Тёмный

Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 14aad | Baarista kiiskii ugu adkaa ee lacag lagu lunsado. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 839 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.co...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Развлечения

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@MohammedsalaadSiyaad
@MohammedsalaadSiyaad 4 месяца назад
Astaan waad guuleysateen. Dhaqanka somalida lagu yaqaano ee ah inta qofka xanuunkisa lala tacalayo loo quraan aqriyo.
@xidigtamudug932
@xidigtamudug932 4 месяца назад
Haa waa arin mudan baraarujin waanku bogaadinaya 🎉 way mahadyihiin
@FaaizahmedMohamed
@FaaizahmedMohamed 4 месяца назад
Dhalinyaro salaada subax aan ilaalino sida musasalkan uso geyseen saladana haloo sugo hana lagu baraarugo ❤
@SucdiShugri1148-hs4yi
@SucdiShugri1148-hs4yi 4 месяца назад
Ilahayow nofududee
@maraamaomar927
@maraamaomar927 4 месяца назад
Yaarabbi noo fududee
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 4 месяца назад
Allah haku sharfo wll
@dayaxyare2417
@dayaxyare2417 4 месяца назад
Alleh haku xifdiyo
@Bulxbeey15Rmd
@Bulxbeey15Rmd 4 месяца назад
Jizakallaah hye
@Zakirabdi169
@Zakirabdi169 4 месяца назад
Waan ku baryaa abowe ama abaayo one like please😢
@ifraaxsiraaji4560
@ifraaxsiraaji4560 4 месяца назад
Maxaa ka faa idee hadaan ku siyo😊
@BosteeyoHussein-g5c
@BosteeyoHussein-g5c 4 месяца назад
Kabadan hadan awoodo wan kusari laha🎉❤
@nishapep1517
@nishapep1517 4 месяца назад
Hoo ku dhimo😂 3:29
@FatumoMuse-np4ex
@FatumoMuse-np4ex 4 месяца назад
​Nasab❤️🥺
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 4 месяца назад
Wan kugu tuuray gacalo
@abdiazizbilow7826
@abdiazizbilow7826 4 месяца назад
Qeyba Qeybata kale wey ka shidantahay Musalsal soomaali ah saan dhan udaawado weli ma arag ❤❤
@Princessmadrid-g6i
@Princessmadrid-g6i 3 месяца назад
Wan ku baryaya aboowe iyo abaayo one like please 😢
@sucdicaddey7597
@sucdicaddey7597 4 месяца назад
Caawa waa jimco anku salino xabiibkeyna maxamad Sallalahu caleyhi wasalim ❤
@Sihaamhasan-u8y
@Sihaamhasan-u8y 4 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
@HuseinOsman-xd9ju
@HuseinOsman-xd9ju 4 месяца назад
😅 26:51 bo​@@Sihaamhasan-u8y
@mariaadow9704
@mariaadow9704 4 месяца назад
salalahu caleyhi wasalm❤❤❤❤
@CkarimYare
@CkarimYare 4 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalam
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@NasiibLucky
@NasiibLucky 4 месяца назад
Lagama sheekeyn karo Manshalah waa film cajiib ah meela farabadan taabanayaa somaliyeey Alle aan xussuusnaano qurannka aan jeclaano salaada ilaalinoo macsiyada iyo dilka iyo qayaanada iyo xaasidnimada iyo cuqdada iyo benta iyo xanta iyo kibirka iyo qabiilka aan iska deynoo Allow gafkeena iyo gerideena hakulmin. Allow nonaxariiso oo janadada naguwada kulmi AMEn Amen
