Тёмный

MW FARMAAJO ISAGAA IS TOOGANAYA- MOHAMED HAJI INGIRIIS 

HANOOLAATO
Подписаться 477 тыс.
Просмотров 99 тыс.
50% 1

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Hanoolaato is independent Somali public media platform which was established in 2012 and based in Mogadishu the capital of Somalia and London, UK.
Hanoolaato is a bridge of trust between the Somali government and citizens focusing on their daily life circle, political, current news and social issues of local and diaspora.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Our main aim strategy is to ensure that the all Somalis have the same rights to speak freely with no fear at all for their lives for arresting or to be killed for their human expressions
We highlight and make debates about national critical issues and human rights, and miss interpretation of religion.
Hanoolaato urges to the Somali people to understand each other through discussions and talk shows
We also give an opportunity to disabled, oppressed and forgotten People those are variable and not considered as a part of the Somali community for a long time.
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Опубликовано:

 

23 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 460   
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 года назад
Prof - ka cirka iyo Dhulka iyo Badda Aqoonyahan is nacay Mohamed Al Haji Ingiriis 👏👏👏❤️❤️ Aqoontii oo qof ah
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 года назад
Barafasoorku waxuu sheegayey waagaas anigu wan la yaananaa lkn hada ayan fahmay waxuu ka hadlaayo kk. Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran..
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 3 года назад
hadalkii 2019ki uu professorku sheegay hada oo la joogo 2021 run ayuu noqday
@shiikhmustafa8139
@shiikhmustafa8139 3 года назад
24/4/2021 waan aragnaa dayax banaanka yaal maqarsooma thanks professor
@ahmedbaari4938
@ahmedbaari4938 3 года назад
Maxamed Xaaji Ingiriis hadalkaan wuxuu yiri waqti hore maanta oo aan fiirsanaayo waxaa dhamaaday muddo xileedki Farmaajo waana lagu guul dareystay in doorasho la qabto.
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw 3 года назад
Maanta ayaa aragnaa waxuu sheegayay aqoonyahankan
@abdirahmani
@abdirahmani 3 года назад
25/04/2021 waxa dhacay wallee waa inta uu sheegay prof ka
@xareed1
@xareed1 3 года назад
waxad mooda inuu ogaa
@muqtar5
@muqtar5 3 года назад
Wllh waxbadan buu ogaa prof ka
@abaase
@abaase 3 года назад
Professor ka hadalkan uu 2019ki dhahay ma rumesatay
@qanciyemedia6328
@qanciyemedia6328 4 года назад
Qabiil miyaad farmaajo ku difaacaysan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Dhib badnidaan 😂
@abdikariimkulane3891
@abdikariimkulane3891 2 года назад
Maanta oo taarikhdu tahay 9/1/2022 ayaan daawanayaa proff maxamed xaaji english waxii uu sheegay 2019 maanta ayaan heeynaa xaqiiqadooda
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 2 года назад
Waxaqiiq sxb waa shaydaan umada loo soodiray farmaajo
@MrXasanyare20
@MrXasanyare20 4 года назад
Qofka ku mashquulsan hadalka Maxamed Xaaji Ingiriis, ee aanba u jeedin BEENTA tirada badan ee uu Farmaajo sheegayo, wallahi wax aan ku tilmaamo ma aqaano. Waaba qof marin habaabsan oo u baahan in loo duceeyo, si uu wax u fahmo. Balaaye hele, qofka ku tusaya beenta laguu sheegay miyaa caay kaa mudan mise kii beenta kuu sheegay ?
@nabadiyocaano144
@nabadiyocaano144 2 года назад
Xaqiiq, runtii 100% baan kugu rqacsanahay.
@nabadiyocaano144
@nabadiyocaano144 2 года назад
Prof. Maxamed X. Ingiriis, beentii ugu weyneyd ee qhayd in uu Farmaajo ka sheegay "isagoo la nacladayo ayuu ka tegi kursiga!" ayuu noqday. Farmaaju wuxu xilka ka tegey isagoo dal iyo dibed loo wada ooyayo! Noqdayna madaxweynaha keli ah ee shacabkiisu inay qasri u dhisaan ku maamuuseen ee dumarku dahabkii dhegohooga sudhnaa u soo fureen dal iyo dibedba. Ina X. Ingiriis runtiisa waxa ka badan beentiisa, marka uu Farmaajo ka hadlayo!
@hassanibrahimhabibhassanib8906
@hassanibrahimhabibhassanib8906 2 года назад
Waa runta prof ingriss
@abdirahmanamin7832
@abdirahmanamin7832 4 года назад
Aqooyahan kaan soomaliyeed wixuu idin soo bandhigay wax cad beenta farmaajo uu shaley sheegaa yay iyo maanta meesha uu soomali geeyay waa run waxa uu ka hadlaayo
@jawahiradanmohamed1654
@jawahiradanmohamed1654 4 года назад
Wlh wilkan mohamed haji wax badan oo laqariyay ayuu noo iftimiyay wll qali alle haku barakeyo cilmigada iyoaskaxfa aad kubixisay inaa bulshada somali lawadag to dhimatodi laso maray iyo wanagii lasomarayba thnks wll marlabad 🇸🇴💪🙏
@farahdek4267
@farahdek4267 4 года назад
Pro Ingiris Allah ha dhowro
@abdiomer4655
@abdiomer4655 3 года назад
War waa beenlow Farmaajo 2021. Lakiin qabiil iyo qaaqle guulwade xamasadeysan. Ayaa facebook ku taageraya. Shame dadka farmaajo tagersan.
