Тёмный

QOFKA AAMUSAN 4K | شخصية حزينة | Melancholy Personality | Cilmi Nafsi | Salim Omer 

Salim Omer
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Dabeecadda qofka Aamusan waa Dabeecad Xiiso Badan. Yesan Ku dhaafin.
Aan ban Ugu Faraxsanahay Inan Kuso Gudbiyo Muqaalkan
mahadsanid in badan
******
SHAQOOYINKA AAN KU QABAN KARO
1: MUUQAAL DUUBIS
2:MUQAAL HAGAAJIN
3: WEBSITE SAMEEN
4: SOCIAL MEDIA MARKETING
5: DESIGN
******
Visit My Website salimomer.com/
******
𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐌𝐞 𝐅𝐨𝐫 𝐁𝐞𝐡𝐢𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐞 𝐒𝐜𝐞𝐧𝐞𝐬:
📸 Instagram:_SalimOmer / _salimomer
📸 TikTok: @_SalimOmer / _salimomer
******
𝐒𝐨𝐮𝐫𝐜𝐞𝐬/𝐂𝐥𝐢𝐩𝐬 𝐔𝐬𝐞𝐝:
elements.envat...
******
📹𝗠𝘆 𝗘𝗾𝘂𝗶𝗽𝗺𝗲𝗻𝘁:
Camera: Canon 250D
Computer: Hp,
Ram: 24GB
Core i5
Graphics Card: Geforce GTX 1650
******
All materials in these videos are used for educational purposes, No copyright infringement is intended. If you are or represent the copyright owner, please contact me via my email Info@SalimOmer.com
qisooyin cajiib ah,Qisooyin,dhiiri galin,dhiiri galin 2020,Horumar samee,Hormar,ogaansho,waaberi media,maanta,maana 2,Hormarka,Dhiiri galin,Dhiirigalinta,Dhiiri galinta,Nafta,Dadka,Qofka,cilmi nafsi,akhriska,Cilminafsi,Cilmunafsi,dhacdooyin,Somali tiktok,horumar,faalo,sheeko,Sheeko cusub,Sheeko xiiso leh,Xasaasi ah,Qiso qiiro leh,Qiiro,Salim omer,Salim omar,Psychology,Physiology,Counseling,Af somaali,islii,naftaada,dabeecad,Somali,Hargeisa,muqdisho,wax ka baro

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 264   
@xayaatixubbi4577
@xayaatixubbi4577 3 года назад
Ma. Qof wanaagsan ayad tahay guul aya kuu rajeyaa
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Mhdsnid Allah hku sharfo wll
@lunibark9978
@lunibark9978 3 года назад
@@SalimOmer qof aamusan baan ahay hadana qof aamusan baan jeclahay isna im fahmo maxaan sameeya
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 года назад
lol qof war jecl ba ahay o kali socoda
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 Год назад
Guulayso adiguna wll 😊
@dalmar309
@dalmar309 Год назад
@@SalimOmer gul wacan walal
@ayaanbadan8782
@ayaanbadan8782 3 года назад
Aniga maanta waxa laygu caayey maxad la aamusan tahay adigu horta 😖😖😖waan yaabaye waa sobobta aan maanta u dawanayo muqalakan 💝🎁mahdsanid wllo aniga waxan isku ogahay inaan ahay qof naxriis badan
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 года назад
Same to me 😍
@user-zr2ve2jj7v
@user-zr2ve2jj7v Год назад
Ayaan ma adigaan warka badan oo deriska dhan gabdhahooda usheekeyso .Nagadaa faanka wll. 😂😂😂
@ShadioMohamed
@ShadioMohamed 6 месяцев назад
​@@user-zr2ve2jj7vma sheege marka😂
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Wll muqaalka daawo, Taxliili, khaladadka iyo meelaha aad ka heshey Ii sheeg. Aad bn uso dhaweynaya. channelkana kso biir ado raaliya, Subscribe dheh. Mhdsnid in bdn wll ❤️🎁
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
@Miss Xamdi Hye wll miss Xamdi. Xooga ayn saaraya. Aad bn kga mhdcelinaya tallada wngsan 😍😍😍
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
@Miss Xamdi 1: sida walwalka lgu yreeyo 2: sida fikirka negative ka lgu yreeyo 3: sida “Perfectionism” lgu yreey ( waxkasta aad rbtid inuu 100% noqdo). Waa 3 Arimood oo kla duwan wll hamdi. Qoraal kuma koobi kro. Midkasta muuqaal aan uga hadlaya wxa keena iyo sida lgu yreeyo ayn so diyaarinaya muuqaal faafaahsan inshallah.
