Тёмный
No video :(

Musharax Madaxweyne Dr Mukhtaar Sayid oo Khudbad Cajiib ah U Jeediyay Baarlamaanka Somalia. 

Qarri Jiqood
Подписаться 429 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 132   
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 2 года назад
Dr jazahullahu Khair qudbo qiimo badan ayuu jeediyay , Kitaabka quraanka iyo sunada Nebiga calayhi salatu Salam mid nagu xukumo Allow noo soo Saar yaa Rabi
@abduhirabe6132
@abduhirabe6132 2 года назад
Mashaa Allaah dr waa eey fiicantahay Qubadiisa hadii uu ka dhabeeynayo allaah kursiga u sahlo,Alloow inoo keen midkii umada & Dalka u Roon yaa rabi
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
Amiin Amiin ya Rabi
@yasiinbaruddulane1756
@yasiinbaruddulane1756 2 года назад
Mansha allah ma arag nin ka khud bad wangsan waayo illahay ayuu xusay iyo sunati rasullilahi sidaa daradeda waa ka duwanyay musharaxiinta kale illahay maso qadan iyo diinta allah
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
Haa walahi taas aya Xaqiiq ah
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Din maraban waxan lalushka qadanaya hadana kitab ku dharanaya siday isku qabadsinayan
@Aminatt31828
@Aminatt31828 2 года назад
Walaahi waan qiirooday hadii sidaan uu u hadlayo uu ka dhabeyo waa qof wanaagsan oo iimaan leh ee aan ku taageerno in uu madsxweyne noo noqdo ilaahoow haduu siduu sheegtay uu daacad ka yahay ilaahey ha ku guuleeyo ilaahoow aamiin
@sihaamsheikh4560
@sihaamsheikh4560 2 года назад
Masha Allah Dr muqtaar waa mid ka kaliya e uqalma e baarlamaanow noo dooro
@aishaAliyq
@aishaAliyq 2 года назад
Walahi I don't know this man but he really seems like a good person, he seems God fearing person.
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 года назад
YAA SIINAYA DEE IMISA COD AYUU HELAY
@iqraali8188
@iqraali8188 11 месяцев назад
❤❤❤🎉🎉
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 года назад
Maashaa Allaah Dr Mukhtaar Sayid waa shaqsi ummaddu u baahan tahay. Kollay way adagtahay in la doortee waxaa fiican in Xukuummadda cusub EE la soo dhisayaa ay Ka faa'iidaysato oo weliba Amniga, caddaaladda iyo Dibuheshiisiinta bulshada uu qeyb Ka noqdo
@leylahasan8352
@leylahasan8352 2 года назад
Yasiinaya dadka kuhaboon Waa in lagaadhaa qof iyo cod Insha Allah wuuhelidoonaa
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله لا قوة إلا بالله الله أكبر الله أكبر الله أكبر Abti guul ayaan kuu rajeen aakhara iyo aduunba hor usoco Allaah macaka.
@shukri0
@shukri0 2 года назад
Allaah ha no dooro hadu sida u uhadlayo run ka tahay in inshaallaah😭wanqirooday🌄
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 2 года назад
Amiin
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
Amiin ya Rabi !! Walaahi wan Qiiroodey sido kale..welli ma Arag qof sidan oo kale Alle kacabsi uso jeediya . Sheikha hala doorto
@sahalgarane7128
@sahalgarane7128 2 года назад
الله أكبرماشاءالله اللهم مكنه الحكم ومكن الأمة الاسلا مية الملك والأمن والرخاء
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 2 года назад
Amiin
@xawogabow2225
@xawogabow2225 2 года назад
Allaah ha kugu guleeyo
@aaminamukhtaar2195
@aaminamukhtaar2195 2 года назад
Guul insha allaah
@maxamedjaaamac6478
@maxamedjaaamac6478 2 года назад
Alleh ayaa weyn ee Dhakhtarku hadal weyn ayuu halkan kaga dhawaajiyey. Waxaan u rajeynayaa GUUL IYO GOBANIMO. GREAT SCHOLAR.
