Тёмный

MW Xasan"Ethiopia wax aan ku heshiinay ma jiraan iyada ayaa Turkiga u tagtay oo codsatay" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@maxamed9633
@maxamed9633 6 дней назад
Ethiopia 🇪🇹 marna lagama yaabo inaan heshiino waa inaan xuduudaha kala xidhano waa saas xalku madax weyne somalia 🇸🇴 waa saas
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 7 дней назад
Mude madaxweyne Itoobiya Xoog wax nooga qaadi meyso lakiin yeysan siyaasad nagu Xadin.
@hassanomar6943
@hassanomar6943 5 дней назад
Taas ayaan been aheyn itoobiye yay nagaadin madaxweyne warqadahah naga eeg 😅
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 6 дней назад
Qadadwayn cawaan ah xaasidiin somaliland neceb viva Ethiopia waxan balan ah in marka somaliland citiraafka hesho aanu baa’bi’iina ka shaqayno waa balan
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 6 дней назад
😂 qadaad yar mar dhaw Hargeysa, Berbera iyo Burco ayaa ciyaaraha SNM iyo Somalia lagu qabin doona ee is diyaari oo sidina kabah ha ka caayina ee rag iska dhiga oo wax iska celiya marka la idiin yimaado. 35 sano idinka oo dawlad sheeganaayey baa 4 wiil oo reer Sool ah ciidankani cagta marisey barqa cad hubka laga dhigey. Aawey raggi SNM ku faani jirtey ee xabbada raamsan jirey ? Iyaga oo riyo ah baa Sool xiro lagu haya xitaa General ki ugu geesisana SNM baa la qabtey isaga isku xaarey. Ileyn ceeb looma dhinto.
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 6 дней назад
Wadankee qaxooti ku thy aan lcg kuu soo diree xayawaan yahow
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 6 дней назад
Sharciga aad yurub ku joogto wxad ku heshay waa madaxa Somalia ee mamulka aad sheegeyso eeyaha ayaa cwa igala fcn
@sufifarah7052
@sufifarah7052 6 дней назад
Wali tuugsi iyo baryaa ku jirtaa adigoo la haysta ah oo amison ku ilaalinayso iyo Ethiopia miyaa wax diidi Kara maskiin orad dadkas masakiinta xamar jooga beenta u sheeg marba duliyohow duliyaa oo bilaa damiirka
@user-cc1ik5qk3o
@user-cc1ik5qk3o 6 дней назад
Inaan qabiil ka takhalusno ayaa na horyaala si aan ula xisabtano wixi naga horyimada
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 6 дней назад
Kan ma itoobiya loo dortay itobiyu wakhtigii ku ride dana kale kama dhacdo
@momedhussein7737
@momedhussein7737 7 дней назад
Khawaarijta alle haka suuliyo uma soomaaliyeed
@saidmm9953
@saidmm9953 7 дней назад
Aamuin.
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 5 дней назад
Khawarij cadow ka daran baa kugu Soo wajahay oo Ithopia ah
@saidmm9953
@saidmm9953 5 дней назад
@@shakrabowy1432 Maya wax iyaga ka daran majiraan. Iyagana cadowga noo loogaya oo lugaha nooga dhegan.
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 6 дней назад
2sano uun buu itoobiya noga shekeynayaye
@cabdiburcaawi2799
@cabdiburcaawi2799 6 дней назад
Isikahadale.waar.xamar.amanigeda.suug
@najaxahmed867
@najaxahmed867 6 дней назад
xasaw marmar ka qaar xiniyo ayaa layska baadhaa waayo haday kuu noqoto ethiopia bad hesho oo idinku somaliland sii daynwaydaan idinkaa siiyay laakiin hadaad idinku tidhaahdaan waanu citiraafnay somalialnd awalan ethiopia futada ayaay kudhufanasaa somalia na way badbaadaysaa markaa ethiopia xoog bay isku dayasaa inay kusoo gasho bada markaa ayay somalia na is ogolaanasaa war xasanaw maanta adigu kaga horee citirafka waayo laba daran mid dooro baa lagu jiraa idinku simpla taladan kudhaqaaqa somalialand xanuun baa kujira ah waxba nalooma ogola laakiin idinku soo jiita markay somali isu baahato iyadaa isu imanaysa cadawygaasina meesha masoo galayee walaalayaal talo waa intay kula gudboontahay haday ethiopia soo gasho bada sida looga saarayaa way adagtahy marka risk take sameeya
@siradm
@siradm 6 дней назад
Itoobiya iyagaa khalad galaye ha ka laabtaan, intaas waaye, xittaa haddii la heshiiyo iney baddaas qaabkastaba ha ahaatee u soo dhawaadaan ma rabno, waa wuxuush dhawaysi maleh, siyaasiintaasna inta badan waa xabashobeen oo dalka lixa jeclo kama hayso.
