Тёмный

Murugo Jacayl Part 4 2022 

DEEQSI FILMS
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 154 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 224   
@farahabdimohamed3736
@farahabdimohamed3736 Год назад
wllhi qalbiga baan ka ilmeeyay qof xaladaas ku jira ama soo maray uun garan😭😭😭
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Год назад
Haa wlh aaaaax
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Год назад
But one day waadka bixi inchallah ducada iyo samirka adkeyso
@nuuramaxamed78
@nuuramaxamed78 Год назад
Been Maha wlhyi😭💔😭😭😭
@SaalimCabdiwali
@SaalimCabdiwali 4 месяца назад
❤❤qac❤❤🎉🎉
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Год назад
Walayaallow wllhi ciyaar maha wllhi Waa magicii ilaahay subxana watacaala 😔😥
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Год назад
Magaca illaahay aadbu ula fududaaday subxanallaah
@ifrahmohamed751
@ifrahmohamed751 Год назад
Waaana ku daraa in ad ku dhahdaan qur,aan iyo saliga nabiga scw badso kudheh dad bdn oo run run arinkaan ugu dhacaayo ayaa jirto
@asmaasmuu6516
@asmaasmuu6516 Год назад
اشعر بالحب 🥰
@mohmethapthirahman9141
@mohmethapthirahman9141 Год назад
كلمت الحب لايسة حقيقه
@munamuhumath7533
@munamuhumath7533 Год назад
E
@farxiyaxiis4256
@farxiyaxiis4256 Год назад
Team deeqsi films jiliin waydhaftee true baad noga dhigtene 🙏🏿
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
mahadsanid wl qaali
@abdullahikhaliif2132
@abdullahikhaliif2132 Год назад
Hamda Talent bay leedahay!
@abdidaher9908
@abdidaher9908 Год назад
I can't wait part5
@MideeyE19
@MideeyE19 Год назад
Xalada aan ku jiray ayaan xasuustay markaan daawaday filmkan wllhi 😭😭💔💔
@indho2294
@indho2294 Год назад
Hurumar baladhan ayan ni rajaynaya dhamamtin From brama
@Wadani123
@Wadani123 Год назад
Can't wait part 5
@mohamedofficial4280
@mohamedofficial4280 Год назад
Film iyo badh iga dheh fo for ward team deeqsi wakhtiga uun inoo badi incha allh
@camaarcabdi3397
@camaarcabdi3397 Год назад
War filimka wlHy cumamadiisa Wan Tuuray anigu😊
@zameeramohamuuth
@zameeramohamuuth 11 месяцев назад
Nafyahay adiGa dhibkiYo Hawshio nabarada ka hella hadana meel lagu nastio raaxiYo neecawda jecel 😭❤️waxan naaWiLa kalgaCal niYada ku dhistaa jacayL NaLkii adigaaa dansHeee miYaan nolaan karaaaH 🥹❤️‍🩹🫶
@apdihkimmoha2924
@apdihkimmoha2924 Год назад
Wseee cadadisoo💙 kani dadkii wuu kharipeee alow mid dhama nasiii o jcyl ah❤
@hamsamohamud1525
@hamsamohamud1525 Год назад
She make me cry😢😢😢😢
@bintuxaji221
@bintuxaji221 Год назад
Kani waa jiliin only put aniga ima aha jilin wuxu iso xasusiya xaladihii fosha xuma an so marey wana la ilmeyy gabdha jilysa jacayl keliga marka ku tahy hadana lagugu bahdilo so sad wllhi🥺💔lkn ruux kastoo bukodaa mar uun buu ladnaadaa
@badriyadhemn3211
@badriyadhemn3211 Год назад
Really 😢
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 Год назад
Jacayl sidan laguma jilo naga dhaafa ciyaarta
@madoobadheere8953
@madoobadheere8953 Год назад
Qofka hadii aad dhaawac jacayal ugaysato waligii ma ilaabayo qof waloo isdhaho xidhiidh la samee xusuusaha gii ayaa kusoo boodaya 🤣
@nuuramaxamed78
@nuuramaxamed78 Год назад