@shukri0
@shukri0 2 года назад
Guul inshaa allaah
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 2 года назад
Jazakallahu kheyra Dr.Mukhtaar
@liigalaabnuurshe6806
@liigalaabnuurshe6806 2 года назад
Mudane Dr Muqtaar waxa ku rajeeynaa inaa ku guuleysato talada dalka waxan rajeynaa download dalka iyo dadka somaliyee eey ku diirsadan inaha Allah hadaf keenu waa guuul 💯💯💪💪💪🙏🙏
@RuqiyoAhmed-hg8hy
@RuqiyoAhmed-hg8hy 2 года назад
Xataa hadaa lagu dooran kalimada iyo dacwada aad gaarsiisay aan qiimaheeda la koobi karin
@user-po7pn7lg3y
@user-po7pn7lg3y 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا شجاع
@abdirahmanabdinoor1191
@abdirahmanabdinoor1191 2 года назад
Wallahi mid kahadal fiican maisomarin ilaahayow xukunka sii
@YusufMohamed-qs9el
@YusufMohamed-qs9el 3 месяца назад
Somaliye an dorano dr Mukhtar Sayid 😢
@abdimanaanhassen1246
@abdimanaanhassen1246 2 года назад
Masha allah somalieyy ninka aan doorano
@abdiharun2916
@abdiharun2916 2 года назад
ما شا ء الله war ninka dorta
@farxiyoshariifcali8247
@farxiyoshariifcali8247 2 года назад
Jazaaka llaaho kheyran
@user-kw5df2lj3b
@user-kw5df2lj3b 3 месяца назад
Illahy ha kuu dhiibo Dr
@sahalgarane7128
@sahalgarane7128 2 года назад
لقدأسمعت لوناديت حيا ولكن لاحياة لمن تنادي
@jamamehabeb3248
@jamamehabeb3248 2 года назад
Masha allah waxn ku rajeynaya guul
@anabrage6005
@anabrage6005 2 года назад
Allaahu Akbar anagu awood ma lihin illaahow sii kursiga hadalkiisa ayaa ideeqay
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 2 года назад
Amiin
@anischannel8488
@anischannel8488 2 года назад
Masha Allah guul wcn
@feysalmohamed9855
@feysalmohamed9855 2 года назад
Allah ha u dhiibo Insha Allah
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 года назад
Mashaa Allah Mashaa Allah walee xujadii wuu ku oogay yaa Allah markhaati kanoqo
@qaliabdi290
@qaliabdi290 2 года назад
mansha allah alle haku xifdiyo akhii
@kowsarhassan4070
@kowsarhassan4070 2 года назад
Waanin afkiisa kubadanyahay رسول قال الله قال ilaahy habarkayo ha qusanin walal maanta Haday Ku Doran waayan maalin bey Hadalkaga xasusnan donana Kan ladortana Ku kheyr qabo Ale hano dhigo mid kheyr wato
@saciidosaciidocusmaan244
@saciidosaciidocusmaan244 2 года назад
Waxan ku rajeyna guul allah darti hadad u gu da nayso masuliyada qubadkle masn dawan waayo midna ma rumeyni musharaxeentas ❤💓🙏
@ah3069
@ah3069 2 года назад
Dr waan kuwataa
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 2 года назад
Maansha allaah xidig dulayaa yimid midbaa yiri waa langaab weydeen absame ah qolaaduu dono ha ahaado aniga asagaan tagersanahay
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 2 года назад
Masha Allah
@sahalmahamed7719
@sahalmahamed7719 2 месяца назад
Maya maya
@maxadmusdhaf7923
@maxadmusdhaf7923 3 месяца назад
2024fromtiktok
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 года назад
This is our new PM 🤲🏽Aamiin InshaAlLaah.
