Тёмный

Muuqaal kale:Xeebta Liido oo caadi ku soo laabatay kadib weerarkii xalay. 

Dalsan TV
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 158 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 2 месяца назад
Habeen jimco waxaa la rabaa inaan guryaheena joogno oo ku salino rasuulka scw marka maalmaha damaashaadka maalin kale ka dhigta qiyaamuhuna wuxuu dhacaya maalin jimco marka habeenkaas iyo maaliintaas mudnaan gaar hala siiyo waa iga talo ilaahey ha u naxriisto inta dhimatay dhawacana allah ha booga dhayo aamiin
@Faatima223
@Faatima223 2 месяца назад
Aaaaamiin
@SaaraHaji
@SaaraHaji 2 месяца назад
Ilma Ika Quwaneyso yaarabi Inoo Naxariiso🤲
@abdiazizjama4129
@abdiazizjama4129 2 месяца назад
Ilahay uho unaxariisto dhamaatin aamiin yarabi
@SaadaMoumin-p7m
@SaadaMoumin-p7m 2 месяца назад
Alaha unaxaristo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
Allow unaxariiso inta ku dhimatey inta ku dhawacantayna Allaha boksiiyo
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 месяца назад
Wallalaheen reer muqdisho slle ha idinka qabto alshabaab
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 2 месяца назад
Allow u naxariso ya Allah
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 месяца назад
I love wariye faadumo qurux
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад
ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲 THEN INTA DHAWACA AH ALLE HACAAFIYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 2 месяца назад
Axeey Ax 😢 Walahi Qalbigaan ka ilmaynayaah Allaha Uraxmado
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 месяца назад
This day must be declared a day of national mourning. Inaalilaah wa ina illahi rajucun Allah ha uu naxaristo inti ku dhimatay inta dhawaac ahnaw ha boogaaw dhacayo
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 2 месяца назад
Inta dhimatay ilaahey ha u naxriisto ilaaheyna haloo soo noqdo habeenka jimcaha marka ugu horeysa waa habeen diinta islaamka sharaf iyo mudnaan ay siisay ma aha inaan haasaawe iyo waxyaabo kale in lagu mashquulo habeen kale haloo bedesho
@BisharaSabriye
@BisharaSabriye 2 месяца назад
Allah unaxariisto Amin 🤲🤲🤲🤲
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 месяца назад
Asc walal Allah u naxariiso intii shalay ku dhimatay liido Allah caafiyo dhaawacya
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 2 месяца назад
Aduunka lama Arag habiin modow dad sidaa u faro Baden oo xeeb isugu imaanaayo
@RudwaanMaxamuud-uk7vu
@RudwaanMaxamuud-uk7vu 2 месяца назад
#hhhhhhh waan ku faraxsanahaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 месяца назад
Reer Xamarku illowsho dhowaa ma umuul waa.. From Somaliland
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 месяца назад
Alaaah u naxariisto dhamantoda ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiRashid-ee5bi
@AbdiRashid-ee5bi 2 месяца назад
Allaunaxaristo Damaan Musliminta
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 месяца назад
Allah unaxristo 🤲
@rashidabdi7163
@rashidabdi7163 2 месяца назад
Allah Somalia 🇸🇴 nabad kadig cadowna kabadbadhi
@OVNVCKPBMGUD
@OVNVCKPBMGUD 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:15
@BarwaqoAbdulahi
@BarwaqoAbdulahi 2 месяца назад
Subhanallah 😮😮😮❤❤❤
@sahraismail2230
@sahraismail2230 2 месяца назад
Waan kaa xuumahay inaan arko daad somaliyed o eey hiilibkoda cuunayo😢😢😢😢😢
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 2 месяца назад
ALLE HAUNAXARIISTO INTII WAC AH ALLE HACAAFIYO
@anwarmaxamed2766
@anwarmaxamed2766 2 месяца назад
Alle haw nxristo dhmn musliminta geeriyoode.