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 6 дней назад
Tuugsi lama rabee kaalay qaxooti isku soo dhiip Belgium 🇧🇪 imaaw asbuucii €7 lagu siinaaye 😢
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 6 дней назад
Gurgurte wuu barooranaya
@Haashim895
@Haashim895 5 дней назад
Wada hadalka ethiopia mxaa inagala dhexeya Ethiopia. Waa dad aaminsan inay lahaan jiree bad mana raban bad lakiraysto iny leeyihiin ayay
@ridwaanyare583
@ridwaanyare583 6 дней назад
Xamar walaahii waa Hooygii Nabadda, Xantooda yaaba la qiimeen bukaanadda, Xasuusiya waa Halkii lagu gubay Xabashidda, Xariga iyagoo xooray ayey wadaan
@abdirahmanosman7646
@abdirahmanosman7646 6 дней назад
Dagaal diyaar unoqo mundane madaxweene eena kasaar ciidamadooda oodhen xuduuda ciidame dhig dooladaha gobaleeysiga usameey ciidamada xuduudaha ayaaaga masuuliyada iatoobia waxwada hadal dhagama dhaxeeyaa dhinaca bada jileeca kajooji dooladaha dariska umada somaliyeed waxee diyaar dalkooda lnee difaacaa kalashaqeeya dagaalkaas ❤
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 6 дней назад
Wasiir warfaafin malahan, oo afhayeen malahan, oo wasaarad arimo dibadeed malahan wax walboo dhacaya xasan ayaa ka waramaya sidaani nidaam dowladnimo maaha
@momedhussein7737
@momedhussein7737 7 дней назад
Dhib ayuu isleeyahay xali lkn wuxuu dhiiri galinayaa figrado qaldan isagaaba isku cadaw ah in aamuso ayaa laqaatay oo wasiirka warfaafinta u daayo shaqadiisa
@hamzemohamed3314
@hamzemohamed3314 6 дней назад
Xasan sheekh "waxay ka suurtuubi wayda madaxda itoobiya" waa gooorma madaxwayneee 😢
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 7 дней назад
Daris beel war kan yanaga qabto walahi intu joogo Somalia 🇸🇴 Alaaha badbadiyo maxa isku haaysana maka cabsanee fulay wadanka hog haku ridin dantada un ujeeda .itoobiya xoog kujogta Somalia.
@saidmm9953
@saidmm9953 7 дней назад
Adiguna ma jaasuus Abiye Axmed baa tahay oo soomaali iska dhigaaya.
@M45_0
@M45_0 6 дней назад
xuuthi hub kso gta baabiya xabashi af qarmuun.
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 6 дней назад
Mahadsanid MD. In mawqifkagu kii yahay. Hayeeshe soo ma Fiicna inaad Soomali heshiis ah ka shaqaysid. Fadlan la heshii masmulada, dhiiga beelahana jooji
@abdifatahabdirahman6635
@abdifatahabdirahman6635 6 дней назад
Sodon
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 6 дней назад
Waxooda dad lagu heysto afrika ayaa laga arkaa siiba Somalia 🇸🇴
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 7 дней назад
War meeshu Somali daciif ah iyo jawaasiis Itoobiyaan ah badanaa🤔
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 6 дней назад
Xasan waxaa ayaan daro ah in itoobiya oo dhulinaga heeysato hadana ku hamiso in aay dhul iyo bad ku darsato
@hassanmahdi2187
@hassanmahdi2187 6 дней назад
Blaa blaa blaaa
@djamasaid6839
@djamasaid6839 7 дней назад
Waad jeclaan lahayd lkn waanad helayn
@fadumoalihassan5000
@fadumoalihassan5000 6 дней назад
Maxaad kala hadlee Itopia yaa xayawaan Bad ay rabta ma xaa ila hadlee Doqon
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r 6 дней назад
Jah geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏
@saidmm9953
@saidmm9953 7 дней назад
Commentska waxaa ku jiro jawaasiis Itoobiya oo caay iyo afxumo kula kacaaya madaxweynaha Soomaaliya. Yaan lagu sirmin.
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 6 дней назад
Hda nin kaan ma tuugsanaa mse waa calaacalaa
@saidmm9953
@saidmm9953 6 дней назад
@@Mind.mingle2 af Soomaaliya miyaad kugu adag mise garaadka?