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
@Miss Xamdi aamin 🤲🤲🤲
@drabduqaadir7260
@drabduqaadir7260 3 года назад
Masha allah wa muqal kooban misna cilmi nafsiga iga cawiyay bas waxa jclan laha wll in ad kuso darto ereyada isticmaleso qoraal ayago ah welibo kuwa cilmiga ah sida “Royality and negativaty”
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
@@drabduqaadir7260 hye wll wn kuso daraya mhdsnid
@Aminasacdia
@Aminasacdia 5 месяцев назад
Walalkeeyow aniga mad iga hadleysaa
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 3 года назад
Masha allah wllkey runti maanta dhan ani iga hadli🤣🤣wayo qofka manta dhan dabecadihisa la sheegayo waa ani wana leyahay Suaasha aad naso way diisay shaqsi ahaan tayda ma tanaasulo inta badan Dabaceda negative wan le yhy lkn waxn leeyhy dulqaad badn alx wan samra inta badn wana is celiya wana ogady iney thy negative aan lee yhy alx shukran wll Salim Omar
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
🤣🤣🤣. Mshallah dabeecaddada qurux weye. Qof dhameestiran ma jiro. Muhiimadu waa kow inaad gratid dabeecaddada iyo meelaha aad ku liidatid kuna dadaashid inaad meelaha aad ku liidatid yareentooda.
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 3 года назад
@@SalimOmer haa wlhi inta badan meelaha aan ku liito xoga sara
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
@@najaxjaamac9284 100%👍
@عبداللطيفمحمد-ب7ي
@عبداللطيفمحمد-ب7ي 3 года назад
if You have Melancholic Friend, You have friend for life
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 2 года назад
Codka kor uqaad macalin
@hudamohammed7940
@hudamohammed7940 2 года назад
Niyow ma'anaad iga sheekaynysaa?!🤔....oo goormàd San dhan ii kla baratay zxpw?!
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Год назад
Ustaad caajis iguma jiree codkaaga baa aad u hooseeya makrophon baad u baahan tahy
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
😂😂😂😂 hada wan hysta microphone. Shukran
@Daliima-hv6tb
@Daliima-hv6tb Год назад
Qof kale mxaa ka fiiriyaa dabeecadaan aniga ayaaba leh 4:46 siden isaga dhaafaa midana iigu daranee😢
@Haji2931
@Haji2931 2 месяца назад
That's me😂
@hibocali3002
@hibocali3002 3 года назад
Wan kagag mahad celinaa sida qurux badan ee aad nagu faaiidaysa.shaqsiyad badan ayaa ayaa ka baranaa oo dhiro galin u tahay. Kheyr alle ku siiyo walal. Intaas dabeecada wan isku arkaay lkn yaranteyda wax is dhihi jiray qof xiran tahay lkn marka bartay waxoga barashada nafta wax badan ayaa bartay.
@abdimalikmohamed3165
@abdimalikmohamed3165 3 года назад
Wiilkaan wuu uqalmaa wax,badan
@Najm152.
@Najm152. 2 года назад
Caadi baa iga hadasheY wxna dawanayà 1year kadib markaa soodhigteY thanks 👍🏻
@pdf5_
@pdf5_ Год назад
1yaer kabacdi coment arkay reply wakuzoo gly❤
@sadikfarah8381
@sadikfarah8381 Год назад
Saaxiib muuuqaalkan marhore ayuu ahaa laakiinse markan daawaday waxbadan ayaanka faa'iiday Guulayso sxb.