😭😭😭Aniga Sasa wlhyi imanka Two years bila Xidhidh ahay Hadii Xita layugu so hadla qado xidhidh iyo jcltoona wan ilmayna 💔💔💔😭😭😭😭😭
@Caweth
@Caweth Год назад
@@nuuramaxamed78 Alle hakuu sahlo adiga murugadu way ku biyo dhigty
@hanaanapdirahman5406
@hanaanapdirahman5406 Год назад
@@Caweth 😥😂😂😂😅😅
@HudaClqadiR-y4n
@HudaClqadiR-y4n Год назад
Ani sas oo kale way igu dhacdeyy lkn hada waa ilapayy😢❤
@ayanomer1300
@ayanomer1300 Год назад
Saaxiibtii baad dabka ka rideenbe waa sidee dee😅
@Mukhtaarinadalal
@Mukhtaarinadalal Год назад
Ma ila aragty 😁😁😁
@ayanomer1300
@ayanomer1300 Год назад
@@Mukhtaarinadalal Haa wlhi😅
@ShaRamCr826
@ShaRamCr826 Год назад
Wlhi anig of ina film yaha ban calsho i hurta😟😥
@abtidoon3606
@abtidoon3606 Год назад
The best film true love never end
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Год назад
Khadaroow Zxb in kastay jiliintahay jacaulkuna jiraahay. Jawaab wacanoo hagaagsan inanta kudheh zxb elhy aadbaaan uqiitoodey zxb thanks
@abdidaher9908
@abdidaher9908 Год назад
منتظرين بفارغ الصبر الحلقة ٥
@badriyadhemn3211
@badriyadhemn3211 Год назад
كثير 😢
@carusageedi
@carusageedi Год назад
@@badriyadhemn3211 y0
@soumeiysiad7265
@soumeiysiad7265 Год назад
Plz part 5
@hodanmohamed9645
@hodanmohamed9645 Год назад
Alla wllhi jacylku markuu gabdhaa somaliyeed ku dhaco waa foolxumo ragaa lagu qatee 😭😭😭😫😫😫😫
@tashadbashir9531
@tashadbashir9531 Год назад
Midna loma qadan wll midwalba waa xanuun
@apdirashiidapdi
@apdirashiidapdi Год назад
Ragow dumarka jacyl hakaka bixina waan kaa xuumahy 😭😭😭😭😱😱 xaladan anaa soo maray soory
@muulidabdi-sw7ik
@muulidabdi-sw7ik Год назад
@muulidabdi-sw7ik
@muulidabdi-sw7ik Год назад
m😅
@badriyadhemn3211
@badriyadhemn3211 Год назад
Hamda jilinked inba cadi maha 😊
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 Год назад
❤❤❤
@naimaahmed4375
@naimaahmed4375 Год назад
XaLQada xigta soo daaya inzha allaH part 5🥺😰🥺
@nafisoshiikhabdullahi4302
@nafisoshiikhabdullahi4302 Год назад
Ax xaladas ruxi somaray ayunba garankaro😭
@mustafejakuu7766
@mustafejakuu7766 Год назад
hormar balaaran baan idin rajeynaa
@khaalidapdiqadir8822
@khaalidapdiqadir8822 Год назад
Ax mikiin anu siisalami laha 😆🤣🤣🤣
@ayaanahmed1528
@ayaanahmed1528 Год назад
Nafyhy adigaa Dhibkiyo hawshiyo nabarada ka hela hadana meel lagu nastiyo raaxiyo neecawda jecel 😢🥺🥺 waxn naawilaa galgacal niyada ku dhistaa jacayl 😢 nalkii adigaa danshee miyaan noolaynkaraah 🥺🥺🥺
@mushtaqabdirahmaan9772
@mushtaqabdirahmaan9772 Год назад
😭❤
@saladmaxamed6936
@saladmaxamed6936 Год назад
Fantastic film
@cabdiraxmaaniimaan4442
@cabdiraxmaaniimaan4442 Год назад
Quruxda uu silcinaayo eeg ,waar jaw waa film
@najahmuhumed3005
@najahmuhumed3005 Год назад
Wllhei waxaan Soo Xasuustay Xaalad aanKu Jiray Biloka Hor JacalkU wllHei waa Xanuun😭 Haduu Wada Jirkii Lumay wakHtigiyo DharaaruHu Kala Weecad Keenen Gabadhu Calafku dabayday WeHelkaaga Dhigo Runa Waliga La NooLow Wadar Ubada Kala Hela💔Heesta Kaliyaan marwalba Isku samirsiin jiray💔😥
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
jacaylkaagi markaa maku guuleysatey
@najahmuhumed3005
@najahmuhumed3005 Год назад
@@deeqsi_films May 💔😥
@najahmuhumed3005
@najahmuhumed3005 Год назад
@@Mohamed68115 Aamiin wll
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