@saidmm9953
@saidmm9953 7 дней назад
Cadowga gudaha iyo kan dibada allaha qabto.
@sm.5191
@sm.5191 7 дней назад
Amiin yaa raabi🤲🤲🤲🤲🤲
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 7 дней назад
Alshaaba midka gudah
@SakarieDucaale-en1zc
@SakarieDucaale-en1zc 6 дней назад
Xasan munaafaq yaa ku rumaysankara😂
@LAACA
@LAACA 6 дней назад
Dhulka somalia miyaa laguwada hadlayaa
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 6 дней назад
Hadal aan ku farxo weligey maanta xasan sheekh ka maqlay wax kasta ha ahaado shaqsiyan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 дней назад
itoobiya wa cadow soomaaliyed ee xasan sheekh wuxu ugu mereysanayo wa khalad ee goaan adayg ma loomahanyahay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 дней назад
War khilaaf kama dhexeyo itoobiya iyo soomaaliya ee itoobiya dhul iyo badda soomaaliyed bay xoog kurabta
@homeh3455
@homeh3455 7 дней назад
Xasan xabaale pote
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp 6 дней назад
Aniga diyaar ayan uhaye ina nafteyed waayo si dalkeen xoriyada ugu naloda somalia waa hal tuug kastan wuxu agteyed ka yahaye cadoga gobada ee dalk muwadin
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 5 дней назад
Xasan jilicsanaa
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 6 дней назад
Allah kareem
@Bashka2222
@Bashka2222 6 дней назад
Madax wadan ka somali waxey manta dhahan bari iska badali marka miyan aamini karnaa horey u soo marnay tusaala noogu filan kuwi hore waa kuwa rabo un waxi dantooda ah aan eheen umadan danteyda
@youme5301
@youme5301 6 дней назад
Manta intaan ayaad inoo shegegeysaa barina adiga ayaa war cusun inoonkenaayo xageen ku racnaa madaxweyne
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 6 дней назад
Jaale madaxweyne itoobiya waxba kama heysano hana la hadlin yur ku dheh taarikh xun hakaga tagin dalkaaga abiya waa nin raba inuu taarikh cusub wadankisa u sameeyo yuusan kaaga aqli badin
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 4 дня назад
Xasan shiekh miyadan ka dalayn Beenta, Beenta aad sheegtid 27
@user-rm7os8ke8n
@user-rm7os8ke8n 6 дней назад
Mundane madxwyne xasan sheekh nooloow
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 дней назад
Inuu yeelo maahayn in Turkey uu u yeedho somaliya waayo somaliya waa ta wax lagu haysto ee dhulkeeda lagu haysto,marka wa in itoobiya ka noqotaa MOUga
@waxanahay1582
@waxanahay1582 7 дней назад
😂😂😂😂 meel loo raaco male hada manu dawanayn miya fiqi iyo hakin fidan iyo ethopia oo wada jira
@apdirahinfarhan5984
@apdirahinfarhan5984 7 дней назад
Qofkani been badana ilahow Haa io maya hanaga wada yedhsin😂 somaliland bu ku xiqay
@iskufilan1223
@iskufilan1223 7 дней назад
Amxaarka we don’t care hami iyo handad ma jirto 😳😳
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 6 дней назад
Xasanoow Ficil Hinaaska iyo Dal u Hiilinta ma isla Hubtaaa?????
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 дней назад
Ethiopian iyo somaliya inay horey isu dagaal ney oo mel xun isla garney wa jirtaa lkn waxaa jirey heshiis wanaag san oo heer fican laga garey bajirey aa maxaad ujoojisey mw HSM dagaalka hada yaabilaabey sow adiga ma ahan
@FaarahMahaned-lz1nf
@FaarahMahaned-lz1nf 3 дня назад
Wajigaa gubay wuxuu dad lahor yimid kuwa usacabinaya idaran
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 6 дней назад
inkaarhii ayaa kusoo baxay wejigaa gubay
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 6 дней назад
Dameeeeeeeeeeeeeeeeeeeer
@djamasaid6839
@djamasaid6839 7 дней назад
Aaby ahmed oromkaa yar walee waa libaax ninka xasan shekh waa ka qaylisiiyay Cabaad iyo calaacal lix bilood socda uun
@mrazizi583
@mrazizi583 7 дней назад
SUAAL LA MA WEYDIYO SIYAASI YINTA SOMALI MXA ANY QUESTIONS MA DHAHAAN MIYAAA?? WUU HUNQAACIN WU ISKA BIXIN NO QUESTION AT ALL.