@mahadabdi1382
@mahadabdi1382 11 месяцев назад
Mudane thnks lkn xoogaha musica yra gaabi
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 3 года назад
Masha Allah abowe Tiktok kugu arki jiray lkn RU-vid inaad istecmashid manan modenin wankufaraxsanahy inan halkan kugu arkay
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
😁😁 tiktok wayahan mso galin. So dhawow wlshey. Lafahii horaa thy🥰🥰🥰
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 3 года назад
@@SalimOmer thanks 😊
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Год назад
Organised ayaan ahy Introvant wan ahy Wanan murugo badnhy Tanaasul ayaaan leeyhy
@zeyidcali2507
@zeyidcali2507 3 года назад
Waa Qof tanaasul badan , sbbtoo ah intaba ana isku arky
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Dabeecdn miyaa leedahay. Cjb mshaaallah
@Mohamoud-AN-INTJ-SIGMA
@Mohamoud-AN-INTJ-SIGMA Год назад
sxb aniga eh INTJ SEGMA MALE
@quranalkareem2035
@quranalkareem2035 6 месяцев назад
Acs wllo, waxaad soo sarto waa ficanyihiin, bas music background kadaa dhagaha iyo qalbiga uma fiicna. Thanks
@bushroxudeyfa5521
@bushroxudeyfa5521 Год назад
Muuqalka oo deer awgiis wye xogaha so gabi 4 ila 3 minutes
@akram21qeer39
@akram21qeer39 Год назад
Waxaan oo dhan aniga ah bro 1 introvort 2 tanazul bdn 100/200 nagivets ah amus nan bdn . shaki bdn kali nimo bdn jecel kali nimo bdn 100/200
@hadillaium
@hadillaium Год назад
Aywallah😂wxn dhan wn wda ahy even tha weakness😢😂 5:49 marabo inaa badalo😂 mida negativity aade ii fcda kwrn😂 lkn waligey qof ma niyad jabin😊
@hassanabdi9997
@hassanabdi9997 Год назад
qodobee waxaad ka hadlaysid 1 2 3 4 like that
@Muhammadmahad10
@Muhammadmahad10 Год назад
Shaqoyinka uu kasoo bixi karo ka tagtey salim saa noo amaneysay vedio waba dhamaday.😂
@hibaaqmaxamed6896
@hibaaqmaxamed6896 3 года назад
Wll waa mahadsan thy mar dhowd anu facebooka iskaga jira ayad iga soo hor baxday ka Dibna saan kuu raadinayey ayan ku Helay dabadeecadan amusnaanta ayan leeyahay sifaadkaas dhamaantood waan wada leeyhy
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
😍😍😍😍😍. Aad bn kugu mhdcelin wll. Waa iso raadisey, waa frxdeyda. Inaad ka faaidey muuqaalada. 😍😍❤️💯
@Sacdia1976
@Sacdia1976 8 месяцев назад
Ninyohow adi ani maad igu dex jirtaaa seee saan odhan iga sheekeeyneysaa waallhi waruntiii wilkaan
@AbshirAhmad-r7h
@AbshirAhmad-r7h Месяц назад
Bro salim Omar mahadsanid 💯♥️ wax yaabo badan inoo fa idaysay ❤
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 2 месяца назад
Mashallaah wllo dadka si gooni ma u caawisaa terapi cml?
@abdulkadirsooyaan4382
@abdulkadirsooyaan4382 Год назад
Sxb mahadsanid barnaamijkaaga dad daawado ayaan ka mid ahay
@ifrahdirie3273
@ifrahdirie3273 Год назад
Mar marka qaar dadaka introvert ka waxee u dhaqmaan soda extrovert saacado kooban markeey bulshada dhaxjoogaan. Lakiin enejigoda oo dhan ayaa meshaas kulumaayo sacadaahaas kooban. Waayo waxee jecelyihiin kali ahaanshaha si ee enerji u helaan.
@daahirmohamedahmed4800
@daahirmohamedahmed4800 3 года назад
Xaqiiqda ahadaan ka hadlo mid kamid ah muuqaaladada ayaan facebok ku arkey wax badan ayaan soo raadiyey RU-vid kaaga Waan kaaga mahadcrlinaa sxb In lagu dhiirir galiyo waad mudanthy boss
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Mhdsnid sx. Daahir. Allah hku sharfo. Waa farxdeyda inaad iso raadisey zxp. 😍😍😍
@Faadumo455
@Faadumo455 8 месяцев назад
Waa wxn ka ybay walwalkoda wana mara kudhag dadksi
@umuraxma1714
@umuraxma1714 Год назад
Alle ku xifidya dadka somaalida way ku yaryihiina adiga oo kale cilimi fasiga ayaan la danayina
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 2 года назад
Muuqaalka musiga ka dhaaf si codkaaga laguu maqlo
@shamsoaliibrahim2886
@shamsoaliibrahim2886 11 месяцев назад
Aniga inad iga hadlesay an umaleynayay wlhi lkin waxan ku dadalaa inan iska jaro
@akram21qeer39
@akram21qeer39 Год назад
bro xafla daha iyo meelaha dadka ku bdn yihiin sida suuqa ama maqaya daha ama meel kas to dadka ku badan waan necbahay 100/200 xitaa meel geeri taallo ah xita majecli
@FazuuAOmor
@FazuuAOmor 3 года назад
Cawa adaa ugu riyaqay mowducan becouse anuu iga hadlayaa 👍💯
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
😍😍😍😍mshalaah.
