Тёмный

Namibia: Where The Sahara desert meets ocean 

Qays Qeyser
Подписаться 552 тыс.
Просмотров 112 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 414   
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. Месяц назад
Thank you i love you all
@MUZTALIQ
@MUZTALIQ Месяц назад
Pro maxaad u aadi wayday (pink lakes in Namibia) 😢
@user-ez1gc5xj1x
@user-ez1gc5xj1x Месяц назад
ونحن كمان عجبنا هذا فيديو والله يا عبدي عبدي ولي محمود شكراً ولكن أترك إلى هذا بلد وسافر إلى تونس يا قائدنا الله يحفظك من كل مكان 😅❤️😜💫
@khadaroomaar
@khadaroomaar Месяц назад
Yes keepgiong welldone this vedio is goin amazing
@Mokaamil-bd6ih
@Mokaamil-bd6ih Месяц назад
Good job
@africaview722
@africaview722 Месяц назад
This video is another level 🔥
@Somaliboy
@Somaliboy Месяц назад
The best somali RU-vidr 👋 ya igu raacsan ❤❤❤❤❤❤❤
@Siralichannel
@Siralichannel Месяц назад
Meee❤
@RaaxoCabdishakur
@RaaxoCabdishakur 28 дней назад
🎉❤
@RaaxoCabdishakur
@RaaxoCabdishakur 28 дней назад
😂😂
@Janagale10
@Janagale10 Месяц назад
Maansha allah Wadan shaqaystay Xagga somalidu qabyaalad ka shaqaysatay ✅✅✅✅🫡
@user-cq9yk2rq8k
@user-cq9yk2rq8k 29 дней назад
Are you crazy how worked?
@mobmotivation6797
@mobmotivation6797 27 дней назад
@@user-cq9yk2rq8k deeh miyadan videoga na la dhawan wa dad dalkooda dhistay
@maxamed403
@maxamed403 Месяц назад
Qays qayser yaa ila taageera❤
@user-yl5ro8pp5f
@user-yl5ro8pp5f 8 дней назад
𝑨𝒏𝒂𝒂..𝒌𝒖𝒍𝒂 𝑻𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂 𝒂𝒑𝒓𝒊𝒈𝒂𝒚 ❤
@HasanAbdi-zy6gi
@HasanAbdi-zy6gi Месяц назад
Dadna sidaasay wadankooda u dhisteen oo u qurxiyeen inana qabyaalad iyo qudhun ayaynu ka dhaamn lanay
@farxaanmuse2226
@farxaanmuse2226 Месяц назад
Waxaa qabyaalda ka macaan❤
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Месяц назад
Hada waxaan dawanayey nin danish ah oo muqdisho booqday, suuqyada markay marayeen isga iyo qarkaloo cadaan ah oo lasocday way kayaabeen qashinka meel walba daadsan haday noqoto suuqyada iyo xeebtaba.!.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 29 дней назад
Adigu iska bilaab. Carabta waan u fiirsaday sideynii bey ahaan jireen qabiiladu intaa wey is dili jireen wax iska dhaci jireen iska boobi jireen. Hadana wax qabiil soo hadal qaada ma jiraan. Dad baa yidhaada qabiil ka maahee waa qabyaaladda mushkiladdu. Weyna ku khaldanyihiin waa Qabiil ka iyo soo hadalqaadkiisa. Carab qabiilkooda soo hadal qaada ma arkeysid wax qiima uu ugu fadhiyo ma jirto. Anakuna waa in aan sidaa sameeno. Ha soo hadalqaadiin qabiil caruurtaadana ha barin, cid haday ku weydiisona qolomaad tahay ha u jawaabin.
