Тёмный

Murugo Jacayl Part 3 2022 

DEEQSI FILMS
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 151 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

17 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 151   
@khadarcali1293
@khadarcali1293 Год назад
Ahhhh xiiq iyo isiiqad bay nagu ka warerisy ku lahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hodan6001
@hodan6001 Год назад
"Xilligu waa is jiidhayaa" Naag jacaylkeeda lacag ka raacdaa la arki kiray raggiina ku darsame!! Jacayl ma jiree waa danaysi🤷‍♀️💔
@khadraclaahi3843
@khadraclaahi3843 Год назад
Xaqiiq
@miskimahamed5153
@miskimahamed5153 Год назад
Actor hamda ku haysaa tobjilnin lanbarkeda iso shega pls😔
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Год назад
Wuu fiicnaan lahaa hadaad heesta iyo musiga waqtiga ku luminaysaan ka daysaan eedaankana ixtiraama oo markaad jilaysaan ha ku beegina xiliga salada
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 Год назад
bagaad qaybtan uso dheraysen wad mahadsantihin❤️
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 Год назад
Khadar bila waji
@hibaqali4452
@hibaqali4452 Год назад
Film asma ku jirto inuu qarxayo shaki kuma jiro keep going my team
@soolmanka6233
@soolmanka6233 Год назад
2
@hamse3469
@hamse3469 Год назад
Magaalada hidh Nala dhacaysa🤣🤣🤣🤣
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini Год назад
Day horta khadar WA chance cun waynaday sbbtu wxa weye qof Ku jeceL waliga lama eryo aniga ahan labadaba wn isku wadi lha xamda macnahan u ridi laha 😅 teda kle asma zhpted ba aniga igaga daran ee jajusada😅 pt 4 laso dhaqsada from Iceland
@funnsmarishandquruxkudhiig6679
Jacayl jid malahan❤. Fikirkaas yaa ila qabo
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
Masha Allah mahadsanidin madamod noyara dheeraysen
@xamdanuura3787
@xamdanuura3787 Год назад
Filimka malin walba nooga dhiga
@barwaaqomuuse9443
@barwaaqomuuse9443 Год назад
Qiiroodey wllhi noloww kaligaa xornimo
@abdaleahmed4407
@abdaleahmed4407 Год назад
Alaa wlll soo badiya
@ladnahassan4333
@ladnahassan4333 Год назад
Allow qof aan na jeclayan yanan jeclaan🤲🤲🤲
@cabdishakuurhaykal6050
@cabdishakuurhaykal6050 Год назад
Waar ka kac lacag Hadad Hayso Jecelna waa haysaye
@DekowMohamed
@DekowMohamed Год назад
Jecel lacan nolal mlhn❤
@aminacabdi9447
@aminacabdi9447 Год назад
Masha allah
@abassosman9138
@abassosman9138 Год назад
Codka naga hagajiya walalyal
@Ilwaathahmett1122
@Ilwaathahmett1122 Год назад
Balaya naag zhip sheegata barta qof aan xiriir la leyahay😂😂
@khadramaxamedw0778
@khadramaxamedw0778 Год назад
Wllhy waa runtaa 😂😂
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Год назад
Soobadiwll qali meey 😥😥
@ayanmoh4971
@ayanmoh4971 Год назад
Barti 4aad doo daa wllo
@queenlast4889
@queenlast4889 Год назад
Walala sobadii bllzzz🖇🖇🖇🖇🖇🖇🖇🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🖇🥰🥰🖇🥰🖇🥰🖇🥰🖇🥰
@abdi14
@abdi14 Год назад
Waa dhalinyaro fiican like subscribe u saara.