@dltllc3788
@dltllc3788 2 года назад
🇸🇴🇸🇴SAYID & FARMAAJO🇸🇴🇸🇴
@MajiidJama
@MajiidJama 3 месяца назад
Tuugi farmaajo
@RuqiyoAhmed-hg8hy
@RuqiyoAhmed-hg8hy 2 года назад
Alxamdulilaah nimaca noo timid saa sheektay allaah hanoo rumeeyo
@abdiharun2916
@abdiharun2916 2 года назад
Masha allah war kan dorta
@waxcusubDND
@waxcusubDND 2 года назад
m.a guul ban kuu rajenayaa
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 2 года назад
كنا في إنتظارك منذ احدىو ثلاثين عاما يا اما م مختار يختارك الله في الأرض والسماء ، Anoon aqoon hore ulaheyn horeyna Umaqal xiitaa ayaan afkiisa ka maqalnay kelimaddii aan sugeynay 30 sano iyo dheeraad , Ugu scuba ucodeeya waa nin amaanada qaadi karee ucodeeya Ehelbuu uyahaye, أللهم اشهد Ilaahow waad noo jeedaaye Noosoo Gurmo oo na gargaar
@fahimasayid4135
@fahimasayid4135 2 года назад
Guulayso ader
@mohamoudahmed135
@mohamoudahmed135 2 года назад
Ninkan ha la doorto haday soomaali rabto in ay badbaado
@mohamedmuminali7630
@mohamedmuminali7630 2 года назад
ma Sha alah
@anzufati2042
@anzufati2042 2 года назад
M.a dr allow ku sahal amuraha war somaliyey an u kacno ninkan
@hawaaden1969
@hawaaden1969 2 года назад
waa hadal aad u qiima badan lakiin insha’Allaah miyaa la halmaamsiiyay mise anaa maqlaynin
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 2 года назад
Aniga hadaan codleeyahay waan dooran lahaa ninkaan Lkn sory cod malih
@anabrage6005
@anabrage6005 2 года назад
Làaillaaha illaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin
@abdisalanadan6719
@abdisalanadan6719 2 года назад
Madaxweynah loobahayahay waa ninkan
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 2 года назад
لقد أسمعت لوناديت حيا ***ولكن لاحياة لمن تنادي ولونارا نفخت بها أضاءت *** ولكن أنت تنفخ في رماد.
@Amuuud20
@Amuuud20 2 года назад
Alle hakuu saHlo hdii aad xilkaaz qaado allena ha kugu guulaYsiyo
@abdiqaniali5853
@abdiqaniali5853 2 года назад
dr.sayid guusha waa dhinacaada insha allah
@Amuuud20
@Amuuud20 2 года назад
Wa nin diinTu ka muuqaTo oo wejigisa nuur ka baxaYo waana aqoonyhn
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 2 года назад
Alaah ugu baq dadka ilaaliya I dooro dhaldheel ma aha war dadow xil dheel dheel ma aha
@wiilhooghalaag7403
@wiilhooghalaag7403 2 года назад
Aamiin
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 года назад
Fadlan magaca iska beddel. Ku beddel wiil khayr iyo barako. Yaan alle ku hoojinne
@mohafaarah1422
@mohafaarah1422 2 года назад
Ilaaheey ha soo saaro
@hsdgh7890
@hsdgh7890 2 года назад
Haddii aad xilkan aakhiradaad ku waayi lahayd Eebbe kuuma sahlo.
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 года назад
Amiin
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 года назад
Ma U Jeeda SU Alle KAAGA Aqbaly
@onlyme562
@onlyme562 2 года назад
ya Allah wlhi waan ooyey, ilaahow ku dhowr sheeq, adiga aan ku bahanayah.
@faadildumdum6320
@faadildumdum6320 2 года назад
AlllaAj gyuuuuuul
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 года назад
Manshallah war ninkan ku eega markan ALLAH na ka baqa
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 2 года назад
Asc Walaalyaal Ninkaan Kitaabka Alaah Hanagu Xukumee Doorta Alehdatiis
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 года назад
Allow ku guleee
@mohamudahmed7334
@mohamudahmed7334 2 года назад
Dr Mukhtaar xujo ayuu ku oogay xildhbnda, codkiina wey udiideen bal aan eegno sida Alaah uu wax kaadhiga, hadii ay dhab ka ahayd intuu sheegay kuwa uu la hadlayey wey helayaan jawaabta Rabi.
@SaabirOmar
@SaabirOmar 2 года назад
War ninkan Rayisalwazaare xasan sheikh haa ka dhigo
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 года назад
Exactly walaahi isagaan ILAAHAY swt ka’rajeyneynaa InshaAlLaah
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 3 месяца назад
2026 ----- 2030
@ah3069
@ah3069 2 года назад
Ninkaan hadii ladooran waayo waa arinkale Wallahi , hadii ladooran waayo ugu yaraan waa inuu raizulwazaare noqdaa
@abduhirabe6132
@abduhirabe6132 2 года назад
Dr waxaad iloowday in G/banaadir lagu haayo Qiyaano joogto ah dhaqaalaha ugu badan waa meesha uu ka yimaado.waxaa laga siyaa 15% ,Dadka ku nool 2,5 milyan waaye maxaad ugu tala gashay ?
@calimaxamed111
@calimaxamed111 2 года назад
Soomaaliya oo dhan yaa laga hadlayaa !! adigana gobal ayaad ka fikiraysaa!!!
