Тёмный

Psychiatry (28)Narcissistic Personality Disorder |Dabeecad xumada dad iskala waynaanta 

DrMawliid Ku-dar
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 2,6 тыс.
50% 1

#drmawliidkudar #narcissist #disorder #dabeecada #dadiskalawaynaanta #soomaali #caafimaad #nafsi

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 года назад
Sax weyan runti wllhi tasa ben kushegin dr aniga kamid ah waxan isku heysta inan aniga ugu aqli bdn nahay wayo aniga aqligeyga ma arkoba inan in leyahay mado runti Markisto waxan radiya qof aniga iga aqli bdn mana helo aniga unba usareyo o mamulayo anigana ina leymamulo ayan donaya Kokolinta faraha bdn wey jirta her waxa lawayey magac lebixiyo wayo magac waliba aniga aya kalasareyo Xita abe mcn waxow idhahay aniga wan waye adigu mid doro anigana wan wayey qudheyda afar magac ayan leyahay fadumo juweyriyo kiwaara amaal iyo bukurey o nanesteyda ah waxa dhib iga heysto magaca wayo dadka magacaga dhabta isheg markey idhahan Inan afartaba ushego ayan kuqas banahay dr kubadso ina abti qer ilahey hakusiye magaratay shugran abwan 👑💐❤💝🤗🤔😇😁🤣😂🤣
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Год назад
Waad xanuunsatahay markaa illahey haku caafiyo ibliis waye narcissistic gu😊
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia Год назад
@@naajmasalah4436 mala Adiga aya xanunsan Ilahey haku cafiye Wll
@nuurtowambe6746
@nuurtowambe6746 Год назад
Qofka nrctk qaba Maba is qayaaso ee mana iskawarhaayo ee caadi iskadhig
@nuurtowambe6746
@nuurtowambe6746 Год назад
Shukran hadaadbatiri matihid qof qaba xanunkan
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Год назад
@@Hugaanmedia nayaa shut up doqonyahay intaa halkan lasoo istaagtay narcissistic ayaan ahay adigoo wax fiican moodaya ayaa leedahay waxba ma qabo jaahiladyahay wax kasta faan moodaysa waxani waa xanuun😳😂
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 4 года назад
Inaad ciwaanka luuqada hooyo ka dhigto isku day please
@abdullahiahmed5343
@abdullahiahmed5343 3 года назад
Mahadsanid
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 3 года назад
Adigaa mudan iyo Soomaalida kale
@nuradegan7938
@nuradegan7938 4 года назад
Waad mahadsantahy drmawliid kudar
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 4 года назад
Waad mahadsantahay wll
@ahmedosmangelle1324
@ahmedosmangelle1324 2 года назад
Dr wanku salaaay aadbadna umahadsan tahay video ga aad soo nosoo gudbisay alle ajar hakaa. Siiyo waxan kuwaydiin Cudurkan ( psychoneurosis ) Isagu muxuu yahay Kaas fahfahin iga sii wadna mahasan tahy
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 года назад
Psychoneurosis ku waa xaalad nafsi ah oo qofka qaba lagu arko kacsanaan joogto ah markastuu walwal dareemo taasoo ku keenaysa is ku buuqis ,baqasho iyo inay hoos u dhacdo awoodiisa hawl xalineed , laguna arki karo calaamado kale ee xanuunka waswaaska, walaw ay calaamadahaasi jiraanse waa qof wali miyir qaba oo khadka miyir qabida kama bixin se dhibaatadaas nafsi- neerfeed hayso
@jannahmohamed2320
@jannahmohamed2320 4 года назад
Waa mahad san tahay dr waa ka faidnay
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 4 года назад
Adaa mudan wll
@rahmaali3071
@rahmaali3071 4 года назад
Mahadsanid wll👍
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 4 года назад
Adaa mudan wll
@nuradegan7938
@nuradegan7938 4 года назад
Wax badan wan kaa faaidnay
Далее
How Narcissist Tests You 3 Times: Will YOU Pass?
24:35
Как открыть багажник?
00:36
Просмотров 14 тыс.
Borderline Woman as Dissociative Secondary Psychopath
24:06
What is Borderline Personality Disorder?
3:51
Просмотров 3,2 млн
How Narcissists Transmit STDs and UTIs
7:56
Просмотров 47 тыс.
Narcissist’s Losses Are His Life
37:05
Просмотров 55 тыс.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Просмотров 23 тыс.