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 года назад
Asc. Waa. Sax. Waa. Runtaa nolow waa.. Somaliya. Ha.nolaato
@khaalidadam4374
@khaalidadam4374 4 года назад
Somalidu waa dad aad u liita, waxaana ugu wacan aqoon la'aanta, qofka xaqiiqda tusa way nacayaan, sababo qabiil awgeed. Dr.Ingiriis waa Somali daacad ah. Anigu weligay qof kuma taageerayo qabiil mana aqaan qabiilkiisa, laakiin madaxda laba wejiilaha ah ee muujinaya waxay joojinaysa inay marka danbe soo baxaan dad daacad ah.
@johndeo6013
@johndeo6013 3 года назад
Intuu cambaareynayay.. ayu hada sameynaya.
@warsamehanteen415
@warsamehanteen415 4 года назад
Channel fiican iga dheh, labada dhinac in wax laga fiiriyo ayaan ka faaodeystay , guul 5 umada soomaaliyeed iyo inta naga maqan, Somali empire coming soon
@karaamafarah5116
@karaamafarah5116 4 года назад
Sheikh mustafa waxow dhahay aqoonyahanku hadii la iibsan karo aqoonyahan mahan ee wax kale ha iska sheegto nin reer hebel aan ahay ha iska dhaho Aqoontu waa in ay kuu keentaa xishood 👍
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 года назад
Karaama Farah Dadkaan raba dowlada la aanta waa kuwii ridey dowladeenii SIYAAD marka waaba rideene maxey ku badaleen ? Kuwii oo maalinba shaati soo gashanaya ayaa hadana arkeysaa oo dowlada raba iney ridaan waa yaab suaashu waa maxey kubadalayaan farmaajo ma 30 sano oo baaba iyo hooga allow naga qabo war dowladeena taagta daran ayaan rabnaaye marba shaati ha ii soo gashan ee i dhaaf
@alimoalim168
@alimoalim168 4 года назад
Ar maxaa idin caqli yaraa shaqsigi aan dowlada taageerin waa daldumis ama waa qabiileyste saaz aa aminsatihiin war dhaliishu waa toosin iya wax isu sheegid runti waa falaadh ee joojiya huuhaa tan iya siyaad ha,isu rarinee
@fatmahassan7902
@fatmahassan7902 4 года назад
Ali Mo,alim dadkaan oo dhan waa dad qabiil ka soo guuxaayo. Ayaanle markuu dowladi xasan sheekh hogaaminaayay uu sidaan oo kale u dhaliilaayay waxuu ahaa wadani hadana waa qarandumis waa sidee aaminsanyahiinee
@karaamafarah5116
@karaamafarah5116 4 года назад
Ani wxaanba la yaabanahay Phd holder qofka eh iyo qofka Facebook ka qayl qeylsho in ay isku si wax u arkaan oo u cabiraan Dabcan dowlad dhaliilo bdn waa leedahay lkn cayda iyo kalmada qaloocan ayaan ka hadlaa
@fatmahassan7902
@fatmahassan7902 4 года назад
Karaama Farah soomaali oo dhan waa dad jaceyl siyaasada oo sidee rabaan u falanqeeyo ama Facebook haku jiro ama jaamacad haku jiro. Bulshada ayagaa kow ka ah waxa dowlada tooshka ka daba wato dowladee rabto ha ahaatee
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 года назад
Waa xaqiiq professorka hadalkiisa 2019kii ayuu sheegay iaakiin dad badan 2021 ayey ogaadeen in ninkii shalay ay doorteen uusan aheyn kan maantay,mana noqon karaan hal qof kii Rwasaaraha ahaan jirey iyo kan madaxweynaha xilligiisu dhamaaday hadda ah.thnk u hanolato.
@mogadishuchannel5167
@mogadishuchannel5167 4 года назад
Waxa comment ka caytamaayo waa kuwii xaarmaajo lacagta soo siyey
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
Sax. Waa kuwo qabiil diley runtii wiilkan waa sax warkisa
@axmeddahir1249
@axmeddahir1249 3 года назад
Farmajo wax maqBan runta mark laga hadlo mxa yelay wxu balan qaday ayaba laga hayn farmajo wali mangiisa magalin in dowladnimada lawada leyahay in hortiis madax la Ahaa in dadka leysku waday in mesha hada lajogo mel an ahayn laga kenY wxa nasiib daro ah ninki naqalday e an ku qasarnay in wali dad badan donayN iney naqaldan sual? Canshur malaga kena Jubalanf Putland Galmudug Hirshabele Konfur galbed Dowlad nimadu ma in gobolka banafir kaliyaa in canshur laga qado wadoyinka laga xiro Wadonka ay ku dhalan bajajta lagu dilo Qarax lo dhiho Isbital an lagayn karin
@fadhikudirir5690
@fadhikudirir5690 3 года назад
Hada aan fahmay. Haji Ingris , waxow ka waday!