@عائشهعبدلهعبدله
@عائشهعبدلهعبدله 4 месяца назад
Ameeen😢
@NasiibLucky
@NasiibLucky 4 месяца назад
@@عائشهعبدلهعبدله AMEn wll
@fahmoabdirashiid6636
@fahmoabdirashiid6636 4 месяца назад
Aameen yaa rabi
@aamiinduraan9988
@aamiinduraan9988 4 месяца назад
aamiin
@Fathayusuf-u4v
@Fathayusuf-u4v 4 месяца назад
Aamiin from dds
@abdirahmanHajisaid
@abdirahmanHajisaid 4 месяца назад
Duniyo iyo galad waa the best of the best heerkan in ay gaarto musalsaladda somaliyeed waa wax lagu farxo barvo asxaabta
@MomtasOmar
@MomtasOmar 4 месяца назад
Haa wlhi ❤
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 месяца назад
Aad iyo aad
@F13500
@F13500 4 месяца назад
Hooyo abaalkeda janno allah ka dhigo marka xanunsato wey kula xanunsane si kasto uweynaw 😢❤
@daciyalkheirchannel1096
@daciyalkheirchannel1096 4 месяца назад
MshALAH caawa musal-salka madarasad dugsi quraan iyo faataxo muraad lamaraayo Inta ku faraxday like 👍 dhac
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 3 месяца назад
Walaalaheyga qaaliga Ah iiso duceeya inu Allah I caafiyo aniga iyo inta islaam Ahba Midka cijida xanuunayso xata oo islaam Ah wa inan u damqanaa oo 1qof wada noqonaa marka walaalahayga lacag marabo kaliya duco le rabaa 40 qof ducadooda waala aqbalaa Insha,Allah caafimaad wan Heli doonna aniga iyo inta islaam Ahba Aamin yaa Rabball caalamiin
@user-bilanzara
@user-bilanzara 4 месяца назад
Mxa ka wacan mrkuu ninka Ragga ahi damiir iyo garasho dhaqankisa uu ku suntan yahay intaz kadib uu gabadh gayaanki ah daryeel iyo ixtiram qurux badan siinayo❤❤❤❤
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 3 месяца назад
Na balayo xasuus haygalin😂😂
@abdulahishukri7345
@abdulahishukri7345 4 месяца назад
Inta galad qalpi wanaagiisa udaawata flimka like ❤
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 месяца назад
Team dhaxal waxaa lagaaray xiliga aan qeyb san laheyn dhaxal keena si aan lagaaga hor marin like 👍 tajired saar saad utaa jirto😂
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 месяца назад
@@maryanCraxamaan 👍😁
@FAYSALFouad-j2p
@FAYSALFouad-j2p 4 месяца назад
Marnaba lagama yaabo ina dhaxal keyga Bankgi lagu dhisto 😭😭😂
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 месяца назад
@@FAYSALFouad-j2p hhhhh
@Suhala-f4t
@Suhala-f4t 4 месяца назад
Nijaas bad thy😅
@nagiibkamaal
@nagiibkamaal 4 месяца назад
Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 ❤❤
@superfun1819
@superfun1819 4 месяца назад
Aaamin yaraabi
@Fathayusuf-u4v
@Fathayusuf-u4v 4 месяца назад
Aamiin from dadka laguumaysto dds ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FarhiaAhmed-fg7jc
@FarhiaAhmed-fg7jc 4 месяца назад
Alle gumasiga ha idinka saro ​@@Fathayusuf-u4v
@MustafeAxmedxayd
@MustafeAxmedxayd 4 месяца назад
Majiro qof kusaliyey nabiga zcw 😢😢😢
@Ayaaniita112
@Ayaaniita112 4 месяца назад
salalaahu calayhi wasalm.