@MaxamedAxmed-fg8by
@MaxamedAxmed-fg8by 29 дней назад
Ogaw waa dalka Africa wadama badana america ka qurux badanyahay
@user-qe9lj8hh7x
@user-qe9lj8hh7x Месяц назад
Nabiga ku sali scw❤😊
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 дней назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@gemes1
@gemes1 Месяц назад
Wlhi muuqalkan quruxdiisa inan iskaga cesh ceshto waaye 😮
@SultanahB.sultanah-my2fc
@SultanahB.sultanah-my2fc Месяц назад
Qaysow inankayga yar oo 3 years jira ayaa aduunka kugu jecel Ilaahay hakula jiree waxaan rajaynayaa inuu mar ku arko si live ah insha Allah ❤❤
@Isco.01
@Isco.01 Месяц назад
Inanka yar adaa jecleysiiyay wlal😂😂caruurtu waa waxa ay waalidkod ku arkaan un👋
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 дней назад
​@@Isco.01😂😂😂😂
@waheliyekalinle4240
@waheliyekalinle4240 Месяц назад
Qayzow waxadthy Ninka kaLiyeh wadaN jacaylkuh wuxuh yahyy iTuzayy wlhi wll Mel waLbah ood Tagtoh alleh dadka wll Ha kaGah dhiGoh keep going pro number one tageroh buuxah
@walaalahaoffical7017
@walaalahaoffical7017 Месяц назад
Ninkan runti sida farxshaxanka iyo designga ah e uu wax uduubi wsaba cajiib Namibia waxan u aqanay dal iska baaba ah o aan qurux lahayn laakin wa wadan qurux badan weliba kuwa africa ugu quruxda badan
@afjanoabdilahi6458
@afjanoabdilahi6458 Месяц назад
Waaaaw muqaaal wakhti iyo dadaalbadani galay weeye besty youtubar of Somalia qays thanks sxb😊😊❤
@saed47
@saed47 Месяц назад
Not somalia sey somaliland
@farduusmohamed2125
@farduusmohamed2125 Месяц назад
​@@saed47😂😂😂😂lugooyo
@saed47
@saed47 Месяц назад
@@farduusmohamed2125 Ma Been-baan sheegay inaader
@AbwanRiyaale-nd7bi
@AbwanRiyaale-nd7bi 29 дней назад
Thank you so much so enjoy your time wow,,? So Amazing
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 Месяц назад
Muuqaal aad u quruxbadan thanks bro
@Jaallerabadan
@Jaallerabadan Месяц назад
Nin weyn salaama saxiib❤
@AbosHam.11
@AbosHam.11 25 дней назад
No matter what other people saying I'm becoming RU-vidr because of you make my words i will spread love happy and that's what i learned from you. insha'Allah one day we will meet full respect my big bro❤
@hakeemahmed5020
@hakeemahmed5020 Месяц назад
thanks Qays, for letting us enjoy the beauty of this city and the Sahara
@Maxamedyare1-w
@Maxamedyare1-w Месяц назад
Qays qaysar. Alaha ku daayo. Taliye. Waan ku taageeraa. ❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 29 дней назад
Ilahay haku xafido guuleyso hore u soco ❤❤❤
@Cirguje2023
@Cirguje2023 Месяц назад
Waa run waa wadan kamida kuwa ugu quruxda badan africa
@ziikoolamanna515
@ziikoolamanna515 Месяц назад
The fact that Sahara desert is not Southern Africa but in Northern and West Africa
@RenataReck
@RenataReck 28 дней назад
That's such a major mistake I'm surprised after all these comments, why he is still leaving the confusion written?
@Ina.a86
@Ina.a86 Месяц назад
ماشاء الله رائع 👏👏🤗
@Ladan-no6oc
@Ladan-no6oc 4 дня назад
Manshaallh 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedmaxamed9262
@axmedmaxamed9262 Месяц назад
One of the best videos i ever seen in my life ❤‍🔥Keep Going zxp🙌
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Месяц назад
Hore u soco qays ❤
@abdiazizsaid3392
@abdiazizsaid3392 Месяц назад
Waa maxay magaalada aan cidna eysin joogin hadan quruxda badan
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 29 дней назад
Waa waxay u quruxda badan tahay! Hadii dad fara badan ku noolaan lahaa basar iyo nadaafad may lahaan lahayd qashin iyo kudaafad baa meel kasta tuursan lahaa sida wadankeena.
@ExIkran-tx3kq
@ExIkran-tx3kq Месяц назад
Ilahay hakuxafido❤❤
@hanadsiciid6113
@hanadsiciid6113 Месяц назад
Wow wlh waa jawi kale❤
@user-ni1dq9uo1o
@user-ni1dq9uo1o Месяц назад
Very tourism well done zxp soobadi❤❤❤
@yasinibrahin8990
@yasinibrahin8990 Месяц назад
Ilahy hakuxaafido Qays Qesra
@user-iu8uh3hx7d
@user-iu8uh3hx7d Месяц назад
Imbadan maadada Historyga waanaloogu dhigay sahara desert lkn Nasiib waxan u yeeshay inaan arko thanks wLL in badan macalinku wuu iidhigay ❤😂
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Месяц назад
Mashaa Allah so exquisite for this city qays go forward
@husniaftah2707
@husniaftah2707 Месяц назад
Mshalah tabarakllah u are really doing great job Wll
@ahmedrashid9129
@ahmedrashid9129 Месяц назад
I enjoy such wonderful videos.❤
@Zamiir10
@Zamiir10 Месяц назад
Hormar baad samaysay Joe hattab waad naga barejaysay
@MahadFagadhe
@MahadFagadhe Месяц назад
Masha allah waar dee imaka waad naga maarantey😊
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Месяц назад
Qasow illaahay ha kugu nabad yeelo bal soomaali ka raadi bal war hanaga siiyan magaalda salaan sare from America
@Farhia_ali
@Farhia_ali Месяц назад
NABIIBIA. WAA SHIDANTAHEY QEYS QEYSER. WELL COME. NABIBIA❤❤❤❤
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 Месяц назад
Best RU-vidr somali Qays Qayser Hore u soco walaal from burao❤❤❤
@user-em2br5yq3s
@user-em2br5yq3s Месяц назад
Woow waa meel qurux badan
@mohamedmhad2654
@mohamedmhad2654 Месяц назад
Great Adventure and content creation ❤you
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Месяц назад
Hore usocco wll ❤❤❤❤❤
@nuurali1245
@nuurali1245 Месяц назад
Waan usoo socdaa brother Namibia 🇳🇦 inshallah..
