Тёмный

nasra abtidoon oo ka hadashey dhibatada hayasato iyo xanunka kudhacde 😭 

CAJIIB TV
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 103 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like_iisaar_Codsi
Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Опубликовано:

 

11 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 386   
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Год назад
Bimilaahi habbo nasro alaha ku caafiyo Waa cayuun naasir Waa il ee quraanka alaha isku wad waad reysan insha alahu habbo macaanto
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Год назад
Alle cafimad taamah haku siiyo wll Quranka isku akhri wad ladlan insha allaah sister
@ayaanmahamud-rb3po
@ayaanmahamud-rb3po Год назад
Alle ha ku caafiyo wllshay nasra adkaartana mar waliba saxiib ka dhigo🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@hakimaali2565
@hakimaali2565 Год назад
Read this dua it really helped me alot. Bismillahi urqiika, minkuli sheyiin yudhiika, minshari kuli nafsin ow ceyni haasindhin yuudhiika, Bismillahi urqiika. 7 times morning and evening
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Год назад
Waa xanuun dunida ka caan ah aniunka haya inantan panic attacks ayaa la yidhaa dad badan oo dunida ha buu hayaa waana laga bogsadaa dhaqtarka nafsiga ayaa daweynkara ajirto il sixir jon waa quraafaad
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 Год назад
Abaayo nasro allaha ku caafiyo maasha allah kuma dhahayaan bini Adamka waa dhib bafanyihiin
@aminayusuf5960
@aminayusuf5960 Год назад
Asc Nasro denbi dhaaf Allah kaaga dhigo. Abasyo quraanka afkaaga ku aqriso tasbiixda badi insha'Allaah Allah kuguma soo celiyo
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 Год назад
Nsra.ilaaheey haku caafiyo abaayo quraanka ilaaheey basso iyo adkaarta 3 jeer ku celcli bismilaahi 7 bo jeerna ku aqri meesha ku xanuunayso saar gacantaada dheh aacuudu bicisatulaahi waqudrati minshari maa ajiitu wa u xaadiru
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Год назад
Maye waxaas cayun waye yaaba ka hun abayo is cilaaji si nafsiyan adkaarta badi nasraay shifaa inshllh❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
Qur'aan ka Allah waa shifaa ee caafimaad taam ah Allah SWT ha ku siiyo Ameen yaa Rabb 💖
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw Год назад
Abyo hadda ma ahn Alahmdulilah marka hore aheyd
@fooshassan1379
@fooshassan1379 Год назад
Habaryar Allaha ku caafiyo insha Allah dhamayso jaamacadaada Il baniaadam Allaha kaa haayo Aamiin
@salebanggsaleban3420
@salebanggsaleban3420 Год назад
Gabadhan waxey aheed gabadh waxabadan kulansatey horumar badana sameeysay lakiin dadku marabaan qof dhadha qaaqaya subxaanalaah ilahay haku caafiyo soomaliyeey maasha allaada ku dadaala
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Abaayo iilwaay Allaha kucaafiyo🤲🤲🤲❤❤❤
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 Год назад
‏اللهم اشفي مرضانا ومرض المسلمين اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي أنت الشافي لا شفاء إلا شفا شفاء لا يغادر سقمة uqti allah Haku caafiyo
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Год назад
Nasra inta masha allh kuu dhahda ayaan ku jiraa anigu kuma cawryin😂❤ masha allah il iyo cawriba la aaw
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 Год назад
Quraanka ilaahay daawo kawayn majirto❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sumayaabdullahi8280
@sumayaabdullahi8280 Год назад
RABBI caafimaad haku siiyo lkn walaalay nimcooyinkaga qarso aadanaha wax kula yar ayaa la weynaan kara masha allahna ma dhahaan
@farxiyo8500
@farxiyo8500 Год назад
Salamat minkuli aafaat xabibti Allaha Kucafiyo Aamiin yarabi abayo ❤❤❤❤❤
@user-xi1uz2ok4m