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo Год назад
Horay uzocdaa
@HodanCookingandBeauty
@HodanCookingandBeauty Год назад
❤❤❤masha Allh guuleysta
@farxiyaxiis4256
@farxiyaxiis4256 Год назад
Team deeqsi films 👍👍
@user-on1sm1hh7c
@user-on1sm1hh7c 4 месяца назад
Kalsoonidu waa muhiim 😊
@mahamedofficial6550
@mahamedofficial6550 Год назад
❤❤❤ axyaaa film
@hamzemohamed6712
@hamzemohamed6712 Год назад
Team deeqsifims keep going film si ficn loga shaqeeyay qaybta xigtan sugayna
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 Год назад
Jiliinka waxaan uleeyahay talent sideen usoo bandhigaa jiliinkayga tolaw team kan jeclaan lahaa la.jilo film ka kan xiga door wayn ka qaadan lahaa
@pesos99x71
@pesos99x71 Год назад
Dheereya pls
@ahmetazeyr3216
@ahmetazeyr3216 Год назад
Khadar dhamacow hablaha sida kadaa. 😂
@aasiyomohamed1633
@aasiyomohamed1633 Год назад
Jacayl xaasidmawaaayo wllo😂😂😂😂
@malaakmohmett4282
@malaakmohmett4282 Год назад
Ogow Ninka ad Manta Gabdh Walazhya kaso kaxaysatay adina Beri walaga Kaxaysan Kara.
@ugbaadkhadarmuuse8141
@ugbaadkhadarmuuse8141 Год назад
Deeqsi lao dhahso huno prt 4🤣🤣🤣
@nuurtello9969
@nuurtello9969 Год назад
Sodaya
@Gacmadheere1
@Gacmadheere1 Год назад
Team deeqsi films waan idin hayaa ku socda
@ayuubfaysal1395
@ayuubfaysal1395 Год назад
Waxan sugnaba wa nasogaray adinkana wad mahad santihiin 👊👊👊
@HALGAME143
@HALGAME143 Год назад
Khadarow waji malahid
@user-mr8kb3nm5r
@user-mr8kb3nm5r Год назад
Yaasiin
@youtubersamo3001
@youtubersamo3001 Год назад
Part4❤
@miskimahamed5153
@miskimahamed5153 Год назад
Xamday sorry 😔
@khadargr947
@khadargr947 Год назад
Xax😢 qalbi ku jecel ha khiyamin 😢😢
@mariyahassen4193
@mariyahassen4193 Год назад
Part 4 laso dhakhsada🥺😂❤️
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
bari isniinta 2 duhurnimo waa diyaar insha allah
@axmedkabtan2812
@axmedkabtan2812 Год назад
@@deeqsi_films asc bro dhaman hesaha ad dhex galisen ball adigo raliya fananinta qada iso sheg bro filimadana noso nadiya merci frère from Djibouti
@apirahmanmohametthusseinma9737
M.A WAA QISO DHAB AH
@user-by4sb7hl9z
@user-by4sb7hl9z 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@mohamedwajale8329
@mohamedwajale8329 Год назад
Keeep goooing
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Год назад
👌💯
@hawadharar6510
@hawadharar6510 Год назад
Ma sugi karo najax deesi wll 4 please LA soo dhakhso 😢😢
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
bari ayaa la duubaya insha alah bari sahandanbe wala soo deyn sharafeey
@idilxuseen5894
@idilxuseen5894 Год назад
Wan ka xumay xamday
@hoodamahamed3540
@hoodamahamed3540 Год назад
𝐍𝐨𝐥𝐨𝐰 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐱𝐨𝐫𝐧𝐢𝐦𝐨😫
@khaalidofficial7561
@khaalidofficial7561 Год назад
Wa la eaagten 4aad
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
Jacaylka dhabta ah wax lagu badalan karo malahan lkn wuxu kasii wacan yahay marku labada dhinacba yahay dhib iyo dheefna lawada qeybsanayo mid walabana u dankisa ka adkeynayo
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
xaqiiq weeyi wl arinkaas
@hamda5122
@hamda5122 Год назад
Ayy ban dhaqan lahayn 😀
@khaledabdourahman3050
@khaledabdourahman3050 Год назад
Un bon film que j'avais apprécié de la part de Djibouti
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
france maanu fahmin
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Год назад
@@deeqsi_films Aslaamu Alaykuma Deeqsi filims thanks wax igu soo dhacaday maahmaadii Ahayd kuu sheekeye kasheekeye hala sheekeysan Cajiib!