@sbofficial3140
@sbofficial3140 4 года назад
Waa yaab. Iyo cajiib illahay Soomaaliya ha u gar Gargaaro Hadii Madxadii sidaan been u sheegeeso maxaad moodaa Kuwa kale.
@abdinasirfarahmohamed5059
@abdinasirfarahmohamed5059 3 года назад
Hda sow wax walba kuma cada
@muhidinaliabdi6331
@muhidinaliabdi6331 4 года назад
Profoserka . Hadalada farmajo oo idin tusay mo.qabyaladista ku noqday .dadka qabil so qaday ayaga qabyaladistayal ah
@abdulkadirshukri705
@abdulkadirshukri705 4 года назад
muhidin ali abdi saxiiix
@user-zr2ve2jj7v
@user-zr2ve2jj7v 4 года назад
Labo talo iga qaado wiil yahow. 1: Ninyahoo aqoontaada waa dhaqan iyo taariikh, siyaasad ma aha, ee isku eeg aqoontaada iyo hadalkaada. 2: xukun la isku dhiibo dalk kuma dhismo, ee wuxuu ku dhismaa yaa u ah ehel siyaasada. Ugu dambeeyntii gaalada aad sheegtay oo aad kula sookulantay Noway, ayaad aamintay oo aad kasharaf weyneyday Madax weynihii dalka. 2:12. Inaad been sheeegeydo waxaa lagu ogaanayaa, madaxa ayaad xoqotay. Waana hubaa inaad soobaratay cilniga ( Sociology) mar haddii aad history soo baratay iyo dhaqan. Marka is xisaabi inta aan lagu xisaabin. Farmaajo iyo Xasan Kheere, hogaamiyaal niyad iyo aragti fog leh weeeye.
@whootoo1117
@whootoo1117 4 года назад
Ujeedadaadu waa adeero Farmaajo waxba ha ka sheegin ee ka aamus kkkkkk. Doqonimo ta koobaad. Ninkan waaqaca hadaanu ka hadlin ma 1500 ka hor inuu ka sheekeeyo ayaad rabtaa oo inta adeerkaa xukunka hayo aanay cidna dhaliilin. Waar nacasnimada iyo nugaylka dhaaf ninyow.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 года назад
Farmajo Markii baahidu waday EE Kursiga rabay Beentii uu sheegay ayuu ka had lay ninkani Tuug uun baa tuugo jecel Kii Farmajo jecel is a waa tuug kale
@faadumoadan808
@faadumoadan808 4 года назад
Xasaasiyadu meel kaata wey gashay miyaa Dr ingiriis aduunkaa ka qeyliyay maskaxda iyo aqoontiisa waana runtiis hadalkiisa waa madax aan leheyn wax jadwel ah oo udegan sidalku ugalo xaalad qaboow marka kafariista howlahaan
@Yallahabibi348
@Yallahabibi348 2 года назад
Hadalki 2019 professor shegay mnta ayan aragna
@sucaad2
@sucaad2 Год назад
Adigana ma isxisaabisay walaalle
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 4 года назад
ALAAH ayaa garsoor eh xaq iyo baadil ma wada socdaan
@deqabashir7334
@deqabashir7334 4 года назад
Waa kadaab ilaahay ha noogu badalo mid ka run badan qayaanaaloow Subhannallah
@cabdilahimaxamad3904
@cabdilahimaxamad3904 3 года назад
Hada wey muqataa 2021 abr balajoga
@malaboa591
@malaboa591 4 года назад
AAWEY ODEY DHAQAMEEDKII AAD SHEEGEEYSAY IN AAD NOQONEEYSAY OO QOF WALBA AAD MEESHUU JOOGO UGU TAGEEYSAY. AQAS FARMAAJO ARBACEEYSTE IYO KHEYRE MIDKIINBA FAA'IIDO MA LEH. FARMAAJO BEENTIISA BADAN WAA LAGU MANTAGAA.
@xareed1
@xareed1 3 года назад
waxad mooda in uu sii ogaa waxa dhacay maantay taagantahay after 2years
@abdullahinur4668
@abdullahinur4668 4 года назад
Warkaan war baa iiga baxay runtii!
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 2 года назад
Maxamed xaaji ingiriis 2019 markuu hadalkaan sheegay waalala yaabanaa waxaa la oran jiray phd noocee ah ayuu wataa ? Lkn maanta 11/9/2021 weey rumeesteen
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
Allah kuwa Xaarmaajo ammaanaa indho adkaa, aqoon liitaa, aayo xumaa
@abdishakur9
@abdishakur9 4 года назад
1.The current government has been the only government known to stop regional sectors to gain wealth and destruction of it’s people. 2. The current administration has proven more than capable to pay wages to it’s military personal. 3. The current government shows direct will to fight for Somalia sea 🌊 borders even tho it has no navy team & has accomplished to return it’s air authorities. 4.... the list can go on boss... Farmaajo and Somalia 🇸🇴 are one ☝🏾 where is he going to go? He’s going to marry your mother sxb inshallah if she’s single mother
@ayanahmed9776
@ayanahmed9776 4 года назад
Nin rag ah ayaa tahay aqonyahan ayaa la leeyahay waa waalanyahay professor xaal qaado meeqa professor ayaa waddanka dhiibaato u geeysatey
@apaacademy3016
@apaacademy3016 4 года назад
Mahadsanid Mohamed Haji Ingiriis!
