Тёмный

Suldaan Xasan oo yidhi “ Alle si fudud haynoo dhaafiyo shan bilood ayaa u hadhaye” 

Faysal Fifa
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 3 месяца назад
Xasan yare hadii mar labaad la doorto maxaad sameyn adigu codkaaga ayaad masuul ka tahey ee codka habar awal masuul kama tihid laakiin cadhada aad muuse biixi u heyso iyo saldanadii ayaad kala garanweydey sida suldaanada garxajis aayaanu kuugu taagweyney iska fadhiiso ololaha iskadaa imikana adigaanu ku rideynaa
@IsmailIdiriscabdilaahi
@IsmailIdiriscabdilaahi 3 месяца назад
xasn yre hawaaln ade
@Ahmedismail-up1rq
@Ahmedismail-up1rq 3 месяца назад
Suldanku wa mahadsanyahay gobalnimada gabiley si fiican ayuu uga hadlay ,waa suldaan guud
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 3 месяца назад
Kkkkkk Huwanta saladiinta ah iyo cidi Qaranka Halis ku ah wa lawada Yaqaan.
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 месяца назад
dhuni qatayasha kofiyad bacadlaha suldan ku shegyada dhunta iyo hunguriga ka hadla waaxma ma siyo0o mana lalusho madaxweyne mujahid muuse bixi cabdi ee qaranka iyo umada ayu waax ugu qaabta tug yahow huwanti ee saldanadi laga xayubiyay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 3 месяца назад
BAL HORTA MAGACA KÙUGU QORAN EEG WAJIGAAGA ALLAH HA GUBEE
@MaxamuudCumarbile
@MaxamuudCumarbile 3 месяца назад
Suldaan.imisa.lacaga.ayaad.kulasexatay.ciirro..aana.imiisa.lacaga.ayaad.igulasexanaysa
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 месяца назад
adiga ilahay swt si fudud adunka haku dhafiyo tuh yahow suldan ku shegi ee dhunta ka hadla ee huwanti ee cadowgi ee benalihi waxan ku shegayna in madaxweyne mujahid muuse bixi cabdi uu 10 sano ee so socda dalkan uu ka talinayo mad is gowrici mise wad is daldali mise maryaha ayad turi tug yahow marku wayay lalush iyo wuuxu dhunta mariyo huwanta ku biri ee suldanimadi laga xayubiyay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 месяца назад
MAGACAAGA SOO QAADO YAA QABXA SULDAANKA ANAGUU NOO YAHAY ADIGA WA MAXBA LAGAA WAYDIINMAAYO
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 месяца назад
@@IsmailJama-xo4gv silka hoyada aya qabxda oo hoyada aya qabxada oo walasha aya qabxada oo ayeyda aya qabxada abaha iyo makhnudkad tahayba wase ilma sinayahow futada sarifa anaga ku wasna adiga iyo silka hoyada iyo suldan ku shega ad shegaysaba waxanan ku shegayna in anu suldan ahayn ee uu tahay tug huwana oo dhuni qata ah ilma xaran yahow xaranta ku dhashay mar labad anaga wasna abaha iyo suldan kushega ad difacayso iyo adigaba
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v 3 месяца назад
Waaaa kooofiyad baclihiiii haber awal magaceeeda kushaqaysanayay yaaaahuuu 😂😂😂😂😂😂
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh 3 месяца назад
Suldaan biribaydh ha ciyo waligaba cabaad
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад
Sul Mujrim ah Hunguri jeebka ah sul saaqid ah nolosha ka dhacay rag iyo wuxuu gallo aqoon iwm ah duli
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 месяца назад
Kani miyaan ahayn kii sameeyey jegaanta, laba wajiile, laba wajiile
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Suldaan & caaqil, madax dhaqamadeeka ka horyimaada Qaranka Somaliland iyo dawlada markaa haysa xukunka waa in xabsiga Mandheera la geeyo.
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Somaliland waa Qaran uma baahna koofiyad bacle siyaasad ku jira doonaya Lacag in la siiyo.
@asxaabi
@asxaabi 3 месяца назад
ma suldaanbaa mise waa siyaasi, weli ma aragteen dan habar awal isagoo ka talinaya xisbi ayuunbu dhex taaganyey, mida kale wuxuu masuul ka yahay naftiisa oo keliya ee dadka codkooda ayuu ogyahay meel ay marin doonan waa democracy mrka calaamadinta
@mop01-r4f
@mop01-r4f 3 месяца назад
❤🤍💚 adeer xasn noow maatana ma waxaad o gaatay waxaa qaayb ka ku maqan kursika ilaahaay baa haya ee garaxajis ha ku dhex dawakhin adee saldanatii habar awal meeday ma wadani baad uol laaynaaysaa magaca saldanda iska dhig oo a doo xasanah u olalee wadani adeer magacyagii waad ceebaaysay adeer nin hun guray kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday ee xishood ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯💯💯💯💯✌✌✌
@prosl11
@prosl11 3 месяца назад
Habarawal baad ceebaysay noo dhig saldaanda mar hadaad adigu suldaanka guud sheeganiya siyaasad kuu dex milmay cid aad metesho ayaa iska yar
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад
Alle munaafaq waxba kama aqbalo ogow faasiq
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад
Dulinimo aan alle ku badin baa Suldanadii baday daalin daalimiin ag jooga
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Suldaaan ayaan ahay waxaasu shaqayn mayso, Af miishaar aan shaqaysan oo lacag been ah in la siiyo doonaya ayaad tahay.
