Тёмный

Nasro Abtidoon Su,aalihii Ugu adkaa Waydiiyay! 

Fatuush Family
Подписаться 44 тыс.
Просмотров 73 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 191   
@thefunfamily720
@thefunfamily720 Год назад
Nasra abtidon my favorite RU-vidr walahi wan jeclahay nasra allhaa barakeyo
@sagalhassan2067
@sagalhassan2067 Год назад
Masha Allah nasro waa gabar yar oo waliba aad u dagan oo waliba qali badan . Dar illahay ayan u jeclahay wlhi because she doesn't look like fake❤
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Год назад
Mansha allaah Nasra abtidoon alle haku xafido ❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Год назад
From nasra Abtidoon❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@Fihiima-l2u
@Fihiima-l2u Год назад
Mashalaah nasra caday xabty ilhay ha ku barakeeyo, nin gabadh nasra abtidoon oo kle haysta miyaa naag kle Hawaysan. Ilahay isha biniadam ka ha kaa xijabo
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Год назад
From Nasro Abtidoon ❤❤❤🥰🥰🥰🤴
@xaredoomar9877
@xaredoomar9877 Год назад
Masha allaah nasra abti doon illaahey haku xifdiyo xabibti
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 Год назад
Maasha Allah horumar wacan form nasra abti Don 🙏🙏🙏🙏🙏🌹
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Год назад
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻maashaa Allaah tabaarakallaah nasra abtidoon libaaxad 🎉🎉
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Год назад
Abayo fatuush hadaa iigu horayso waana kaa helay from Nasra Abtidone❤ quruxy waa kusalamay Adna
@filsanfarxaan
@filsanfarxaan Год назад
mazha allah from nasro abtidoon
@najmalul2025
@najmalul2025 Год назад
ManshaAllah Tabarakallah walashey Nasra Abtidoon ❤❤❤❤. Queen of all Queens🥰🥰🥰🥰👸👸👸👸👸🩸🩸🩸🩸🩸
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan Год назад
Masha allah nasro waji estarees qaba uma eka buuq iyo wareer ku jirta uma eeka go foward huno
@Seylaay
@Seylaay Год назад
Waligaa qofsomali ah oo suaalo si fiican aga jawaabo ma arkaysid. Hada suaalahan iska easy ayay ahaayeen. Waxay aga jawaabi wayday Amaa lagu falaqeeyaa keli. Subxanallah. Dad fiican maa nahay mise dad xun. ???????
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 Год назад
Wlhi waa ku la arkay somalida dhib kaliya ee lee yahiin aya taas ah suaal aa dhib dhan laheen aye diidaan ine ka jwabaan actarada iyo fanaaniinta aduunka wax adag aye ka jwbaan is macnees mee ka tahay ma ogi yaab
@healthyforpurpose1898
@healthyforpurpose1898 Год назад
Somali waa dad dadka kale unool waa dad istiris kujiraan
@nouramayow7887
@nouramayow7887 Год назад
Nasra Su'aaalaha dhan Hora noga jababtay bes Ninkaaga Naag Kale ma Qabo na dhahday lkn Saa Maleynaayo In Naag Kale lala Qabo aminsanahay ma ani
@ayaanmahamud-rb3po
@ayaanmahamud-rb3po Год назад
From nasra abtidoon ❤🇪🇹
@allowikaalmeyofficialchane4488
Asc. Maansha Allaah Nasra Yarey iyo fatuush.
@digriyowkhaliil5507
@digriyowkhaliil5507 Год назад
Nasraay abaayo muuqalkaan waan kufarxay cuz muuqal aan arkay kuwo inkaarqabo muuqaal tacsiyo ah lagaasoodhigay alx alx alx ilaahey dartiis baan kuu jeclahay waana kutaageeraa allah haku xifdiyo alx alx cimri dheer iyo caafimaad allah haku siiyo
@aminaqurux7702
@aminaqurux7702 Год назад
Mansh Allah nasro cadey beautiful dumashi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UbaxQurux1990
@UbaxQurux1990 Год назад
Nasro qaali sharaf iyo karaamo ilaahey u dhameeyay ❤❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Год назад
16 JIR JACEL MAMATALI KARTO 16 WA HOYO CANJERO ISII AD AYEY UYARTAHAY GABAR 16 JIRAH MARKA WAYKAWEYNED OK
@Modeeq
@Modeeq Год назад
Masha Allah Fatuush su’aalo fiican ayaa weydiisey Nasro lkn su’aalihi ugu muhiim sanaa dhan kama jawaabin Allah idin xifdiyo labadiinabo 💯
@nafisammm5834
@nafisammm5834 Год назад
Zt########################
@nafisammm5834
@nafisammm5834 Год назад
Ty?5?!9. B6 !
