Тёмный

MUQALKA MAHAMED BUSKUT KA DOBAY HODAN ONLINE RUN MIYA . HODAN OO AFKA FURATAY . 

Hamda Home Decor
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 7 часов назад
Adeerkeyg ayaa dhintey walaaley igu soo duceeyo inuu alle unaxariisto qabrigiisa uwaasicoyo amiin
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 6 часов назад
Allaah ha u naxariisto Adeer Janatul Fardousa Aclaa ha ugu bishaareeyo Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Samir iyo iimaan ha idinka siiyo
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Час назад
Adeer Allaha u naxariisto kitaabkiisa gacanta midigta Allaha ka siiyo qabriga Allaha u waasiciyo ehelkana sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo aamiin
@sahuur3269
@sahuur3269 47 минут назад
Alle ha u naxaristo adeer
@FatoumaHoussein-n4u
@FatoumaHoussein-n4u 9 часов назад
Mashallh Mashallh ❤🎉
@AyanSiciid-j1n
@AyanSiciid-j1n 10 часов назад
Manta anaa ugu horeeya qlbj
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 6 часов назад
Iimaanka waa Shay Mohiim, ee Allaah SWT hanoo sugo Iimaanka. Qaali Shukran Jazaakallaahu kheyran waano wanaagsan waa u dirtey. Laakiin waala kala tagaa saan oo kale ......... Allaah niyadeeda ha u dajiyo samaantana ha tuso Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah
@NasronuurShire
@NasronuurShire 10 часов назад
Masha allah qofkii labad an ahay
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 9 часов назад
Maansha Allah walahi wiilkan ila maalinti waa iska ilaalinaya halmaalin kama hadlo
@SihaaamsimanMaxmed23
@SihaaamsimanMaxmed23 7 часов назад
Wll hodon waxayba ka shalaynaysa inay somali ka dhalatay waayo maalin walba wax lagu dhaawacayo ayaa la wada waana xamilo ee halaysku naxariisto dumaroow
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 6 часов назад
Wasax❤idaa❤oo❤ka karilayahy❤ninka weeyrabtaa❤sharaf fidhimatay
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 2 часа назад
Waxan layaabanen malyuun Roble iyo Muqtaar 😂😂kadaroo dibidhal ilmihii asaga madhalin wa wacal naagkutagan istaqfurulah is amin majiro in yaroo Allah ugargaray maahine ❤ Masha Allah Illahay aqliga hakuu ziyadiyo sis iyo sharafta ❤
@abdijama1984
@abdijama1984 6 часов назад
Manuuro waa waalatey mahamed ayaa baloogey kadib wey waalatehadalka ay ku hadleeso waa yaabey qof fiyoow hadalkaas kuma hadalin allaah ha ku hanuuniyo aamiin aammiin😂😂😂😂😂
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 4 часа назад
Wlhi sista wilkaaaan xumaaantiisa bey jeceshahay subxanalaah buskut ku walaty
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 10 часов назад
❤❤❤
@Zaalja
@Zaalja 10 часов назад
Yaaahuu abayo mcn naaagtan muniro weywalataay nin dabe o somali ah in ay haleynin ayey umaleysaa
@kafiaahmedaden3722
@kafiaahmedaden3722 7 часов назад
Moxamed shukri 😂😂😂😂😂salaan sare sis
@11naa44
@11naa44 4 часа назад
Rerkan wxa lo baahanyhy wadadadu iney so dhex galaan ay xaliyan wayo naag uur leh ma furanto ila ay dhasho muniira stress ba ku dhacy Alle ha caafiyo 😢😢😢😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 часов назад
😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 часов назад
Maanta new history ayay keentey wiilka ma iga dhalin bil uur ayan lahaa markan ku imid qof ayada is cayayo waa yaabay 😂subxanallah
@dekaosman7483
@dekaosman7483 5 часов назад
Wa sababto DNA uga qaday marke dhashay malaha saki a hayay
@meymunaali7850
@meymunaali7850 7 часов назад
Asaga qaldan
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 9 часов назад
Munira waxaa dhibaya Mohamed in ow nabad ku nollado qofti lahed ano uur leh ayan uimid buskud maba ahan in ad runsato Hodan wax ah layiray layiray dhiiga ha isku karin hadi wax lagu sheego wax badan aya laqaymeya
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 3 часа назад
Maxamed Buskut miskiinwaaye waa dhiban yahay Allaha u sakhiro
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 4 часа назад
Ascwrwb sista wlhi walayaabi subxanalaah cajib alahu akber rabi talo ku wlhi munira wey walatay wlhi hala qabqabto
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 9 часов назад
wlhi waxlalayabo waaye
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 3 часа назад
Waa ruuntaa wlhi abaayo wax kasta waa frii lkn waqti kama faaiideysanayan❤
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 9 часов назад
Hamdiyey abayo mid an kugu darsado nabsi ayaa hadlayo waxay noqotoba