@@najahmuhumed3005 qisadaada miyaad nala wadaagi kartaa
@najahmuhumed3005
@najahmuhumed3005 Год назад
@@deeqsi_films HalkEe Idinkala wadaaga wll
@omarabdirahman90
@omarabdirahman90 Год назад
Waa film aad u wanaagsan
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Год назад
😢😢😢😢
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 Год назад
😮😢❤
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Год назад
meeshii ugu wacnayd ayuu marayaa walaahi
@ahmeygkgabane1006
@ahmeygkgabane1006 Год назад
Can't wait part 5 and more part to come
@Queen45270
@Queen45270 Год назад
Marakad wax matalysan kalamada ad kuso celcelinysan e saxiibta yarysta si qayr cadiya ugu so celcelinysane 😅 filmku sida kle wa film shidan masha allah
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
Waan dhibsaday walahi hadalkaas
@hodanabdirzak-wj7rn
@hodanabdirzak-wj7rn Год назад
Njjj
@abokor123
@abokor123 Год назад
Khadar inta ka qabal
@daahiraadan7010
@daahiraadan7010 Год назад
Hada ayay maryasa halkii ugu dhacamsanayd
@susanmaalik3810
@susanmaalik3810 Год назад
Waxa in Ku talinaa in sameysaan filmka in quruxantaan 1 : shots of list films 2: camera lens iska hagaajiya 3: camera movement iska hagaaji 4: films of colour isna iska hagaajiya 5: light of films sameysay 6: dialogue iska quruxiya 7: scenes iska habeeya 8: labiska iska sax ee xaga dharka 9: sheekad iska quruxiya 10: iska sax xaga make up xaga haircut or style 11: iska sax xaga goobta Ku jileesan iyo guriga iska quruxiya 12: edit 13: background 14: music of emotions 15: cover of films iska sax 16: codka gadaal iska quruxiya 17: codka jilaayasha iska quruxiya 18: xaga jiliinka isna iska sax maxayeele jilibkiina wuu hoose 19: muqaalo dhaxdaal sameysay
@Caweth
@Caweth Год назад
Ala mxd wax brty
@foziaali7610
@foziaali7610 Год назад
Khadar nabsi baa ku dhici doona
@sadamdeeqsi5065
@sadamdeeqsi5065 Год назад
Caadimaha hablahan waa jiliin dhaafiyeen wacdadla. Kkk guuul waad uqalantan agtarada sanadkan. Hhh
@HassanAbdiYahye
@HassanAbdiYahye 28 дней назад
Dumarka Qaar ayan saxibka latusin😅😅😅😅
@cmtube1372
@cmtube1372 Год назад
Anigu wlhy xitaa ma yeelen inaan metelo film inan qalbigeeda sidan loo gelaaYo sorry 😞 Dadku kala qalbi adag
@zakariasaid5157
@zakariasaid5157 Год назад
machallah ritiii daabaaa
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Год назад
Inyaro khaladaa ku jirtaa( saa isku tuur markaa)😄😄
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
naga raali noqda wl
@poqortooyoh9056
@poqortooyoh9056 Год назад
Part 5 plz la so dhakhso
@deeqamaxanedjaamac5753
@deeqamaxanedjaamac5753 Год назад
Zxpyaal ku soo dhakhsada partiga xiga
@nuuhjama5544
@nuuhjama5544 Год назад
Wey team ka khadr ku jiraye baby kash ha soco to hawshu
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Год назад
alla marku ado inana jaceyl kugu dhaco xanun badana welibana xafadiina joogto dadkiiyo dhana kula yaabaya waa lagu su aali waxaad ugu jawaabto garan maysi oo dhihi kari maysi waxban jecladey waxba iguma dhicin baad isla soo jareysa mararka qaar waxa ku qabaneysa allow yaa meel cidlaha ku dejiya si oohintada cidiba u arag
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
xaqiiq weeyan
@Hammi_.