@abdirahmanibnmartyred8283
@abdirahmanibnmartyred8283 Год назад
Masul muuqaalkan wa okay kaliya waxaan isleeyahay musiga background ka aad buu u sareeyaa o cadkaga aad bu ugu dhawyahy, hadii musgaasi lagaabin lahaa wey fiicnaa laheyd. mhdsnid
@Ameinchannel.
@Ameinchannel. Год назад
Walhi wll Salim wad mahadsantahy aniga wan leeyhy labbadas negative inta badan waxn isku daya inan iska saaro. Waxn so xasustay mclimad ugandha a o exam an galnay 99.5 iso qortay anigi yaa iga iga qabta mclinadi ciil dood ban laso faristay why maba ku qanacsani ban iri wn xasusta wxy i tiri adiga Guuldaro iyo meel hoose ma aqbali kartid mar walb inad wax wlba sidooda kugu dhacan bad rabta. Negative ban inta badan wax ka egaaa dad bdn ban xita isku qabany illahow iga saar malin walba wan radiyaa sidan iskaga jari lhaaa. Mxaa xal u ah bal kaso haddal wllo
@zakariemohamed3454
@zakariemohamed3454 3 года назад
Motivational person keep going pro salim omer💯👌
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
😍😍😍😍😍 mhdsnid bwe zakarie
@akram21qeer39
@akram21qeer39 Год назад
wax sxp ah malihi dadku na maku kal sonan karo wan nacahay qofka qaldka iga galo
@umuraxma1714
@umuraxma1714 Год назад
Walal adiga oo raali aha xagee laga soo xidhidha waxaa jirta gabadha walalshy oo aan isleeyahy waxay u baanatahy talo qof baratay cilami nafasiga ee
@maariyaahmed1301
@maariyaahmed1301 2 года назад
anigaba iga hdleysaa wlh lkn ma tanasul badni
@libanhusseinahmed1325
@libanhusseinahmed1325 3 года назад
Sadex qodaop wax kaqapo sxp::: 1) qodapada aaad tirineysid shaaashda kusooo qor sxp 2 ) terminoolijiyda aad isticmaaaleysid fasir (macnee) 3) hadalkana xawaaraha badn kadaaa
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Dhamaan wan qaban wll mcn. Shukran in bdn
@muunaaxmed3174
@muunaaxmed3174 2 года назад
Wllo Soo badi
@munacawo9211
@munacawo9211 3 года назад
Sifoyinkan wan isku arky wllky mahdsnid
@Sacdia1976
@Sacdia1976 8 месяцев назад
Saan utanaasul yaaan waxba lagasheegin ulahaa nafteyda ayaan hilmaamay😢
@craxmanibraahim-mk9ys
@craxmanibraahim-mk9ys 7 месяцев назад
Don't worry
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 месяца назад
Codkaakaga asagoo yar ama gaaban aa muusig kusii furtay aslkabo majecleen muusiga hadane waxaa ugu jeclahay aa iga sii dhexgalisay maxaa ku dhahaa ciilkaa igu dishay hadaa ii dhawdahay guurbo waa ku qaniini lahaay hhhh marki kaftan laga yimaado muuqaalada inaa dhageysto aa ugu jeclahay waa kuwa aamusnaanta waxa ku saabsan kahadlaayo aa adigane igu sharaftay iscaaj iyo inaa ku soo cel celiyo saa uga wada baxsado waxaa rabo kumasa raaxeysan dhagaheyga calaa kuli mahadsanid raalina noqo
@SalimOmer
@SalimOmer 3 месяца назад
Hhh diyaar wa saxaya khaladkaas
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 месяца назад
​​@@SalimOmerAlla walaal qaali maxaa kugu dhacay muuqaalki udambeeyay oo soo dhigto afar bil aa kasoo wareegatay majaalka aa kahadloosid bulshadeena baahi weyn ee uqabtaa ee hanaga kala jarin fadlan waqti allaha kuu barakeeyo amuurahaagane allaha sahlo ee hanaga caajisin wllky ani sifiican maku aqaani mardhawleena kugu soo biiray balse faa'iido daada marka arkay iyo inaa majaalkaan jeclahay hoos aa kasoo bilawday inaa wada dhameysto muuqaala daadane wee iga go'antahay lkn xoogaa huq aa dhahay inaa hakad ku jirto marka arkay iina cudur daar inaa wadcigaaga ogeen saa muuqaalkaaga kowaad ku sheegtay waaye wadciga macal asaf lkn idinka alle waxaa jiri doonto mar ee bulshadeena ku mashqulsan tahay waxa anfacaayo inbadan abaalkaaga allaha kadhigo jannatul fardoowsal aclaa wllkn
@farhiadiamond5721
@farhiadiamond5721 3 года назад
Shaqooyinka uu ku fiican yahay baad ka ilaawday walaal ee nala wadaag hadaad awoodid adigoo mahad san.