@khaledabdourahman3050
@khaledabdourahman3050 Год назад
@@deeqsi_films waa filiim Aan aad ugaa Heelay from Djibouti
@sagalmaxamed-se2bf
@sagalmaxamed-se2bf Год назад
Naag jacyl kaaga lalamawadago😢😏
@sophiaali6941
@sophiaali6941 Год назад
Naaguha qaybtood war badanaa
@ayanitainaahmet9789
@ayanitainaahmet9789 Год назад
Khadar waji ma lihid 😫
@nathia5644
@nathia5644 Год назад
😢
@Mikraam..maftuux
@Mikraam..maftuux 2 месяца назад
Waw
@susanmaalik3810
@susanmaalik3810 Год назад
Waxa in Ku talinaa in sameysaan filmka in quruxantaan 1 : shots of list films 2: camera lens iska hagaajiya 3: camera movement iska hagaaji 4: films of colour isna iska hagaajiya 5: light of films sameysay 6: dialogue iska quruxiya 7: scenes iska habeeya 8: labiska iska sax ee xaga dharka 9: sheekad iska quruxiya 10: iska sax xaga make up xaga haircut or style 11: iska sax xaga goobta Ku jileesan iyo guriga iska quruxiya 12: edit 13: background 14: music of emotions 15: cover of films iska sax 16: codka gadaal iska quruxiya 17: codka jilaayasha iska quruxiya 18: xaga jiliinka isna iska sax maxayeele jilibkiina wuu hoose 19: muqaalo dhaxdaal sameysay
@Ismalure-ww2ss
@Ismalure-ww2ss Год назад
Sobadiya dee
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 Год назад
2022 sanadka ragi dumar lacag kuracayaan aduun dhamaadaa
@zimzima193
@zimzima193 Год назад
😂😂😂 huno aduunku waaa lacaag
@bashirabdullahi2763
@bashirabdullahi2763 Год назад
Runta waye
@asiyasiciid3754
@asiyasiciid3754 Год назад
Part 5 ku soo dar please
@apdirzakmaslax1259
@apdirzakmaslax1259 Год назад
Waxad sameyseen yaa samayn kara
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 Год назад
Inantan warkeeeda inaga daaaa kulahaaa waa waqaca imika taaagan.🤦‍♀️🙈🙈 Casharadaanu ka qadanayno waxa ka mida . Inaanan gabadh saaxiibtinimadeeda aaminin . Inaanan qof aaan xidhiidh la leeyay barin cidna . Inaaanan aad u aaminin qofka aan xidhiidh wadaag nay sababtoo ah wxaa la joogaa saban khiyaamadu wax caadiya tay .
@user-gm8xy4dt4f
@user-gm8xy4dt4f 5 месяцев назад
❤🎉
@sucaadsalam
@sucaadsalam Год назад
Musasalka inaba caadi mahan balse xabad asma aha waxaa iga heeysa enaa video ga uga soo dhaxbaxo😅😅 asma waxeey uqabtaa enuu ninka jcldy balse waxa uu jcl gahay waa lacag uun oo Kaliyah uuna 😂😂maskiinta hamda ❤
@mohamedosman4039
@mohamedosman4039 Год назад
aduun waa xaalba xaal wakhtigu waa is dabo mar
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 8 месяцев назад
Wamaxay qayladdan fimiki uu kharibeey qayladda kayareeya
@nimcocabdicali4928
@nimcocabdicali4928 Год назад
Ax khadr sdaa inaad smyso ma ahyn ani runbaan moodyeyba🤣🤣🤣🤣
@khadraabdikarim9834
@khadraabdikarim9834 Год назад
Waaba run naag aminaad maleh 😂waa sida mid aan zhp nahay 😺😂mid hada bartey luqey ugaleysa 😂😂oo jacayl usheganeysa yaab😂😭
@abdialimedo8889
@abdialimedo8889 Год назад
Khadar Damac isn't man 👨 but Hamda is good 👌 girl passing gul
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Wax ayaa ka dhacey🤔🤔🤔🤔🤔
@ubaxjamac2963