@nafisammm5834
@nafisammm5834 Год назад
T😊tutzzttthh
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Год назад
Maasha alaahu fatuush waad ku sugtay nasro waxeeyna ku guursaday kkkkk. Inta u dhaceyso 15,,16 maasha alaahu gabarteeyda nasro abti doon Waa nasab
@hibaqmohamed-g5m
@hibaqmohamed-g5m Год назад
mansha Allah walal ilahay horo marks ha ku siyadiyo ❤Mar hore oo lagu way diiyey dadadaa waxad tiri waxan dhashay 1994 markaa waxad noqonaysaa 29yr hhhh😂😂
@AbdirahmanMohammad-xp5wt
@AbdirahmanMohammad-xp5wt Год назад
From nasra abtidoon
@raaxohassan1237
@raaxohassan1237 Год назад
From nasro abridoon❤❤❤❤❤❤❤❤
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Год назад
Fatuus su,aalaha kaa khaldamay hal Mar inay biyo cabtaa la Rabay si aan jawabo badan u helno oo muhiima Nasro waa gabar aan jeclahay akhlaaq iyo waxtar leh laakiin su,aalihii muhiimka abaa biyo bay ka dharagtay kkkkkk😂😂😂😂😂😂
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Год назад
Haaaa 😅😅😅 wey Naga fakatey lkn 😅😅😅
@afifacadey4643
@afifacadey4643 Год назад
Team Nasro 💖 mashaallah
@nouramayow7887
@nouramayow7887 Год назад
Lkn turki Gormay kuso labatay Nasra
@tiriigtiriig2457
@tiriigtiriig2457 Год назад
Dadeda aysheketay gabadhan saxwaye aniga ahanteyda maka weyno wana gabar qalbi fiican hore usoco abayo
@monerahashi2970
@monerahashi2970 Год назад
In ay ka yartahy aya lo maleeya masha allh ❤
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 Год назад
Mashaa allaah nasra qurux badan guuleyso habo
@RUWEYDO1
@RUWEYDO1 Год назад
Mashallah horay usoco abayo🥰🥰🥰🥰🥰🥰 illaahay haku xifdiyo ❤️❤️❤️
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
@SamiiroMaxamed-tg9eh
@SamiiroMaxamed-tg9eh Год назад
Nasro wan aqaana madiino ayn daris.ku aheen nag fudud oo warerg badan bey.aheed macalin ayu u ahaa ninkeeda xasan ganey
@claahimaxamed68
@claahimaxamed68 Год назад
Odayga ileen naag kale uu qabaa
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Год назад
Masha Allaha ❤❤❤
@HoodoMahdi-vc6qw
@HoodoMahdi-vc6qw Год назад
Su,aalaha nasro kamaa wada jawaabin mxaa nooga qarinoosa😥😥😥😥😥😥😥
@murwo78
@murwo78 Год назад
Qosol badaana Nasra Abtidoon dheheeso waxaan jira 26 sano? Sedex caruur neh waye haysata? Qosol badan ha isa yareen Mamo hooyo aha aya tahay.
