Тёмный
No video :(

Safar Baabuur ah ayaan uga gudubnay xuduudka Canada iyo USA 

HANOOLAATO
Подписаться 484 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Месяц назад
Hanoolaato iyo wariye caalami Ah Ayaanle xusen cbdi iyo xil dhiwaanka safar saalama🤲👍
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Месяц назад
I hope In Afrika Saan oo kale Gees ka gees gawaari . Isaga kala gooshto Jidad. Casri Ah iyo sharci Lagu maro leh Ayaanle Xuseen cabdi iyo Hanoolaatto team Mahadsanidiin
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Месяц назад
Ayanle seems to be enjoying this long trip. He is used to small high ways in Europe. Vast land, wide road lanes with different land terrain. Very green and beautiful. I wish we took care of our beautiful landscape.
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Месяц назад
Germany waa Eurobe wadooyinkeeda highways ka ah wax ka waweyn malahan. UK iskaba daa uyadu
@user-fl4sp8yp8d
@user-fl4sp8yp8d Месяц назад
@@Dhabarweynerali ahow Sxb N.America iyo europe isku mid ma aha America wax wado ku gari Kara Asia qaar le ka jirta
@Adoon-Alle490
@Adoon-Alle490 Месяц назад
Ilaahayow adoonkaaga ayaan ahay ii halkaas Riziq iiga qor yaa Rabi
@GeediAbdi-ue3zi
@GeediAbdi-ue3zi Месяц назад
Meeshaa joogo ilahow risiq wanagsan iiga qor maa dhahdid walaal Meeshas haday iiga qorantahayna si fudud igu gee cml
@Burco.
@Burco. Месяц назад
Is too late Adoon Risiq dambe oo lagu qoraayo ma jiro hore risiqaagi loo qoray dada aad haysto alx dheh
@suadmire7450
@suadmire7450 Месяц назад
Asc Mashaallaah ayaanle salaan sare ❤❤❤
@user-cj4cl6js4k
@user-cj4cl6js4k Месяц назад
Safar salaam Hanolato
@IkranBihi
@IkranBihi Месяц назад
From San Diego to San Francisco baa ugu yaraan 9 saacadood ah, waan ku daalaysaa weliba meelaha qaar waa buuraley
@shukri1395
@shukri1395 Месяц назад
Ohh welcome to USA Ayaanle ❤
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 Месяц назад
Illaahey ha idiin fududeeyo safar salaam
@abdullahiadawe5637
@abdullahiadawe5637 Месяц назад
Masha Allah Ayanle sodhowow USA
@fowziaahmed522
@fowziaahmed522 Месяц назад
Safar salaamo
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 Месяц назад
Niagoro falls NY buffalo NY welcome Ayaanle waa ku taageersanahay @@
@alifarah5262
@alifarah5262 Месяц назад
Ku soo dhawaaw Ayaanle Canada waxaad tahay nin aad barnaamijyadiisa dhamaan la socdo, Edmonton Cananda ayaan kaa soo salaamayaa, waqti fiican ayaad timid ee waxay aheyd December iyo January in aad timaad
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Месяц назад
Waa border ka Aduunka ugu wayn uguna Amaansan.
@abdullahisabrie10
@abdullahisabrie10 Месяц назад
Ayaanle minnesota ima imaanaysaaa sxb
@ahmedkhailey927
@ahmedkhailey927 Месяц назад
ayaanloow ma toronto ayaad kabaxeysaa adigoon lagu arkin waad nagu dhooreysay masuul waa nin kutaageera oo kuleh safar salaama.# Hanoolaato.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Месяц назад
Ayaanle huuraale. Waa yeeljadaa. ////////
@abdulahiabdi6087
@abdulahiabdi6087 Месяц назад
West Virginia or Virginia
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 Месяц назад
Ayaanle wa ku soo dhaweeni lahaa Toronto hadaa ku arki lahaa vaughn ayaa deganahy hadaa soo noqoto ila soo xiriir taageero weyn ayaa ku ahay
@Rashiid899
@Rashiid899 Месяц назад
summer kulayl waaya baabur laguma soco karo
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 Месяц назад
ayaanle see camal, eegana ma halkaas baad aaday kkkkkk gulayso saxiib, waan ku taageraa
@user-dv9pb5kf7p
@user-dv9pb5kf7p Месяц назад
Sxb safar salaama nin culus
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Месяц назад
Halkaasi hadaan wax yar ku darsado Horta safar salaama,magaalada sidaas loogama guurin ee waxaa laga baxay dhinca dhismayaasha Qadiimka ah waxaa dad badan u guureen qeybaha banaanka,waa American ahaan,sababo Badan bay uga Rakhiisan yihiin,waxaa ka mid lacagta canada waa ka hoosaysaa Dollarka,marar badan sida Fasaxyada ama Asbuca dhamaadkiisa Reer Canada waxay ka Adeegtaan dhanka US ayagoo dhahaayo waa noo Rakhiis,waxaa kaloo ku yaalla Vactoriyo Kabaha iyo dharka dhaxanta(Jacket) intaas baan ku soo koobaxaya,
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir Месяц назад
Ku soo dhawoow wadan keeyga 🇨🇦
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Месяц назад
VARGINIA IS FOR LOVERS KU SOO DHAWOOW VARGINIA
@MILGOAWEIS
@MILGOAWEIS Месяц назад
America in aan mar uun tago iigusoo duceeya.😢
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q Месяц назад
Allaha no fududeyo wll aamiin
@ayannur9480
@ayannur9480 Месяц назад
Xaj miyaa !