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 29 дней назад
6:32 kaniisadaa waa 113 years old maaha 60 years old. Macluumaatka Google 2sec baad ka heli kartaa. Iska ilaali walaal macluumaadka khaladka. Overall sidaad wax u duubtay iyo subtitleska aad baan uga helay levelka youtuberska ajaanibta ayaad gaadhay mabruuk! Aad ayaad u dadaashay thanks a lot 🎈🎆
@husseinseid
@husseinseid 16 дней назад
Namibia is the best country that has cold sahara. Thank you bro for you effort to lift up your life and sharing with us most beautiful places.
@SakariyeMohamed-ly6ou
@SakariyeMohamed-ly6ou Месяц назад
Wow❤ ninka zomalida uqabilzan dalxizka iyo damashadka qayzka dula
@XamdiMaxamed-em3yf
@XamdiMaxamed-em3yf Месяц назад
Masha allaah abowe isoboqo walalkey ❤❤❤🎉🎉
@zudaysi101
@zudaysi101 Месяц назад
Abti muqaladadu wa top level wllhi ❤
@user-qi7jv8bi1t
@user-qi7jv8bi1t Месяц назад
Mcha allah keep going wll 🎉
@peacefulsoundtv5059
@peacefulsoundtv5059 Месяц назад
Beautiful Africa
@sahalmacaaneeyeofficial3974
@sahalmacaaneeyeofficial3974 Месяц назад
Halyeey somaliyeed Horuu soco indr
@ahmedisaakchannel6375
@ahmedisaakchannel6375 28 дней назад
Masha allah caadi maaha
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Месяц назад
Mashalaah qays qeyser keep going prather ❤
@heersareheersare723
@heersareheersare723 28 дней назад
magaalada hadee badda kasareeso waa kuleel ileen dabeelaha badda kayimaada ee kala duwan ee qabow way kormmarayaan. hadey magaladu ay sareeso oo badu hoosayso waa qabow.
@ismogabe5913
@ismogabe5913 Месяц назад
Clraxmaan Cabdi wali sxb Horu soco❤
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u Месяц назад
Baaaaaaaaaaq 👍👍Qofkastoo somali ah wxn ugu baaqi lahaa in aan iska dhaafno qabyaalada si aan ula tartano qeyrkeeen
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Месяц назад
Namibia waxay kamid tahay wadamad uugu quruxda badan afrika. insha'allah mar uun baan booqan.
@user-vj1mw9lk8z
@user-vj1mw9lk8z Месяц назад
Garacow nolosha meshaa kazoo heshay ii tilman ana aan soo qatee
@mohamedmohamoud3322
@mohamedmohamoud3322 Месяц назад
QaysQayser. Keep going bro the best somali youtuber
@hamzesaleban9415
@hamzesaleban9415 Месяц назад
Alle haku amaansado walaal❤ meel kastood tagaysana nabad hakugu geeyo socodku halistiisu leeyahee. Keep up the good work❤bro.