@Faizomuqtaar9821
@Faizomuqtaar9821 5 месяцев назад
Wlhi waa Aniga qofkas 😊
@AbdulahiEid-o1f
@AbdulahiEid-o1f 2 месяца назад
Dadka qof Fahma malahan miyh🤕
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 4 месяца назад
Musica naga yaree wllkey
@mizz_mumtaz
@mizz_mumtaz 3 года назад
Apowe shukran runti channelkaada hada dhow ayaan kusoo biire maadaama an jeclahay inaan physiologist inaan noqdo dhamaan video yadaada wax lagu caajisaayo kuma jiro . Aad aa ugu mahadsanthay waqtiga quruxda badan aad na galisay hadaad comments keyga aragto isoo booqo channelkeyga
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Shukran wll mcn. So dhawow
@Maguuran
@Maguuran 6 месяцев назад
Waa Aniga Dabeecadayda Lkn waxaaba dhib ku qaba Dadka kale waxay wax yar u arkaan oo bilaa macno ah ayaan aniga ka warwaraya inay wax kala dhinmaana waan necebahay waxay doonanba ha ahaadane
@fadumoladan
@fadumoladan Год назад
Waa dabeecad aad u wanaagsan tani 100% ❤ mhdsnd ustaadii lkn sidee layskga saaraa negativityga kasoo hadal ustaadii
@hibohappy6203
@hibohappy6203 Год назад
Qeebta negative aad baan ugu badanahay mana jecli dabeecadaas mana iska reebi kari
@fadumoladan
@fadumoladan Год назад
@@hibohappy6203 waad badalikartaa xbbti hadaad raacdo tricpska dabeecad badalka insha Allah
@Sacdia1976
@Sacdia1976 8 месяцев назад
And that's me wallhi ninkaan anuu iga hadlaya buuqa iyo hadalka majecli
@anisa143inamoha6
@anisa143inamoha6 Год назад
Aniga leba iga hadlesa wlh 😂
@AbdiRizzakHindi-gx3gz
@AbdiRizzakHindi-gx3gz 5 месяцев назад
Thanks marka hore, video-ga waa ok m.a lkn dhnka music volume-ka low ka dhig xogaha.
@keysekeyse494
@keysekeyse494 Год назад
Dawecadas aniga leh walhi
@somalivines2778
@somalivines2778 2 года назад
Am introvert person in extroverted world
@abdirrahmanzakaria9521
@abdirrahmanzakaria9521 3 года назад
m.a wll aad iyo aad ayaan uga helay muqaladada mahad sanid horay usoco
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 Год назад
Wll music nga yarey yaa
@RJ22536
@RJ22536 3 года назад
M.a Video i qanciye waaye xaqiq tani waa dabecadeyda anigo yar baan iska daye negative .
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 3 года назад
Mahadsanid wll, Lakin wax yar Codka music ka sareya codkada waliba waa boobsiis music, Maa shaa allaha qaab qurux badana inoo caawisay allah haku caawiyo, Dadka aad sheegtay hadeey jiraan waaba aniga said lakin qanacada sow wax fican maha 😘😘😘🙏🙏
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Inshallah wll next video music ka waan xalinaya. Mhdsnid 😁😁😁dabeecaddan miyaa leedahay. Mshallah.