@user-xi1uz2ok4m Год назад
waa il xasad nolasha babliga lageenaayo mafiicna abaayo ilahey haku caafiyo waxaan ku dhihi lahaa suuratul qabar iyo adkaarta subixi iyo galabtii aqriso isha xasadka ayaa iska leh wadno xanuun
@shamisali4599
@shamisali4599 Год назад
Alla nasroy aniga sidas noqday 2020 daqiiqado yar ayaa sidas ahanayay dhaqtarka tagay wadnehe iga baren waxna wee iga wayen kadib wexee idhehen marko ku qabto amplas soo wac ayuu idhahay lkn aniga maba haleelayi ashahadka yuu gafina is leyahay ninkeyga idhahay quran ubahantahy qurankiya alxmd ilahey igu cafiyay 2021 somaliyo ii diray wuxuu ka baqay inaa stress hesto lkn alxmd somaliya ada ugu ficnaday ❤
@Nimcocismaan-kb7ll
@Nimcocismaan-kb7ll Год назад
Nasro abayo qur aan isi saar insha allaah allena haku caafiyo abayo mcn
@maymuuncismaan8070
@maymuuncismaan8070 Год назад
Suratu baqara aqriso shido marwalbo allah haku caafiyo
@hibonour9657
@hibonour9657 Год назад
Allah bisinka iyo yaasiinka illaahay swt ha caafiyo inshallah laakiin qurunka isku akhri in badan inshallah illaahay haku ilaaliyo Ameen Ameen yaarabi
@ruksana578
@ruksana578 Год назад
O wajigu ma coowraaa
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Год назад
Ilahay ha Ku cafiyo abayo nasro qof Dar ilahay U jecali ba tahay adi iyo ismahsn dhair
@fowsiyaahmed8908
@fowsiyaahmed8908 Год назад
Ayan
@fowsiyaahmed8908
@fowsiyaahmed8908 Год назад
Raba
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Xasbunallahi wanicmal wa kiil cabsi iyo wadna xanuun hadaa aragto waa il ama waa sixir RABBI haku cafiyo Aamiin yaa Rabbi.
@maryanxasan-ko6bg
@maryanxasan-ko6bg Год назад
Sax waaye labadaas waa mid 😢😢
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 Год назад
An wansomari 2019 baka 2022
@hanimahamoud
@hanimahamoud 7 месяцев назад
@@fatumaosman3849saas ka noqtay hada aniga la dhiban
@bilkhayrmohamed2993
@bilkhayrmohamed2993 Год назад
Bisinka alla hakadulqdo abaayo wax kasta oo kuhaya amiin yaa Rabi
@dekomohamed5868
@dekomohamed5868 Год назад
Masha allah abayo waangaranayaa fadumo from xagardheer
@halimajama7814
@halimajama7814 Год назад
Allaaha ku caafiyo nasro
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 Год назад
Waailbini aadan allaha kucaafiyo inshaallaah
@anabmohamed3827
@anabmohamed3827 Год назад
alle hakucaafiyo suratul baqra aqriso uyo athkarta
@bintitakar5044
@bintitakar5044 Год назад
الرقيه الشرعيه isku aqarih Abyo ilaahay caafimaad taam ah hakusiyo 🤲🏽🥺
@farhiyoomar7970
@farhiyoomar7970 Год назад
Ilaahow ku caafi walaashey aamin yaa rabi
@sulekam1806
@sulekam1806 Год назад
Asc abayo allah caafimaad taama ha ku siiyo adkaar ta aqriso soomaalida masha allah qof ka ma u dhahaan mar ka xasid ka na waa badan yahay allah ha kuugu badalo caafimaad aan xanuun ka danbeenin🎉
@user-hk1pw6jj9n
@user-hk1pw6jj9n Год назад
Si walalnimo kuujeclhy allah baan caafimaad kaga tuugeynaa adigana waxaan kugula talin lahaa cafimaadkaga waa kuu muhiim iskadaa social media dhibkiisa iyo faaiidadiisa dhib kiisaa bdn quraanka isku daawee inshallah waad caafimaadi
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Год назад
Allah ku caafiyo asmiin yaarabi
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Год назад
Ilwaye waxas abaayo quran isasar ilahay hakucafiyo Amiin
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Год назад
Allaha kucaafiyo midna ogow dadka ugu badan oo dhintaan qiyamaha waxa soxareeyso isha. isha dheeldhel mahan anagana madhahno dadka mansha allaah tabaraka.xata adiga naftigaga markaad iscajabiso in aad sifican isdhaha maansha allaah.wax mida kale adkaarta afka kuhay iyo astaqfaarta waayo qof dadaal badan hadana fufuran oo bashaash ah taagan media waa qatar..sadaqo kudhaq dhibka kuhaysto.insha Allah wad cafimadeysa.
