Тёмный

Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q29AAD 

Fihima Yasiin Muse
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

#DhagarJacayl #Musalsal #Musalsal
All right reserved Fihiima Yasiin Muse

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 года назад
Yaaarabii ilaahoow qof aanjeclahay aanan aduunka kucidlayn isna aanu igu cidlayn
@hanimaxamud3213
@hanimaxamud3213 2 года назад
Aamiin 🥺🥺🥺
@fariihamohamed4515
@fariihamohamed4515 2 года назад
amiin amiin amiin wll qli
@salmapharah9260
@salmapharah9260 2 года назад
❤amiin yaa rabbi
@mizkicadey1961
@mizkicadey1961 2 года назад
Amen amen yaarabiiii ilaahow hanagu waasiin
@Jasmine18815
@Jasmine18815 2 года назад
Aaaaameen Yaa Allah
@faadumoyuusuf1415
@faadumoyuusuf1415 Год назад
Wllhi filimkaan samyn boo igu yeeshy sababtu ah aniga qalbigayga tabnaya dhawaciise miisha ay kadhimatay gabadhan anigana qofka aan jeclaa calfka nakala giyay wllhi widka iyo calafka dhib waaye🙏😢😢💔💔💔
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Sory🥺😭
@zeinabmohamed9423
@zeinabmohamed9423 Год назад
anoo og inuu film yhy baa hadana la ilmeeyey😢 allow laba is jecel hakala dheeren yaa rabbi
@nasrasiciid1293
@nasrasiciid1293 2 года назад
Ax waan ilmeeyay waxan rabaa inaan ooyo hadana ina uu filim yahy ayaan xasuusanayaa😭😭😭😭
@hamdarashiid1134
@hamdarashiid1134 2 года назад
Anuu waanba ooyey
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 2 года назад
Hhhhh
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Filmadu way iga oohiyaan ba qaarkood😭
@maryamsaleebaan7506
@maryamsaleebaan7506 2 года назад
Ilahayoow qofaan jeclhy yaanan waayin😭😭
@hanimaxamud3213
@hanimaxamud3213 2 года назад
Aamiin 🥺🥺🥺
@nafisaabdirahman4130
@nafisaabdirahman4130 2 года назад
Ilhyow qofka an jecelahay yanan wykna adunka nagu kale karayan😥
@UbaxCadilahi-so6oc
@UbaxCadilahi-so6oc 11 месяцев назад
Musalsalkan markaan daawado wlhi ani dhan oohin😢😢😢
@hibomohamoud2778
@hibomohamoud2778 Год назад
wa sida ay u guursadan raga iyo dumarkuba u guursadan inkasto dumarka ay ku uarty inay gursadan wanay nagu dhacday tasi alle haku naxariisto wlshy
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 2 года назад
Bisinka nin aymaanta jcylkisii dhimatey hadana tukale guursanaya aar wxaas jcylmahee waa ja jab
@asmaothmanilkacas4252
@asmaothmanilkacas4252 2 года назад
Walalaayaalow film ka nuura dhiamashadeeda badala sida filimaanta camal inay soo noqonayso ka dhiga wlhi aniga film ka iyada la aanteed ma daawan kare
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 года назад
Iyadoo reer akhiraada Bay imanaysqq
@asmaothmanilkacas4252
@asmaothmanilkacas4252 2 года назад
@@kaahanuuraahmed3695 walal waan ogahay saas lkn wlhi filmku waa madhax yada la aanteed
@rahmasuley5821
@rahmasuley5821 2 года назад
Filmka ama daqiiqadaha noo kordhiya ama iska haysta halked sidii hees sadex bayj ah 13 minit macal xayeysiis ku jiro nooga dhigten
@nimcoducaale1436
@nimcoducaale1436 2 года назад
Qalpiga qalpiga😥💔
@najahfarah5102
@najahfarah5102 2 года назад
Wlih runbaan mooday waan ka naxay 😰😰😰
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 года назад
