Тёмный

NASRI AYAA ILAAHY SOWDA USOO DIRAY AQBAAR FARXAD LEH IYO XAALADA SOWDA EE HADA 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

17 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 389   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
ASXAABTAYADA MUUQAALKA SHER DHAHA SI UU DAD BADAN UGAARO MAHADSANIDIIN
@aminafarah2318
@aminafarah2318 Год назад
Asc walaashay qaali
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 Год назад
Sheegadii sowdo markii suntan lasiiyey intee kahelaa indho weyneey
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Taxti amri xabibtii ❤️👸💋🥰
@ayaandheeg-mb8kl
@ayaandheeg-mb8kl Год назад
Sawda ilahay ha xafido
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Год назад
Ayaaneey allah haku.xiftiyo❤❤
@FirtGirl-iv6he
@FirtGirl-iv6he Год назад
Ilaahayoow lacag fara badan baan ku waydiisanay oo aan qofkastoo dhibaataysan ku caawino Aamiin yaa rabii
@halimamahamed
@halimamahamed Год назад
Ilhy haku siiyo wll
@FirtGirl-iv6he
@FirtGirl-iv6he Год назад
@@halimamahamed Aamiin xppty🤍🫂
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Год назад
Ma'am xaliimo soo xasuustee tolow intee ku dambeysy shekadeda mar hore eheede ayaney haddey macquul thy iyadana nooga warkeen
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
wiilkaas ha guursato sowda inshlh
@filsandheeman9795
@filsandheeman9795 Год назад
Ayaney Nagamad xishon 😂🇩🇯 mashaallah sowdo Allah ha cafiyo amin Salan saree team gobdon 🌹
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Mashlah Suda wa ay cafima dhay meya mash Allah Ayaan Gobdoon rabarka dha isi wa kula Shd laya ye Qali
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Wcs xbbti masha allaah Wlhi farxad ayan la ilmeeyey alx
@muunacrashiid365
@muunacrashiid365 Год назад
subxnllh walee aduunkan.waa harkaa labadiisa galin.allow caafimadkeeda taam uga yeel.😢.😥😥😥😥😥
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Год назад
Ayaney Wllhi gabadhas qisadeda markad ka shekaynasay malintas wan ooyay Wllhi afurki io suxurtiba wan uso duceyay io markastay aay iguso dhacdo si qalbiyana lkn wan iska mashquulsana wayahanba 😢😢😢 illhy waxa uga baryaya inu cafimad taam ah siiyo lugeheda inay dib ugu istagto waa war farxad leh ayaney Allah ku barakeeyo xbbti ❤❤❤❤❤❤
@khaalidgaming4414
@khaalidgaming4414 Год назад
Wallahi aad ayeey itaabay sowda arinkeeda waa kula ooyay masha allaah illahey ariniisu kun fayakuun wallahi ducadada ku celcinaayay illahow ku irzaaq meel aad ka filaneyy
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Год назад
Wallaahi maalinti aan dhegeeystay qisadeeda si min qalbi ah ayaan ugu duceeyay in ay lugeheeda ku socoto. Alxadu lillaahi ilaahow udhaaysrin cafimaad keeda
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 Год назад
Wlhi wan ku farxay suwdo inay lokaheda kusidagtay ❤️❤️😍😍😍
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Год назад
Gabadhan qisadeedu way itaabatay maalinki dhawayd waan ooyay
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy Год назад
Alxm wllhi Ayaaneey Ilahey kheyr hku siiyo Salaad walbo wn usoo duceenaaye alxm Sowada waa boqorad🥺❤
@munomaxamede1726
@munomaxamede1726 Год назад