@mutazabdiismail
@mutazabdiismail Год назад
Ilahay cafimad deg deg haasiyo insha allah
@saadoxasan8178
@saadoxasan8178 Год назад
Waalagu cawryay huuno isquraansaar 😢😢😢😢😢alehakucaafiyo xbbti qaali nasro dagan dar ilaahaybaankuujeclahay qaali
@xamdacabdi126
@xamdacabdi126 Год назад
wllo ilaah ha ku caafiyo❤❤❤
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад
Allah ha ku caafiyo abaayo 😢😢😢
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 Год назад
Allaah kucafiyoo nasroo
@asadyare4058
@asadyare4058 Год назад
Ilaahay ha ku caafiyo❤❤❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Год назад
❤ilaahay caafimaad ha kusioyo
@user-hk1pw6jj9n
@user-hk1pw6jj9n Год назад
Alle haku caafiyo caafimaad sareec ah kuusoo dagdaga wll Dambi dhaaf alle hakaga dhigo huno isha xaq waaye nabiga salallahu caleyhi wasalam wuxuu yiri ceynta waa xaq ritiga dhariga bey kuridaa qofkana qabri Wll quraanka isku daawee baryada allena badi caafimaadkaga wax kaga muhiim san maleh sadaqadana isku daawee lina nabiga caleyhi salaam baa dhahey midkiina xanun san kudaaweeya sadaqada
@nimoali4218
@nimoali4218 Год назад
Anxiety attack and panic attack that's what you have sis? Wish you speedy recovery Amiin
@fadumahaji-yw7cs
@fadumahaji-yw7cs Год назад
Miskiina Allah haku caafiyo
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Год назад
Abaayo Allah ha ku caafiyo
@fartunmohamedmohamud5891
@fartunmohamedmohamud5891 Год назад
cirbadas anaa la isiiyay aniga said ayaan u dhiik baxay neyropi waa boqol dollar anika waa la ika samray ALX abaayadan ilaahay Ha uyasiro
@sadiamohamed4278
@sadiamohamed4278 Год назад
Abayo ilaahey haku cafiyo cilaaj isku samee haka quusan shaqada & wxbarashadada dad kadarna aya hada ok ah wa xasad wal ciyadu bilaah
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 Год назад
Maashaa Allaah illaahay Subxaana Watacaalaa haku Caafiyo Adiga iyo intii Islaam Ahba Allaahuma Aamiin❤️
@fartuunmahamedshire
@fartuunmahamedshire Год назад
Walshey allhaa ku caafiyo Nasro
@user-vg2wk4ik4l
@user-vg2wk4ik4l Год назад
Nasro wll suuratul baqara laasim adoo dhagaysanayana seexo wll saliga nabiga badi. Adkaar na ku bax inchaAllh
@sacdiyoali3686
@sacdiyoali3686 Год назад
Allah ha ku caafiyo byo anaa isku arkay xanunkas wlhi sidaas ahay
@fatimaaden5278
@fatimaaden5278 Год назад
Alla aniga wadno garaac igudacay wllhi haween saaid iqabtay quraan iyo saliga nabiga oogaroonaaday alx
@xaybocilmi4596
@xaybocilmi4596 Год назад
Asc. Abaayo ilaah ha ku caafiyo. Quraan basso. Adigan is ku alright.