@jirfe
@jirfe 2 месяца назад
Fusuqa xeebta liido halaga daayo
@Imaanelmi
@Imaanelmi 2 месяца назад
@@jirfefusuqa meel walba lagu sameya. maba xumee fusuqa in la jojiyo kuwa qarxinaayo sababte u qarxiyeen
@GoudoneMohamed
@GoudoneMohamed 2 месяца назад
​@@Imaanelmihno meesha marka xaqiqda laga hadlo dadku xumanbay kujiren rag iyo dumar isku dhex qasan cadhada illhy waxyabaha keenay kamidthy illhy hayno danbi dhafo mel walba diinti wanka tagne😢😢
@FarxanAxmed-o3x
@FarxanAxmed-o3x 2 месяца назад
0:28 ​@@Imaanelmi
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 2 месяца назад
Inta aan muqdisho joogin,,, like 👍 saar
@SuldaanMaxamedfod
@SuldaanMaxamedfod 2 месяца назад
اللهم انصر هم
@QadroIbraahim-qh4zt
@QadroIbraahim-qh4zt 2 месяца назад
❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 месяца назад
Dawlada Somalia-Talyaani waa Duntay. Dadka Somalia Dawladan ha eryaan oo dalkooda nabad haw raadiyaan. Somalia-Talyaani way Duntay.
@RudwaanMaxamuud-uk7vu
@RudwaanMaxamuud-uk7vu 2 месяца назад
#hhhhhhhhh waan ku faraxsanahaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@GoudoneMohamed
@GoudoneMohamed 2 месяца назад
Ku dhimo qarax adna anon muqdisho arkinba kuleh halkad joogto wax laga naxo hakugu helo jinyahow buka
@خديجهمحمد-ض7ط
@خديجهمحمد-ض7ط 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢امين يارب
@Imaanelmi
@Imaanelmi 2 месяца назад
Meedkii ayaa laga qadey caadi ay ku soo noqatey xasan shiiqna wu xaliyay dhibatadi, maxuu xaliyey tollow 🤔 walaladiiku dhintey Allaha u naxristo walalahii dhintey intii ku dhawacmeyna allaha u boogo dhayo, dhalinyarow isku dubnaada is jira oo habeenki guryahiina jooga wa la idiin tashadee allaa qabtiin
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Allha unaxaristo inta dhimatay hotel liido waxa kushirayey xildhibanadi darood harti isaaq hawiya digir milif shacab mesha ku jiray waxa so werarey oo laga so ababuley madaxtooyada villa somaliya madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid
@Hala_yaa
@Hala_yaa 2 месяца назад
fusuq meesha kasocda meydaan arkeyninba ilahay bada ha idinku soo fatihiyo....
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 2 месяца назад
Qumay adiga isla hel habarkas
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 месяца назад
Dadkeena wax wayn ba ka qaldan. Qaraxa waa dhaca, hora loosga sii socan Cid wax laga waydiin ma jirto
@-A-B-D-R-H-M-A-A-N
@-A-B-D-R-H-M-A-A-N 2 месяца назад
😮😮😢😢
@khalidahmedshide3433
@khalidahmedshide3433 2 месяца назад
Hello wariye 5tii nin ma lahayaa nolol iyo geeri
@MH__1__MH
@MH__1__MH 2 месяца назад
Sidee caadi u noqonee meel dad lagu xasuuqey, aawey dareenkii mise waa laga soconaa sidii kuwii hore ee ina soo marey
@cashaali3488
@cashaali3488 2 месяца назад
😭😭
@saludAka
@saludAka 2 месяца назад
This is the reason my hope of living in Somalia is out of the way. Subhanallah what A HEINOUS ACTS. DEVILISH 😡 EVIL ACT. MAY ALLAH GIVE A SPEEDY RECOVERY TO THOSE SURVIVORS AND FORGIVENESS. OH ALLAH GIVE JANNAH THOSE INNOCENT PEOPLE WHO LOST THEIR LIFE MERCILESSLY AND GIVE THEIR FAMILY EASE IN THIS DIFFICULT TIME. ❤️😡😡❤️
@Nimca2438Abdi
@Nimca2438Abdi 2 месяца назад
Allow unaxarsto intidhimatay😢😢😥
@ayaanmahmuud3138
@ayaanmahmuud3138 2 месяца назад
Xilimay.caadiga ku noqoty dadkii ku dhintayba lama aasine oo dhiigoodiiba kama qalaline ax ax ax
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 месяца назад
Nabad iyo Nolol.