@Sihaamhasan-u8y
@Sihaamhasan-u8y 4 месяца назад
​@@Ayaaniita112 scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@fadumamahamuud5714
@fadumamahamuud5714 4 месяца назад
Scw scw scw
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi 4 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@RodaAbdilahi-j6p
@RodaAbdilahi-j6p 4 месяца назад
Thanks wllo 🌹 scw scw scw scw
@Cabdiraxman228
@Cabdiraxman228 4 месяца назад
Gorma kugu dambeysey saliga nabigeena scw cawa waa jimce ku sali xabibkena❤❤
@ruqiyogeedi9713
@ruqiyogeedi9713 4 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️
@faxdiciisedagan7403
@faxdiciisedagan7403 4 месяца назад
Ani waxan ka cabsi qabaa in galad shaqada laga buriyo duniyane lacagta deytana qorta ugasho mel ka kena wayo sidasne duniyo ku wayo kii xumaa dugan laha ahaa uu sidas ku helo alla rabiyo 😢
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 4 месяца назад
Haaa wallahi waa sidaan ka cabsi qabo anigu 😢
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 месяца назад
Anigaba saas ayaan kacabsanaa galad inla Buriyo maskiin
@RuweydoCismaan-r6n
@RuweydoCismaan-r6n 3 месяца назад
​@@ZimanAbdirisaq-ug3xtshowga naga dhaafa waxan film wye😂
@FarxiyaFantastic
@FarxiyaFantastic 3 месяца назад
Anah sas ufakaray allow alle
@Nugaal125
@Nugaal125 4 месяца назад
Team dhaxal yaaa ila cabsanaaya Weliba ka cabsanaaya In Galad 😢baxar la geliyey 😢 like isaar hada ila mid tahy😢
@maxamedaamin9767
@maxamedaamin9767 4 месяца назад
Waa jumce cawa aan ku salino xabiibkena muhamed Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@AbdikarinAlihasan
@AbdikarinAlihasan 4 месяца назад
Waan ku baryaaa aboowe ama abaayo one like please
@calibadal
@calibadal 4 месяца назад
TEAM LOWKAAN 1K LIKE 😂❤
@Faamgirl
@Faamgirl 4 месяца назад
Weeykan
@biiwayecb4896
@biiwayecb4896 4 месяца назад
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ دَائِمًا وَأَبَدًا عَلى سَيِّدِنَا وَمَوْلانَا مُحَمَّدٍ مُنْتَهى العِلْمِ وَمَبْلَغِ الرِّضا وَعَدَد النِّعَم وزِنَةَ العَرْشِ وَسَعَةَ الكُرْسِي ومِدَادِ الكَلِمَات كَمَا تُحِبُّ وتَرْضَى وكَمَا يَنْبَغِـي لجَـــلال وجْهِكَ وجَمَـــالِك وكَمَـــالِك وعَظِيـــم سُلطَانِكَ وكَمَا أَنْت أَهْلُه مِن الأَزَلْ إلى أَبَد الآبِدينْ اللّٰهُمَّ يَا حَيُّ يَا قَيُّوْمُ لَكَ أُصَلِّيْ وَلَكَ أَصُوْمُ وَبِكَ نَقْعُدُ وَبِكَ نَقُوْمُ أَحْيِ بِمَعْرِفَتِكَ قَلْبِيْ وَاغْفِرْ لِيْ بفَضْلِكَ ذَنْبِيْ إِنَّه لَا يَغْفِرُ الذّنُوْبَ إِلَّا أَنْتَ اللّٰهُمَّ إِنَّكَ نَاظِرٌ إِلَيَّ، حَاضِرٌ لَدَيَّ قَادِرٌ عَلَيَّ أَحَطْتَّ بِيْ عِلْمًا وَسَمْعًا وَبَصَرًا فَارْزُقْنِيْ أُنْسًا بِكَ وَهَيْبَةً مِنْكَ وقَوِّ فِيْكَ يَقِيْنِيْ وَبِكَ اعْتَصَمْتُ فَأَصْلِحْ لِيْ دِينِي وَعَليْكَ تَوَكَّلْتُ فَازُقْنِيْ مَا يَكْفِيْنِيْ وَبِكَ لُذْتُ فَنَجِّنِيْ مِمَّا يُؤْذِيْنِيْ أَنْتَ حَسْبِيْ وَنِعْمَ الْوَكِيْل اللّٰهُمَّ رَضِّنِيْ بِقَضَائِكَ وَقَنِّعْنيْ بِعَطَائِكَ وَأَلْهِمْنِيْ شُكْرَ نَعْمَائِكَ وَاجْعَلْنِيْ مِنْ أَوْلِيَائِكَ أَنْتَ الْوَلِيُّ الْحَمِيْدُ اللّٰهُمَّ أَسْكِنِّيْ فِيْ جِوَارِكَ وَمَتِّعْنِيْ بِخِطَابِكَ وَإِنْ كُنْتُ لَسْتُ أَهْلًا لِذٰلِكَ فَأَنْتَ أَهْلٌ لِذٰلِكَ
@naimaabdihakiim7788