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Год назад
Allah kucafiyo abaayo
@user-uz4dk2mj4j
@user-uz4dk2mj4j Год назад
Ilhya ha ku cfiyo mcnto ❤❤
@Hasnktal
@Hasnktal Год назад
Quran akhriso waxaa laga yabaa in aytahay ilxaasid ayaa lagayabaa suratul baqra akhri iyo sedexda qul acuudu adkaarta inshallah waad kabogsan
@quuenxabiibo1945
@quuenxabiibo1945 Год назад
Quraan iyo athkaar aqriso waa shayadhiin illahey haku caafiyo
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
SUBXAANALAAH. ILAAH KUCAAFIYO
@abdishakuradam6631
@abdishakuradam6631 Год назад
Abayo walahi aniga ayaa sidaa ahaa Waa cudur ladaho anxiety waad cafimadee daqtarka stress ka utag Inshhalah
@user-rb8rz2jq6p
@user-rb8rz2jq6p Год назад
Mxaaa ladhaha wll
@abdishakuradam6631
@abdishakuradam6631 Год назад
@@user-rb8rz2jq6p anxiety
@maryanshiikh7193
@maryanshiikh7193 Год назад
Waxaasoo dhan hal daawo ayuu leyahay hadii aad daa imato hal bil waad ku fiicnaaneysa inshaa arraxman
@merriamaawaa4887
@merriamaawaa4887 Год назад
Hbbti waxaad raadisaa Zuhuur guleid Qisasu dikri Gabadhaas ineey ku caawisaa laka yaabaaa
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Год назад
Social media, wanaag ma leh. Farxadaada, noloshaada, iyo natiijooyinkaaga midna banaanka ha keenin. Waa la diiday 😅
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 Год назад
Abaayo inta aad sheegtay waa isku arkay isbitaal waa ka daalay lkn alx markii la I quramiyey oo adgaarta badsaday waa ficnaday nasra abaayo adgaar la aan ha socon waxaan waxan waa isha xasadka ah😢
@deeqagelle2798
@deeqagelle2798 Год назад
Abayo waxa Ku haaya waa cayuun waxa dhiiga kaa dhuuqa adoon cudur Ku heyn wax yar maaha ee Quran badan is saar inshallaah waad caafimaadi doonta
@faadumoabdullaahik6096
@faadumoabdullaahik6096 Год назад
Abayo allaha ku caafiyo
@shamsosharaf-nx4dw
@shamsosharaf-nx4dw Год назад
Allha ku cafiiyo xbbti
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
Illaahay. Ha ku caafiyo
@amalomar860
@amalomar860 Год назад
Cafimad taam ah allaha kusiiyo insha allah
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
Subxaanallaah. Waa. Cayuun. Waaye. Adkaarta. Aqriso. Waxna. Lamu. Quuro
@halimaomar2
@halimaomar2 Год назад
اللهم اشفها اختنا وانت شافي
@halimahogan2726
@halimahogan2726 Год назад
Allaha ku caafiyo.
