Тёмный
No video :(

MUQDISHO IYO JAWIGA HABEENKII  

Hosow Pro
Подписаться 491 тыс.
Просмотров 164 тыс.
50% 1

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 536   
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 месяцев назад
Masha allah muqal qurux badan, kuwo badan wan ka sugeynaaa insha allah🙌
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 6 месяцев назад
Nasra gabar qalbi wngsn macalimadeyda ❤
@Barisamaadki
@Barisamaadki 6 месяцев назад
Nasra qurux love you ❤
@maryamaqalbisaafi31
@maryamaqalbisaafi31 6 месяцев назад
Nasro qurux walashey mcn❤❤
@hamzaide8699
@hamzaide8699 6 месяцев назад
😂
@mohamedabuu7804
@mohamedabuu7804 6 месяцев назад
ru-vid.comMlIWq4nhQ6o?si=g2xA8s8iIcral9Jz
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 месяцев назад
❤: wuxuu safray asagoo 12 jir ah wuxuu guursaday asagoo 25 jir ah wuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺
@smile-db6bv
@smile-db6bv 6 месяцев назад
Scw
@Abdi_aziz04
@Abdi_aziz04 6 месяцев назад
اللهم صلي وسلم وبارك علي محمد
@sultanmaame762
@sultanmaame762 6 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalam 😍 ♥️
@AbdiShakuur-hz8gw
@AbdiShakuur-hz8gw 6 месяцев назад
,,,,n,I,h, ,
@Darajooyin
@Darajooyin 5 месяцев назад
Salalaahu caleeyhi wasalam.
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 6 месяцев назад
Ilahow wadakena nabad u siyadi❤macaanaa ciida hooyo😢❤
@Sowdamuhiyadiin
@Sowdamuhiyadiin 6 месяцев назад
Amiin❤
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
Aamiin yaarabi
@Smaxto
@Smaxto 6 месяцев назад
muqdisho meel qurux badan waxaan rajeyna inaam maalin maalmaha kamid ah tago from hargeisa ❤
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 6 месяцев назад
Wlc bro
@anas-ismail
@anas-ismail 6 месяцев назад
Muuse kaos dhuumo, lkn sidan idin jecel nahay jnooma jeclidiin intaan social medeia ka arkay
@Sucdiiina
@Sucdiiina 6 месяцев назад
@@anas-ismailwaryaa iska daa cadi waye😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 месяцев назад
Nookaalay wll❤❤
@user-fg3uj3xf3x
@user-fg3uj3xf3x 6 месяцев назад
Pro xumanta laga fafinayo marka imato wakayabe dadka bente fafinayan wallhi
@Abdirahman....
@Abdirahman.... 6 месяцев назад
Sidaad canuga yar uga farxisay allaah kaaga farxiyo mudane
@abdirahmanmohamed4623
@abdirahmanmohamed4623 6 месяцев назад
from somaliland runtii muqdisho wad isii jeclaysiisay allaha amniga ha usugo muuqaal qurx bdn oo tayadiisa wata
@kingcade5498
@kingcade5498 6 месяцев назад
Waa muuqaalkii ugu quruxbadan abid ee muqdisho laga soo duubo wad u hagar baxday waxaa rajeenaa muqaalo kale quruxnadan waan sugeenaa insha allah
@minaaweis7143
@minaaweis7143 6 месяцев назад
Wiilkayar looska kawada iibsati aada ugu farxi masha allah
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
Weligay ma tegin muqdisho ilaahow mar uun nabaad igu gee 🙌amiin taan u dhashay xitaa intaan arkaa yare ilaahow wadan kayga hooyo nabaad nagu celiii❤❤❤🎉🎉
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 6 месяцев назад
Aamiin Allaha kunabad keeno walal lkn anoo tagin Allow ha idil hadhihin wayo marka saa utimaado hadad dhimato kwrn adoona arag magalada aa saa u jeceshahy Allow inabadgeey nabadna aan kula nolaada dheh walal Alx anagana Allaha nagu amaansado Allow amniwaara nasii cafimaad barakeysan cimri dheer oo barako leh anaga & inti islaam ahba
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
@@ifkaladan1268 Istaaqfurulaah waa runtaa wllo thx 🤗
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 6 месяцев назад
m a aad baan ugu farxay bilicda magalada muqdisho ilhay nabad haka dhigo from puntland 🇸🇱
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
Aamiin Allow.Soomali oo dhan
@AbdimananmahmoudRashid
@AbdimananmahmoudRashid Месяц назад
Kkkk calan ajaanib aa wadadi somlnd baa wadaan calankan🇸🇴 baa kawada midnahay ee isdaji from kismayo
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 6 месяцев назад
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub ilaahow nabad waarta nasii xamar aamiin
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 6 месяцев назад
Mogdisho waxaa ka muuqda isbadal dhanka positveka ah allaha u siyaadiyo.
