Тёмный

Mowlac ma ahan Golaha shacabka Qur'aan saarna uma baahno"Xildhibaan Dahaba Suusow 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@silverloola726
@silverloola726 17 дней назад
Inyar mahee intiina badan waxaa u shaqeeysataan dantiina. Islaanyahay beenta jooji oo noosheeg maqaa lugu siiyey inaad ku ansixisid dastuurkii Xasan Ayax qortey.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 дней назад
sheekh rusheeye jin bu adeegsada ee dadka yaan shirki lagu ridin soomaali iyadaba dembigu kabataye ee towxidka yaan laga fasahadin dembiga ilaahay wuu dhaafa laakin shirki madhaafo
@abdullahi6874
@abdullahi6874 18 дней назад
Qof waalan maba dhaho waan waalanahay marka waad waalantihiin dadka ayaa sidaas idiin sheegaya
@D-izzy00
@D-izzy00 18 дней назад
2 minutes 3bo wax bay kusoo celcelinaysaa. Mowlac maaha. Rusheeye maaha Danta iyo dadkaa ushaqaynaa. Aaway danta somaliyeed aad ka shaqaysaan, calooshiis ushaqaystayaal baatihiih. Dalkii waakaa lakala boobaaya maxaa katiraahdaan? Ibarlamanka waa mowlac, waa meeshaad ugu dhaarat3en umada somaliyeed inaad Danteeda ka shaqaysaan, wax aad qabataana majirto lacag bilaash baad meesha ku qaadataan. Umad iimaankii katagay aan Alle iyo rasuul Aqoon baatihiin, munaafaqiina, somalina lugooyey dalkiina xaraashay. Dad la iibsaday baatihiin qaladaadka aad arkaysaan waxba kama tiraahdaan, afwax cunay cishoo. Umada ka hor fariista adinka iyo Dhashiinaba insha Allah, xildanbr in aan somali idiin dhiiban ayaa balan ah, tuke cambaarl3h noqotaan.
@abdullagull2943
@abdullagull2943 18 дней назад
Shan KUN oo dollar ayey bil waliba qaadataa, Askariga DUURKA jiifana wxa mushaar u ah laba boqol. Waxey aheyd in kuwan mushaarkooda $200 laga dhigo Askariga cadowga hor taagan la siiyo $5000. Duf kubax xildhibaanow
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 17 дней назад
Yaa cadow ah maskaxdaa lagaa djaqay legend 😅😅 brain washed ayaa kugu dhacay khawaarij khawaarij siduu doqonkii xasan ulahaa ayaad run Mooday lol 😆 😂 🤣 😄
@abdullagull2943
@abdullagull2943 17 дней назад
@@user-lo7mv4ki1c Shabaab sow cadow ma aha. Mise adigaaba ah xariifow. Kuwi ZOBE umada ku holciyey maa ka mid tahay.
@fatimaabdi9726
@fatimaabdi9726 18 дней назад
Sheeko sheeko CBB
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 18 дней назад
Waxan wa in lacagta laga jaro ciyaal suq shacabka wa iney guryohooda logu tago
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 16 дней назад
Qur'aan qofka diidaaayo hhhh
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 дней назад
kkkkkkkkkkkkkkk dowladi ciyaar bay kabixi weyday oo wadanku meel ukudambeeyay war xata uma hayso oo shacabki diyaarada lagu duqeynaya wax kadlay male
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 17 дней назад
Aamus nayaa ganaraal shegoow maxaa ugu doodi weeysay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 дней назад
dadka shacbka oo maalin kasta diyaaradaha lagu duqeynayo maxa looga hadli waayay war maxa wadanka kasocda ma in soomaali latirtiro soomaaliyay sidan axaytahay
@user-lg4vt5fo5e
@user-lg4vt5fo5e 18 дней назад
Jareertan Lacag Malasiiyay
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 18 дней назад
Been baad shegeysa waxad ushaqeysan xalooshina iyo dantiina .wax baarlaman daacad ah matihiin. 😮
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 18 дней назад
Kkkkkk jareer barlamaka tagan wa adunyo gadon
Далее