Тёмный
No video :(

MY DAILY ROUTINE SAMIRA SIMAN Siman IYO AFNAAN MANTA SIXUN IGA NAXISY 

Samira Siman Channel
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@Seey667
@Seey667 3 месяца назад
Musalsal caml usugaa video yashada samiira siman galab walbo ina shaxega so qato qolkeyga tago videoga kaga dawada 😂❤❤
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 3 месяца назад
Sdkle wlhi 😂
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 3 месяца назад
Masha’Allah dabecad wanaga iyo qalbi nadiifka iska yeelyeel ma’aha udhalasho waye🥰 sida ujeclahay shekadada inaa ku agjogo cml aa kaga koobi yaah🫂🥰🥰🥰❤️
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 3 месяца назад
Masha Allah abayo samira illahey noloshada haku qurxiyo adiga iyo asxabta nolosha ayaa igu adag abayo isoduceya inuu illahey culeyska iyo dibta iga saro amiin
@ayanahmed915
@ayanahmed915 3 месяца назад
Abyo Allah culeska iyo dhika hakaqado
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 месяца назад
ALLAAH kaaqaado culeeska iyo dhibka iyo intiiy muslim ah❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 месяца назад
duceyso istiqfaarta badi iyo salliga nabiga s. c. w
@user-tf6qp6ny4f
@user-tf6qp6ny4f 3 месяца назад
Abayo culeska allh ka qado
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 3 месяца назад
Khaatumada kheyr allaha noogu qatimo aduunyo hool kama dhaato
@user-ui7kr9bz5b
@user-ui7kr9bz5b 3 месяца назад
Masha allah xogaga allah ku barakeyo nolol mida ugu quruxda badan allah kusiyo abayo shaqalo wasaq kuguso siyadine hadad cafimad qabto howshada wa qabsankarta alaminto notahy cafimadka allah no siyadiyo
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
Maasha. Alaah. Abaayo ILAAH. Kuufududeeyo. Howsha
@umualmaasfamily
@umualmaasfamily 3 месяца назад
Mcn tv iyo mobelkawa Waa ja dawanaa
@shukriibraahim1
@shukriibraahim1 3 месяца назад
abayo talefanka bariis qalalan ku dhaxrid 12saac kabacdi woow ficna anaa insha allh biyaha bariskaa ka dhuuqaa
@ayanahmed915
@ayanahmed915 3 месяца назад
Wlhi anga Malin sidaa yele wuficnade
@fatmaabdiosman4297
@fatmaabdiosman4297 3 месяца назад
Mnsha Allah xppt samiira ilaahay nolosha haku barakeeyo ilmahana haku daayo caafimaad aan dhamaan insha Allah allaha ku siiyo Ana iso duceeya asxabta in ilaahay awlaad wanaagsan oo baariya isiiyo❤
@munaismacil9840
@munaismacil9840 3 месяца назад
Allah hakuu siyaadiyo insha allah
@naimomohamed7908
@naimomohamed7908 3 месяца назад
M.a hadab leeba guri qurux bdn degtay wllhi is verry nice home ❤
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 3 месяца назад
Gaari dumar ❤ maasha Allah
@Hibaaqgarad
@Hibaaqgarad 3 месяца назад
Masha allah tabaraka raxmaan
@rahmomohamed3155
@rahmomohamed3155 3 месяца назад
Asc samiira siman waa idin slmy adi iyo caruurtaadaa iyo abuukar
@user-wr3nr2sd4l
@user-wr3nr2sd4l 3 месяца назад
اللهم آمين يارب
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 3 месяца назад
Masha allah tabarakalah hore u soco qaali dumar ❤
@faadumocabdiraxman4219
@faadumocabdiraxman4219 3 месяца назад
Masha allh xbbti guuleyso samiira siman awlaadana allh ku xafido
@user-dl8dx1if1y
@user-dl8dx1if1y 3 месяца назад