Alla nin aa ma naxo wlee durba gormuu xidhidh samyn inkasto kani film yahy hadana wa iska sida ragu waxd arki nin xaskisiyo dhawan geriyoty qofkale durba gursanaya😭
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Beeeen mha
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Acuudubilah wanyabe
@roodacishqi7985
@roodacishqi7985 Год назад
Samsam naagtan laleyey rufyansanaa uf
@degentakhal8912
@degentakhal8912 Год назад
Wlhi qaybtan waan iska ooyay xuma markaad qof aad jeclayd waydo😢😢😢
@HabiCabdilahi-qs1io
@HabiCabdilahi-qs1io Год назад
😢
@najiibmahamed5183
@najiibmahamed5183 2 года назад
Nuuri way dhimatee allah unaxaristo😢😂😂😂😂
@ayaaanfaysal4105
@ayaaanfaysal4105 2 года назад
Wajiga guubay argasaneeyi meshan kugu Arkoo waaa inan Ku jafooo
@cashoqani4271
@cashoqani4271 2 года назад
waxankahelay jiliinka mama shaakir❤
@sodishey8221
@sodishey8221 2 года назад
Filmka 12. Hakadigina please 30./ama 32 kadiga
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 2 года назад
Zamzam sharaf qali wan ku jecla lakin flimka wan kula colobay kkkk
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Aragsaneeey dhimo😰🤣🤣
@ckariimadoshhande8548
@ckariimadoshhande8548 2 года назад
Waad mahadsantihiin sida fcn eed ula soo dhakhsateen
@mahadomedali6570
@mahadomedali6570 2 года назад
Nura miss u hbbty jecel xasid mawayo
@markazulikhlaas9157
@markazulikhlaas9157 2 года назад
Wll subusgarab isaar ilahay hku sharfo aduun iyo aqiraba
@hibojamacyusuf3275
@hibojamacyusuf3275 2 года назад
Shakr
@asmamahamedahmed4292
@asmamahamedahmed4292 2 года назад
Shaakir guurka aragsan xaqiiq ayu ku raadinya wxbu dareensanyhy
@Suhuur1
@Suhuur1 2 года назад
Anigaba ugu horay filmka dawashadiisa
@maymunbashir7310
@maymunbashir7310 2 года назад
Film kan wxa u fahmey Nimanka qaar inaaney geerida saa dhib ugusii hayninbo
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Haa warun
@muunaaxmed8948
@muunaaxmed8948 2 года назад
Ahy aah nuraa🙄🥺
@sodishey8221
@sodishey8221 2 года назад
Allah nura marun Bai udimati
@ayaanali4881
@ayaanali4881 2 года назад
Waa jiliin mxaa kugu dhcy alleh cimriga haw barakeeyo
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
😂😂😂😂 wax runi xagay joogaan adi ma nooshay horta
@ayaanali4881
@ayaanali4881 2 года назад
@@nadiirayuusuf6887 🤣😅 dadkeenu wxkasta run ayey iska moodayaan
@najaxaxmed7148
@najaxaxmed7148 2 года назад
Alah nura 🥵🤤😪😰😥😢😭😂
@marwamaxamud8945
@marwamaxamud8945 2 года назад
Ax ya ax😥😥😥😥
@samsammoha4356
@samsammoha4356 2 года назад
wow wlhi filmkaa dartii caawa kaawiyad igu dhagtahy hhh
@arwamohamed541
@arwamohamed541 2 года назад
Hhhh I’m dead wllhie
@fadxiyacabdi2714
@fadxiyacabdi2714 2 года назад
Bala sahadsada afka alla idingoye
@kamaaludinwrsme6658
@kamaaludinwrsme6658 2 года назад
Halkaa 1 month ka dib 1 year ka dib ayaa ku qurxbnayd
@suusanciise3091
@suusanciise3091 2 года назад
Sheekadu waxay u muuqata in anay nuri dhiman o ay modayan in ay dhimatay kana dhuumanayso sona bixi donto hadhow
@xamdabarre51
@xamdabarre51 2 года назад
Ax wuxu ma fanbrojbaa
@khaalidjaamac1235
@khaalidjaamac1235 2 года назад
MaY reer aakhirood ahaan bay kuSoo baxaysaa
@fadxiya7929
@fadxiya7929 2 года назад
Nuura samsam bidaro ayyah dishay