@SultanahB.sultanah-my2fc
@SultanahB.sultanah-my2fc 9 часов назад
Miskiin kan timahaa ku baxay xataa Ilaahay haw gargaaro
@raxamoabdi6372
@raxamoabdi6372 9 часов назад
Waxan la yaba Quf qurub jooga oo quf kale dhimateynayo waxab tik tok haa iman polis u sheeg iyaga meel ka sarayee
@FaadumoYuusuf-bv4ls
@FaadumoYuusuf-bv4ls 7 часов назад
Wax weynba maahe sheekadani maad iska dhigtid hodan online naa ka jaqaafis baa tahee iskaga tag gabadha
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Час назад
Waa runtiis anigaa marqaati ka ah hodan online ninkan danbe ee guursadey iyo maxamed buskud waa dad walaalo ah meelna kusoo wada korey ! Muniira iyo maxamed buskudna labaduba cida soo habaartey ma garanayo waxan waali wey dhaaftey waxan ka xumahay ilmaha yar oo 24/7 Afka lagu hayo ayaduna warkiisa ma deyso asaguna kama roonaado cajiib 😢
@dekaosman7483
@dekaosman7483 5 часов назад
Naag cunug rabto ma aha ayada wexey is ledahay afsomali aku hadle laguma fahmayo lkn galada we turjuntan
@safiyoahmed7551
@safiyoahmed7551 8 часов назад
Inta Soo sasabto video haka duubo qeylo dhaan wawareey ha loo daaro ayadaa ka hareysee qof gardaran ma guuleystee😂😂
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 4 часа назад
Haaaa wlhi canuga mey ka fikarto subxanalaah cajib
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 4 часа назад
Dad ba kawalayo danteda magarato waye canugeda inte ku dadaasho ficnay lkn buskut kudaalay subxanalaah
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 часа назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@istarliinmohamed3345
@istarliinmohamed3345 6 часов назад
Sad uso qortay ayabo hada yableh ala somaliya gabadhas ma rabto in laga hadle ma iska desan reer RU-vid
@meymunaali7850
@meymunaali7850 7 часов назад
Why is He giving her attention
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 3 часа назад
Please We know Buskud is GENTLEMAN
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 часа назад
Subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada dadka isku diirayo waa naagtan muniro waxy isku qafiftay buskut subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 часов назад
Habeen Wanaagsan Xamdi Khali Qurux Badan 🎉😂Ayantaan Waan Is Waayny 😂 Waxaan Is Dhahay Xamdi Maba Soo Dhacoysee Vidéo Yalkaada Subhan"Allh ❤Inleen Subscribers Ayaaba Iga Baxay Sorry 🎉 Keep Going My Sisters 🎉
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 8 часов назад
Wlh waxaa been eheenin qofka aad arkto tayo xumo ama xumaan hadaa kadaneesato oo banaanka ka marto Kaama harto ama kaama Haro meesha aad is taagto waa kaa dawa taagan yahiin yaab 🤔
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 4 часа назад
Dadnimo xumo waye iney ka dhamaato aya fican gabadhaan dadba walaayo subxanalaah cajib wlhi munira ama filsan waxey tahayba ine asturnaato ficaan wlhi
@HaytiNura
@HaytiNura Час назад
Nacasad way nagtas munira aqli malheeh
@haniaden2700
@haniaden2700 9 часов назад
Nag wàa la furi jiray ee maxa walay nagtan haday jogi waydo dawada walida Aya inta lagu qoro Aya cuniga Laga qadan ee jog
@nuuraabdi4266
@nuuraabdi4266 9 часов назад
Asc xamdi abaayo wiilka an balaaya qorta ilahay ugaliyay she is weak woman yaa huu
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 7 часов назад
Adigu maxaad ka heshaa dadka ceebahooda waadna isla saxantahey please leave along the people
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 7 часов назад
Naagta ninka wa jeceshahay wa u qadan wayday siday wax ku dhamaden iyo dalqadiiba dhamatay so noqosho ma jirto marka waalibay ku sugan tahay
@11naa44
@11naa44 4 часа назад
Naag uur leh ma furanto ila ay dhasho
@sahuur3269
@sahuur3269 44 минуты назад
War munira wàa meed xawaal waye magacedaba inaa so qadatanba mahin meel lagu tilmamaba maleh ma adun bey jogta mise anqire jirtaa maba isku warheysee yee nawalin ee hais xawaalsho
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 3 часа назад
Waa ruuntaa wlhi abaayo wax kasta waa frii lkn waqti kama faaiideysanayan❤
Далее
FILO PART 125
27:09
Просмотров 192 тыс.
4 YEAR SIBLING DIFFERENCE! 😭 #shorts
00:11
Просмотров 13 млн
DOTA 2 - ИНВОКЕР ИМБА!
24:17
Просмотров 244 тыс.
Kaftanka Siyaasada 524 oo aad u xiisa badan
44:36
Просмотров 2,6 тыс.
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
13:25
Просмотров 13 тыс.
CEYDA NOLOSHADA YAA UGU MUHIIMSAN…!!!😱
10:04
Просмотров 7 тыс.