@abdirahmanarale6770
@abdirahmanarale6770 6 месяцев назад
The beauty of Mogadishu is coming back despite all the difficulties in the past decades. I am proud what I witness right now in terms of social development in the capital, Masha Allah. Live in peace and prosperity brothers and sisters. Abdirahman Yusuf Hargeisa
@Budul393
@Budul393 6 месяцев назад
Hosow Pro waa qof af gaaban una eg ehlu diin wllhi wuxuu ka mid yahay RU-vidrska aan sida cadiga u dawido zxp keep going ilaa iyo janada dhaman teen jigjgana wan kugu sugeynaa zxp❤👍
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 месяцев назад
Wow thank
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 6 месяцев назад
HARGAYSA IYO GAROOWE AYAA KU SUGEYSA OSMAN HOSSOW KUNA SOO DHOWOOOW HOYGII SOMAALIYEED MUQDISHO MUUQ BILAN MAHADSANID 😊
@MohaydinMose
@MohaydinMose 6 месяцев назад
Wan sugayna❤
@shaondthesheeb6809
@shaondthesheeb6809 6 месяцев назад
M,a
@Kaahin7-11
@Kaahin7-11 6 месяцев назад
i love muqdisho❤❤ from hargeisa❤
@AanaSiciid
@AanaSiciid 6 месяцев назад
Love you too from ciyal xamar
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 6 месяцев назад
Love you too❤❤
@Everythingmunish
@Everythingmunish 6 месяцев назад
Ayyy Somalia has been the most popular country of the world and I can’t wait to go there 😢😢
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 6 месяцев назад
Welcome wll
@user-lt3ul7in5f
@user-lt3ul7in5f 6 месяцев назад
Insha Allah mar wan imandona Muqdisho 🥹❤️‍🔥 Masha Allah from Djibouti
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
So dhawoow .waa gurigada
@Aboudy10
@Aboudy10 6 месяцев назад
The most humble guy in the social media industry
@user-js4eb1ih2i
@user-js4eb1ih2i 6 месяцев назад
Love Mogadishu From jijiga
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 6 месяцев назад
Mash Allah. I haven't seen Mogadishu since 1999ki . I really missed it. Now it's more beautiful than the last time I left.
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
Ani.xitaa.1993.Hadda ayey ka qurux badan tahey.MashAllah Tabaraka Allah
@updallakheyre4729
@updallakheyre4729 6 месяцев назад
Muqal qurux bdan o ka turjumayo aminga iyo quruxda magalada mahadsanid hosow ,kashka, kaynan
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 6 месяцев назад
Ayy muqdishu cadey ilaahey nabada ha usiyadiyo meel aan laga maarmin waye walee ❤
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 6 месяцев назад
Muqaalka waqtiyaa soo galè like 👍 ugu cimaamada❤❤❤
@user-vb7yf7ol3k
@user-vb7yf7ol3k 6 месяцев назад
My bro Hosow I from Djibouti 🇩🇯 TEAM Hosow Wan idin salamaYa ciyal xamar 🇸🇴
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 6 месяцев назад
BIG LEGEND🎉HOSOW PRO❤KUSO DHAWOOW MUQDISHO☀️🇸🇴
@user-gd1ni1ke7p
@user-gd1ni1ke7p 6 месяцев назад
Somalia is a peaceful country 🇸🇴
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 6 месяцев назад
Stop lying. Still we concern somalia is unsafe place. 😢
@Fifiyale
@Fifiyale 6 месяцев назад
​. You said we? Only Stink Ethopians and Futo awal, which is oromo claiming somali, is thinking Somalia is not safe.