@samsamsharafofficial5848
@samsamsharafofficial5848 2 года назад
budartada eeg aduu nacas
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 2 года назад
Waa buuq
@ikraancnuur7138
@ikraancnuur7138 2 года назад
Walihi musaslkii wuu iga ohiyay
@sacdiyomaxamedcabaas7235
@sacdiyomaxamedcabaas7235 2 года назад
Ax wlhi wanaxay
@Ururka_yufo
@Ururka_yufo 2 года назад
Nuura i miss you filimku la aanta ma soconayo😥
@suadadam9522
@suadadam9522 2 года назад
Nuura laanteed filimku ma macana😒😒😒😒😒
@Ururka_yufo
@Ururka_yufo 2 года назад
@@suadadam9522 soo ma aragtid
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 2 года назад
Haaa wlhi bilaa macno
@asmamowliid7031
@asmamowliid7031 2 года назад
Kusoo dhakhso wall
@mihiimkayse6918
@mihiimkayse6918 2 года назад
Nuura maxad udhimatay maxay weye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@asmamowliid7031
@asmamowliid7031 2 года назад
Reer akhiraad 😂😂😂
@israidil1017
@israidil1017 2 года назад
Samsamsharaf wllokujeclaa lknmarka filinka kunacay kaftan waayeh
@wardajaamac7620
@wardajaamac7620 2 года назад
Ax 😭wllhi dhab ban modayba
@sadriabdisadriabdi2128
@sadriabdisadriabdi2128 2 года назад
Filimka meshan aye ku haleyan
@maryancumar5940
@maryancumar5940 2 года назад
Alaaa vodka iska hagajiya yakh
@ayuushhariye7905
@ayuushhariye7905 2 года назад
Kuwan film matalikarimayan codkoodaba lama maqlayo film isku dhex yaacsan wxa naga hagaajiya intaydan dadka uso gudbinin
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Sow maha
@hibohassan6015
@hibohassan6015 2 года назад
Sheeko layga sheekayey ayey u eegtahy qabrigaa koodhka laga soo dul xelay
@laylaabdilahi5984
@laylaabdilahi5984 2 года назад
Halqadan meel buuq Ah Ayaadku duubteen
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 2 года назад
Khayamo xun
@caishacabdikani5568
@caishacabdikani5568 2 года назад
🥰🥰🥰
@nimcomaxamed5434
@nimcomaxamed5434 2 года назад
😥😥😥😥😥
@aaminaaaden1668
@aaminaaaden1668 2 года назад
Beeenta balaayo kula dardaaranty
@khadradheeman3756
@khadradheeman3756 2 года назад
Ax😭😭😭
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Aragsan xasidad
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Run wa
@dekahussein8973
@dekahussein8973 2 года назад
Plz time ka filmka dawshdsa hala kordhoyo
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 года назад
Aragsan balo kuu afwaynaatay hhhhhh. Kaftanlee sharafeey
@najxosmn5898
@najxosmn5898 2 года назад
🥰😘😘😘
@aishaahmed4428
@aishaahmed4428 2 года назад
🤣🤣🤣😭😭sawdinka ruwayadi if iyo aakhiro nagaga dhigay
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhh
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 года назад
Waxaalagayaabaa waa qiso dhaba
@queensophia0647
@queensophia0647 2 года назад
Nuura la,aan manuraayo filmka
@sacdiyoabdullahinur4777
@sacdiyoabdullahinur4777 2 года назад
Adunka zamzam sharaf uu nacay
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 года назад
Filmka codka kor uqaada sifcn loma maqle
@araweloyar7958
@araweloyar7958 2 года назад
Nuura madhiman ee diib ayay usoo laban dontaa waxay kuwarwrtay nolosha gurigay jogto
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
Walal ma runba ma dibay u soo celinayaan.