@bincamir1
@bincamir1 Месяц назад
Waxaa tahahay saqajaan! Waa in cashar luguu qoraa!!
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 Месяц назад
abti cagarka aad u jeedo waa laga ganacsada barwaaqo leney company aa iska leh cowska laga raraa wax fahan
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 Месяц назад
AFKII FARAN JIGANA WAY BARTEEN ..ADUUUNYO.NIN WALAWBA ALAHAA SUG
@abdisalaan2712
@abdisalaan2712 Месяц назад
Magaladeydi ayd somarte ayaanle oky guriga farmajo bafflo miyaad soo duubi rabtaa
@farahabdullahi3143
@farahabdullahi3143 Месяц назад
Walba darawal matahay oo macaawin karta ayaanle ilen ninka wuu daalayaye
@Mofarah7908
@Mofarah7908 Месяц назад
Wrong door sxb welcome to America albaabka dhanka kale aa laga galaa😅😂😂😂😂
@Ariijiina
@Ariijiina Месяц назад
Meeqa saac ayaad usoo socoteen from Canada to America
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Месяц назад
Aniga dabaal ayan uga gudbay
@mohamedaddeali8983
@mohamedaddeali8983 Месяц назад
xildhiban ali nur iyo ayaanle safar salama
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Месяц назад
Safarsalaama
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Месяц назад
Ayaalow mamada fanaanka uu kufsaday oo aad warey satay maxaa u caawin weyday oo ninkan dabiilaha magaciisa u qarisay 😢
@heerqaran580
@heerqaran580 Месяц назад
Italy ayan gaari kaga soo baxay waxaan kusoo aaday Sweden 24 saac ayay aheyd oonan istaagin shidaalka markaan u istaago moogiye 2000km ayay aheyd runti waxaanan ahaay kaligeey
@AbdalaCabdiraxmaan
@AbdalaCabdiraxmaan Месяц назад
24 saacadood baad socatay miya
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
Beenta jooji!!
@heerqaran580
@heerqaran580 Месяц назад
@@shukri114mohammed2 maxsa beena
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 Месяц назад
FAQASHTII BAAN DHEGAYSTAY OO DHOOFTAY .WAA KUWII AABAYAASHOOD ISKU CUNI JIREEN KIRIIMKA IYO ROODHIDA HARGAYSA IYO BURCO
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
😂😂😂!! CAAFIMAAD (RABBI) haku siiyo!! SIDANI WAALI WEY DHAAFTAY!! AGGGGGGAAAH!!
@kamkam22100
@kamkam22100 Месяц назад
waa maxay aamusnaanta . safarka muzik macaan maad daartaan . just boring aamusnaan hahahaha
@jandraravi9816
@jandraravi9816 Месяц назад
SAFAR SALAAMA. ADEER ALINUUR IYO WARIYAHEENA
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
𝗖𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱 𝗔𝗱𝘂𝘂𝗸𝗮 𝗨𝗴𝘂 𝗪𝗲𝘆𝗻 𝗥𝘂𝘀𝘀𝗶𝗮 𝗔𝗮𝗸𝗮 𝗪𝗲𝘆𝗻 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗞𝘂 𝗡𝗼𝗼𝗹 𝗖𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝟰𝟬 𝗠𝗶𝗹𝗹𝗶𝗼𝗻 , 𝗔𝗺𝗲𝗿𝗶𝗰𝗮 𝗢𝗼𝗸𝗮 𝗗𝗵𝘂𝗹 𝗬𝗮𝗿 𝗖𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗞𝘂 𝗡𝗼𝗼𝗹 𝟯𝟬𝟬 𝗠𝗶𝗹𝗹𝗶𝗼𝗻 𝗢𝗼 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗛𝘂𝗯 𝗛𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮 .
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Месяц назад
Dawladahu baa kala duwan labada wadan waa isku eegyihiin.welcome to North America Ayaanle
@IkranBihi
@IkranBihi Месяц назад
Waxaan degenahay California ma rumaysanaysaa in dadka degen California oo dhan 40 million oo qof ka badan yihiin dadka degen Canada oo dhan
@jandraravi9816
@jandraravi9816 Месяц назад
MAASHAALAAH. WAA IDIN SALAAMAY ADIGA IYO WWARIYAHEENA QAALIGA AH..... MUUDEEY IYO RAGII IGU SALAAN....KKKKKKKK
Далее
Dr Ibrahim Sh Axmed - 40 sano ayaan joogay Mareykanka
36:05
what will you choose? #tiktok
00:14
Просмотров 7 млн
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Просмотров 107 тыс.
Sh Maxamed Garyare - Kummuu ahaa Sh Cumar Faaruukh
22:04