@uzaamamoha1153
@uzaamamoha1153 6 месяцев назад
@@user-jh5mc1ih8vbe positive mate
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
Dad .Allah nohagajiyo
@Kingsbezaani
@Kingsbezaani 6 месяцев назад
M.a anigu muqdisho inteeda xun baan ka arkijirey media lkn maanta ban arkey inta wanagsan muqdisho video best 👌 👍 😊 hosow pro welcome puntland ❤ waiting puntland 😊🎉
@Maryan_idil
@Maryan_idil 4 месяца назад
@Aziiza_A
@Aziiza_A 6 месяцев назад
Ilaahoow nabada no siyaadi🤲
@FatushFatush-ml7gz
@FatushFatush-ml7gz 6 месяцев назад
Dalxureeye ilaahay Khayr badan haku siiyo adi dartaa baa nabad ugu jiifnaa alxm ❤❤❤
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
Aamiin yarabi😍💛💚
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 6 месяцев назад
Wiilal badan a god ugu jira san nabad ugu jifan laheyn ilahoow qabriga unuuri somali yeey cidanka ixtirama o uduceya mar walbo wlh hodka waxey ugu jiran wa sey wadanka nabad uga dhigi lahayeen😢😢😢😢😢 ilahow xafid
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 6 месяцев назад
Masha Allah Wllkey gaalada dalkeena Markay soobooqanayaan Sawir xun ayey kabixiyaan Waxan kaacodsanayaa Documentary english kubaxaayo Inaad kadiyaarisid sxb Wa iga codsi siina gaarsii
@SamiyacabdullahiSamiya
@SamiyacabdullahiSamiya 6 месяцев назад
Muqdisho wan jeclhy inan imado hdna family ima dagana cidnana kama aqan from puntland 😊
@naimoroble3486
@naimoroble3486 6 месяцев назад
Waa lagu soo dhaweynayaa welcome
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 6 месяцев назад
Walalo .so dhawaaw.Soomali .waa mid.
@SamiyacabdullahiSamiya
@SamiyacabdullahiSamiya 6 месяцев назад
@@naimoroble3486 mhdsnid abyo
@SamiyacabdullahiSamiya
@SamiyacabdullahiSamiya 6 месяцев назад
@@Fatimam-fg4bv mhdsnid abyo
@Maryan_idil
@Maryan_idil 4 месяца назад
Noo kaalay abaayo rer puntland aniguba waa idin jeclahay Barakooba idin Allee ❤🥰❤️
@shukri1395
@shukri1395 6 месяцев назад
Masha Allah Mogidush waa qurux badanyahay ❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 месяцев назад
Mashallah Mashallah ❤❤❤Love Somalia 🇸🇴 Mogadishu Somalia 🇸🇴 brothers ♥️ ❤️ 💙 ❤❤beautiful city Mogadishu Somalia 🇸🇴 ❤️
@abdullahibulla
@abdullahibulla 6 месяцев назад
Barakey allow xamar m.a🤲🥰😍
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 6 месяцев назад
Masha Allah Muqdishu Muuq Wanaag
@Maanyare37042
@Maanyare37042 6 месяцев назад
Welcome to Mogadishu 🇸🇴🔥👍🏿🤓🦁🙏🙏🙏🐐
@user-ji9fg6xm1j
@user-ji9fg6xm1j 6 месяцев назад
Wow Somalia so beautiful I was thought that if Somalia is like a village but it's wonderful m.a
@user-jp4et6hg5f
@user-jp4et6hg5f 6 месяцев назад
Hargysa inaad nogu timadan rajaynaynaa 2018 ilaa imikan tagero kuu nahay ❤
@hassanabdi9511
@hassanabdi9511 6 месяцев назад
Masha Allah Caasimada Geeska Africa, Alloow Amniga usiyaadi.