@ubaxjamac2963 Год назад
Ninku qudhacsanaaa😂😂😂
@roodacali4373
@roodacali4373 Год назад
Jah
@zapnaamohamedhussein6384
@zapnaamohamedhussein6384 Год назад
Sodaya de
@badriyadhemn3211
@badriyadhemn3211 Год назад
Hogyeey xmdaay sorry 😢
@khadarmohamed5290
@khadarmohamed5290 Год назад
Ruwaayadan weyna macaantahay weyna xanuun badan tahay hasa ahaatee daruusta ey ruwaayadan xambaarsantahay ayaa qaali inoo ah inaga
@zafiaahmed6060
@zafiaahmed6060 Год назад
Love 💘waacajiip
@lulahmedmoge8308
@lulahmedmoge8308 Год назад
ax😢😢😢
@niciimomohamett8458
@niciimomohamett8458 Год назад
Jcyl majiro waa danaysi nag lacag racda la arki jiry ragi makudaray
@laki__lov8423
@laki__lov8423 Год назад
Faarax xilimUu wax fahmyaa😵😵😵😩😲🤧😂
@MedRobleh-ws5mo
@MedRobleh-ws5mo Год назад
War kaa daa hablaha ciyartaa khadarow
@mohammedabdisalancali2051
@mohammedabdisalancali2051 Год назад
Codsi filimka deg deg ayaa ku yr jira ee deg deg inaga dhafa
@abdikareemduraan4555
@abdikareemduraan4555 Год назад
Sas weye
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
Ani filmka Hal Kalamad o saaxib baan ku dhibsaday 😏😏😏
@munaliiza2618
@munaliiza2618 4 месяца назад
Xamda waantaagi ra
@daahiraadan7010
@daahiraadan7010 Год назад
Wan ku Haysanaa e hanagu kala jarina
@shaambalkacad9846
@shaambalkacad9846 Год назад
Ax yaa film war geermay somaalidu qalbi yelatay
@user-if9cz7dv8x
@user-if9cz7dv8x Год назад
Wllhi hada niinka si waliba u jacelahay aan ka mar mayiin Hadaan tii isku jiil ciisa mayihii oo daaba ooradaaa hamtha kaa haadha niinka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedadan9586
@ahmedadan9586 Год назад
☹️😍
@hanicabdi2498
@hanicabdi2498 Год назад
🤣🤣🤣
@cwasacmahamuud2099
@cwasacmahamuud2099 Год назад
ax ax Hadan doonayo qayl eybn dhaqan lahaa
@hamda5122
@hamda5122 Год назад
Ala ragu waji malahan khadarow maxd samaysay ileen lacagta waa raadisaan
@kpmusic9588
@kpmusic9588 Год назад
Waxba laga Ma Qaban Karo Keep gowen Asaxab taydii
@xamdaxamda4859
@xamdaxamda4859 Год назад
Ku dhakhsada
@ShaRamCr826
@ShaRamCr826 Год назад
Direct 98 Jalin100 Qiso sida100 😟❤❌
@Wadani123
@Wadani123 Год назад
💟
@xamdigesey5861
@xamdigesey5861 Год назад
Saa usoodhacday lakaaga dhacayaa ogow
@beckssharma8521
@beckssharma8521 Год назад
hestaa qaramiga fananada qadaaay magaceed.
@mohamedwajale8329
@mohamedwajale8329 Год назад
Wan wata flimkan
Далее
Murugo Jacayl Part 4 2022
17:42
Просмотров 149 тыс.
Riwaayadii Isbaaro Jaceyl Part 1.
21:52
Просмотров 198 тыс.
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 115 тыс.
Murugo Jacayl Part 1 2022
8:46
Просмотров 204 тыс.
DAREEN JACAYL PART 1 FILM CUSUB.
25:00
Просмотров 324 тыс.
New Film Mo deeq
8:37
Просмотров 9 тыс.
Help me | full movie | somali film hd
48:00
Просмотров 93 тыс.
Murugo Jacayl Part 6 2022
17:31
Просмотров 185 тыс.
QIIRO JACAYL SHORT FILM /AAR FILMS
18:07
Просмотров 259 тыс.
Murugo Jacayl Part 5 2022
11:30
Просмотров 328 тыс.
Maseer Dumar Part 2 2023
27:05
Просмотров 584 тыс.
amazing 🤔🤔🤔🤔 #ytvideo magic #short
0:15
Просмотров 3,5 млн