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 года назад
Diinta ku qasaari maysan
@yonissayid6793
@yonissayid6793 4 месяца назад
Somaliyeey wayteen absame hadaanu nahay mar uun xilka nagu tijaabiya
@khadar.1984
@khadar.1984 2 года назад
Ruuntii mana araag musharaax saan wax usharaxay
@wanakaadunkashidehish168
@wanakaadunkashidehish168 2 года назад
Wa nin khudad qaye leh bu jeediyay wa hadey qalbiyan tahay wadanka u bahin ninkan
@harunxuseen2572
@harunxuseen2572 2 года назад
🤣🤣🤣🤣 indha cadaalad waa kamuuqataa walaahi
@cabdiraxmaancabdulahibulaa4822
@cabdiraxmaancabdulahibulaa4822 2 года назад
M.a lkn aad uga xumahy dadkaa lahadlee kuma fahmayaan
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 3 месяца назад
Wa Beenalee wayee Guursigas ayu u jeedaa
@khalidabdullahi1346
@khalidabdullahi1346 2 года назад
Dr ilaahay kheyr Haa siiyee horta waa qabiilkee bal cidiisa iiga jaahil bixiya
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 2 года назад
Isku qabiil ayaad tihiin halkaas ha u dhaafin
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Kkkk maxa kudaba dhigay qabilkisa qofka wa inu u qalmo xukunka
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 года назад
@@togdheer-boy4111 WAD KU sugtay Waryaa☺️🤝
@user-kw5df2lj3b
@user-kw5df2lj3b 3 месяца назад
Wa somaali dee
@AhmedAli-mr5wd
@AhmedAli-mr5wd 2 года назад
War nikaan yaayaqaan
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 2 года назад
Subixii siyaad Barre laga saaray Xamar BBC da ka maqalnay annagoo maka almukarama joogna Kacbada albaabkeeda anoo ayaa Ku duceystay ducadaan:- ---------------- اللهم اجعلنا من المتقين امامأ
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 2 года назад
War yaan Leydin Halaagin Yeel Kitaabkii Alaah
@hiiraanboy4465
@hiiraanboy4465 2 года назад
War allah ka cansada ee de mukhtaar noo doorta wlh qof been ama rabo sidii uu ku korilaha kursiga uusan intaan isku aadin karin ee in aad allah ka cabsataan dr mukhtaar maad noo dooratan Waxaan ku oganaya Baarlamanka in tuugo noola soo xulay ay yihiin malintii aya noo dooran kuwa aan arkay ee kursiga kaliya yahay hadaf kooda
@alielmielmi2109
@alielmielmi2109 2 года назад
Waa nin al shabaab ah lkn n&n ka fcn yahay
@calimaxamed111
@calimaxamed111 2 года назад
Gaaladu marka ay arkaan qof muslim ah oo diintiisa ku dhagan waxay ku dhajiyaan waa argagixiso!! cilmaaniyiintuna marka ay arkaan qof dhahaya diinta aan isku xukuno waxay qofkaa ku dhajiyaan waa alshabaab!!!. marka cilmaaniyiinta waxay u qabaan in diinta uu alshabaab leeyahay!!!!. cilmaani shaarubo waaweyn oo taagnida ku xaara waxa uu ugu neceb yahay waa diinta ha laysku xukumo!!
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 года назад
Shacabka Muwaxidiiinta ah Waxey RAbaan Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Dalka In Lagu Xukumo Waxiiii Demuqradiyad Rabo Muslim Mahan Gaalo Xarbi Ah Ma Rabno QAATAAy Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Ilmo Yahuudeed Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Meel Walboo WAA Lagu Qarajin Karaa Haday Baqtiyan Godka Halagu Rido
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Cilmani wax la dhaho quranka kuma arag dadku wa Muslim munafaq iyo gaal
@calimaxamed111
@calimaxamed111 2 года назад
@@hodanc6255 cilmaani waa qofka aana ogalayn in diinta islaamka laysku xukumo!!!. Cilmaani waa qofka diidan in diinta islaamka laysku xukumo oo ciddii danbi gasha kitaabka wixii uu ka helo lagu qaado ama lagu xukumo. Marka qof kaasi ma gaal baa mise maa munaafiq mise waa muslim. bal noo sheeg waxa uu yahay ?????