@Smaxto
@Smaxto 6 месяцев назад
ku saliya nabiga scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 6 месяцев назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@Barka0706
@Barka0706 6 месяцев назад
Masha allh wadankeeyna allah noo barakeeyo🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰
@NUXURMEDIA
@NUXURMEDIA 6 месяцев назад
Masha Allah. muqdisho iney saan u shidantay habeenkii uma maleeneyn. thank you Hosow
@jawibila3005
@jawibila3005 6 месяцев назад
Masha Allah muqdisha ❤
@Maanyare37042
@Maanyare37042 6 месяцев назад
❤❤❤❤
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 6 месяцев назад
Brother hosow legend ay gacantu u gadhido full respect 🫡
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 6 месяцев назад
Just like the way he directed the video nd also kashka the way he talked every each place❤
@Baarna24
@Baarna24 6 месяцев назад
M.a somalia 🇸🇴
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 6 месяцев назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga❤❤❤
@abdullahiahmed162
@abdullahiahmed162 6 месяцев назад
Runtii waa muqaal qurux Badan misna dhiiri galin dhan waliba u ah umada Somalia 🇸🇴
@geeldoon100
@geeldoon100 6 месяцев назад
Fantastic brother, Top Editor Professional cameraman wlhi wan ku raaxeste muqaalka, Kusoo dhawoow magaladeena my bro Hosow
@okahmed8846
@okahmed8846 6 месяцев назад
Muqdisho waad suuq geysay Allah haku sharfo wllkey🙏🙌
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 6 месяцев назад
Maasha Allah muqdisho, hargeisa caday kaalay nooh😊
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 месяцев назад
Inaad xirtaan baa rabtaa wiilka waa raxaween 😂😂
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 6 месяцев назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@abdikhfarkampala3343
@abdikhfarkampala3343 6 месяцев назад
Ustat nosobadi qeyrkada allah badiya muqdisha waan u xesay😢❤🎉
@hawaosman5454
@hawaosman5454 6 месяцев назад
Masha allh ilaahow magaladeena qurx iyo nabadba usiyaadi❤❤❤❤ i love Mogadishu ❤
@kingvlogs.
@kingvlogs. 6 месяцев назад
The vlog is another level video,transition and color grading it's perfect 100%
@abdi_FataH__YareH
@abdi_FataH__YareH 6 месяцев назад
Hosow pro waxan ka codsanayaa bisha ramadamka muqdisho ku soon plz 🙏
@zaki.zk-
@zaki.zk- 6 месяцев назад
inuu joogo doono ila thy sbbta waa wadamada kle sacadooyin bdn soomaan😂
@abdi_FataH__YareH
@abdi_FataH__YareH 6 месяцев назад
@@zaki.zk- wllhi funny ayaa thy zhp sidaasi lee iska DheH wuu jogayaa
@feysalamoore
@feysalamoore 6 месяцев назад