@CrisaaqXasan-c7o
@CrisaaqXasan-c7o 3 месяца назад
Xasan yare oo xiniinyo salaax noqday
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv 3 месяца назад
Xasan yare nin dhintay
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 месяца назад
walahi oo bilahi oo tolahi adiga ayu ilahay swt si fudud ku dhafin dona adunka mudo dhow oo xita 5 bilod ka yar sidu uu dhagiyay qar hore qarankan cadow ku aha dalim yahow huwanti xanun anad dib uga kicin ilahay swt haku keno marbad ka kacday od edebsan wayday markan ka kici maysid tug yahow suldan ku shegi
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Hadii mar 2aad hadii la doorto maxaad samayn kartaa ? ileen dadka ayaa wax dooranayee.. Yaaaab
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Adiga xaka galay xawasow
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Adiga xa ka galay xawasho jarerow adiga wxa tahay jajjus ku dax jiro somaliya xarami
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Naaa ma dhilo i taqaan baad tahay ? waa maxay su,aalaha aad i weydiinayso.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
War adiga nin ma tahay mise laba bof tahay mise abow macanka tahay
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
@@AbuukarMohamed-v4t . User-gl2g Hada ayaan ku fahmay , Naaag is qarinaysa oo Guskayga rabta ayaad tahay.. soo dhawoow macaan
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 месяца назад
Suldanka may ku soo shubte awoow ragan garaxajis tolka yay kugu dirin 😂
@djamasaid6839
@djamasaid6839 3 месяца назад
Kkkkk way ku googoosanayaan Suldanku waa fani
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Doorashada soo socota isha ayaa lagaa sawirayaa Bu,da, waliba Muraayada xun waa lagaa saarayaa....Koofiyad bacle.
@AbdiasisOsman-f3p
@AbdiasisOsman-f3p 3 месяца назад
Wadar waaxid yaa qaldan bal maxay dadkoo dhan uga soo wada jeesteen bal fikira dad yahow muuse walee guuldaraystay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
horta aan ku saxo ragii soo saxeeyay xoriyada waa hassan Guleed Aptidon kuma jirin Issaq kolkaa lakiin waan qirayaa halgamayaasha ugu waawayn sida Ina Cadhoole oo indhaha nolosha lagagasoo saaray inay ka mid ahaayeen kacdoonkii xoriyadoonka ahaa waa qodob ta labaaad Ciisuhu maaha sida somaliland dhulkooda laska sheegto dhagarbay ka xigaan kaftana maba gasho laba wadan ayaynu kala nahee goofkaagu haku deequ waynaahayn ninkaanu yeelno ma hanbaynee hiddo weyee ogsoonow oo qayrkaa la safaad sida somaliland oo mar kuu kuftay !!!!!!!!!! from saylac
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 3 месяца назад
Mashallah Abdourahman Ciro waa geesi gooba oo imaan qhaba
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 3 месяца назад
Gooblka gacgarna waa lo codinaya goobla nimo na wa lasinaya intanay dorshoba dhicin insho alha
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 3 месяца назад
AMIIIN AMIIIIIN ALLE HA INA DHAAFIYO MUUSE DULI CEEB AYUU KU YAHAY DADKA SOMALILAND IN UU HOGAAMIYO NIN WAALAN OO JAAHIL AH
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 3 месяца назад
Aamiin Aamiin
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 3 месяца назад
Suldaaan Xasan Ma Iska Dayey Isku Dirkii iyo Iska Horkeenkii ( HABAR AWAL ) Munafaqadi.
@hoodo9260
@hoodo9260 3 месяца назад
Alle si fudud ha inoo dhaafiyo balada
@KhadarHaybe-d9r
@KhadarHaybe-d9r 3 месяца назад
Suldaan lumsy igadheh
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 3 месяца назад
Suuldan xasan waa suldanke so sarya muse bixe wanu ku abal gafaya muse bixe
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 3 месяца назад
Ducada Suldaanka Allah ha inoo aqbalo.
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 3 месяца назад
Muuse sinaba kursiga kuma sii fadhiyi karo, msr walba waa in uu baneeyaa kursiga.
@musj21
@musj21 3 месяца назад
NIN QARAN 💚⚪️❤️
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 3 месяца назад
alx alle aya mhdle suldan aamiin illhey sikhayrle ha ino dhafiyo ninka amxaaro ayu inagu daray ugu dambeyn anagu hdanahy rer awdal horeba warkayagu ucadaa somali bn nhy
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 3 месяца назад
Amiin Amiin Amiin yaa rabbi illaahay muuse nadhaafi
@ahashi7828
@ahashi7828 3 месяца назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
@CabdirashiidMaxamed-xc9on 3 месяца назад
Wadin
@AAYA23
@AAYA23 3 месяца назад
Aamiin
@ahashi7828
@ahashi7828 3 месяца назад
Maasha Allah Suldaan Xasan Illaahay ha ku barakeeyo Aamiin Aamiin
@shakumar47
@shakumar47 3 месяца назад
Suldan xasan suldanka somaliland
Далее
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Просмотров 28 млн
Пикми
1:48
Просмотров 108 тыс.
По дороге иду
3:09
Просмотров 263 тыс.
Точно знаю я
2:07
Просмотров 428 тыс.
Счастливым
2:50
Просмотров 323 тыс.
Баяноммай (Svonedj Remix)
3:48
Просмотров 412 тыс.