Тёмный

Munaafaqad Pro Max | Wax kasta oo ka khaldan bareheenna bulshada 

Sahanka
Подписаться 416 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@MaankaabtrainingCenter
@MaankaabtrainingCenter Месяц назад
Waad mahadsantahay wll wax fiican dadka ayaad usheegtey Allaah haynaga dhigo kuwii xumaanta meel uga soo wada jeesta.
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir Месяц назад
Waa sax walaal
@adan053salah7
@adan053salah7 Месяц назад
Waalhi si caadi aheeyn ayad ugu hadashaY mahadsanid
@khadarphaizal5255
@khadarphaizal5255 Месяц назад
Ku saLi suupaheena nebi muxamed ﷺ
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasallam
@raamsade389
@raamsade389 Месяц назад
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YuusufMaxamed-m5x
@YuusufMaxamed-m5x Месяц назад
Qofkii ugu horeyey ee daawanooyo waa ani reply chp sahanaka 😩💔
@FadxiyaNuuxxasan
@FadxiyaNuuxxasan Месяц назад
Run baad ka hadashay masha allah
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 Месяц назад
Fikirkan waan qabay waligay 100 qof hady ku dhaqanto inta kle way kudayanayan
@noorbaaje5133
@noorbaaje5133 Месяц назад
Baraarug wcn ,mahadsanid❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Месяц назад
MASHAA ALLAH , WIIL KAA SOOMALIYEED EE MUSLIMNIDA KU FAANAYA MAASHA ALLAAH ADEER XUSEEN
@sub-zero1962
@sub-zero1962 Месяц назад
True facts 💯
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Месяц назад
MASHAA ALLAH , WIIL KAA SOOMALIYEED EE MULIMNIDA KU FAANAYA MAASHA ALLAAH ADEER XUSEEN
@ahmedka001
@ahmedka001 Месяц назад
kolay man jeclayn inan comment so qoro balse duruufaha igu kalifay fadlan waxan idinka codsanaya inad si wada jira igu ducaysan mahadsanidiin🙏
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 Месяц назад
Thnks adan sahan
@hodoali5714
@hodoali5714 Месяц назад
Jazak allhu khayr wlo waa run dadkeena qeybka ah xumaanta faafinteeda
@NajaxcrashiidCali
@NajaxcrashiidCali Месяц назад
Aadanow. Ilahy haku xafido
@_wll____
@_wll____ Месяц назад
Aamiin
@Boqolgedi10
@Boqolgedi10 Месяц назад
Madaxweynaha mustaqbalka 🇸🇴🫂✊🏻
@SazikokoKulu
@SazikokoKulu Месяц назад
Aadan madax weyne wuu u qalmi lahaa haduu nidaamka xukuumada ku shaqeyntiisa meesha ka boxo.. hadii kale asagana caay unn baan kala daaleynaa. ..