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 7 дней назад
Baroorta nagala tag adigaa lahaa Ethiopia bada ha gaadho is dhageyso
@KawsrQaali
@KawsrQaali 6 дней назад
Akash 😂😂😂😂
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 7 дней назад
Xasan sheekh allaah kabaq bada ha bixin
@iskufilan1223
@iskufilan1223 7 дней назад
Badda farmaajo ii saday mana dhaxeeyso ogoowtaaa🤮🤮
@sayidka6911
@sayidka6911 6 дней назад
Waxaas oo kale ayaa noo jilcinaya cadawgeena, shalayna farmaajaa dabada u kala hayay ethopia maantana waakaa xasan shiikh dabada u kala qabtay.
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 6 дней назад
Xasan shekh hada muxuu sameeyay mowqifkiisii Lee joogaa
@sayidka6911
@sayidka6911 6 дней назад
@@abdulkadirmohamed8565 wuxuu aqbalay wada hadal iyagoon wili ka tanaasulin heshiiskii ay muuse la galeen, sidoo kale wuxuu muujiyay dabacsanaan, waad maqleysay maalin dhaweyd isagoo leh ethoopia iney badaheena gaarto uma diidanin laakiin wadada ay u mareyso ayaan isku diidanahay, markaa waxaa cad inuu dekedo u ugol yahay sidii farmaajo.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 дней назад
Safarkagii qahira masar ayaad dagaalka Ethiopian kudhawaaq dey mw HSM dow biyaha nilka iyo masar waxay rabto maxaa naga galey
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 7 дней назад
Been waynaa xasan coofle wuxuu uu shalay baryo iyo baroor shubayay buu ilaaway. Waar idinkaa Turkiga baryay aye inuu idiin sasabo Ethiopia. Ethiopia way hadli
@abdullagull2943
@abdullagull2943 6 дней назад
"War nimankii aad dariska aheydeen" kkkk Madax sidaa wax u tilmaameyso miyaa jirta? Adeer xasanow beenta iska aayar Adigaa si kale u baqaye.
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 4 дня назад
Tuuggaa xun baa dadka wareeriyay
@caraboday9074
@caraboday9074 7 дней назад
Waa Bini aadam qpfkii ugu beenta badnaa uguna xumaa
@saidmm9953
@saidmm9953 7 дней назад
Jaasuus Itoobiya miyaad tahay oo soomaali iska dhigaaya.
@sm.5191
@sm.5191 7 дней назад
waa eey eey dhalay kadhamoow madaxweynah
@saidmm9953
@saidmm9953 7 дней назад
@@sm.5191 waxey u badan tahay in uu jaasuus yahay.
@nimomumin2552
@nimomumin2552 6 дней назад
Dee marka madaxweyn wan in Anna dagal isku diyarina
@user-cg9zw6wl9n
@user-cg9zw6wl9n 7 дней назад
Xasan oyaye 😂😂
@laylajuir2420
@laylajuir2420 7 дней назад
Doqoyahaw Adiga ayaa oyaaye eh. Ee Dowladaada Dadkaada iyo Dalkaaga dhinac ka raac yaadan lumine dhinac ka raac hooy hooy dhinac. Madaxweynaha Barakaysan Dal Xureeye kor Allaha ka dhigo Allahuma Amiin Wbt
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 7 дней назад
Adigoo baryaya bari yaan lgu arag Xilka iska casil
@abdirashiidadam9912
@abdirashiidadam9912 7 дней назад
Xasan munaafaq waxad ka xun tahay horumarka Somaliland Ethiopia adi kuma rabto Somaliland ayaa siinaysa dekad ay ku ganacsato iyo saldhiga ee cirka so dumo meel anad ka talin baad ku daalaysaaa
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 7 дней назад
Xasanow waysuto galisaye ma dhuuso baad ku toogan adeer waxaan dantaad ah baay kabihi kaag idlaaden ee haka hadlin bad aad lahan taada halahda ah kashaqee
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 7 дней назад
Beenale adiga dacwad ka qaba itopiya siday u dalban karta wada hadal qadar jibuti iyo turkiga adiga malin walba u tagyay somaliland itopiya cadawad u muujiyay 😂😂😂
@mrazizi583
@mrazizi583 7 дней назад
DHAQAN KA WANAGSAN WAXA WAYE INA DHAHDO 👉 ANY QUESTION, SUGGESTION.OR CRITICIZES MARKA HADASHO AS MASUUL CML LKN SOMALIA MALAHAN TAAS ⁉️😢😢😢
@xamudiman4867
@xamudiman4867 7 дней назад
Itiobiya inaga ayaa kagardarnay
Далее
⚡️Uylanishim kerak, sovchilikka borasizmi?...😅
00:50
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 829 тыс.