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
@@calimaxamed111 wan maqlay dadka inay sas u yaqanan lakin wax dinta ku qoran mahan 2qof inba dinta dida munafiq iyo qof maskaxda khalad uga jiro o jin ku dul adeganayo lakin qof muslima si kasta o imankisa dacif u yahay ma didayo dinta ilen wu rumaysan yahay
@rashjoh8028
@rashjoh8028 2 года назад
Sheekhu wuu fiican yahay diintan wuu inugu wacdiyay laakiin maanta waxaad qabanayso ayaanu eeganay ee ma ah hadal qudha: Wadaadnimo yaa inugu khiyaameeyay hadday shacabka nahay: Sheekh Shariif, Alshabaab iyo Maraykan isku jira, Xasan Sheekh wadaad sheeganaya gaaladan u sujuuda, Cabdiraxman Cabdishakuur, wadaad hore BADDA IIBSADAY, beesha calamka halku dhigiiso yahay, Dani wadaad hore imaraadka diinta cusub ku bedel diintii islaamika u shaqeeya baabiyay puntuland, Axmed Madoob, Alshabaab iyo TPLF isku jira dani jire Kenya iyo TPLF mar walba ka dhan ah Somali. Farmaajo nin Somaliya oo salaadiisa tukada danta Somalia ka horaysiiya dan kasta. Sharafta Somaliiya ilaaliya.
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 2 года назад
Farmaajo ayaa ka fiican miyaa ninkaan? Imaraadka diin cusub buu wadaa,, laakiin Qatar diin fiican bey noo wadaa? , TPLF waa uf laakiin Aby ahmed waa fiicanyahay. Maangaabnimada CBB waa tanoo kale.
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 года назад
This guy is wahabi nothing More
@hananm7701
@hananm7701 2 года назад
asc lagab madaxweyne manoqdo hadad ugaden ahan lahed wadnoqon lahed lakin wayten waligis manoqonayo iska ilow
@alisaajin4161
@alisaajin4161 2 года назад
Waaa qoloma
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 года назад
Shareecada Islamka Qifka Nagu Xukumaaayo Ayaan Rabnaaa Gaalo QAATAAy Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa Ma Rabno Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Ayaan Rabnaa Qifkan Rabin Nama Xukumayo Gaalada Somalia Qabsatay WAA GAalo Xarbi Ah Dhiiigoooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Haduu Shareecada Islamka Rabo WAAn Rabnaaa Haduuu Rabin Ma Rabno
@amranahmed4971
@amranahmed4971 2 года назад
Ogaden wayteen muxuu dhamaa maba kala naqane tan kale jahilnimada iska daa labo aabe wada dhalay makala dhalasha fiicnee
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
uf Jaahilkan oo xayawaanka ah aya bulshada ku jira . Baaac owska yuka xadaanin jaahilyahoow
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
Xayawaan jaahil ah
@alkenalken9460
@alkenalken9460 2 года назад
gar kiisa weyn iyo sow arki meysaan waa argagixiso al shabaabtii baa so dhax gashey dowladii somalia war iska diida waxaan xilldhibaanoow
@xasanxuseen1304
@xasanxuseen1304 2 года назад
Hadan baawin
@liigalaabnuurshe6806
@liigalaabnuurshe6806 2 года назад
Dulu duf kubaxa qof kii ku dhaho kalaamka Alla dalka ku dhaqaa ma argagixisaa dalka iyo dadka waxa qaribaya waa adiga iyo inta kula midka ah nacas wahoy kalmka alle wax ka fiican oo ka qurux badan ma jiro
@Almaghzum
@Almaghzum 2 года назад
Jaahil baad tahay gal kalgaal garka weyn sunnahii Rasulkena so ma ahan caqliga ayad ka dhimatay
@cabdiraxmanmaxamud2164
@cabdiraxmanmaxamud2164 2 года назад
Waxa tahay baaqti xun oo cawan Ah. Maa muslim ayaa tahay horrta? Dib iskugu noqo
@muhiyadiinhuseen1054
@muhiyadiinhuseen1054 2 года назад
Waxaan maqli jirya carabtu waxy tidhaa kalaamka jaahiliintu waa dhuuso dameeraad Abti ma gadhkii nabi maxamad (scw) uu xarimay in la xiiro ayaad argagixiso ku sheegysaa
@nasara3907
@nasara3907 2 года назад
Masha Allah
Далее
KHUDBADII MUSHARAX SALAAD CALI JEELE 07 09 2012
15:51
Просмотров 180 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.
SHEEGA DEE 6 September 2024
20:04
Просмотров 165