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 4 года назад
My beloved Mohamed haji ingress Warkaga waa istogaanayaa Warays Aad horay u bixisan oo ku saabsan daraasadkaaga masters&PhD In aduunka la yaabanyahay Somalia Farmajao waa hal qof muxuu kala gesa qaban karaa I love you so much prof.mh engrees
@abdialibarkhad9668
@abdialibarkhad9668 4 года назад
Farmajo ayuu dadka south Somalia u sheegay
@abdialibarkhad9668
@abdialibarkhad9668 4 года назад
Been
@dalkaagahooyowalamahuraan1423
@dalkaagahooyowalamahuraan1423 4 года назад
Tani iyadaa lugaha is haysata SOMALI maryoolaey
@yuusufcumar2676
@yuusufcumar2676 3 года назад
Mahadsanid
@asadcf7723
@asadcf7723 4 года назад
Mxmed ingiriis wuu nafisayaa reality kamahadalayo nasiib ayuu leeyahay inaan ka maqnaa madashan Hal su,aal ayaan waydiin lahAa wuuna Iska aamuso lahAa laakiin sidii caruur ayuu u hadlay nacas baatahay qofka was lanici karaa laakiin beenta iyo qabyaalada waa daciifnimo Mxamed ingiriis mRkii dadka guryahhoda iyo naftooda la baabi,inayay warye qootoqooto auuu ahaa waligiina Hal xaraf oo dulmiga ku saabsanaqorin Maanta inuu sodii min sharaf leh u hadlo ma aheen adeer xamar baan ku lajoogay dulmiga dadka waday ayaad qalinkaaga ku difaaci joryay adiga iyo kuwo saxaafad sheegtay Waan hayaa liiska ragaas we adeer inaad isqarisay ahayd yeelkeeda waazamamkii xumanta iyo xaranta lagu subkanjiray layaabse malahan by by
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 4 года назад
Qas wadahan ciidamadu hasoo xidhaan. Miyaad maqasheen laba shiikh mooryaan ilaa iyo maalintii ay thuma wallaahi yidhaahdeen? Wallaahay waanu idin xidhxidhi, mooryaanyahay.
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 года назад
Proph hore usoco walaahi dadbaa Qabiiliiste ah, qabiil-baana indhatiray oo dhagatiray, Sheekh iyo Shariif warkooda mamaqlaysid adna aqli nadiif ahi kuguma jiro Proph hore usoco adeerkaa haduuyahay xumaan haku taageerin, waxa kawayn danta Umada iyo dalka
@fatimafarah3405
@fatimafarah3405 4 года назад
Farmajo ha xumado ha samaado wa madaxi dalka hadaan qabiil ku taagerno ama ku diidno mxa dalkeena iyo dadkeena u dana ileyn isqabqabxi xal maahane Ayaanle wllo dadka shicibka marin habaabinayo plz barnamj ha nooga so duubin
@saxaneforex8080
@saxaneforex8080 3 года назад
reaction samaytiisa wata
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 года назад
Runtii Farmaajo wax uu qabtay maleh aan ka aheyn wada xirow iyo ummadii ugu badneyd oo la diley hadana waa iska soo taagan yahay in uu naga tago baa fiicnaan laheyd
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 года назад
Ayaanlow subxanallaah Saan ma adan ahayn maxaa kan ku keenay mise isaga kugu dhagay ku yiri please I duub igu tur mesha saan caadi ma tihide Dadka wanaagsan oo Wadaniyiinta kugu Niqin In aad noso gelisid aan wax ka faa’ideyno phd xaal qaado kan hal kama oga phd waa qasaaro oo kuwa esl barta ka wacan xaqiiqdii Ee inaga ikaali Dee Cudurkii Soomaalida lagu yiqiin is badalka badnaa marba dhinaca u yaaca ahaaa ma kugu dhacay? wanaag kugu baraney inago dhageysan baanu like sii saari jirnay wanaaga awgiisa inaga hubi bahasha Wllo
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 года назад
Umu sheikh Abdala Ikhyaar Dadkaan raba dowlada la aanta waa kuwii ridey dowladeenii SIYAAD marka waaba rideene maxey ku badaleen ? Kuwii oo maalinba shaati soo gashanaya ayaa hadana arkeysaa oo dowlada raba iney ridaan waa yaab suaashu waa maxey kubadalayaan farmaajo ma 30 sano oo baaba iyo hooga allow naga qabo war dowladeena taagta daran ayaan rabnaaye marba shaati ha ii soo gashan ee i dhaaf
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 4 года назад
Waa runtaa wll qaali wa wax aad iyo aad looga yakh yakhsoodo wlhi in maaanta dakii aqoonta sheeganayay ay sidaas u hadalaanoo qabyaalad dishootay ninkasi waa laba mid uun inuu qabyaalad kumucaaradayo dawlad nimadaa udhalatay umadasoomali iyo inuu jeclayn inayba dawlad dhalanoo dawlad la aantaa kufaaiday labada mid iin weeyaan.