@zakiabdi8701
@zakiabdi8701 2 года назад
Waa perfect codka muuqaalka iyo tayada ba MashaAllah
@abdirisakmohamed5196
@abdirisakmohamed5196 2 года назад
Codka kor udheeree wll
@Khalifapoii
@Khalifapoii 2 года назад
Bruh sidaas ayaan ahay walahi
@zakariye2037
@zakariye2037 3 года назад
Jizakallahu kheyr
@GTMTROLL
@GTMTROLL Год назад
Qofkaas waa aniga
@xawiiwaisaaq2010
@xawiiwaisaaq2010 Год назад
Codka wax ka dar bro
@Real_00533
@Real_00533 3 года назад
Nio codkaga kor uqaad saa mobilkayga udheerenayaye wa daalaye dee
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
😁😁😁😁 hye zxp mcn
@najmaapdikadir
@najmaapdikadir Год назад
Ma tanaasulo🖤💔
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 6 месяцев назад
Horay usoco
@khadiijasaciid1485
@khadiijasaciid1485 2 года назад
Wiil sidas ah ayaan aqaney wuu ijecla Anna waan jecladey blse ani qof wax fahmi karo ayaan ahay haddu I arko waa qof ani muhiimad isinayo lkn Mar ayan lahadlay lkn inan xarir yelano kuma guleysan lkn sababtas igala soo hadal
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 2 месяца назад
Mahasanid
@hibaaqmaxamed6896
@hibaaqmaxamed6896 3 года назад
Dabeecadahan oo dhan waa leeyahay lkn waan dulqaad badanhy dadku khaladaadka ay iga galaan badaaa waan Iska indho tiraa
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Mshallah. Dulqadku waa u dhalasho wana barsho. Ma u dhalatey?
@hibaaqmaxamed6896
@hibaaqmaxamed6896 3 года назад
@@SalimOmer haaa waan u dhacay wllo
@ismailmohammed2968
@ismailmohammed2968 Год назад
Asc bro waxad qaf ad qali u ah so Wana Kagan mhd celinaya bararaarujitada wanagsan waxan ka cocsanaya inad ku so darts noocyada dhiiga & dabecadahoda mahadsanid wll qaliya
@ismailmohammed2968
@ismailmohammed2968 Год назад
Tahay
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 3 года назад
Ani waxa ahay qof Aamusan aan jcleen bulshaawinmda kalinmdy iigu baxdaa Tanaasul markii la dhahne suura gal mahn wax saxan oy nafteyda sax u aragto in aan oga tanaa zulo si aan qof u qanciyo waxaan dhaceen suura galne ma ahn m.a waa ka hly muuqalkan iyo muuqalkastoo Aamusnaanta ka hdlyo soo badi m.a waa dabeecd aad u wngsan aad baana u jclhy Alxmdulillaah meelsre markii ladhane maba aqbli karo natiijo hoose aad ayaa oga xumaana hady boqolii hal iga dhimaando saamyn beena igu yeeln mana iloowi karo
@dreamgril1554
@dreamgril1554 3 года назад
Abwe side lo bada dawecda an raba noso gali
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Hye wll inshallah wn so diyarin
@harunbille6929
@harunbille6929 3 года назад
Mahadsanid Zxb Xooga codka yara kor uqaad Sida kle Waa best
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 года назад
Waaad mahadsantahay shalay ayaam kusoo biiray Wax badan ayaan ka faaiiday..