waa ilaahey mahadiisa alxmdulillah swDo wllhi sheekadeda markii ka hadali jirtey walshey waan u soo duceeya jire 😢😢😢intan io in ka badan aa u rajeenaa caafimaad taam ah
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu Год назад
Alxamdullh illhy ayeey mahadi usuganaaty 🤲🤲marka xigta hbo ayaan gobdoon iyo asxbta qaliga ah een halkaan ku walaalwny wllhi waa farxay mrkaan arkay muqaalkn mida kle adeerka ka dambeyy wiilkisa inow maanta sowdo heerkn gaarsiyo in ay maanta dadkii aanba ogeyn meshy ka dhacdy io meshy ku noleed inow ku soo hareersamn wxaan idin leyahy illhy 🤲abaalkina jano haka dhigo wax aan idinkugu mahdcelino manaqaan wllhi.. alxm murugo aan la ooyny kadib hadane farxdn la oyny waa illhy awoodisa sw 🥺SOWDO adigana waxan ku leeyahy apyo mcn dhib waad soo aragty ee illhy sw mid dheef ka dambeydo hakaga dhigo aduun waa harka lama diisa galin bal arag shaly ood kaliga aheed oo waxad heysato io wax kale aan lakala garaneyn io maanta oo hareerahadu buxaan marnaba haka caa jisin inaad dhacdo alx apyo mcn waa illhy awoodisa ...ugu dambeeyn wiilka ka dambeeyy iney maanta sowdo lugaheeda dhulka dhigto wxan ku leenahy waad mhadsntahy wll qaali illhy hakaa abaal mariyo illhy kasa kow adaa usabb ahaa sowdo iney maanta sowdo lugaheeda kusocoto ood garabkeda tahy mhdsnid wll .... dhammn asxbta idinkana waad mahdsntihn duco io deeqba inta lasoo garab istaagty apyo sowdo ....wxaan rajeyhaa in aan is garab istaakno❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🩹
@maryamacabdiabuukar3330
@maryamacabdiabuukar3330 Год назад
Waan kaa qadaanay sawdo allah ku siisiyaadiyo cafimaaadkaaga mcnto 🥰🥰😘😘🥰😘🥰😘🥰☺️🥰😘☺️☺️😘☺️🥰
@Queen-official
@Queen-official Год назад
Alx cafimad taam ah Allah siiyo wana ku faraxny in dib usocoto mashallah wiilka intas qarash ka shubayna ajar Allah ka siiyo abalkiisa wanaag ha ugu gudo qof sidaas kuu jecel lama helayo manta 😢
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Walasheyda Suda Ila shay cafimad siyo amiiin 😢
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤🥰🥰👍👏
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 Год назад
Masha allah tabaarkllh dhibata dheef aya ka danbeys wlhi❤❤❤❤😢
@xasandaaud2924
@xasandaaud2924 Год назад
Ilaahey inta ka dhiman sowdo ha u dhameeystiro aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤
@ramloshiqcfitaax-oo8hg
@ramloshiqcfitaax-oo8hg Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@ikranabdirahman226
@ikranabdirahman226 Год назад
Allaah akbar qof ku Allaah ku sodiro meel oo ku soomariyo mawenayo abaayo ayaan gobdon wallhi dadka boosween ayaad ujoogtaa wiil comment tiga sooqoroy asi allaah ha xifdiyo xabbti adina Allaah ha inoo kaa xifdiy😢🤲🥰
@mulkiibrahim5185
@mulkiibrahim5185 Год назад
Marka hore allah Aya mahadleh tanxigta walshey sowda allah waxan oga barya inu cafimad kega taam ugu dhigo mida xigta wllkan cawiyy rabi waxan ugu barya cimri dher cibdo leh in uu alle siyo io sidi niyadisu jecshahy qerka kujiro in uu allah siyo hoyo mcn allah ha u naxriisto janatul fardowza allah ha ka warbio abyo ayaney adne allah haka abal Mario radinta aad so radisey io wilka ku so xasusiyey asne awalkisa janada allah ha ugu dhigo dhaman inta muslim ahne sidkle dhaman tod in ka dambeysey alle uso adejiyyne abalkoda janada allah ha oga dhigo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@raxmorasmi4284