@fatmahassan7902
@fatmahassan7902 4 года назад
Dad jiran aa tihiin kuligiin. Intee jirteen markuu ayaanle dhaliili jiray dowladi xsm? Ayaanle waxaan uga bartay inuu ka hadlo kolba xaalada taagan, naceyb iyo jecleysi ma yaqaano
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 года назад
Fatma Hassan xaqiiqdii Adiga jiran Ayaanle Qof kaso horjedsadey ma jirto balse Qof magac Aqoon yahan wato misna sidii Moryanta iskaga hadlayo hadlkiisa qeymo laheen weeye war dawlada wixii dhaliil halo sheego waxay qabateyna halagu faano oo halagu dhiiro geliyo balse Saan bu dhahay saan buu dhahay ma ahan xaalka xaalka waa hadba meshay joogto mida xigta Aqoon yahay waa kan Saan ugu faana dalkiisa horeyna u socda wuu dhiniciisa ka qaban karo qabta ma ahan kan dadka kiciya Dowlada tafaha ku dhaga Ee Soomaaliyeey Qabyalad iyo Nin jeclaysi baa idin madax maray Allaah swt haydin caafiyo Aamiin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YBBnTJ5XdoU.html Fiirso si ficaan u dhameyso u fahan hadaad garaneyso wuxuu ku hadlayo asc wr wb
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 года назад
Alahayowarligeygukiiisraacauuahaado Sy Wllo waa xaqiiq kuwii shalay dumiyeey iyo dhashoodaii baa mantana rafanaya Wallaahi Kuwaa hada isla shaqeynaya Qof ay ku badalayaan ma hayaan aan Aheen kuwii Alle swt so Tufay Oo sidii Kaluunkii Kismayo iskugu geeyeey intaas baa Soomaaliya Qasaysa iyo inta U daba Nacam leesa subxanallaah Akhiro ma xasuustan wax ay ka dhaxaan malahan Axadkaan PhD bocboc bu wataa Aqoon yahan waa kan Dalkiisa wax ku kordhiya ugu yaraan ku faana meahu kaso jeedo una Arko dawladaha dariska waxooda boob dowlada dhaliilkeeda tuso dhinacna istaago balse hadaladii Ina Abdishakur iyo fiqi mel la so istaagayo waa tuug balse Allaah swt hayno xafido Madaxdeena uno barakeeyo shar sheydaan xaasid inoga Qabto Allaahuma Aamiin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YBBnTJ5XdoU.html Waakan Aqoon yahan horey u socdaa Meshu wax kuso bartey ku faana
@anshaxxmen1098
@anshaxxmen1098 4 года назад
M.a wan ubahanahay raga nucano kale oo xaqiqda ushego umada somaliyed anabo uge umad waxgali maba a he wayo qawilkjba wada madax maray dhamanto umado wey wada xanunsantahay cudur aya wada haya cid ugna malahan
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
Sax.
@gallad2052
@gallad2052 4 года назад
niyohow aragtiadaada ma xuma lkn luqada ku hadleesid iyo magaca aad sheganeso isku eka si unbaad moormooryaan ugu hadal egtahy
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 4 года назад
kkkkk waad la heshay
@odayjama1829
@odayjama1829 4 года назад
Waxaan layabaa dadka caytamah dadku fikirka waa kalan duwanyihiin Profos Ina xaaji ingiriis waxu sheegayoh wa wax taagan oo dhacay lakiin kuwan comment ku caynayah madaxda iyo qofka fikirkiisa haku caayin
@daljireali4783
@daljireali4783 4 года назад
Ninkan waa iga qosliyaa wlahay🤣🤣
@khaalidadam4374
@khaalidadam4374 4 года назад
Hanoolaato, magacaasi Allah ha idiin rumeeyo. Barnaamijyada wadaan waa kuwii Somali qabyaaladda danaystuhu isticmaalo ka saari lahayd. Weli Somaliyi ma helin hogaankii ay u baahnayd ee daacadda noqon lahaa , waana kaasi kan midyan karaa
@yaakcon
@yaakcon 4 года назад
Arkan ma xishoodo. Mosta Likely ku lahaa iyo waa la magdhabaa.
@shukri7863
@shukri7863 4 года назад
Maad ogtahay waxaan aad oranayso in qabriga lagugu waydiinayo aaqiradaada u nax
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 4 года назад
@@sofieguleed2447 qabiil baa ku haya sidii cudur canal.
