gu soo gudbinayso omarow wll
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 4 года назад
M.A ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad
@galeydhnews36
@galeydhnews36 4 года назад
Saxaraha sog
@eliazofficial1916
@eliazofficial1916 4 года назад
WAXAN KAMID AHAY SHAQSIYADKA ugu horeeya ee fiirsada muuqalkaga wanan kudhiirigalinayaa👍
@badrudinofficial1826
@badrudinofficial1826 4 года назад
Ustaad cumar nooloow
@amatallahbintuabdallah9900
@amatallahbintuabdallah9900 4 года назад
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
@zuhaybjackzan2275
@zuhaybjackzan2275 4 года назад
alaaha ha ku barakeyo wll
@12c-e9q
@12c-e9q 4 года назад
masha allah walaal si fiican ayad wax u soo diyaarsataa
@AhmedAli-ob6bl
@AhmedAli-ob6bl 3 года назад
Soomaalidu waa dhul jecel ha maqashiin waxbaaad ku lee dihiin. ma rajaynaayo inay utahriibaan
@Ahmed-faarax-saalax
@Ahmed-faarax-saalax 4 года назад
Waa markii ugu horeesay aan maqlo qaaradan Mahadsanid sxb
@faysalabdi4445
@faysalabdi4445 4 года назад
Wadhul cajiib ah runtii mahadsanid ogansho
@maxameddeeqxassan4510
@maxameddeeqxassan4510 4 года назад
masha alh runtiii cilmi badan baynu kaa faa idnay alha kuu diyaadiyo
@hamdaismail6459
@hamdaismail6459 4 года назад
Masha Allah Cumar inshaar Alle caqliga iyo caafimadkaba hakuu siyadiyo Run ahaanti ilahay dartii ayaan kuu jecelahay❤
@fuadfarahh
@fuadfarahh 4 года назад
Waan Ku jecelnahay ❤ wllka nolosha ❤ Pin dheh haddaad aragto ❤👈
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 4 года назад
Insha allah ustad inshaar mahadsanid
@jamaljcc7693
@jamaljcc7693 4 года назад
Taageeradii aan horey kuugu haayey wey soo noqonneysaa ee horey u soco👏👏👏👏
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 года назад
Jamal Jcc bro. Subscribe noogu qabo adoo mahadsan
@marwanabdirahman7132
@marwanabdirahman7132 4 года назад
Pro please dhiri galin depresion aya dhalinyarada laga gooyay please dhiirigalin
@cabdullaahiaanis6578
@cabdullaahiaanis6578 4 года назад
Waa inoo jimcaha Insha Allah inta Ka horeysa Wlalaheen Reer Hiiraan Dhibaatada Alle haka Saaro Aamiin
@moustaphamk6597
@moustaphamk6597 4 года назад
Omar inshar brother waxad notahay macalin wlhy waxbadhan nabaray hada nahay dalinyartaa somaliyed brother keep going
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 года назад
Machallah walahi waan Ku raaxaystey mawduuca mahadsanid wll omer
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 4 года назад
First viewer today ☝️☝️☝️☝️ Daawadihii ugu horeeyay maanta
@AbdullSharrif
@AbdullSharrif 4 года назад
Alla maxaad barre tahay ustaad omarow qaab aan kugu mahadceliyo magaranaye mahadsanid mucallimu,waan ku sugeyna jimcaha insha allah,allah ku xafido
@fartuuncismaan3433
@fartuuncismaan3433 3 года назад
Wll mahadsanid
@abdullahialiyounis5707
@abdullahialiyounis5707 4 года назад
Mahadsanid wll omar
@liibanhalacofficial9599
@liibanhalacofficial9599 4 года назад
Mnsha allah hore u soco zhp halka aad jeceshay waad gaadhaysaa insha allah
@suldaanidiriismedia4068
@suldaanidiriismedia4068 4 года назад
Mucalum Cumar inshar. Wan ku salamy.