@raxmorasmi4284 Год назад
Alx abyo illhey Haku ziyadsho cafimad taam ah aan ku rajeena abyo I.a wiilkaas neh abalka oo kalay illhey haka abal marshiiyo abyo ❤❤
@shukriahassan4243
@shukriahassan4243 Год назад
Masha allah wlhi waaa farxd abyo ilaahy inta dhimn hkuuu dhmeystiro😭😭🤲🤲🤲farxdana alle hkuu siyaadiyo abyo
@qureshfarah865
@qureshfarah865 Год назад
Mansha Allah Alle Wayne ha siiyo cafimaad dag dag ah
@ahmadsalaan1889
@ahmadsalaan1889 Год назад
Abaayo ayaaneey sowdo caafimaadkeeda alle ha u siyaadiyo wallahi wan ku faraxnay alxamdulilah
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Год назад
Alxm abyo ayaaney waad naga farxisay allah kaa farxiyo sowdana inta dhiman allah udhameystiro I.a 😢tedkle abyoy aaad baan uxanunsahay muddo 3 sana ah isooduceeya wlhi cariiri aduunyaan daremaa💔😭🤲Yaa rabbi
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Год назад
اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 Год назад
Sowdo abyo mcn wax badan waa kula oynay maantana waa kula faraxsanahy abyo mcn hampalyo sharafey farxad iyo caafimad ayaan kusii rejeynayaaaaab❤❤❤❤❤❤❤❤
@mafiagirl8212
@mafiagirl8212 Год назад
Indho weyney 🥰❤️maskiintaas wala ooyay wllhi wana u duceeya wllhi 😢sowdo
@ramloshiqcfitaax-oo8hg
@ramloshiqcfitaax-oo8hg Год назад
Maasha alaah soowdo Abaayo cafimaadkaaga ilaahay Hakuusaaidiyo fatxad kunooloow inshaa alaah
@naruuro3864
@naruuro3864 Год назад
Maasha allah allah ku guuleeyo aad aan umurugooday wallhi markastane allah aan u baryay in oow ilaaheey usoo celsho lixaadkeeda caawo aad ayaan ufarxay wallhi
@hiboali5025
@hiboali5025 Год назад
Masha Allah Ayan waan ku xirnahay qisooyinkaada quruxda badan, from uganda
@MadinaMohamud-sb4ht
@MadinaMohamud-sb4ht Год назад
Wlhi dicadii ey hooyo macn ey UGA duceyaa bacda shida wa tacab hada ayee luha la gashe Allah Uu naxniisto hooyo Oo Allah kadhigo mida la jecelahy Oo sodhaben qurubadan Allah la kulmiyo allahu amiin Yaa tabi
@gaagaalecali2752
@gaagaalecali2752 11 месяцев назад
Masha allah Alxamdulilaah Ilaahey ayaa mahad leh
@shuutiidarma
@shuutiidarma Год назад
Wllhi ayaaney sidaan ugu farxay ilaahey ayaa og wllshei sowdo ilaahey mahad leh alhamdulilah inta kuu dhimana allaha ku caafiyo
@muunacrashiid365
@muunacrashiid365 Год назад
sawdo waan ka qaadnay salaanta.ayaaneey waa mahasan.thy qli.😢❤
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Год назад
Mansh allah alle hausiyaadiyo wallsheyn siniyaad ugu duceeyeu wiilka iyi aabihina alle hakajasaai siiyo wiilki repelyga soqorey allaw qofkasta alle murigida haka feudyo
@malabsaninasalad1072
@malabsaninasalad1072 Год назад
Alx allh hausoceliyo ximanaheeda wiilka dhaqtarkageeyayna aadbuu umahadsanyahay waqof naxariis leh mashaallah
@ahmedhussein-st1vm
@ahmedhussein-st1vm Год назад
Masha allah ayane xijaabka waad ku qurux badantahe walahi
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Shukran wllky
@Yasmina125
@Yasmina125 Год назад
Maasha allaah alla farxad weyna abyo ayaaneey mar walba sowda wan u duceynaayay si min qalbi ah ayan u dareemaayay xanunkeedi dhamaan ajar allaha idin ka siiyo abyo ayaan adiga ugu horeeyo oo alle carabkada sabab uga dhigay inee meel dheer gaarto sido kale wiilka kuso weydiiyay abyana sowda caafimaadkeeda allaha u dhameystiro❤❤❤