@Abdifatah3
@Abdifatah3 Год назад
5:29 wlhy waan intaan ku qiyaasay intaanay ka jawaabin ka hor 26-27 ayaan dhahay
@safiyoali3361
@safiyoali3361 Год назад
Masha alah ilahay ha idin guuleyo labadiinaba
@MarwoA-pz5xm
@MarwoA-pz5xm Год назад
Xaas kale ninku miyuu qabaa ! Way iska cadahay jawaabtu adiga oon sheegin ayaad ka jawaabtay macnaha hadii keligaa lagu qabi lahaa waxad odhan lahayd ma aniga ayaa naag kale la ila qabi karaaa 😂😂😂😂 aniga sidaas bay ila tahay in xaas kale jiro
@sumayanur5542
@sumayanur5542 Год назад
Malaha way Ka shakisanthy odayga ma aqaaan bay tiri
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
@@sumayanur5542🤣🤣🤣
@marwomohamed8011
@marwomohamed8011 Год назад
Hhhh Haa ma aqaan Bay tidhi ghh
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel Год назад
MashaAllh same age same time ayan guursaney lkn Alx wax kele same kuma nihin
@MrNilii
@MrNilii Год назад
Masha Alah❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Masha Allah 👍🥰❤❤
@blacpink___7
@blacpink___7 Год назад
nasro abtidòon waa gabar fìican oo edab leh waana ugu hambalyeynaa baay abaayadiis so dhawaaw wel kam
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 Год назад
Asc Fatuush iyo asxabetda siqaas ah Queen Nasro Abtidoon 26 Sano hadee kayareen weejidhaa
@filsanmohamed795
@filsanmohamed795 Год назад
Sanadki hore 26 sanadkana 26 secaml
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 Год назад
Sanadkee November ka dhalatay halagaro Nov
@MaxamedwacdiMaxamed
@MaxamedwacdiMaxamed 2 месяца назад
Masha allh
@munocali5531
@munocali5531 Год назад
26 hdeey jirto wilkeda curadka waa 11 jir 10 jir melahas marka meqq jir baaa lagu guursaday
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Год назад
Nasro 30 kama yara wilkeda waba nin wayne ❤🎉 lkn ❤🎉
@marwomohamed8011
@marwomohamed8011 Год назад
Hhhh haba jirtee 26 sanee time guursaty mxy ku diidey
@BatuuloNageeye
@BatuuloNageeye Год назад
Abaayo fatuush Alle hakula garab alo dadaal kaaga waxaan kuu rajeenaa cfm
@UmiAadan-un5on
@UmiAadan-un5on Год назад
Nasra masha allah abaayo
@luulcumaroffcial3625
@luulcumaroffcial3625 Год назад
30 waa macquul ama 32 lkn adoo jaceyl ku guursadi markaas 16 maa jirti ma fahmin ani 26 mayeey majirtid
@FahiAbdirizaq-jz1dm
@FahiAbdirizaq-jz1dm Год назад
Wad yartahy manshalh ❤ abayo
@umuabdallahifrah8501
@umuabdallahifrah8501 Год назад
27 sano jirtaa 1996
@ruweydomohamed767
@ruweydomohamed767 Год назад
Masha allah hora usoco xppti
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 Год назад
Lalama qabo she is five stat❤
@mulkimahmoudkulane8927
@mulkimahmoudkulane8927 Год назад
Fadumo Macalin Maxamuud iyo Nasro abtidoon
@Cabdulahixasan2023-qy9ys
@Cabdulahixasan2023-qy9ys Год назад
Nasro.masha.allh.
@NimcoMuumin-qu3sr
@NimcoMuumin-qu3sr Год назад
Ma sha alaah❤❤
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Год назад
Maan sha allaah waa macquul 16 inaadku guursatay soomaalida waa iska hadal badan yihiin haw joojin wllo da daadu sax way noqon kartaa kabadha halaga dhamaao❤
@SamiraXussen-lb5ln
@SamiraXussen-lb5ln Год назад
26.aa mise 36
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Год назад
mashaalaah 😂❤❤❤
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Aniga joga USA wan ku Aqana Abaayo ♥️
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 Год назад
From myself ❤
@allawayn1048
@allawayn1048 Год назад
Masha allah nasra abtidoon wa gbar dagan caqli bdan
@Fatimahali1251
@Fatimahali1251 Год назад
No way I’m older than her😅😂
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Год назад
ASC MAJIRTO 26 WAYKAWEYN TAHAY ILA WAXAY JIRTA 35 SANO HADII KALE WAY KAWEYN TAHAY
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Gabadhan quruxda badan uma eka in naag lala qabo 😂
@mahiimmihiimhusseinahmed
@mahiimmihiimhusseinahmed Год назад
From nasar abtidoon
@naazlineon2692
@naazlineon2692 Год назад
Nasro nolosheeda waa u private suaalaha qaar halaga daayo sidaas ayaana u qurux bdn gabar sharaf leh wye gab ka dhaha
@saynabhusseindiiriye-wm6up
@saynabhusseindiiriye-wm6up Год назад
mashaa allaah
@fardowsashariif7947
@fardowsashariif7947 Год назад
From. Nasroabtidon
@amrannn819
@amrannn819 Год назад
❤❤❤
@bayaanjama629