@naimaabdihakiim7788 4 месяца назад
Barakallah ❤😊
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 4 месяца назад
Qofta kaliya iga murjisay wa dunyo marke ledahay aniga abahayga marku dhintay wa oga ina mel cidla kuso dhacayo😭 Yarabi walidkena u naxariso qabrigana u wasici inta nolna cimriga ubarakey😢
@abdixakimaxmed5757
@abdixakimaxmed5757 4 месяца назад
Amiin ❤
@Aamina970
@Aamina970 4 месяца назад
So saad wllhi habeenkaas caadi baan u ooyeye ilaahow aabayaasheen intii dhimatey u naxariiso yaa rabi😢😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 месяца назад
Qiiro jabaan %101😂😢
@BELLA-HAGGI-5050
@BELLA-HAGGI-5050 4 месяца назад
In waraabe meel cidlo ah iga qaadanayo wan ogaa😢😢😢
@MohamedOmar-zf1sj
@MohamedOmar-zf1sj 4 месяца назад
Si qiira leh beey hadalkas utiri wlhi.. it's heart touching 😢
@FuAad1
@FuAad1 4 месяца назад
Fataxada inta la akhridey ☝️
@Speedy-616
@Speedy-616 4 месяца назад
Waa bad soo gashee nabigeena Mohammed ku sali
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 4 месяца назад
Allah is one yaa raxmaan yaa raxiim yaa awal yaa akhir yaa xaqu yaa xaakim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ramlahaji-mh8qz
@Ramlahaji-mh8qz 4 месяца назад
Team galad like 👍
@updiqadircade5639
@updiqadircade5639 4 месяца назад
Macal aniga faataxada waan maray wlh , Amuuraha Allaha Sahlo
@aarkamaanta2972
@aarkamaanta2972 4 месяца назад
Galad waku daayay computerkisa flashka, asagana maskinto isbitaal geeyay😂 jaceel faqireed hada bilabanayo😂
@Dhool2016
@Dhool2016 3 месяца назад
Galad miyaa lagu😂 nabi rabaa cajiib
@umulkhayrfaarax8586
@umulkhayrfaarax8586 4 месяца назад
All EYES ON RAFAH😢🇵🇸
@HasanAli-x5q4i
@HasanAli-x5q4i 4 месяца назад
War wax cunista kasaara anaga oo aan soo ashaynin ayaa nii daawanoonaa ee gaajaanagabanayso marka ee kadaaya❤❤❤❤❤❤❤
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 4 месяца назад
Naga aamu heedhe flim aan wax cunis lahyn waa marax
@mobambam4594
@mobambam4594 4 месяца назад
I love hablaha somaliyed💖💖🇸🇴🇸🇴😊😊😊🥰🥰xalimo salan from canada🇨🇦🇨🇦
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 4 месяца назад
Indhahaygii 😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 4 месяца назад
Waan kaaqadney wll from somalia🇸🇴
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 4 месяца назад
Duniyo inta jecel inay arkan iyadoo indhah kala furty❤🫨👍from burco
@252pikka9
@252pikka9 4 месяца назад
Wey dhiman rabtaa😢
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 4 месяца назад
@@252pikka9 Yaa dhahay
@XamdiAxmed-di1mm
@XamdiAxmed-di1mm 3 месяца назад
​@@252pikka9 ma dhimanee 😢😢
@SadiaAden-h4d
@SadiaAden-h4d 4 месяца назад
Duniya indhaheeda waa heli dontaa balse waxay u badantahay galad in uu xabsi galo oo ay arki wayso Duniyo in mudo ah wiilkii sababta u ahaaay in ay indhaheeda hesho 😢
@MahbubAbdihaye
@MahbubAbdihaye 4 месяца назад
Gallad computerka flashka la galiyeyn waa kiisa isagaa lala kici doonaa intuu xidhanyhy gabadha indhaha loo fiiqi doonaa iyana marka soo baxdo waayi doontaa waa sababta ay muuqaalkiisa wax uga waydiinaysey kkkk just for forcating director dhinaca saadaasha ah