@MohamedHassan-rz8hq
@MohamedHassan-rz8hq Месяц назад
Mahadsanid walaalkey
@quulepio8516
@quulepio8516 Месяц назад
3:45 Wa Arin aan wadar jeer ku fakaray @sahanka tnx protk🎉❤
@MaryamaMahamoud-zf9zb
@MaryamaMahamoud-zf9zb Месяц назад
Wallahi waa runtaa
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud Месяц назад
أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir Месяц назад
M.allah Wall adan khadar cali Mahadsanid kun iyo kow jeer
@Cabdijeero
@Cabdijeero Месяц назад
Kuwa ayaa dhahaya; Subxaanallaah, Aaway xishiidkoodii, Aaway diintii , Aaway akhlaaqdee, Aaway taqwadii , Aaway video gii oo dhameystiran. Marka Subxaanallaah munaafaqnimo ayay ka tahay in badan
@kHussein-rm4nl
@kHussein-rm4nl Месяц назад
جزاك الله خير
@hadillaium
@hadillaium Месяц назад
Diyaar yaa u eh trend cusub baan bilaaweyna io hashtegyo #hafaafinxumaanta
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Месяц назад
Mahadsanid wll Adan
@KhalidKeyse-n2r
@KhalidKeyse-n2r Месяц назад
Nio 10 oo Ninkan Oo KaLa Hadi Soomalida u talin lahyane dadbay noqonlahayn 🙄🫣
@ShaadiyaBaashe-m5b
@ShaadiyaBaashe-m5b Месяц назад
Runtaan kugu jecelahy habaryar 😅❤❤❤
@mohmedyusuf287
@mohmedyusuf287 Месяц назад
جزاك الله خير يا اخي ❤❤❤❤
@seedcumar5384
@seedcumar5384 Месяц назад
Xaqiiq 100%
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz Месяц назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz Месяц назад
شكرا جزيلا وجزاك الله خيرا أخي الحبيب Hore usoco wllky Aadan sahan
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 Месяц назад
Aad iyo ad ustaad way nasio gaadhay ❤❤❤
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 Месяц назад
Mahadsanid ugaas ❤
@NemoOmarrr
@NemoOmarrr Месяц назад
Jazaakallahu khayr 🙏❤️ you really give us great idea🙏
@yazenmohamed2883
@yazenmohamed2883 Месяц назад
Adkaad tahay nio❤
@ruthwan_Amein
@ruthwan_Amein Месяц назад
Jazzakallaha Wll
@Ibtizam1914
@Ibtizam1914 Месяц назад
M.a waa talo wngsan wll aad baa u mhdsanthy ❤
@ayuup______kilwe4268
@ayuup______kilwe4268 Месяц назад
Wa arin fiican dadka isticmala aladaha social media hana wa inay sida sameeyan
@Zaakmooha
@Zaakmooha Месяц назад
Marna haka daalin inad wax nooshegto ustaad ❤❤❤
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Месяц назад
Aadan ❤🎉
@najaxraagemursal9139
@najaxraagemursal9139 Месяц назад
Walahay waa run saxaas ilahow nasohanuuni❤
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 Месяц назад
صل الله عليه وسلم
@MaxamedJamac-jl8nr
@MaxamedJamac-jl8nr Месяц назад
Mahadsanid walaalo👍
@CabdiSandhere
@CabdiSandhere Месяц назад
Sahan legend
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi Месяц назад
Haye ustaad
@Randa17
@Randa17 Месяц назад
Gabayga sidii digrigii ugu luqaysay🙌❤😹
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад
Fikirkan waan kula qabaa 100% lkn meel aan dadka ugu sheegaan waayay , Idinku miyaad aragteen meel Wax is koray lagaga sheekaynayo oo qof kusoo qorayo,SCW Miyaad aragteen meel hees lasoo dhigay oo qof comment kusoo bixanyo Qur,aan online ah yaa rawa Wallaahy daacadbaan uqoslaa😅
@Manzuri94
@Manzuri94 Месяц назад
😂😂😂 ninka ugu il-dheerbaa dadka ugu ayaan daran-- waxaan lala arkaynbaa isaguun u muuqda
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 Месяц назад
سبحان الله Danbi Lagaaga Qorayo Ayaa Jira
@sooyaalka326
@sooyaalka326 Месяц назад
Hadal xaqiiq ah
@cismaankacomedy4631
@cismaankacomedy4631 Месяц назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Jaalle waa aragti toosan oo ku dhaqan mudan mahadsanid.❤😊🎉🎉🎉🎉
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
اللهم صل علي نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام اللهم صل وسلم عليه
@Abucadnaan
@Abucadnaan Месяц назад
Xaqiiq waye
@MandekDuale
@MandekDuale Месяц назад
Aadan sahanaw asc ina adeer buugaga aad jacaylka ka qoraysid goormaad.qorshaysay inay soobaxaan oo sugnaa
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад
Aadanoow intan Tik tok soo dhig walaaloow ❤❤plz
@Sahra241F
@Sahra241F Месяц назад
Wcs masha allah sax waye wlh
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Месяц назад
Aadanow Mahadsanid Runtii waxa aan nahay bulsho xumaanta ku faafanaysa kana cabanaysa xumaanta ay faafinayso.