@Hammi_. Год назад
Wlshy ba xlda ku sugan wlhi hal malin bay naga maqan thy melay jirtana garan mayno 😢
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Год назад
@@Hammi_. 😢sorry hppti raadi qofku markuu xldso kle kusugan yhy waa lala shekeysta waayo gbdha isla tihiin say nafis udareento grab iyo gashan unoqo xldeda ka wareso
@amranmukhtaar4731
@amranmukhtaar4731 Год назад
I can't wait
@mubaarigchanaral2769
@mubaarigchanaral2769 Год назад
filimkan xasuus buu ku galinayaa wlhi qof jcayl jab ka soo.maray uun ka hadalayaa
@qadandaahir1000
@qadandaahir1000 Год назад
Mnsha allh wlalahy waan idin wataaa part 5 kuso dhakhsadadee😍
@SamiraAbdirahman-r2h
@SamiraAbdirahman-r2h 2 месяца назад
Kahdh wll😂💔
@samiirbaade8733
@samiirbaade8733 Год назад
Nice
@ShaadiyaAxmed-zf9or
@ShaadiyaAxmed-zf9or 4 месяца назад
Dumarka iyo raga kee jcaylu kubadanyahay😭💔
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Год назад
Deeqsi tolow ma najax deeqsibaa mise waa another
@HassanHaybe-j1l
@HassanHaybe-j1l 6 месяцев назад
TOP FILM 🎉🎉❤
@saynabxersi9871
@saynabxersi9871 Год назад
Team keep going 💯❤️
@abdizhakurali5940
@abdizhakurali5940 Год назад
Walaahi deeqsi films
@abdizhakurali5940
@abdizhakurali5940 Год назад
Waar hadalka Iska hagaaji
@abdifatahmohamed10
@abdifatahmohamed10 Год назад
Waxaan sugnaaba waa part 5 culimo
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Год назад
Naagtan waan daba soconle maxa ka siya Naa Hana ceebayn conyhy
@nadiiraismacil6085
@nadiiraismacil6085 Год назад
Alaaa jacylaw aabaha was hablahii wad Naga washay wan Kula darameeya sidii ruun
@abdinoordakane6035
@abdinoordakane6035 Год назад
Kkkkkkkkkk nabsi badanaaaa ooohabartaanaqiyaaanabadanaaaa
@nimcaanmaxamedmuuse5719
@nimcaanmaxamedmuuse5719 Год назад
Waxanoo kale carabtu maxay tidhaahdaa? 😂😅
@Unknown44567
@Unknown44567 Год назад
War waxa naga soo dhigada Dee sxbayaal isasoo raaciya ku caajisnaye
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Wax kale 💯💯👏👏
@mohanadgaanburi3584
@mohanadgaanburi3584 Год назад
War zxptani tira badanaa dee😂😂😂😂
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
Waan nacay uf saxib bay ku naxeen 😂😂😂😂
@axmadmaxamad6416
@axmadmaxamad6416 Год назад
Hayaa ku soo dhakhsada filimka
@naimaahmed3545
@naimaahmed3545 Год назад
Zhp badnaa
@asmaasmuu6516
@asmaasmuu6516 Год назад
هل الحب يغير شكل حتى..!