@abdikarinhassan9448
@abdikarinhassan9448 4 года назад
Bentisa Allah Dhinac Ino Dhafiyo, Qof ka Qayr bdn Allah Nogu Badalo
@abdullahhassan6121
@abdullahhassan6121 4 года назад
Alla maxay dadi karkarayaan. War ninkan Cabaadyoow danahaaga mucaradnimo yeysn ku seejin Dowladdani mid ka fcn meynu arage
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 года назад
Ina xaaji ingiriis waan garanaynaa intaan ka aqaan wuxuu yahay waa turafatoor PhD qiyaali kuqaatay; Arinta farmaajo koley wax badan wayqabatay waxbadana waa udhimanyihiin midakale waxaad ogaataan meesha duruufo dhaqaale iyo mucaarad waxwalba oo laqabanlahaa dhaliil iyo cambaarayn lahortaagan ; iyo maamul goboleedyada oo laf dhuungashay noqday Koley ani aragtidayda Inaan uguyaraan haysano dowlad caqabado badan horyaalaan; Ee ayaanloow adaa dowlada dadkii waxkadhisay kamid ahaaye shacabka yaan lasii eryin
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 года назад
Wllhi in aana waligay musharax danbe o Somali rumaysan donin haduu samada ka imado
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 года назад
Dadna majiro. Madaxweynuhu wuxuusan kaba socon karin qabiilkisa.
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 года назад
Mohamed haji ingriis ❤ Aqoonyahan aan taageero ❤❤👌
@AmarreMoha
@AmarreMoha 4 года назад
Aqoontiisa shaki ayaa ka jira oo caqli gal maaha wuxu ka hadlayo iyo sidu ku bartay cilmiga.
@zakaaricumar1354
@zakaaricumar1354 4 года назад
Alle hku dhowro Prof
@fariida5769
@fariida5769 4 года назад
Wakaas aqoonyahankii somaliyeed oo walipa PHD xataa maskax iyo aqoon waxba kuma cabirayo maxa keenay in wadooyinka laxiro shame aqoonyahankastoo somaliyeed waa jaajuus
@murayojimale9613
@murayojimale9613 4 года назад
waxa aad adigu arki la'dahy ay ugu badnthy ind qabiil iyo wx ka sii liita kugu qasbayaan ind si quman wx aadn u eegin ayuu arkaaye iska aamu xariiif
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
@@murayojimale9613 sax.
@AjAi-rh9nb
@AjAi-rh9nb 4 года назад
Waraa fiiri xaa kaa galay adi nacalaa kudhalay shaqo kaama dhacdo miyaa 👆💪 uf beentaada cun kalab yahow
@mohancaseri6431
@mohancaseri6431 4 года назад
Mohamed haji ingiriis Dr meshaan kasiwad dhiragalinta
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 года назад
Oh Somalia gumaystaha aya marwalbo caruur noso tobaraayo
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 4 года назад
Qorshihiisa waa in horay loo socdo
@abdullahiabdilak5696
@abdullahiabdilak5696 3 года назад
When qabyaalad overrun the reality on the ground is that. Kkkk
@lovemyselfbeerlipaah2865
@lovemyselfbeerlipaah2865 3 года назад
Waaa runtiis wlhi farmajo waa beenale
@simplistic9162
@simplistic9162 4 года назад
YAAHUU NAF LACAARI ADAA ISTOOGANAYA DACIIF OOYAHAE WAR XUME TASHIIL HABAARANAY BAAD AWALBA AAD AHAYD WEERSHE WAJIGAAGAA GUBAY QUMAYO YAAHUU ALLEE KUGU BIXI HABAARKA YAAYUURO WARKAAGA WAA KAA SOO HOREEYAY WUXUSH QAAIN WAAYAY TUUGANIMADII MOORYAAN WAA LA IDIIN DIIDAY XOOLIHII UMADA OO AAD XADI JIRTEEN YAASE WARKAAGU QIIMO U LEEYAHAY CAACLE AMUS AAMUSKAAD KU ROON TAHAY INJIRE AYAAN DARAN ISMA OGE INKAAR QABA YAAHUU UMADU WAA U JEEDAAN SHARAFTA HORUMARKA IYO WANAAGA BAA KU DHIBAYA LABA AFLE ISMA OGE DHAGTAADA IYO AFKAAGU ISMA MAQLAAN ALLE UMADA IDIN KA QABAY DAALIN DACAY WAYN BEENLOW KAADIB MEEL WALBA LAGA NACAY BAAD TAHAY HABAARANE US HONQOR HADAL XUMO U NOOL BAA TAHAY ALLE HA JABIYO DAALMIINTA AMIIN YAA RABI AMIIN YAA ALLAAH AMIIN
@fatahsidchannel5493
@fatahsidchannel5493 4 года назад
hanoolaato wey isbadashay mucaarad nimo ayay u talaabsatay ka dib arintii jubaland ka dib
@mursalquulemedia
@mursalquulemedia 4 года назад
ADIGAA MOODA,DAMBIILE FARMAAJO HADAAD KU QABIIL TAHAY DADKA KALE IN AAD MUCAARAD KU TILMAAMTO WAA KU SAXSANTAHAY
@saidaainichanel7928
@saidaainichanel7928 4 года назад
What a lair farmajo you just Has personally interest not a leader type,,, ingiriis very intelligent young man ,,,,,,, President xasaan sheik is a great former President
@abdulrahmandahir5219
@abdulrahmandahir5219 4 года назад
Well that's what u think
@mustafcadaaweahmed7527
@mustafcadaaweahmed7527 4 года назад
Runta hadii lasheego qabyaalad maahan waxaana qabyaaladiste ah qofka inta daawado farmaajo beentiisa hadana difaaca
@mmohameosman5911
@mmohameosman5911 4 года назад
aniga xitaa dagmo kuuma dhiibayo danaqa adaa biliqeystay farmajana wa dhisaya qabyaalada meel kugaar xoolayahow
@faadumoadan808
@faadumoadan808 4 года назад
Mudane waa sax lkn weyba noo fiicnaaleheed hadii ow istoogan lahaa
@Theoneofthelegend
@Theoneofthelegend 4 года назад
Ninkan Maawalan Ama Ana Waalan Away Shaley Wuxuusheegayey
@Userq2
@Userq2 4 года назад
Jidkeeda dadiika hadaly ayaaba xiryab farmaajo jideekeeda adiga ayaa xirly
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 4 года назад
Waana siryaya Siriq Halis Ah haku dhacee Idinka Allaah.