@hassannoormoalim9619
@hassannoormoalim9619 4 года назад
Masha Allah Allaha ku xafido
@ahmedaar5389
@ahmedaar5389 4 года назад
Moalim omar inshar masha alh
@ubaidofficial4196
@ubaidofficial4196 4 года назад
Mahadsanid omar insha
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 года назад
Waan ku taageera eebbe haku xifdiyo💛🤝
@abrahmanmohamed9637
@abrahmanmohamed9637 4 года назад
Omar wllky Qalli Alle Haku Sharfo Alle Haku Dhawro Alle Intaad Nooshay Garbkaaga Ha Galo Wllky Naga Wayn❤👑🇸🇴
@ahmedabdirahman5657
@ahmedabdirahman5657 4 года назад
madsha allah ogasho wall allah hakudhoro
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 4 года назад
Mahad sanid wll Omar❤🙏
@cimraannuur2313
@cimraannuur2313 4 года назад
M a
@kareemhachi9
@kareemhachi9 2 года назад
Manshaallh
@sophieomar9985
@sophieomar9985 4 года назад
masha allh wll omar barakallah😍
@lilwarya
@lilwarya 4 года назад
Sophie Omar subscribe izaar wll
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 4 года назад
Ogaansho Chanel Caajib ku ah Wax Soo Saarka Cilmiga Iyo waxbarashada Youtou Go forword bro
@cawaalechannel
@cawaalechannel 4 года назад
Waana ku xiranahay
@awowem9330
@awowem9330 4 года назад
Cumar inshaar walaale noosoo badi dhiiragalintaada ku aaadan bulshada soomaaliyeed👍
@faysalyasin3494
@faysalyasin3494 4 года назад
Ustaad kaama hayo suaashii maalintii hore
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 4 года назад
Mahadsanid Walal Omar
@alvarotimacade169
@alvarotimacade169 4 года назад
Inta hooyo jecel like ii saar
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Год назад
Asc wall barnamij kasodiyari qabja barafka hosti kalun logu so saro ma hore bad u ahanjirta barafka mise waa mucjiso tasi isku day wall in aad kaso diyariso barnamij insha allah
@mogadishumedianews4398
@mogadishumedianews4398 4 года назад
Omarow please ninkan halmar ka hadal (che guevara)
@englishtraining6393
@englishtraining6393 4 года назад
Good job istaad
@Yahyalambaduusa
@Yahyalambaduusa 4 года назад
MASHA Allah waa Ku tageeraa omaar
@abdirahmanhussein8148
@abdirahmanhussein8148 4 года назад
Ilahy qofkasta oo muslima haa cafiyo ilahyow janatu fardowsa kuweydisanay
@hanadibnuwarfa9576
@hanadibnuwarfa9576 4 года назад
Amiin
@sabriina444
@sabriina444 4 года назад
Mahadsanid wll Jazakalah khayr ✊🏼✊🏼✊🏼
@badrimaxamed1354
@badrimaxamed1354 4 года назад
mahadsanid Walsall
@sakariye_channel7253
@sakariye_channel7253 4 года назад
Mawducyada qisada guusha soo badi waa codsigayga
@alibinali2141
@alibinali2141 4 года назад
thank you wll
@hassanabdikadir8607
@hassanabdikadir8607 4 года назад
Nin aan daydo sxb noolow waligaaa
@RaqiyoRaqiyo-p3n
@RaqiyoRaqiyo-p3n Год назад
War saynisyahanadu waa beentood qaaradaas waxaa lagu qariyaa sirta aduunka waxaa lu jira magnadka aduunka taariikda dib uraac❤❤❤
@abdiilyesamin2693
@abdiilyesamin2693 4 года назад
Ustaad cumar dadalkaaga allaha ka awaal mariyo
@hodanmohamed2515
@hodanmohamed2515 4 года назад
Horey usoco
@mustafeawilaxmed4749
@mustafeawilaxmed4749 4 года назад
Masaaig maxaa laga wadaa xidigo burburay miyaa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 года назад
Mustafe Awil axmed sxb subscribe oo saar adoo mahadsan
@daawadkanaal
@daawadkanaal 4 года назад
Waad mahadasantahay walaalo. Baaraka Allaahu fiik. Laakiin xagee laga ogaaday malaayiin sano
@heey1234
@heey1234 3 года назад
Dhagaxyada dhulka
@nimcomohamed7713
@nimcomohamed7713 4 года назад
wllky OGAANSHO Hadaan kuu saxo halkaas saxara wxad ku bedeshaa lama degaan ayay sax ku tahay Sahara wxa la yidhahda lama degaanka Libya wsc 👋
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 4 года назад
Waa markii igu horaysay oo aan qaradan Maqlay cilimina waan ka faaiidaysto 🙌
@ahmedali-yg9be
@ahmedali-yg9be 4 года назад
nin. culus waaye
@kaamilfiqi6201
@kaamilfiqi6201 4 года назад
Wcs wll Cumar sidoo kale qeer badan insha allaah waa inoo jimcaha
@AK_boy-
@AK_boy- 4 года назад
qofkii ugu horeeye
@IshkeyIshkey
@IshkeyIshkey 4 года назад
Yaa xu duud laleh
@abdinuuruwaay7954
@abdinuuruwaay7954 4 года назад
Salan Sare Saxip😍
@arahmanaar5148
@arahmanaar5148 4 года назад
Mahadsanid Sxb
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 года назад
Mahadsanid bro
@yacqup8829
@yacqup8829 4 года назад
❤❤❤ wll cumar inshar alle haku xafido
@mohamedabdullahi2778
@mohamedabdullahi2778 4 года назад
Run badanaa mansha allah
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 года назад
Waxa laga yaaba qomamkii Naga horeeyay in ay daganaan jireen qaaradan kadibna ilaahey UU u so diray Nabi kadibna nabigoda ay Ku caasiyen markas UU ilaahey halaagay oo sida roobki UGU daadiyay dhagaxaantan cirka Ka imaaday sidaas AYEY u badan thy
@huseinshakar2643
@huseinshakar2643 4 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Hore usoco wlloh
@kibbaar2590
@kibbaar2590 4 года назад
Barnaamijyadaada midka cilmiga dhulka ka hadla dhawr jeer ayaan kuceshadaa ee noo soo bad zxp
@abdow4104
@abdow4104 4 года назад
Mahadsanid wlkey 🏞🌏🏔🏔❄
@qadarfaysal7938
@qadarfaysal7938 4 года назад
M.a Allah wll cumar izhaar
@kadiyeqase9634
@kadiyeqase9634 4 года назад
hore uu soco sxb waxa ka hadashaa waxwanagsaan
Далее
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 432 тыс.
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23