@sacdiyoaxmed5089
@sacdiyoaxmed5089 Год назад
Habartaan kharaabada ah miyaad ka raacdey qoftii😆😆
@kowtharahmed7547
@kowtharahmed7547 Год назад
Anig igu dhacday qisad 2022 jun 😭😭😭😭😭😭😭
@mukhtaarmaxamed9488
@mukhtaarmaxamed9488 Год назад
Jacayl.dhaxal.gala.wax.dhaama.la.waa
@yaasinahmed43
@yaasinahmed43 Год назад
Lkn meel qurux badan ku soo duuba
@laylishaofficial7846
@laylishaofficial7846 Год назад
Khadarow waji malihid
@najmaaabdi487
@najmaaabdi487 Год назад
wlhi waa xanuun maarka qof lagaraco axey ax kan waa jilin kaliya lkn kan nolal here ayuu ixasusiyay
@sumayaahmed4629
@sumayaahmed4629 Год назад
Ragu ma bilaa dareenbaa siday u farxikaraan yagoo og inuu qof dartii u dhibanyahay
@hamdahussen3157
@hamdahussen3157 Год назад
Sxb sxb kan ay habluhu Ku naxasanyihiin waxay😂😂
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Год назад
Anba yaabay🤣🤣🤣
@alahuakbar2615
@alahuakbar2615 Год назад
Waa ninka habalaha dhirbaaxa
@asmacabdisalan4187
@asmacabdisalan4187 Год назад
Gabadhuu lacagta ka Doorty waa quruxley 😭
@Uus998
@Uus998 Год назад
Soo maha jecyl iyo qurux ka dortsy lacg wilka wa ku yaraqxau runti anog inuu jilin yahay 😂😂😂
@fahima7276
@fahima7276 Год назад
Laso dhaqsaaa part5
@masnaciise7944
@masnaciise7944 Год назад
Wllhi qofki jacylka garanaya un bagaranaya xaladisa
@quenriyaa2975
@quenriyaa2975 Год назад
14:00 waa ngu dhereysen waqtiga😫xppiYaal
@ibraaahimmaxamuud2251
@ibraaahimmaxamuud2251 Год назад
mcney
@hoothohassan6113
@hoothohassan6113 Год назад
😂oH my qooooq 😂
@Ilwaathahmett1122
@Ilwaathahmett1122 Год назад
😂😂😂
@maxamedaxmed1047
@maxamedaxmed1047 Год назад
Imasad so martay shedaso kale
@alahuakbar2615
@alahuakbar2615 Год назад
Oh my cuuuuucuuuuu
@alahuakbar2615
@alahuakbar2615 Год назад
Oh my cuuuuucuuuuu
@alahuakbar2615
@alahuakbar2615 Год назад
Oh my cuuuuucuuuuu
@hodandahir1890
@hodandahir1890 Год назад
Alle hooyoy xanuunbadana
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
Dumar ku way qalpi jilicsanyihiin 100/ umana adkaysankaraan qalpi jabka walhie
@hibaaqmohmuud3829
@hibaaqmohmuud3829 Год назад
Waliga 😢 qofqof jecel haku odhan kahadh kalbadasii afka weyka fudude
@maxamedaxmed1047
@maxamedaxmed1047 Год назад
Ma jacal bad ku khasartay wlo
@najmanaju309
@najmanaju309 Год назад
Malin dhweyd gaparpa iweydiseyy idhahdey inte wada socotan qofkaga wxn dhahy 2year kute weligy qof inta lama hadlin de iskaga hadh wlhie Wnka niyad japey hadlka hadana wn is dhafiyey😭💔Dumarku xuMa
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 Год назад
​@@najmanaju309 waaba sida iska ilaali qli🥺
@najmanaju309
@najmanaju309 Год назад
@@hamdaabdi6712 hye Mcntydiyey ♥️💪🏻
@muali9773
@muali9773 Год назад
Hadal soo galey qeybtii Waa ku dhacdeen!!!
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini Год назад
16:10 nafarkasi ma shodhe qamar sugani ba ?😅😅
@abdiwahidabdullahi7228
@abdiwahidabdullahi7228 Год назад
asxbta noosoo badiya ciyoowna noo keena yaqey malin dhaaf usoo galiya
@abdallafarah662
@abdallafarah662 Год назад
I can't wait 🙄☺😉
@asmaabdikariin2729
@asmaabdikariin2729 Год назад
ala hamda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mumtaaskhadar9497
@mumtaaskhadar9497 Год назад
🥺🥺jacaylaw
Далее
Murugo Jacayl Part 5 2022
11:30
Просмотров 336 тыс.
JACAYL DHAXAL GALA DHAMAD.
24:28
Просмотров 158 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 304 тыс.
Riwaayadii Sixirka Part 8 2022
24:14
Просмотров 987 тыс.
Murugo Jacayl Part 3 2022
15:52
Просмотров 155 тыс.
Riwaayadii Sixirka Part 13 2022
34:56
Просмотров 926 тыс.
Dareen Jacayl Part 2 2020
16:33
Просмотров 237 тыс.
Murugo Jacayl Part 7 2022
12:57
Просмотров 157 тыс.
MUSALSALKA QIIRO JACEYL OO DHAMYSTIRAN 2023  [KU CELIS}
1:07:25