@halimajama7814
@halimajama7814 Год назад
Maashaah allaah
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 Год назад
Illahey hakucafiyo
@SacdaHajiYusuf-zm4uy
@SacdaHajiYusuf-zm4uy Год назад
Cunta ka go ay maxa ka cune waba so cotaye aa laidhahaa hadalki somaligiya iga lumay wan gaf gafa sidi sey wlhidi alxlilah quran rabiya ku daawoobay xata wanaha kubitara layga saray nagatif alxamdu lilah ilahy wlla haku cafiyo adna
@KaahwacdiAadan-td2hz
@KaahwacdiAadan-td2hz Год назад
Allah haku Cafiyo abayo
@hodanyussuf1259
@hodanyussuf1259 Год назад
Shifo InshaAllah❤
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 Год назад
Alle ha ku caafiyo
@ikraanabdi2096
@ikraanabdi2096 Год назад
Qeer alaha kusiiyo maanta waa daweesY
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Год назад
Abayo quraankaa kugu filan allaha ku caafiyo caafimaad dag dag jamacada hadeynin anigaa kula mid ah xanuun guur guurayo iyo cabsi cabsi anigaa so arkey allaha naga yasiro aniga caadi waa cabsanee aan umaqli jiray wal wal jamacada dhan waan nacay waxan so maray qof muslim ah alle ma tuso aniga iska daay xanuun arkee dadkii I arkey xitaa wey ilmeyaan markey xanuun so maray xasuustan alx hada wan fcnhy alx m.a abayo ila hada inaa wax aqriyo ma rabo inaa wax cuno ma rabo dadka dhan ma rabo wan dhibsanaa kaligey meel joogaa marka sixanaa kaligey ma sexan karo inaa la ila joogo rabaa quraan saar badan kadib alx hada wan ronahay alx markaa sexanaa quraan ku seexdaa quraan lee ku dhex jiraa oon ku nolahay lkn dad la aamino ma jiraan dadkii xaasidkaa ku batay allaha na xifdiyo aduun iyo aakhiro ba I.a jamacada inaa joogaa go.aansaday hooyo iidiiday niyada ha iska jabin horey usoco wax barashada aad igu dhiira galisay waan wadaa jamacada lkn sidii hore kuma ihi wax barashada iyo holaheygaba alx wax kasta quraan ayaa ku fulan
@minoabdirahman8352
@minoabdirahman8352 11 месяцев назад
😢😢😢😢
@nuurtomohamed4056
@nuurtomohamed4056 Год назад
Allah kun caafiyo abyo mcn
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Oo macalinka tugsi maxa ka qaldan wa qofka ugu kheyr badan eee cajiib
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 Год назад
ASC ABYO ALAHAKUCAFIYO quraan badan aubahantahay
@Hayatinah
@Hayatinah Год назад
I don’t know if Nasro might see this, but I want to tell her of a story of a similar case of a young girl who was having these symptoms and went to the emergency unit for this case and she was having panic attacks. Nasro stated that she was ‘Casbi’ which means when her heart starts beating she feels like she is about to die and that is because is experiencing panic attacks at that moment. Nasro please if you see this please see a psychologist. Psychologists will really help you, sis.
@maryanmohamudyusuf1225
@maryanmohamudyusuf1225 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Год назад
Aad iyo aad waa panic attacks
@Thedeliberate-Hani
@Thedeliberate-Hani Год назад
Indeed Its panic attacks
@NashaadnuurGacal-fx7rz
@NashaadnuurGacal-fx7rz Год назад
Waxas ila 2011 wn qabaa 😩
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel Год назад
⁠@@NashaadnuurGacal-fx7rzniga mar igu dhacdey niyad jab igu dhacey ayan ka qaadey qaarna waxey dhahaan isha iyo sixirka keeno any waye saliga nabiga scw iyo laa howla walaa quuwata iyo tasbiixda dhaman ayan badiyey salaada wakhtigeed ayan ku tukudey salaatu leyl ayan badiyey sunooyinka kele quran akhriska ayaa ii dheera siiba Suratul baqra Alxamdulillah ma ficno waxas adunka dhanaa nici 😢Allow ha iga soo celin umada kele na caafi Aamin😢quranka dhegeysi giisa wad dhibsane iyo ahkris kiisa isku dhib lkn raaxo nafsi ayad dareemi doontaa inshaAllh