@sahruja5777
@sahruja5777 4 года назад
Farmaajo wadanka wuxuu kusoosaaidiyey sida Facebook dadkaloocaayo iyo qaraar uu madaxdii kahoreysay uusan waligiisba gaareeyn inow yiraahdo hebel halacaayo dibudhac 10sano ayuu wadankagaliyey.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
Waarunta. Abaayo. Sidi Siyaad bare ayuu ugu dhagi dona.
@abdirisaqahmedegal5655
@abdirisaqahmedegal5655 2 года назад
Niyad baan u gamayaa mahdoow Nuurka Noo yimide -Nabaradaan lasoo jeedi jirey Haatan Naga go'e -Nuxuustii ilaah naga qabay Nacabkii soomaale -Naruuriyo caafimaad baa bedelay Nabaradiisiiye -Neecoow Roobleh baa timi Aradka noo doojay -Nasiib baanu leenahay hadaan Farmaajo soo noqone
@mustafeali3626
@mustafeali3626 4 года назад
Madaxwayiinaha nacasnimada kala fadhiiso cadaw baa ku wareegsan oo waliba soomali adeegsanaya dawlada wax ha lala qabto oo sidii waayo waayo ha ku soo noqoto xabashi iyo kiiniyaati inanaguma soo hagaagi jirin Soomaliya ha noolaato ka xumow nafta waaaa🤲🕌👍🏽
@abdullaahisaid88
@abdullaahisaid88 4 года назад
Ma sidaa baa phd ku tahy aqoonyahy qabiilayst ah ba tahy 💪
@AmarreMoha
@AmarreMoha 4 года назад
PhD giisa shaki weyn ayuu leeyahay oo taariikhdiisa wax barasho caqliga ma geleyso.
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 года назад
@@AmarreMoha 😂
@axmedmaxamuudxassan4446
@axmedmaxamuudxassan4446 4 года назад
Maa runtaa qabilayste ku yahay wuxu farmajo shegay uun bu so dhigay Lkn adiga qabilayste
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 года назад
Adigaa walaahi Qabiiliiste ah, qabiil-baana ku indhatiray oo ku dhagatiray, Sheekh iyo Shariif warkooda mamaqlaysid adna aqli nadiif ahi kuguma jiro Proph hore usoco adeerkaa haduuyahay xumaan haku taageerin, waxa kawayn danta Umada iyo dalka
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 года назад
Adeer nin soomaaliya madaxweynaha ka noqoda asagab waalan ummadda aan qaranimo doonan. Reerka la hadal ayaga qaranimo ka socon waayay
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 года назад
Hal meel ayaa target u ah aqoonyahanka _
@hamoodzayed385
@hamoodzayed385 4 года назад
waryaa farmajo iyo khayre iyaga ladooranayaaa biidnilaah
@malaboa591
@malaboa591 4 года назад
WAA RUNTAA FARMAAJIHII HORE IYO KAN HADA AYAGA ISTOOGANAAYO IGA DHEH. BEENTAAN KURSIGA IN LAGU SOO KORO LEE LA RABAY. BARNAAMIJKAAN MARKUU IGA SOO HOR BAXABO WAAN DHAGEEYSTAA OO WAAN LA YAABAA . BEENLOOWGAAN UMADA ALAHA KA HORWAREEJIYO SUBXAANALAAH
@libaanali5862
@libaanali5862 4 года назад
Kii qurbaha kuwareeraba waxoow sheeganayaa aqoonyahan Somaliyeed,deedna waxoow irsaaqad karaadiyaa rajada yar ay umada Somaaliyeed heshay maanta. Sxb we head many like you. Same story, different men. Sxb
@cabdiwalicalinuure5255
@cabdiwalicalinuure5255 4 года назад
Kkkk waa channelka xassan sheikh iyo c.cabdishakuur
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
Hadalkii farmzj waaye dhagsyso
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
@@abdullahiomarali5241 kkkkk. Sax
@shukriyasin8387
@shukriyasin8387 3 года назад
Waa fashilmay
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 4 года назад
Horta marka hore waxaan kuu malaynaayey qof aqooni kahadlinayso lkn xaqiqdu waxay tahy waxaa kaahadli naaya qabiil bes.markaa aqoontaadii zero isu bedeshay lkn waxan kuushegayaa somalia inaysan helayn madaxda hada joogta mid ka fiican haba xumaadaane.