@raxiimaraxiimamuse4478
@raxiimaraxiimamuse4478 3 месяца назад
Wa eeg na meel dheer ka fikirty
@worldhistory73
@worldhistory73 4 месяца назад
Walaalayaal isoo booqda idinkoo raaliya waan hubaa inaad IGA faa'idi doontaane
@ayaanleali4536
@ayaanleali4536 4 месяца назад
Like la iska tuugsanayo 🇸🇴 ugu imaaw qofka wa inuu waxa so qortay ka helaa ee aboo iyo abaay like laguma helo wax fahma😂😂😂
@User.namedahir
@User.namedahir 4 месяца назад
Waad ii hadashee quruxey oo waad imatashay🙏
@hooyo6731
@hooyo6731 4 месяца назад
Jacaylka hooyo mcnto awgiis igu soo kala kiciya xafadaan asxaabey Mahadsanidiin
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 4 месяца назад
maamada duniyo dhashay ee maamo luul waa mamo qaaliya sida ay wax u jilayso qiiray ku gelinaysaa alle haku daayo maamo luul
@Hodanisha
@Hodanisha 4 месяца назад
Horta Sow mha tii musasalka arday ku jirty oo ardeyda waresan jirty mise ana umaleyo
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
​@@Hodanishasaas weeye
@Ali-ziiza
@Ali-ziiza 4 месяца назад
Badi saliga xabiibkeena maxamed sallalahu caleyhi wasallam ❤ اللهم صلي و سلم على نبيا محمد صلي الله عليه و سلم ❤
@salmasaado9694
@salmasaado9694 4 месяца назад
Galad marka lagu eedeyo inuu isagu ka dambeeyay Aabihii muxuu is odhanaya waan ogaa in Aanad abtiga khayr kala kulmayn
@Il1vmee
@Il1vmee 4 месяца назад
1:32 ninkan wax waraysanaayo inta codkiisa garaty markiiba😂🔥
@Sadia-he9vv
@Sadia-he9vv 4 месяца назад
Wlhi marar badan ba dhageystay xaged ku maqasha islaha😂😂
@Shamsayid
@Shamsayid 4 месяца назад
May tuug kuu maleynaye😂😂😂 sarirteydii hore daqada soo xasuuste galad meshu jiifo❤
@ManAlone-px2hd
@ManAlone-px2hd 4 месяца назад
Walahi aniga xitaa fataxada wan aqriya Allah ha aqbalo😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Safwaan_256
@Safwaan_256 3 месяца назад
Illahay haddaa aaminsantahay like iyo nabigiisava❤♥️😊
@deeeqdarajinho7790
@deeeqdarajinho7790 4 месяца назад
Caawa waa jimco aan badino saliga nabiga scw❤
@RoodaLuduf
@RoodaLuduf 4 месяца назад
Alla meel xumuu ku dhamaday 😢😢😢
@abyanhusein1125
@abyanhusein1125 3 месяца назад
Wxa rajena galad io duniyo inesan wax caqabado ah la kulmin😭😭midan siri ee dhahn wx wlbo usabab eh😭😭
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 4 месяца назад
Mansha allah waxan film waa dhaafay wallhi mahadsanidin bahda astaan iyo dhamaan shaqalaha shirkada astaan
@mariaadow9704
@mariaadow9704 4 месяца назад
caawa waa jumco anku salino xabiibkeyna maxamad salalahu caleyhi wasalim❤❤❤❤
@ťòŕöńťó-y7w
@ťòŕöńťó-y7w 4 месяца назад
Marwal ba like leyma saaro 😢😢
@ayaanleyare5313
@ayaanleyare5313 4 месяца назад
Faataxada duniyo loo maray inta la Martay like iisaara 🙏
@SharuuIbraahim
@SharuuIbraahim 4 месяца назад
Haah is noollee oo mesha ka kac i love mom 😭😭😭
@SouhaibOsman-vy9bg
@SouhaibOsman-vy9bg 3 месяца назад
War musalasalkn wa iga gadanyahee mad so daysan qaybtaa xigta❤❤❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 4 месяца назад
yaa Ku shaqeeya Computerka Flashta La Galiyay Halkaaas Ayay Balaayo Ka Bilaabanysaa Ileen Galdaa Ku shaqeeyee 😭😂