@BarwaqoAbdulahi
@BarwaqoAbdulahi 2 месяца назад
Asc
@HayatNour-w7w
@HayatNour-w7w 2 месяца назад
Dad an fikirin Aya ku nool muqdisho walhi wayba so imaden markiba wale kuwani wa wax kle
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 месяца назад
What a bad news for my mother land Somalia 🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭
@AFIFHD77
@AFIFHD77 2 месяца назад
magaalo ay ku noolyihiin kudhawaad 4M aya waxa malinkasta ka adeegnya ama laynaya dad hady ubataan gaadhyn kun qof qoom alle ma halaago ilaa ay ayagu doontaan halkaad aminigiina ka shqynylhyden bad kuleedihiin wanu la qabsny malinta udanbeysna ady kuu imaanyaan
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 месяца назад
20 dagmo kulahaa
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 2 месяца назад
Waxan uudhegaya dadka somaliyed in ayna isku imen labo qof wax kabada dhamanba dalka
@adangudhane336
@adangudhane336 2 месяца назад
Xaarka iska duwa koley gaadhi meysaan Mamulka Somaliland Hargeisa from Adam Hargeysaawi in Oslo
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Idoor waxid wd xanusaneysa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 месяца назад
Kuwa qarxinaya waxay ku dhax jiraan isla dadkan goobta jooga. Dadka mesha imanaya hala mariyo security check si loo ogaado ka qarax ama qori wata
@nasriina12345
@nasriina12345 2 месяца назад
AUN INTA IDHIMTEY INTA DHAWACA ALAAHA U BOOGA DHAYO ARGAXISADA ALAHA JABIYO
@loolan01
@loolan01 2 месяца назад
maxaa la dhahaaye iiisheeg hhhhhhh
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 месяца назад
Hasan munaafaq qabiil ku taageera waad ku dhamaaneysan qaraxyo kale ayey soo wadaan sanbuluushe, muqtaar rooboow wasiir tiktok mahad kawaanle, dalxoreeye hasan munaafaq..
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 месяца назад
Hay ada sirdonka qaladka leh hade Ogayen inqarax soo galay inee shacabka ka diidan
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 2 месяца назад
Dadkan in ladhameya. Larabaye reer muqdisho taxadara
@RuqiyoHilowle-m2y
@RuqiyoHilowle-m2y 2 месяца назад
😭😭😭😭😭
@mahamoudmouktar3444
@mahamoudmouktar3444 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 месяца назад
Mesha qarax kadhacay ilaa lix bil malaxiri kara simelkasto ganacsi ufojignodaan hadey lug kuleyihin xafada daganeeyn guri naga soohorjedo mar aanan sodagin baa nolashegay iyo manto kale maxkamad dhul uxukuntay kadib malin hebel isku imada lawaregid waaba hadaa garto malintas kadib nag daris agfadhiday islasubaxi danbe lasokor istagay lagutiriyay wana laqabtay mudo kadib gurigas daganayen babur kusocden sadex ila labo sodagtay mid hanixin durug mase toos markeyisturtay ninkas waa kiisada dilay kadib islantii ladlay dhul sababti sadex bah eey lahed iyada bax kufamil malaheen laba iskufamil ahayen iyada gooni midna gooni ciyalkeda midna madagano walalkeda dagan bahyar bana leh guriga qaxoti hindiyeey wax kabartan tahrib kuhelen mid dibada kunol kugursaday dib udhofsada isla fadhisan jiren mesha eey kudhimatay dhulka lacagti xage kasogashay yeeykagadatay xukunkkaa marmarsiyo unoqday isla maxkamadana sede logushegay waqtigaba iney gareen waregsaneysa
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 2 месяца назад
Xeeb haben maxa laga dona melo kala ka badn lugu bashalo bad haben lama adob
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 месяца назад
Akhas waar tani weey waalantahay .Dhigii baa qayan mahaa caadi ah. Madness in Mogadshu. the blood of more tan 500 people is still wet. This reporter should be arrested she has no a grain of moraale
@dryuusuf07
@dryuusuf07 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarxiyaYuusuf-xp7lt
@FarxiyaYuusuf-xp7lt 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@raaxoAbuukar-pi6go
@raaxoAbuukar-pi6go 2 месяца назад
❤❤
@XuseenAxmedibraahim
@XuseenAxmedibraahim 2 месяца назад
J
Далее
XEEBTA LIIDO DAMAASHAAD
18:51
Просмотров 23 тыс.
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Просмотров 236 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
Просмотров 941 тыс.
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51