@araweloyar7958
@araweloyar7958 2 года назад
@@nadiirayuusuf6887 haa waysoo laaban marki sunta lagu durayay ayay dhumanaysaa atariisho filmka oosocda ma dhimato iyadun waa atarisho wesolaban
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
@@araweloyar7958 mahadsanid qaali waynu eegi
@saidocishqi
@saidocishqi 2 года назад
🤣🤣🤣🤣 aakhirana waa isku arki doona kuye aakhiro labada is qaba ee daacad isku jeclaa uunba aakhiro isku arka 🤟
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 2 года назад
Hno akhriro walaysku arkaa dadkii ifka isku arki jiray janada waysku arkaan
@haawamohamed5575
@haawamohamed5575 2 года назад
Nuuuri way dhimatay
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 года назад
Muqalka naga hagajiya sucac buu leyahye
@muHiyaDeanColOmbE
@muHiyaDeanColOmbE 2 года назад
Qisada filmka Azma 😐😐
@IbrahimIbros
@IbrahimIbros 11 месяцев назад
🎉😢😮😅😊😂❤
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 года назад
Ninku gurmu waxa shukan San inanto jeclahi bu shali waye war ninmaku ma naxan
@cabdijaarsiciid1260
@cabdijaarsiciid1260 2 года назад
Tv
@saynabahassan4077
@saynabahassan4077 2 года назад
Ku dhaqsada nio waxa
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 2 года назад
filinku calol xuma wayna
@bilanbadal9394
@bilanbadal9394 2 года назад
Nagta xuntaa xasiyadaa uf😡😡😡😡
@omarhusan6248
@omarhusan6248 2 года назад
aragsan 😂😂 warya naf ayay kutahay
@nimcociise1198
@nimcociise1198 2 года назад
Codka kor uqaad kudhaha ninka
@maxamedcabdimaxamedcabdi8318
@maxamedcabdimaxamedcabdi8318 2 года назад
Waryaa maad caadi ahayn gabadh kale ayaa isla markiiba heshay waxyar baa Ka soo wareegay war yey ku dilin iska ilaali
@hiboqurux2705
@hiboqurux2705 2 года назад
Wxu waa film dee
@shushu4881
@shushu4881 2 года назад
😂😂😂😂😂😂
@jamiilaahmed19
@jamiilaahmed19 2 года назад
Waha mIYaN fILm ahaYen maxa KHLdaN
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 2 года назад
😅😅😅😅😅
@samiiracabdi730
@samiiracabdi730 2 года назад
Sorry
@zalmaabdi5637
@zalmaabdi5637 2 года назад
𝙖𝙭😓😓😓😓
@israidil1017
@israidil1017 2 года назад
Samsamsharaf wlhi waanjeclaayee lknmarka filimka waanacay kaftan leewaayeh
@ayaancabdirahmanxuseen2086
@ayaancabdirahmanxuseen2086 2 года назад
Bal wax ku dara xaga dariiqadah
Далее
Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q30AAD
11:25
Просмотров 58 тыс.
Abaydin Abaydin Dhalay
32:51
Просмотров 4,9 млн
Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q28AAD
13:16
Просмотров 85 тыс.
Musalsalka Cusub Sahan Jeceyl Qeybtii Part 1
16:17
Просмотров 55 тыс.
Musalalka Sahan jaceyl   Part  5
15:01
Просмотров 18 тыс.
Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q36AAD
10:21
Просмотров 104 тыс.