Wlhi Muqaalkaan Labo Mar Aan Dawaday Waaba Ka Cajisi Wyay Hosow & Keynaan Thank You 🎉
@najiipahmad44
@najiipahmad44 6 месяцев назад
Allow Noosiyaadi Nabada 💞🇸🇴❤️❤️❤️
@awyl-gamer
@awyl-gamer 6 месяцев назад
i miss inan muqdisho ku laabto magaladaan ku dhashay kuna barbaaray in kastoo xaq badan laga galay
@honestdude70
@honestdude70 6 месяцев назад
Mugadisho iyo Somalia ba dal qurux badan oo aan dad lahayn
@dhalaanfilms
@dhalaanfilms 6 месяцев назад
Macalin Hosow kan muqal waa dhafay magac kale ubixi😂 "Muqal io badh" waan ku raxeystey wllhi❤ I like it 👌
@haniihm
@haniihm 6 месяцев назад
ي راب حفظ بلدي مقديشو وأهلها ماشاءالله تبارك الله 🥰🥰🥰🥰🥰quruxdii aduunka wlhi thnkz hosow❤
@user-di1ej9xw2z
@user-di1ej9xw2z 6 месяцев назад
Masha Allah keep going bro fron hargaisa🇮🇷
@Fathiya940
@Fathiya940 6 месяцев назад
Masha allha muqaal qurux badan soo badi. Illhay nabda hanoo siyadiyo❤❤❤❤
@AbdorahmanSorre
@AbdorahmanSorre 5 месяцев назад
Muuqaal cajiiib ah ❤ xamartaydii waa uxiisay , ilaaahay cimri iyo caafimaad aan ku tago ha igu gaarsiiyo ❤
@cabdisamadcsamad1778
@cabdisamadcsamad1778 6 месяцев назад
M.a my country
@omaryare6185
@omaryare6185 6 месяцев назад
Video quruxbadan Masha aallah🥰🦁
@yasmiinomar724
@yasmiinomar724 6 месяцев назад
Hosow pro hadii an nin ahaan lahaa hab ayan ku siin laha nin wanagsan
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 6 месяцев назад
Laba qof aan jeclahay Hadaan arko horaan Ka salaami lahaaa waana hoosow iyo Nasro abtidon Nasiibkas Alle xagiisa Kuma adka insha'Allah ❤
@dalmarsaki1671
@dalmarsaki1671 6 месяцев назад
Masha allah Muqdisho Alle nabad ha ka dhigo
@halimamuse8273
@halimamuse8273 6 месяцев назад
M.a alhuma baarik allow barkee dalkena❤
@MssSadia252
@MssSadia252 6 месяцев назад
maashaa Allah muuqaal wuu dhaafay kan guulayso walaal hosoow kuna soo dhawoow dalkaaga hooyo😊
@maidawehliye4589
@maidawehliye4589 6 месяцев назад
Waan ku farxay wlhi magaladeydii ❤❤❤❤❤❤muqdisho cadey ❤❤❤❤❤❤❤
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 6 месяцев назад
Muuqaalka tayadiisa iga gadan 👏
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@cabdikaafi8566
@cabdikaafi8566 6 месяцев назад
Wow muqaal cajiib eh oo meel walba ka dhameystiran sida color grading ka , transitions iyo cenematic video Runtii waxaa ladhahi muqdsiho quruxdeed adaa sifcn u soo saaray
@Hanaddeen
@Hanaddeen 6 месяцев назад
Mashalah Nice Vlog. Always wanted to see this good side of Somalia.
@cilmiilaahey1281
@cilmiilaahey1281 6 месяцев назад
Mogdisho nuurka allaha u siyaadiyo
@user-nn2tj6gd7q
@user-nn2tj6gd7q 6 месяцев назад
Mashallah The Legend Hsosw ❤ welcome Home Legend.