Masha allh waxa thy gabar karti badan allha ku fududeyo amuraha adunka
@ayanahmed915
@ayanahmed915 3 месяца назад
Abyo telka baris qalalan daxda kagali anga malin sidaa yele wuficnade alxamdullilah
@user-uj5io2on5y
@user-uj5io2on5y 3 месяца назад
Amiin illahey kuma tuso dhib iyo murug midna
@Umoqlimahamed
@Umoqlimahamed 3 месяца назад
Wllo mcnto ilahay haku xafido qli
@farahjordan7744
@farahjordan7744 3 месяца назад
Aduunka hoola unecbahay naag lee keensan kara
@user-rm4gq4hp3k
@user-rm4gq4hp3k 3 месяца назад
Masha allah ❤❤❤❤❤
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 3 месяца назад
Masha Allah tabarakalah siman cadeey kiip going xabiibti ❤❤❤
@user-of4fq1fl6v
@user-of4fq1fl6v 3 месяца назад
Mcnto alle ha kubarakeyo noloshada guriganah kaa kudagi lahed allh hakaga dhigo❤❤❤ inash aalh
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 3 месяца назад
Wijii dhididsan o nadif ah heen qaalad waaye inaa cream mariso ugu horeen wagiga iska dhaq haaadi kale wuu ka haalabaa😊
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤
@user-wr3nr2sd4l
@user-wr3nr2sd4l 3 месяца назад
ماشاءالله ❤❤❤❤❤
@ilovemyjob5063
@ilovemyjob5063 3 месяца назад
Farxad aan dhamaanin Allaha kusiiyo mcnto ❤❤❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 месяца назад
Masha allaah❤❤❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 месяца назад
Maasha alaah my dear sister ❤️❤️❤️❤️
@allinonechannel-foreal
@allinonechannel-foreal 3 месяца назад
Apyo cawo baris dahgili .. biyaha hal mar ayey kabahayan wlai
@fardusmaxamed282
@fardusmaxamed282 3 месяца назад
Mansha allaa guulayso ❤wll
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 месяца назад
Mnsha allah ale ha ku dhowro quruxey ❤ Srry abayo rabi ha ku haga jiyo telka
@ikliilaahmed1149
@ikliilaahmed1149 3 месяца назад
Masha Allah hore usoco walashey samira ❤Alle ha idin xafido my Beautiful family ❤❤
@FadumoJamac-fu8bk
@FadumoJamac-fu8bk 3 месяца назад
Masha Allah Guulayso baYoo❤
@ajmalcadey8331
@ajmalcadey8331 3 месяца назад
Abaayo allah hakuu barakeeyo familkaaga tellka allah hakuu fcneyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah ilmaha alah xifdiyo xabibti 😊😍
@hamdiosman2383
@hamdiosman2383 3 месяца назад
ruun wayo walahi balayada
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 3 месяца назад
Maashaa allaah abaayo allaah haku barakeeyo ❤❤❤
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 3 месяца назад
Masha Allah
@hiboahmed6548
@hiboahmed6548 3 месяца назад
Abayo insha Allah ilahay ilmaha io telfonkaba Allah haku ilaaliyo
@ashahussein1087
@ashahussein1087 3 месяца назад
Iphone biyo maba galan shoow
@user-em5rr6tp1f
@user-em5rr6tp1f 3 месяца назад
Mansha allah❤
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 3 месяца назад
masha allah ❤❤❤❤
@ayaanfarey7566
@ayaanfarey7566 3 месяца назад
Abaayo armaajo yar omiis camala mesha banan usameeso qurux waye
@user-yf6fr8uz8r
@user-yf6fr8uz8r 3 месяца назад
Allah ha ku cafiiyo talefanka samiiro 😂😂
@Dhaymancan
@Dhaymancan 3 месяца назад
Manshaa allh❤❤❤❤
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 3 месяца назад
Masha Allah abaayo ❤❤❤❤
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 3 месяца назад