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 месяца назад
Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaad comment u akhrinee hadaad waxbarashada u akhrin lahayd waa horaa aduunka la tartami lahed😭😂💔
@FadumMaxamed-vu8ww
@FadumMaxamed-vu8ww 4 месяца назад
Wllhi benta mhn😂😂
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 месяца назад
Ee ee dhaly dibjirbaan noqday ani 😢😮
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 4 месяца назад
Wllahi welipa sabtida imtixaanku ii bilaamayaa imikana course yada qaar ban magacooda aqoonin😂😂😂😂
@aragsangaas5191
@aragsangaas5191 4 месяца назад
😂😂
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 месяца назад
🤣🤣🤣waad igaqoslise wllh legend Filinka saacad kahor dhameestay hadana wxn kusoolaabtay commentigi inaan siiwado aqriskooda🤣
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 3 месяца назад
22:36 masha allah ardayda aad ayee dugsiga quranka ugu aqrinayan sido kle ustaadka waa legnd aan aqoon sanado badan isku lahen lakin waqtiga iyo waayaha inakala qariyay masha allah
@abdijibarmabdilahi4795
@abdijibarmabdilahi4795 4 месяца назад
Manchester City team like saar 😂❤
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 4 месяца назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw❤❤❤❤
@Fafo0
@Fafo0 4 месяца назад
Flim in la dawado mudan io dad in wx laga zugo mudan tihiin❤ zidey thy nogu hagar paxooziiiiin thanks astaan
@MaryanBashiir-c7f
@MaryanBashiir-c7f 4 месяца назад
Duniyo iyo galad wlhi. Waa jilaayaal raami ah guuleysta
@ayaniita9386
@ayaniita9386 4 месяца назад
Alla cabdifataax miixa jiliin waku fican yahay wallhi astaan miixa filimo badan haloo dhibo❤actorkeena❤anigana qoray mid ka mid ah😂✌️
@rahmag.g314
@rahmag.g314 4 месяца назад
Actor ka miyaa Abdifitax la dhahaa
@ayaniita9386
@ayaniita9386 4 месяца назад
​@@rahmag.g314haaa kan omer atamaja u hadlo
@momsprincess6974
@momsprincess6974 4 месяца назад
@@rahmag.g314maya midka kuwa wax baarayo madaxa u ah ee yara cad. Waa turjumaa Filimada u turjuma Astaan
@hilaalyusuf6453
@hilaalyusuf6453 4 месяца назад
Waxan xasustey hooyadey o mudo an waxba arki kareen buro madaxa kaga taaley kadib wala qaley 9 habeen koomo ku jirtey weyna u geeryootey alle haunaxaristo 😢
@أستاذمصطفیمحمد-خ6س
@أستاذمصطفیمحمد-خ6س 4 месяца назад
Amiin
@ManAlone-px2hd
@ManAlone-px2hd 4 месяца назад
Amiin yarabi 😢
@fatuushsheikh2636
@fatuushsheikh2636 4 месяца назад
Ilaahow Duniya Qaliinka u fududee miskiinta😢😢😢😢
@bashiiraxmed1977
@bashiiraxmed1977 4 месяца назад
Aamin Aamin 😂😂
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 месяца назад
Wxn filin waaye ilaahayow aa Wll gabadha indho weyqabtaa caadi iskadhig🤭
@Nostalgia.1001
@Nostalgia.1001 4 месяца назад
Waxyar baa u jirtaa inaa dhahdo ilaahayow cimri atoore isii 🤣
@Hodanisha
@Hodanisha 4 месяца назад
Flim wye wxan duco Loma bahno gabdha we fcnthy sida saxda😂😂
@SudeisMohamed-de7kf
@SudeisMohamed-de7kf 4 месяца назад
Mel lagamahayo
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@seylici1437
@seylici1437 4 месяца назад