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z Месяц назад
Meshaan waab yurub caadi ah waaw
@siisocoofficial
@siisocoofficial Месяц назад
Keep going walalka ❤
@rodaali5231
@rodaali5231 Месяц назад
Woow muqaal quruxbadan best youtubar keep going cousin ❤👏
@NaimaEbrahem
@NaimaEbrahem Месяц назад
Mansha allah wadan tagey❤
@barkhadeid8253
@barkhadeid8253 Месяц назад
waaan kaa hayaa nioo hore usoco sxp 🤙🤙🤙
@sakiumar7397
@sakiumar7397 Месяц назад
Beautiful 😊
@BileMohamedIsaac
@BileMohamedIsaac 18 дней назад
Legend wan ku taageeraa keep going vlogyo kale qurux bdn kasu gayna
@JimcaleGii
@JimcaleGii Месяц назад
Qays qaysar keep going taliye 😢
@user-zi2pl9xd9e
@user-zi2pl9xd9e Месяц назад
Love it bro❤🎉 you are the hero man❤
@user-pu5mq3ho1s
@user-pu5mq3ho1s Месяц назад
Keep going wll qysar
@saynabmaxamed4526
@saynabmaxamed4526 Месяц назад
Allh mxd dhul nabartey wllkoy
@mohamoudali3664
@mohamoudali3664 26 дней назад
Germalba adoonsan jireey oo nagshada guriyaha wa ta jarmalka.😂😂
@user-mx2nc8ep4f
@user-mx2nc8ep4f Месяц назад
Musica yar gaabi qaysoow😊
@haki617
@haki617 Месяц назад
africada qarsoon miyaa quruxbadanaa👌👌👍
@user-hb3ek7eg2h
@user-hb3ek7eg2h 23 дня назад
Maansha allaha
@hanadbandz
@hanadbandz Месяц назад
great video 👏🏾
@fastfilms2
@fastfilms2 Месяц назад
Noloshiba wa kufsatay😂
@abshir1974
@abshir1974 19 дней назад
My favorite country in Africa 👍
@MaxamedQadarMaxamedQadar-bh1nd
@MaxamedQadarMaxamedQadar-bh1nd Месяц назад
Zxb video yada anagorab dhamanayan ayadheer sodub keep going wallalkey 👊❤️
@Sarreye
@Sarreye Месяц назад
Thanks a million fadhigaan ku daxiisnay ❤❤
@Abdallagaani.
@Abdallagaani. Месяц назад
KU SALI Nabiga Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
@yasminyousufxusain3359
@yasminyousufxusain3359 24 дня назад
Hargaysan sa ka dhigilaha walhi🥰🥰🥰
@abdirahmanabdullahi5750
@abdirahmanabdullahi5750 Месяц назад
This video carries a lot of content ❤
@Abdirazakmoussa-ox3ei
@Abdirazakmoussa-ox3ei Месяц назад
Great man
@Dukaanle
@Dukaanle Месяц назад
That mindset idea to go everwhere in the world❤
@SafaabdullahiSafa
@SafaabdullahiSafa Месяц назад
Maasha allah
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Месяц назад
Africadii aan katirsanayn baa saas utagtay intan isruugaynay alle haw barakeyo wadankoda caadi maha
@drszacdiaapdiwahap1589
@drszacdiaapdiwahap1589 17 дней назад
Qays qaysar ❤😊
@AyaanleCabdikariim
@AyaanleCabdikariim Месяц назад
amazing place❤
@user-xn3ux8fi8d
@user-xn3ux8fi8d Месяц назад
Masha allah❤
@axmedagaaxnuug5731
@axmedagaaxnuug5731 Месяц назад
dhamaan vidio yada ku jira chanalka qays qaysar waxan daawaday mid kasta maalinkii koowaad ee usoodhigay waayo waxan ahay dadka aadka ugu taxan ee taageera qays qaysar. hor umar wacan sxp waanan sugayaa adoo 1M Subscribe gaadhay oo udabaal dagay. insha Allaah
@ZuhaipApdi-lj4sq
@ZuhaipApdi-lj4sq Месяц назад
Very good legend 👏
@cabdirashiidiimaan1556
@cabdirashiidiimaan1556 Месяц назад
Wow new subtitles keep going bro
@abdourahmansouleimanomar8252
@abdourahmansouleimanomar8252 27 дней назад
it is a masterpiece video bro really
@MahadFagadhe
@MahadFagadhe Месяц назад
Horta masaajid dambe ma aragtey qeysaw?
@Kha29147
@Kha29147 Месяц назад
Qays qaysar waxad ka mid tahay 1 ka tahay Yuotubarskan tageero hore u soco shoode
@maxamed19ib
@maxamed19ib 28 дней назад
Nio meeshan waaba qurux badan tahy wlaahi magaceed in aan u tahriibo weyaanbq
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 Месяц назад
Woow waa Vlog aad u qurux badan waan kula dalxiisnay 😂😂😂
@Hamsedhamac
@Hamsedhamac Месяц назад
Wxaan xasuustaa malintii uu dhakhtar kugu riday gaadhigan yar oo kalle 😮
@Nadir.Adam.Mire.
@Nadir.Adam.Mire. Месяц назад
Hore usoco bro 👊
@AbdiFataahtimo-xg9nq
@AbdiFataahtimo-xg9nq Месяц назад
Great video
Далее
Suuqa ugu wayn jidah  IYO halkay ka bilaabmantay
10:09
Просмотров 131 тыс.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
CHALLENGE ADAG IYO XUJOOYIN KU RIDA SWIMMING POOL KA
17:14
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Просмотров 307 тыс.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Просмотров 319 тыс.