@sahracabdulaahi5161
@sahracabdulaahi5161 Год назад
Masha alaah tabaaraka laah ale ayaa mahadle alx aad iyo aad baan ugu faraxsanahay ale ha udhamaysatiro inta dhimay❤❤❤❤❤❤
@user-iv9qd8pt3n
@user-iv9qd8pt3n Год назад
Mashalah saaka qalbiyan ugu duceeyey ilaahow intii islaam ah oo dhibaataysan faraj kheyr qaba ufur yaa rabi🤲
@user-rf6th8ov1y
@user-rf6th8ov1y 9 месяцев назад
11:27 11:27 11:29 11:30 11:31 11:30
@user-rf6th8ov1y
@user-rf6th8ov1y 9 месяцев назад
11:38 😢
@muhibocadeymuhibocadey
@muhibocadeymuhibocadey Год назад
Maasha Allah Ayaan hijaabka aada ugu qurxan tahy❤❤❤❤❤❤❤
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Год назад
Alla ilahy fiicanaa❤ adna ayaney Ilahay kheyrkaga ha badiyo oo carabka kaama gooyo inta dadka cawisana ha waarto
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan Год назад
Wallahi farxad baan la ilmeeyay alxamdulillaah ilaahow walaasheen sawdo farajkaa dagdagee ufurtay farxadaan dhamaan uga yeel❤
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Год назад
Walhi wan ilmeyay🥲 mansh all ilahy waxan uga baryayna in ay sowda lugeheda dib ugu istagto àamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲
@haala552
@haala552 Год назад
Masha alaah alle ayaa mahadleh oo uso diray adoomadiisa kuwa qeyrka leh ayaan goobdoon ugu horeyso
@XamdiMaxamed-uz5ll
@XamdiMaxamed-uz5ll Год назад
MSHA ALH WAN KU FARAX SANHY SOWDO NASRIKA ALH SWT USO DIRAY
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 Год назад
😢😢 maashaa allaah farxad baan la ooyay allow isu raaci inta udhiman allow abaalkooda jano kadhig Sowda cidkastoo ka qayb qaatay ayaaneey walaal allaah haku xifdiyo aduun iyo aakhiro allaah abaalkiina allaah jano haka wada dhigo walaal warka Sowda inaa haku joojin dhawrkii ayaamoodba mar kawrkeen qaali
@makkadagan876
@makkadagan876 Год назад
Mashaallh Tabarakallah alxamdullah Wan ilmeyey Walh ilahay hau siyadsho cafimadka Insha Allah iyado agaheda kusocoto ina aragno ayan rajeyna aamiin ❤
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Год назад
Saaka anaa uhoreeya Ayaaney isoo duceeya Abaayo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Maxaa kuugu duceynaa
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Год назад
@@ayaangobdoon3254 abaayo inuu illaahay caafimaad isiiyo
@user-jb3js9sk3r
@user-jb3js9sk3r Год назад
Wlhi aaad ugu farxay gbdhas anoo wado socdo marksta o duceynaaye😢😢😢 ayaanee Adna mhdsanid saa wllhena o cawisy
@quenziman79
@quenziman79 Год назад
mnsha allah habo mcn alle haku xafido adiga iyo fmilkga iyo anaga dhaman alle hayna xfido sowdo alle haku xafido habo mcn🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@JamaalShiiqaxmed-dg6te
@JamaalShiiqaxmed-dg6te Год назад
Walaaxowla walaa quwata ilaa bilaa caleyul cadiim 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭yaa arxamu raaximiin yaa rabbi ilaahow ada mahad iska leh
@shamsohussein
@shamsohussein Год назад
Msha Allah tabaraka, Allah Allah hakaa farxiyo abayo ayaan qali shukran abayo sowda Allah ha kuu gargaaro markasta abayo qali
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 Год назад