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 Месяц назад
Allhumabarrik ❤
@Abdireshio
@Abdireshio Месяц назад
Somali hadaan nahay waxaan caan ku nahay faafinta dhibaatooyinkeena io xumaanteena caadi bay inala tahay runtii midaas, waxaad maqli hada kuwo dhihi away comment ku dhiiglayaashii. Comment ku dhiiglayaal'ee inalilaah War alle aan ka cabsano somaliyey Mahadsanid ustaad adna sahanka
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 Месяц назад
Thnks pro
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb Месяц назад
Aadanow, qaabkan Gole ka fuulkaa waad nagu ilawday ee billaa calayk dib ugu noqo qaab diyaarintii hore.
@ashasaid7324
@ashasaid7324 Месяц назад
Videoyadan facebooka kusoo badi
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
@AhmedKaarshe-pu2no
@AhmedKaarshe-pu2no Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 Месяц назад
😂😂😂 wlhi beenta ma ahn anaga waalnay dadki appkan lahaa inay naga xirtan baa rajaynayna
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms Месяц назад
Halkeediibad dhigtay Aqoonyahan.
@abdiqani50
@abdiqani50 Месяц назад
Waxkasta waxa kaga haboon waxyaabo ka khaldan . Ma wada ogan kartid waxa ka khaldan sahanawe .
@SadaqAbdi-c1o
@SadaqAbdi-c1o Месяц назад
First comment ustaad❤
@NadiifoCadowjeego
@NadiifoCadowjeego Месяц назад
Aadanow aqoon looma lahan Barsham bulshada
@saredomahdi1569
@saredomahdi1569 Месяц назад
Run wee
@munocadey9436
@munocadey9436 Месяц назад
Scw❤
@barqeahmeddubed8791
@barqeahmeddubed8791 Месяц назад
Aqoonyahan aadan❤❤
@abdiazizwarsame1956
@abdiazizwarsame1956 Месяц назад
Really
@Acmk_
@Acmk_ Месяц назад
ILAAHAYOOW WAXAAN MARKHAATI KA AHAY AADAN KHADAR INTII WACDI UU NOO AWOODAY INUU NASOO GAADHSIIYEY.
@dr_safa512
@dr_safa512 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw
@Mahad20110
@Mahad20110 Месяц назад
warkiisu cada war bal adkaartada adkyso aadanow zxp, somaliland-ba indhad u thye!
@SugroOmarmahamed
@SugroOmarmahamed Месяц назад
dhagii ilahay waaniyaa waansama adaanow somali hadal lagu kari waa
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials Месяц назад
Ninka kaliya ee muslim ay ka baqaan Waa Natanyahu 1 ayaa wasa All muslim 😂😂😂😂
@BrAbdalla12
@BrAbdalla12 Месяц назад
@HayatSacid
@HayatSacid Месяц назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤
@Sakabawaancajab
@Sakabawaancajab Месяц назад
وعليكم سلام ورحمة للة وبركاته
@AbdiAbdul-o3f
@AbdiAbdul-o3f Месяц назад
100/100
@MunaMohammud
@MunaMohammud Месяц назад
Cod ba nagu garaacdey allah ku daaye😅
@rooblemax1118
@rooblemax1118 Месяц назад
Magac video profile waa qaladay
@IkranAhmed-m5g
@IkranAhmed-m5g Месяц назад
M a Waa talo fiican hada kadib kuwo badan oon islahaa mashruucyay wadaan report iyo block ba yaqanah
@madkaxasan6416
@madkaxasan6416 Месяц назад
Adan sahanow umada salan horta haiska soo galine 🤲
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Месяц назад
Salanta sidaa ku ogaay Maa wax laga badalay mise adaa nagaha jig ka ah qacda hore muuqaalka ayuunbuu ku bilaabay salaanta sarqaanow