Ani waxaa kawal walooyaa in gabadha lafahmo iney USB ga galisay kadibna shaqada laga Eryo lana Xiro 😄
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 4 месяца назад
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤
@nimcuushsheikh1862
@nimcuushsheikh1862 4 месяца назад
Allow galad badbaadi maskinka
@Ariijiina
@Ariijiina 4 месяца назад
Illahow Galad oo kale noo badi he is the best character in the series❤❤❤
@jeymorealasow5543
@jeymorealasow5543 4 месяца назад
Computerka waxa kushaqeey Galad diriye. Xalqada xigta Galad ayad war uyeeela😂😂😂
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 3 месяца назад
Mrka gaald dembiga dusha laga saaro tallabada uqaadayo ayaa aha hantidaba aniga leh wna dhxlkyga team faqiir wan taajiri rabna is diyaariya guusha anaga leh 😂😂😂
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 3 месяца назад
Wixibaa fahansan tahay weli hawarta wexee dhehee markuu howl nageliyay buu nooga baxay isagana wuu xeran yahay
@salmaabshir7411
@salmaabshir7411 4 месяца назад
Plz aabe ducaale lanbarkisa isoo sheega 😭😭😭🤣🤣🤣siry waayo qofka dhibka keeny plz galad iska dhaaf abtiya u thy 😢Aabe ducaale 🥲
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 4 месяца назад
😂😂😂
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 месяца назад
Masheege marka😭
@nasrocabdiqadircabdullahi6338
@nasrocabdiqadircabdullahi6338 4 месяца назад
😂😂😂😂
@xawomohamed9007
@xawomohamed9007 4 месяца назад
😂😂
@raxiimaraxiimamuse4478
@raxiimaraxiimamuse4478 3 месяца назад
😂😂😂
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 4 месяца назад
Duniyo galad arkimayso umalaynayaa danbiga isaga dusha laga saarayaa😢😢
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad 4 месяца назад
Inta faatixada akhrisey ooo duniya uduceysey asc❤😂
@bakarbinucali4320
@bakarbinucali4320 4 месяца назад
Daacad sanidaa😂
@NaajiSalah
@NaajiSalah 4 месяца назад
Inta nabi maxamed Jecyl like
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@HodanCabdi-dp4vo
@HodanCabdi-dp4vo 4 месяца назад
Wlll wan murogsanhay iwad dociya rapi ino iga farxiyo qof kastna ilhay haa uu sahlo muradkisa
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 4 месяца назад
Amuurta waa qasan tahay oday rooble iyo galad isma sii wadi karan . Duniyo waji uma agyaalo dukaanlihii galadna duufaana ku soo socoto amaana allah War bala waqtiga noo dheereya xooga
@kaafiyodagan982
@kaafiyodagan982 4 месяца назад
😂😂😂😂😂 wa isku aadisay
@IbnuahmedAbdile-kw5fj
@IbnuahmedAbdile-kw5fj 4 месяца назад
Walh Ben Madan sheqin sxb😂😂
@mcckkadiye6955
@mcckkadiye6955 4 месяца назад
😂😂
@FaysalMoha-jr2ji
@FaysalMoha-jr2ji 4 месяца назад
Faatixada toos ba u akhriyey herkaa bey iga mareysaa ani wa duniyo wa alle ha cafiyo 🤲
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 3 месяца назад
😂😂war waa film😂
@soola483
@soola483 4 месяца назад
Kusali nabiga scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@FartuunQafaal
@FartuunQafaal 4 месяца назад
Asxabey iso duceyo wan xanuun sanhy alle in u i cafiyo 40 quf ducadooda alle u aqbalaa😭😭😭
@fatxi-f1g
@fatxi-f1g 4 месяца назад
Intafataxada aqrisaywan idiinsalamay❤
