Тёмный

"MOHAMED BUSKUT AYAA HODAN ONLINE KADUUBAY MUUQAAL KADIBNA WUU SOO QARXIYAY! MILICSI MUUQAALKI XALAY 

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Подписаться 57 тыс.
Просмотров 4 тыс.
50% 1

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-N2klcZixLBE.html SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN KANA FAAIDEEYSO MUUQAALKA!
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 6 часов назад
Maasha Allaah Naciimo run sheeg waxaan kuugu jeclaadey Alla ka cabsiga iyo xaqiiqa ka hadalka weligaa wadaddaas ku taagnoow sharaf baad leedahay waana ku jecelnahay haddaan nahay reer Dhaqaaq aad Dhaxashide Ilaaheyna ha ku xafido gabadheyda Micraaj yarey iigu salaan Inshaa Allaah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
MaashaAllaah walaasheey Jamila Allaha ku sharfo mahadsanid walaal qaali. Micraaj yareey subixii ayaan kuugu salaamayaa, salaan kaste lasoo salaamo waan usheegaa!
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 6 часов назад
@@dhaqaaqaaddhaxashidee Inshaa Allaah walaashey macaan gabadheyda waan jeclahay runtii ilmaheyga kale waan jeclahay iyagabo laakiin Micraaj ma aqaano si gooni ayey ii soo jiidatey cunugtaas Maasha Allaah dhamaanteen Allaah ha na wada sharfo qaaliyeey
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
@@jamilafashe5629 Koriinkeeda ayaad ka warqabtaa saas ayaa keeneeysa!
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 7 часов назад
Wale wa runtaaa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 часов назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@marianali6233
@marianali6233 5 часов назад
Masha Allah ❤❤❤naima Allah kudhooro ❤❤❤
@user-umuAli
@user-umuAli 4 часа назад
Mashaa allaah naima weligaaba qofka aad wax usheegi rabto magacisa ayaad ku dhawaqdaa sidas ayaana fiican muqaalki xalay muniira my rajo aad kaga hadlesay xaga dhaqalaha kuma jirin wax qaldan kumana jirin magac xamdi runta dadka qaar way dhibta alle ha idin barakeyo naima adiga iyo familykaga insha'Allah ❤❤❤
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 6 часов назад
Waa saxsantahey wll Macan Niciima kusoco👏👏👏👍👍👍❤️❤️❤️
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 часов назад
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh naagtan muniro waxy isku diireysa hodon iyo buskut ninkan ayku qafifty isku diir i know amiro ayka dambeyso
@Rivlaxr
@Rivlaxr 4 часа назад
Allaahu acber aqoontu waa iftiin,marka Illaah ha uk xafdiyo yaa Rabi Niciimo cadey iyo qoskaaga iyo intii Islam ah.
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 6 часов назад
Hooyo hadalka baro guri geeda ha xaaqato 😂
@UgbaadAbdihakem
@UgbaadAbdihakem 7 часов назад
Waan ku salamay nicima wll waxa aan xasuusty kalmad aad MAR walba tiraahdo o ahyd hooy hadalka baro iyada ayaa afkeeda isku dilaysa inantani alle xaqa haku sugo wlahi sida. Haday ku socoto way waalanaysa subaxanallah yaaab. Afsomli garan mayso hadal fican kuma hadlayso waan dhagysty manta anuu
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
Walaaal Ugbaad waan kaa qaaday salaanta qiimaha leh, waan kusalaamayaa mahadsanid!
@sunrise4459
@sunrise4459 6 часов назад
Hamdi walaa magac kale midna ma aadan soo qaadanin dib waa loo dhageysan karaa
@abdijama1984
@abdijama1984 6 часов назад
Walaashey naciimo waa mahadsantshay sidaa runta u sheegto waan yaabnay waa yaab😂😂😂😂
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 47 минут назад
Baayo alle ka baq ka dhamow my rajo
@ummu.amiira8890
@ummu.amiira8890 7 часов назад
anaa kamid ah dadka adiga kaa maqlooyo oo weli meel kale ka maqlin
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 7 часов назад
Walaal yaabkaas ayaa yaala, qeeylo iyo buuq aan dhamaad leheen!
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 7 часов назад
Walaashey.runtaan.kugu.jeclahay..naago.kaa.waaweyne.ayaa.ku.dhahaa.maamo.iska.heli..from.hiiraan
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