@simranahmed4210
@simranahmed4210 2 года назад
Mahadsanid ❤ Sxptay ayaa maalin dhawayd idhaaftay yadoon ilahadal Xataa ima salaamin ana waxa mooday in ay sxptinimadayadi ka baxday halki ayaa na ku jaray xidhiidhki sxptinimada Sorry😔😔
@AhmedAli-ho3rk
@AhmedAli-ho3rk 3 года назад
Masha allah dabeecadan safooyinkeeda waanleyahy inta badan lkn mida walwalka iguma badno mararka qaar waxdadka aydhib i arkaan ama lawarwarayan aniga wankusabarsanay ama waxan aminsanahy inay tahay arintaas waxyar oodhamaanaya🙏✌
@abdifatahahmed7005
@abdifatahahmed7005 3 года назад
Buugaagta aad ka soo akhriday halka hoose links kooda soo dhig
@FazuuAOmor
@FazuuAOmor 3 года назад
Mahad sanid wllkay mada ma aad codsi gayga aad ii tixgalisay mowduci aan kaa dal baday,aad ka soo hadashay shukran alfa maraat
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Waaa frxdeyda wll Elma Abdi
@husseinomar2505
@husseinomar2505 3 года назад
Waana kaga mahadnaqaa sxb sare sida aad noogu soo gudbiso muqaalo waxtar leh mahadsanid
@cabdiqaadir6377
@cabdiqaadir6377 11 месяцев назад
its all about me
@barkulmis
@barkulmis 3 года назад
Nio anigaa iga hadlaysaa . Pro wax badan oo an naftayda ka oqoon ayaan isku arkay guul sxp
@axmedgahayr3075
@axmedgahayr3075 3 года назад
Wad fcnthy wll aad ayad u dadaashay lkn musical ka Saar inta aad codka hadlayso sbbto ah waxa jira dad dhibsada oo cod saafiya uun rabba inay maqlaan sida anigokle
@siciidmusem5973
@siciidmusem5973 3 года назад
Inta aad sheegtay way igu dhan tahay
@Ahmedy64
@Ahmedy64 Год назад
Anigaa iga hadashay
@ayaancumar9192
@ayaancumar9192 Год назад
Waxa tahay walaal wax badan aan ka faa'iday wax badan aan muuqaaladaada daawado aaana ku ceshto adiga ka hor sidan cilmi nafsiga wax ma u fahansaneen masha Allah umad badan wad dhaantaa barnaamijka ha ka caajisin insha Allah guuleyso abid cadowka Allah ha ka qabto meel kasto Allah ha ku sharfo salim Omar
@maryanabdi4230
@maryanabdi4230 3 года назад
Wcs wr wb waa malinta igu horeyso an muqalkan arko wana mid iso faliye wana sbbta channel kugu so birey ♥️🙏
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Shukran wll mcn. So dhawow
@safyiaabdille4810
@safyiaabdille4810 10 месяцев назад
I like it. This. Porogaram. Because i I have. Similar. Atatuud. Ama. daabecad. Waan ku salaamaya salim in bada. Magacaygu. Waa safyia
@Aman-ix9sz
@Aman-ix9sz 3 года назад
Runti waayo aragnimo aya iigaga korortay video Waat mahadsantahay Kuwo kale oo bdn inoo diyaari Insha allah
@SalimOmer
@SalimOmer 3 года назад
Adaaa muda wll Aman in bdn. 😍😍😍👍
@abdifatahahmed7005
@abdifatahahmed7005 3 года назад
Wll music ka kadaa si vcn baad u hadlaysaaye
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 года назад
runtii aniga ayaad si fiican ii sharaxday cilada aan leee yhy waxay tahay in anan wax hoose aqbalin in shayga wixiisa aad ugu fiirsado xataa weedhaha dadku aad ayey ii sameeyaan
@xamsedalka6288
@xamsedalka6288 Год назад
Waxn rajayna inu video wax badn ka bedelyo noloshyda dabecadana 1 mid mahane inta kale ba Wn leyahy 💯 Pro halka kasi wad shaqad wacan io hawsha adag 2 darodna liban ban kgu ducayna waxadna ad ugu dadsha kalmadaha Englishka ah inad mrka danbe luqdena ubedesho
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
Aamin, ereyada qaar somali wey ku adag yihiin, ama wxan ku khasbanada ina ereyo bdn qoro. So inshallah laga yaba xata ereyadaas English ka ah, aad wx kasi faidid oo baratid
@johndeo6013
@johndeo6013 3 года назад
M.a mahadsanid sxb .. horey usoco
@kifaaxduulane9719
@kifaaxduulane9719 Год назад
Niyada kaga duceena wll mhdsnd zbbto thy dhibaatoyin na heesta ba xal ukeenta🎉❤
Далее
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Просмотров 52 тыс.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 335 тыс.
Introvert Dadka Dagan
29:44
Просмотров 598
muhiimadda aamusnaanta, SOMALI
14:02
Просмотров 11 тыс.
SIDEE WAX LOO KHIYANA | KHIYANO 101: P1
42:27
Просмотров 12 тыс.
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37