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Год назад
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال
@nadaadam5635
@nadaadam5635 Год назад
Scw Absya ceena xaare ayaa kuhaayo walshey adakaarta badaso allaha ku caafiyo walashey videos aada iska doobeydidi iska dhaafo youtube iska dhaafe
@fadumoadan644
@fadumoadan644 Год назад
Asc walaal angest aa ladhaha xanunkas wadno garac iyo in hada nafta kabaxayso cabsi zayid ah marka walaal quran badso adkarta afka ku hay insha allah
@umu5149
@umu5149 Год назад
Wlhy xanuunka Ana qaaba nasra
@hooyoruqiyo6188
@hooyoruqiyo6188 Год назад
Ilhaay ha ku caafiyo abaayo
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Год назад
Naa waa wax aad qabtid ee quraan is saar
@hailaabdurahman4003
@hailaabdurahman4003 Год назад
asc nasara walahi aniga ma iga hatlosa every night you said I filled walahi 😢
@MumtaasOmar-pc7ch
@MumtaasOmar-pc7ch Год назад
Cabsi gacmaha iyo lugaha oo kabaabyo iyo qabow iga qabaneyso xanuun 5bilsaliga nabiga iyo Alle bari waday isbuuci udanbeyay walawal iyo oohin a iguso kordhay Malin jimca quraan leysaaray casarki xanuunki badi Allah ha iga qaaday Alxamdulilah sabtigi dr ba tagay waxba ma qabtida leydhahay Alxamdulaah
@ilhan6838
@ilhan6838 Год назад
Hada kujiraa xaladaas cabsi ohin walwal😢
@MumtaasOmar-pc7ch
@MumtaasOmar-pc7ch Год назад
@@ilhan6838 abaayo saliga nabiga iyo Alle bariga badi adoo magacyada Allah Ku baryaayo yaa cadiim yaa xakiim yaa xayul quuyuum yaa Allaah yaa raxmaan weysada markasta haku dhowrnato
@MumtaasOmar-pc7ch
@MumtaasOmar-pc7ch Год назад
@blackmoon799 haa Alxamdulilah
@nimoabdi1654
@nimoabdi1654 Год назад
Walhi ana xalada kujiri mudo sanada naxdin wadna garaac xafada kuso ururay dhatar kaqusty waxbarasho dhan kahary 😢😢😢
@user-rb8rz2jq6p
@user-rb8rz2jq6p Год назад
@@nimoabdi1654quranka adkarta aqriso byo
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 Год назад
Miskiinah xanuun ruxiya weeya wll waaba sida xanuunadaasi iyo si ka daran
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 Год назад
Asc Nasra qur,aan isasaar, adkaaru ruqyada dhegeyso ama aqriso teeda kale gastric hadaad qabto wadnahaa ku garaacaayo
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel Год назад
Isha iyo sixirka keeno stress amal ayad noqone 😢
@user-dx7eb6dm3j
@user-dx7eb6dm3j Год назад
Allaah akbar Allaah ku caafiyo Waxaa badsataa Adkaarta iyo mucawidaadka aytul kursi iyo labada aayad lugu qatimay quraanka Waxaa kalaa badsata disriga ale iyo istaqfaarta iyo sadaqada iyo salaat calaa rasuulilaah Waxaa kula Mara aqrisaney markaa dhameesatid kula salaadaa 7mar faatixa 7mara اعوذ بالله وقدرته من شر ما أجد وأحاضره 7mar اعوذ بالله من شر ما خلق 7mar اعوذ بالله من كل الشيطان وهامه ومن كل عين لامه 7mara اعوذ بالله السمع العليم من الشطان الرجيم 7mara kuligooda aqriso ee kurkaa ku Masaxo Allaah nawada caafiyo oo nah noo raxmad iyo caafimaad noo leboso 🤲amiin Uqtak Muslima oo nasiixad kusiisay waaye
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Год назад
Acuudubillaah walashey waa ku ileysteenaa u maleeynaa
@shakirahhassan2525
@shakirahhassan2525 Год назад
I soo duceya wlhi ani Walwal iyo cabsi iyo murug oohin hurdadi want wayo
@Nadarey
@Nadarey 2 месяца назад
Hada see noqotay xapipti 😢Illhay haku caafiyo
@saadiahussein3659
@saadiahussein3659 Год назад
Ilbaa kuhayso abayo quran isasar😊
Далее
Копия iPhone с WildBerries
01:00
Просмотров 486 тыс.
Nasro Abtidoon Su,aalihii Ugu adkaa Waydiiyay!
15:37
Просмотров 72 тыс.