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 2 года назад
Jaalle hadaba madaxdii aad difaacaysay maanta oo 2022 la joogo wax ka gur
@ahmedomar982
@ahmedomar982 4 года назад
HANOLATO waad mahadsan tihiin kkk
@haliimomahamed6994
@haliimomahamed6994 4 года назад
Ha noolto farmaajo waa beenaale warkiisi wuu is burburinaa waayo marki la dooranaayay wuxuu sheegay waxba kama fulin ,giyaaradaha sida xaaji qamsiinka loo raacayo ma dhacryso ayuu lahaa hadda asaga ayaa ka dheereeyay dadki uu wax ka sheegaayay
@shukri7863
@shukri7863 4 года назад
Ka shaqee somaali isku keenideeda iyo soocelinta walaalnimadii muslinimada haddii kale dhibkaaga ka daa
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw 3 года назад
Farmaajo waa Qainul wadan
@xogseeefxogseeef5292
@xogseeefxogseeef5292 3 года назад
Asc nanoolaato sxb waxaa tahey nin aad loo jecel yahay ninkan bilaa akhlaaqda ah idladaa waeeysigiisa
@aliisse4799
@aliisse4799 4 года назад
Madaxweynihii Ugu Xumaa Ee Dalka Soo Maray
@abdishakur9
@abdishakur9 4 года назад
Somalia is a recovering nation, more less anyone can record a video trying to request what it’s government is doing for the nation. Instead of wasting your time with an productive criticism why don’t you guys contribute your time, effort and whatever knowledge you claiming to help build your nation... islaan fadiiso laagdhan la fuduuda ayee Somalia ku mahmahd.
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 4 года назад
#Hanoolato dabiyada uu cumar cabdi Rashid kagalay kawareeyso iyo gabre iyo damul jadiid. Ninka xilhayo oo hacaayo oo laladiriro waan kasoo daalnay. Haldhinac ayaad kararantihiin.
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 4 года назад
Yaa somaliya ukeena madax wayne ajaaniba haxukumee wadankee ayaan udoonanaa ee inoo roon somali somali maxukumi karayee
@abdihakiimabdi2061
@abdihakiimabdi2061 4 года назад
meesha tagta iyadaa kuutalisa sidey utaalana noqotaa matalan BAA weyn baa kudhalatay meel macqul badan midkaloo weyn waa kuxirtay wey isdhaafi Wayne ma arkeysid wax uxiro aba waresta baaburka shicib iyo doowla hadii ganax islaxisabtan Kira waa laga digtonan lahaa cidwalba jeebked Turin lashed haduusan jirin cid loo naasnujiya sida jidka afkoye we weedow fii sheey magalada dhexe badalay aan surnen re korontada feed walaalka laguxiray shaqa abuura sida qashinka oo lagadhigo geedka hoostis baaburki googoya ABA dibada magaalo joog xumo leesku eeganaya duhurki casirkii daayerta geedihii iyo fiisoyinka isku soodhaafeysa dhawaaqa laamiyeriga hadii xabadis laga reestay daanyerkii baa badalay bootintiis guru kaguur isaga goosha xaafadaha baladka ah nalaga qaada qashin bacad eey kudugan beyleyihin baalahana waa xiran yahay
@hakabaofficial8153
@hakabaofficial8153 4 года назад
Qog qurbaha kunool warkiisa marnaba iguma socdo ileen saan kusookacno iyo saan kuseexano anagaa og
@nadarabdul5895
@nadarabdul5895 4 года назад
Qabiil baa hadlinaya ,,,,, farmaajo wuxuu qabtay cidkale ma qaban Isbitaalada,,waxbarashada,,mushaarka ciidamada,, maxaabiistii buu keenay,,gabre ayuu wadanka ka saaray,,qaraxii baa yaraaday,,
@subeersudaysi7591
@subeersudaysi7591 4 года назад
Wll soobe intii ku dhimatay wajigeed kuma dhiman muqdisho heer waxay gadhay eng yariisow lagu dilo xafiiskiisa
@hasind
@hasind 4 года назад
Farmajo wax noo dhaamo ma heyno, marka yaan iska dumin iftiinkan yar oo noo muuqda! Hadii khaldaadka aad ku mushquushid, wax fiican hadey kusoo maraan weligaa arki meysid! Negativiga badan naga daayo!
@murayojimale9613
@murayojimale9613 4 года назад
boss iftiinka farmaajo uu la yimi m kumanaanka qofee ku gubanysa malinkasta jidadka o weliba wx xnuun ah an ku hyn farmajo iyo 3milyan iyo badhka muqdisho ku xquuqda la go'doona u dheeryahy baaa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
@@murayojimale9613 waarun
@abdishakur9
@abdishakur9 4 года назад
Abdirahman Abdishakur road map 🗺 continues.... Sxb sheekada Abdishakur ayee kuu soqota
Далее
QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
59:34
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 1 млн
QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
1:04:09