@amira_somalia
@amira_somalia 4 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 🕋❤️👍
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 3 месяца назад
Hortu aktarku muxuu la dhibTooda mr wlpa horranta flimka😢
@xasancumarmoote381
@xasancumarmoote381 4 месяца назад
Hada jeceshahay udgoonow Nabigena muxamed scw scw scw like saar
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@Khalanjo673
@Khalanjo673 3 месяца назад
Waa filim cajiib ah waad kumahadsantihiin refer Astana iyo jiliyaashaba❤❤
@faadumohaama573
@faadumohaama573 4 месяца назад
Acterkygii is com back mustaf😂
@khaalimaxamed2220
@khaalimaxamed2220 3 месяца назад
Hooyo mnc alle haino dhafo booskii hooyo ee dhbta e ka turjumoza duniyo hooyaded wala ilmeyy halaha nac naca dugsika keyneso wlhi😢
@hidayahassan4993
@hidayahassan4993 4 месяца назад
Xiliga yaraa dugsiga saa ujeclaa qof nanac keeno an fataxo umarno😂 mamoyinkaa macalinka fasax noweydiyaa kasojeclen jah gone are days
@fartuunmaxamed2280
@fartuunmaxamed2280 2 месяца назад
Wan Ku baryay aboowe Abaayo jah😢😢😢
@salmacabdirisaaq7009
@salmacabdirisaaq7009 4 месяца назад
Like ii saaara inta og in galad la dhihi doono azagaa lacagtaa jabsaday 🙋‍♀️
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 4 месяца назад
Cod qurux io weji qurxsan m.a❤❤❤❤
@Suhala-f4t
@Suhala-f4t 4 месяца назад
Bal like ta waxa lagu fall aan eege ii saara😂❤
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 4 месяца назад
Maashaa Allah astaan tv axsan musalsal caawo commentyga baxayo awal waan fiirsan jiray bes waxa kabaqaa in galad shaqada laga eryo ama buriyo
@fowziaali3942
@fowziaali3942 4 месяца назад
Dadka buurbuuran wa free stress bilash lama buurna 😂
@FadumMaxamed-vu8ww
@FadumMaxamed-vu8ww 4 месяца назад
Haa wlle😂😂
@FaizaAbdikadir-b2i
@FaizaAbdikadir-b2i 4 месяца назад
Haa ma aragtay
@mohaxamaada4280
@mohaxamaada4280 3 месяца назад
😂😂 lukaan waji maleh ku yih 😮 barasho wanaagsan sxb
@SahraAden-x6w
@SahraAden-x6w 3 месяца назад
Oo nageeye food buu soo jarteeee😅😅
@Official__abdilahi
@Official__abdilahi 4 месяца назад
Leo messi fans like dhaha
@akramyare-lc6zf
@akramyare-lc6zf 4 месяца назад
🎉🎉🎉
@Salaam223
@Salaam223 4 месяца назад
Mxaa kafaaiidee marka😂
@MaskaMadaw-bs2xq
@MaskaMadaw-bs2xq 4 месяца назад
Messi waa gaal uraya mx kagalay war carurtan way washen
@MohamedBakar-bf4ql
@MohamedBakar-bf4ql 4 месяца назад
​@@MaskaMadaw-bs2xq xooyadha gaal eh
@ShukricabdiCali-c7q
@ShukricabdiCali-c7q 3 месяца назад
Sxb waxas ha tangerine yuhudu cawiya
@Sulthan698
@Sulthan698 4 месяца назад
Duniyo fans✋✋✋😁
@UbahMahadBashey
@UbahMahadBashey 4 месяца назад
All eyes on Raafah Ya Raaabi help our brothers and sisters in Palestine 😢🤲
Далее
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Просмотров 1,6 млн
Brilliant Budget-Friendly Tips for Car Painting!
00:28
Ilmadii Qarsoonayd | Xaaji Xuseen iyo Sacda | Waraysi
33:30
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 9 & 10AAD | SIR IYO CAAD
41:14
Sheeko gaaban “Magacaa"
2:46
Просмотров 633 тыс.
Не трогай тут ничего
0:31
Просмотров 3,2 млн
В конце Немалой признался
0:30