Taleefanka ala haku caafiyo abayo 😂😂😂😂
@munaismacil9840
@munaismacil9840 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 3 месяца назад
Samiiro creamkii away nga balanqaday😢
@bushramedia4766
@bushramedia4766 3 месяца назад
MashaAllah
@ashahussein1087
@ashahussein1087 3 месяца назад
Samira is cateynta mxa iskaga dhagtey
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 3 месяца назад
Masha allah qrxey❤
@Seey667
@Seey667 3 месяца назад
Wlhi xalay waxa ku riyooday talefankeyga oo biyo ku jiro oo hadane shaqey nayo subxana llah hada adiga kamaqloya telefaka biyo lagu riday waad iga furtay riyadii xalay arkay😮
@aishajimale3452
@aishajimale3452 3 месяца назад
Creamka nosogali mcnto
@NadaaQalil-kd5pd
@NadaaQalil-kd5pd 3 месяца назад
Abukar ma miisame hilibka sida iskudees😂😂
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 3 месяца назад
naa samiraoy hadaa awoodo haanta mirtaa iska badal
@user-gi9un9uz7b
@user-gi9un9uz7b 3 месяца назад
Abyo abuukar makula joogo miyaa
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 3 месяца назад
Haaa m.a kaari dumar
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r 3 месяца назад
Asc wll samiira siman hawsha guriiga waaad qabata badana rountinka ado shaqaynayo ayasad soo dhigta waaxan uu malaynaaya inaad shaqaleh haysaan oo adiiga iska shaaqaysatiid marka wwll waxaan ku waydiina annii markaan welka iyo dhaarka dhaaqo taydha aasn ku shaqaynaayo oon biuyo kkudarssado ama omaada farraha ayaaay ii madfobasysa lakiin adiiga farahaga mad madaw maa qbtiidde maxaad samaysa isoo sheeg well hhawlba iyo well aan dhaqo iyo dharka waan naaca daantaa uunba igu kaliifaysa moyaneh marka madmadoga wll maxa iskaga samaye huno❤❤❤❤
@glambydeqa
@glambydeqa 3 месяца назад
Abyo dharka shampoo ku dhaqo alaabtana shampada alaabta may be omada ku dhibeysa
@SabirinAliTosman
@SabirinAliTosman 3 месяца назад
Haa ani xitaa gacmaha way dufkacaan
@zeinabcabdullahimaxamed3881
@zeinabcabdullahimaxamed3881 3 месяца назад
Samira se thy abyo fooneyo o fiican u bahanhy ma i so dhibi karta wa ku so diraa lcgta i.a
@naftaomar2455
@naftaomar2455 3 месяца назад
Skarbka wajiga nosogali
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@hayaataa8318
@hayaataa8318 3 месяца назад
❤❤❤
@iqroabdikafi-dw7xq
@iqroabdikafi-dw7xq 3 месяца назад
❤❤❤❤
@user-qi5vt1kk7x
@user-qi5vt1kk7x 3 месяца назад
Abaayo firijka jikada dhig
@Sacdush761
@Sacdush761 3 месяца назад
Asc abayo samiro inaa fcnhy rajena mcney inaa kula kulma rabaa adi dartaa uimaadey Mombasa intee joogta xppty tageero kuu ahay❤😊
@Culusowfamillyofficial
@Culusowfamillyofficial 3 месяца назад
0722422291 inta iga la so xarir abyo mahdsanid
@SabirinAliTosman
@SabirinAliTosman 3 месяца назад
And cawa kasotagay wa jclay ina kula kulmo mrba kuso waxay ano sako ka rawo aragaga wa jclhy qali lkn wan ka xishodee isbic ayn mombasa kula joge araxd ogu nolow cawa Nairobi ulantee❤❤❤
Далее
ROUTIN IYO KALA HABEYNTA JIKADA.  (DHIRIGALIN DHAQALE)
17:28
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 12 тыс.
Day in my life | My daily routine as mother of 5
25:25
WAAN GUURSADAY UGUDAMBEEN 💍❤️
8:36
Просмотров 10 тыс.