Waaw Waaw Cawada maxaan kuu qalaa FROM HIIRAAN, aad ayaan kuugu farxay Sahra mahadsanid walaal Allaha ku xifdiyo HIIRAAN HOOYGII HOOYADEEY! ALLAH U NAXARIISTO!
@umualmaas9488
@umualmaas9488 7 часов назад
Naciima abaayo iskadaa way cabaaday yutub yay kabo la aan uga bixin
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 7 часов назад
Umu Almas walaal aniga maheesto, war sidaas usii waaween ma'ahan! Mahadsanid walaal!
@umualmaas9488
@umualmaas9488 7 часов назад
@@dhaqaaqaaddhaxashidee 💋💋❤️❤️❤️❤️
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 7 часов назад
Naagtan wexey ku hadasho ee lahdahay wexe na raabta dadka iney madaxa isku geliso , naag Intaan niic niic ku heysaa. Mar horan sheegay naagtan iney dulmi badantahay ee na jeceshahay iney manta oo dhan war heyso. I wish Mohamed xiita inu ka amuusi laaha meeshu mar walba soo saranayaa yaab . Haada waxan oo kale wexey dhalan maxa lagaa faiidaya? Wax na walle cajiib
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 7 часов назад
Bulshaduu soo dhex galayaa asagoo intaanoo cuqdad xanbaarsan!
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 7 часов назад
@@dhaqaaqaaddhaxashidee Wa ruunta , ilmahas yar buuqa iyo qeylaada ha ka daayan anaaga na dembi ee na dawa wadan
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 часов назад
Naciimo way kashifmen hodan intan la gaarin ukuntoda way jabtay munira maxay tiri aniga jhada maxan sameeya laga keenay xasan kii ay lahayen wuba cebobay kuwa ceeb melay istagan ma leh maraykanay adee ninkii goray adee havaryarted syaba cebsysay wax kama jiraan adigay ku jeceshay bay ku dhamatay waxan sugaynaa bal inay wiilkeda u dansyso ceebta ka tirto at tiraahdo wiilkayga hal abuu leyshay waana maxamed ileen wiilkeda marku so koro wuxu ku 1qsbsnsnata inuu dhiig iska qaado shaqaday ku badisay 17sano ka dib qiyaar ayu lleyahay xananads ku bilaabi doonta noloshiisa waxay ahad wuxu ku afjari doonaa dhiig inuu qaado hadu abahiis noolyahayna warqadii bu u hayaa maxamed da,uud waan ogayn wixi ku dhacay wiilkiisa lakiin maahir waa wiil eelaay wu soo afjari doona habraha yeeraya
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
Waxii baadil ee liskuugu yimid sidaad ayay ku danbeeynayaan! Walaal waan kusalaamayaa!
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 4 часа назад
Masha allha abayo been mahan waa saxantahye aniga waxan layabye xamdi marka maqlaye waxan isdhahaye muqalka naciimo adiga miya maqalin Subxanalhi
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 4 часа назад
Niciimo dhaqan Yuhudkan walaguso caan baxaa. Ani dhegeheyga hada kahor Qaaqaan uga maqlay asago lacag losodirayo Manta igaso hadal😅!. Marka xumanta xata dad aa irsiq kagalay social media!.
@Ducaysan-t6t
@Ducaysan-t6t 6 часов назад
Way ku qaldanthay muniiro inay ku tiraahdo makko iyo madiino ayaad soo gubtay lkn abaayo adigana mahubtid inay xoolo islaameed ku soo kortay Waxaan ka mid ahay daawadayaashada abaayo xumaan ha iifahmin ee waxaan is iri intaan ayaad qalad u aragtaa ee walaashaa u sheeg
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 часов назад
Duceysan walaal waxaan ku qaldanahay waad ii sheegi kartaa waana ku mahadsan-tahay jazaakaAllaah qeer. Qaniinsho qaniinsho ayaa kaa fujisa!
@Ducaysan-t6t
@Ducaysan-t6t 6 часов назад
Waan ogaa inaan tahay qof aan ceshan karno niciimo wanaag badan❤ @@dhaqaaqaaddhaxashidee
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 6 часов назад
😂😂😂😂 habo naciima (lascia starei ) maxa iga galey maahin iska dhaaf waaye micnaheeda kkkkkkkkk
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 5 часов назад
Hooyo hadalka baro maqofka waxkasoo sheegey aqoonweysay kkkkkk hadal xumadi mafahandarey kudarsatay waxan umaleyna iney suuqa kabixidonto Nimco kuaragtay dheh 😂😂😂😂
Далее
Китайка нашла Новый Дом😂😆
00:20
QIYAAS FANAANKA AN HADA GACANTA KU HAAYO
27:51
Просмотров 4,5 тыс.
Китайка нашла Новый Дом😂😆
00:20