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 Месяц назад
Walal salaanta raadinaysaa waa noocma yaabayee😂😂
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Месяц назад
Inaga rabno in ay jirto xumanta oo cadi aminsan wax walbo gacan adag baa lagu qabta hadii kale adaa rali ka ah
@BUSKUTAbuuwalad
@BUSKUTAbuuwalad Месяц назад
War nio waxaaba intaa sii dheer rag baaba jira you tubers ah oo shaqo kle aan qaban xumaanta hadba soo if baxda un faafiya oo reaction ka baxsha ama xuman haka ahaato ama aqoon darre lkn wllhi iyaga sii buun-buuniya qofka khanisska ah tusaale ah ee soo baxey intaa suuba wanaag iyo saameey u arkaya. War billa caleykum xumaanta faafinteeda aan iska deyno
@munocadey9436
@munocadey9436 Месяц назад
0:06
@Nooreen9
@Nooreen9 Месяц назад
Tintii aaway
@adan053salah7
@adan053salah7 Месяц назад
Aqoontaa wan in dad badan lagasrsiiya
@Mohamed24ismail
@Mohamed24ismail Месяц назад
Waxaan u maleenayaa in ah dhagihiinu bad qabaan
@hamzaabdalla6494
@hamzaabdalla6494 Месяц назад
Dadku ma fahamsana iney xuman tahy mrkey fafinayan qabyalada io wx wlbo xun sidas bay ayago qoslayo u fafiyan
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Месяц назад
Wcs
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Месяц назад
Wcs saxiiiiix
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 Месяц назад
enemy film kasoohadal oo dad badan fasahaadiyay
@Nuurhaan999
@Nuurhaan999 Месяц назад
Adanow dhanac tiktok soo dhig video taxana ah
@kalidabdi-t3s
@kalidabdi-t3s Месяц назад
Palestine 🇵🇸 good in sha allaah
@ANASFaarax-ud9te
@ANASFaarax-ud9te Месяц назад
Whi qof kii kumaad a ahay
@kaydkaSuugaanta1
@kaydkaSuugaanta1 Месяц назад
Inteena vedio daawatay sameeya intaas saay wax qabad noqoto oo report dhaha nawada aan shaqaysanee
@Ibnbaali
@Ibnbaali Месяц назад
Bulshadaas taageyraya soo lama dhihi karo qabiilka ayay ku taageyrayaa?
@axmedsaki12axmedsaki12
@axmedsaki12axmedsaki12 Месяц назад
anigu waxan leeyahay dagalkan afka ah wuu ka xunyahay dagalka fool ka foolka ah ee madaxda somaliland iyo dhalinyaradeeduba ka ka jawabto mid ka daran kaa ay wado vila wardhiglay munafaqadan way ka xuntahay tii 1988 ee halga mabnoco shirkadaha ka shaqaysta somaliland guud ahaan teed haday isku dayan inay fuliyaan sharca lagula dagalamayo nabada iyo xasilonida iyo dhaqalaha shirkadaha amarka vila war dhiig laya qata hantida aya kuleyihii somaliland oo dhana hala wareeg to dowladu qaniyo qaniya ka fujise ee isafgaradkaa somaliland iyo itopiyana dowladu si dhakhso ah ha u fuliso wanu ku tageersanahay madaxweyanaha iyo xukumadaa guul inshaa allh
@IsmahanAbdirashid-r6e
@IsmahanAbdirashid-r6e Месяц назад
Sax wye wll scw
Далее
سياسة واحد و سدّينا
20:46
Просмотров 24 тыс.
Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.
8:34
Просмотров 33 тыс.
048 | 08 | Sida dadka looga samaysto waxaad doomayso.
20:41
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
8:02
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 333 тыс.
Dhexda Dhuuqso Dantaada U ISTAAG
12:39
Просмотров 47 тыс.