@bayaanjama629 Год назад
Wow masha allah Nasro sodhawow
@zakiita
@zakiita Год назад
Masha allah❤
@nursaid6283
@nursaid6283 Год назад
Gu' wejibu ku yaal da,da nasro-abtidoon doodi kuma jidho
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 Год назад
Masha Aallah Masha
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Masha Allah
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 Год назад
From nasra abtiton❤❤❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Год назад
WALAL NASRO IYO NINKEDA WA ISKU FAC NINKAS KAMA WEYNO WAY ISKUQALMAN WA LABA QOF AAD UQURUX BADAN
@bintiiabdi9902
@bintiiabdi9902 Год назад
Inta fahantay nasra in nag lala qabo
@umuabdallahifrah8501
@umuabdallahifrah8501 Год назад
Msha allah
@AaminoCabdiraxman-ty6we
@AaminoCabdiraxman-ty6we Год назад
Wixiilobahnabo wadiday inadvkajwbto waxan ognahay Minogue shege adiga nasro socotkaga badan ninkagana xaswuw leyaya mxkalohesa 33 kamayarit sajeceshahay leisaga hadaladi koleywankawarqabna
@SamiiroMaxamed-tg9eh
@SamiiroMaxamed-tg9eh Год назад
Ben tet waayo 32.ayey jirtaa wiilkeeda aya.labo iyo toban jir ah ayadane 20 jir baalagu gursaday wanna aqaana hada kaxsheqaal baana daris kunahay waxbo wax haqarin macalinkane
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Nasra 26 kama weyna saan is leeyahay
@rashkabuur
@rashkabuur Год назад
I know you from outside❤
@sahraabdi441
@sahraabdi441 Год назад
from nasr
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha ❤❤❤❤❤👍🤲
@faysalahmed1857
@faysalahmed1857 Год назад
Waxaan umalaynayaa. Iny minyaro tahay nasro
@kikiki1189
@kikiki1189 Год назад
Hal koob biyo inee markiiba cabto ee eheed. Waxaas biyo cab ma aha
@UbaxQurux1990
@UbaxQurux1990 Год назад
Dhiiga biyo ma ahan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lielaosman8710
@lielaosman8710 Год назад
1995 dhashay mar dhahese nasro ma 26 sana
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Год назад
Keep going
@mulkimahmoudkulane8927
@mulkimahmoudkulane8927 Год назад
Mansha alah ciyaal wardhiigleey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Год назад
60sano jir waaye ninka odeyga ayey guursatey
@halimaabdullahi9651
@halimaabdullahi9651 Год назад
Welcome
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Год назад
Boqorad waliga noloshada private ka ah ha keenin social media
@Mulkiish24
@Mulkiish24 7 месяцев назад
26bello
@Nugaal125
@Nugaal125 Год назад
Naaag lala qabaa Miskiin😭😭😭😭
@neima3906
@neima3906 Год назад
Hahah mad ku qaararsantahay nasra adiga wah ku dawada aya wayday oo cunto malab lagu kariyo oo bila macni ah ayad tawana wah ku gursada adaa wayaay maseer ba ku haya wad muuq muuqata lool Chillout😂
@Nugaal125
@Nugaal125 Год назад
@Neima maserra ku haya waka mumu qataaaa Nasro naga lala qabaaaaaaaaa oy noh 🙈🙈🙈😫😫😫😫😫😭😭😭😭😭😭 waaa lala guursaday macalinkeena qaba nasro wana shabiye ooo an cadi ahen 🤣🙈 🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈 oy nooh 🤣🤣🙈🙈🤣🙈
@Nugaal125
@Nugaal125 Год назад
@@neima3906 wabaaaaaa😭😭😭
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 Год назад
100% second wife
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
💞🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 Год назад
No way 26 at lest 30-35
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 Год назад
26 inay ka yartaha modayay ani adna 30 aaba la aaaday maseer bdnidaaa
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
26 🙏👍👍👍
@somaliyahanoolaato2021
@somaliyahanoolaato2021 Год назад
Best strategy.frim maanta nosey people biyaa kacabaa
@SamiiroMaxamed-tg9eh
@SamiiroMaxamed-tg9eh Год назад
Macalin xasanne fudedkaada iyo waregaada in laga yaabay aya macalinka qorta logu galiyey ilahadane wareegii wad wadaa oo janis wabo siin weyday
@pulseg-u3b
@pulseg-u3b Год назад
Nin naag qabo maa lagu daray marka ? Sababto nasro ma u eko naag, naag kaley lala guursani lahaa dabeecad ahaan. Lakiin waxeey u egtahay nin naag qabo ineey guursani laheey.
Далее
Песня РАСПУТИН на русском!🔥
00:56
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16
Waaw!
8:37
Просмотров 2,7 тыс.
Shiekh Somali Ah oo Saxiixay Ilmaha Inlasiin Karo.
10:01
Minnesota Fatuush Maxay Ugu Soo Guurtay?
13:20
Просмотров 6 тыс.
Песня РАСПУТИН на русском!🔥
00:56