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 6 месяцев назад
Dawn geena hor mar wacan ani 15 sano ayaa ka maqanahay wax badan baaa is badalay Masha Allah allaha inoo siyaadiyo nabada ❤❤❤❤❤
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 6 месяцев назад
I love Xamar 🇸🇴
@taatiko9307
@taatiko9307 6 месяцев назад
Muuqaal aan ku Raxaaxeystey daawashadiisa msha allah wadankeena meelo qurux badan buu leeyhay amniga allah noo ziiyaadiyo• 1/5 sano kasoo ma qanahy i cant wait in aan kulaabto wlh Muqdisho Muuqbilan Io Xfdeyda JEEDJACEL
@mohamedxaashi5532
@mohamedxaashi5532 6 месяцев назад
Caadi maahan sida aduunka an ugu raaxeystay anoo ku faraxsan hormarka Mogadisho magaaldii an kusoo barbaaray
@MOHAKIIN103
@MOHAKIIN103 6 месяцев назад
Muuqaal aan ku Raxaaxeystey daawashadiisa msha allah wadankeena meelo qurux badan buu leeyhay amniga allah noo ziiyaadiyo•
@user-zi7zm6mw8j
@user-zi7zm6mw8j 6 месяцев назад
Wadankaaga marka jogtid waa iska sidaas, the reception and the hospitality is on another level
@hamze884
@hamze884 6 месяцев назад
Next hargaisa 💚🤍♥️
@rashaayetahir-5415
@rashaayetahir-5415 6 месяцев назад
Masha Allah. Muqalkii uhorey een somaliya kadawado wlhiii aad iyo aaad bu uquruxbdnthy somaliya ❤❤❤ aad bn ni jecelahay reer somali from Ethiopia
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 месяцев назад
Kismaayo jigjigo garow baydhabo inaas tag walaalo 😢😢❤❤
@user-dh7ho4md8u
@user-dh7ho4md8u 6 месяцев назад
Wiilka video duubay amazing 👏 wye wllhi respect hoosow wll jjro❤
@Qurankareem0114R
@Qurankareem0114R 6 месяцев назад
Best Vlog ever In moqdisho
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us 6 месяцев назад
Welcome somalia bro 5 sano kabacdi somalia wadanka ugu quruxda badan ayuu noqonaa i.a
@hakemaali5055
@hakemaali5055 6 месяцев назад
MASHA ALAH MUQDISHO 1991 AYAA IGU DANBAYSAY, AYADOO HOLCAYSA MANTANA, WAA WAX LAGU FARXO ILAHAY, HAWGU WADO NABADA, WAQOYI AYAAN TAGAA OO NABAD AH, LAKIIN muqdisho next time Insha alah Xafadaydii, Xamar Jadiid, 😢 Xarunta Tobabarka Warshadaha, Guryaha , Jarmalka Ayaa La Odhan Jiray, Ma jirtaa wali, ii Soo shega❤
@husseinigal9029
@husseinigal9029 6 месяцев назад
Xero-jarmal ayey dadku dhahaan wali way jirtaa mase shaqayso lkn lama bililiqaysan oo way badbaaday machinnadii ayagoo duqoobay ayey 30sano kadib dhexyaalliin xaafadda ku hareeraysan waa camirantahy kumase qurux gaarto melahaan lasoo sawiray
@isramohmoud9548
@isramohmoud9548 4 месяца назад
Wow amazing weeyi muuqaalka sidan u duubtay
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 6 месяцев назад
Sodhoww landhere hosow wllhi tageero wayn kuahey way ficnaan lhyd inaa grwe imaato ❤
@sahromahamud
@sahromahamud 6 месяцев назад
Manshaallaah Illaaheey Hanoo maceeyo Wadanka ❤️🙏❤️❤️🇸🇴
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 6 месяцев назад
Masha allah ❤
@amranali8885
@amranali8885 6 месяцев назад
Best vlog from mugadisho😍❤
@safahomer.
@safahomer. 6 месяцев назад
Mashallaaah inaba caadi ma ahan muuqaalkani waad ku fara yaraysatay walaal Mashallaah👏🔥🔥
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 7 тыс.
MOGADISHO | Suuqa HAYAT MARKET Maxaa Ka Dhiman?
12:49
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 12 млн
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 1,4 млн
MUQDISHO STREET FOOD
12:56
Просмотров 229 тыс.
SIDEE LOOGA CAWEEYA MUQDISHO ( NIGHT LIFE MOGADISHU )
9:41
XAASKAAGA ama WIILKAAGA MiD KALiYA DOORO | OSMAN HOSOW
16:52
Sheekada Dilaaga TIKTOK Caanka Ka Noqday - Wade W!lson
15:27