Ilahow inta udhiman udhameystir aaaamiiiin yarabo
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 Год назад
Asc abayo alx ilahey carabkaaga naarta matuso ayaney sowdo waxaad unoqotay faraq iyo farxad ayaney waxanku leeyahy ilahey ubdkaaga iyo gurigaga ha barakeyo sharta iyo sheydaankana ha ka qabto❤❤❤❤❤❤❤❤ wallahi markan dukanayo wan uso duceen jiray alx sowdo
@faatimomohamed5107
@faatimomohamed5107 Год назад
Alxm.wye ilahaa mahda iska leh wlhi aadaa ula frxay inkato wxpo siin lkn siniyadaa ugusoo duceey i.a inta dhimn ilhy udhamestiri doono ilhy wxaa uga baryaa in lugaheeda ku istaagto adbeh aadaa kaga mahd celineenaa tnks xppti ayaan 🎉❤💯
@fatmahussain3509
@fatmahussain3509 Год назад
Qof wllka ah culayska iyo kurbada hadad ka caawiso adna Allah ayaa kaa qaada culayska Allah dhamnten ha inoo naxariisto wlshy Ayaan Gobdoon adna wll khayr badan Allah hakugu abaaliyo si dareen iyo damqasho leh ayaa codkaaga noogu deeqdaaye😘😍
@salmawali3138
@salmawali3138 Год назад
Ma sh alh walhi wan lamurugoody sawdo sheekadeda ilhy baa mahadale ❤😢
@macalinibraahim8809
@macalinibraahim8809 Год назад
Hooyo alle haunaharisto aamiinaamiiiiiiiiinyaarabalcaalamiin
@asliali5210
@asliali5210 Год назад
M.a shukhran mcney waa suugaaye wallhi ciid mubarak ayaanteyda😘😘
@apdihassan1424
@apdihassan1424 Год назад
Asc ayaan
@maryamacabdiabuukar3330
@maryamacabdiabuukar3330 Год назад
Wcs habo Aamiin dhamaanteen
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Год назад
Maansha.allah waafarxad.allah.waxan.uga.baryayaa.iny.lugaheeda.kusocoto.adna.aad.baad.umahad.santahy.ayaan.qalbi.wanaageey❤❤❤❤
@zuzu-ss2cl
@zuzu-ss2cl Год назад
الله اكبر wllhi farxad la ilmiyey alhamdulillah ilahey cafimadka iyo nolosha quruxda badan ilahey haku barakeyo abayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdushmo5893
@hamdushmo5893 Год назад
Alle hakaa abaal mariyo abayo adiga iyo wll Xsan daa'uud ba ajar baa shaqaysateen alle wllshen middii lugeheeda dib ugu is tagta ha ka dhigo
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Sowda Allaah ayaa jecel😢
@fatumahassanhassan3423
@fatumahassanhassan3423 Год назад
M,a wallahi wan kufarxey rabiyow adiga mahadiska Leh alxm abayo inta dhimana Allah Ayan kubariyeyna inshallah mardhow wat. ficnane ❤❤
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 Год назад
Wcs hppti sowda inta kudhiman I.a qeyr eey kugu dhaman danan❤❤❤😢
@rnoor9763
@rnoor9763 Год назад
Ascw maashaa'allaah ayaaney afkaaga caanolaguqabay, waakufaraxsanay iney sowda dadbadan oo kheyrka jecel illaahey u soo diray alxamdulillaah, teedakale dadbadan ayaaqaladkagalay sowda agyagane waa'ineyogaadaan qadarta alle ineykudhicikaro ee intey goorigoortahay cafis haweydiistaan inshaa'allaah, sowdaay adigane waxaa tahay gabar sabarbadan, iimaan iyo asluubleh maashaa'allaah kheyr iyo caafimaad aan idiin rajeynaa, xayinimo iyo caafimaad taam ah alaahakusiiyo allahuma aamiin.
@xayatahmed8198
@xayatahmed8198 Год назад
Alxamdulilaah ilahey ayaaa ducadii naga aqbalay wlhi wey iga oohisay gabadhaa adna ayaaneey wamahadsantahay
@arafad5842
@arafad5842 Год назад
Maasha allah abaayo wlhi aad ayaan qisadan uga murugodey qeeybtii ugu dambeysey markan dhagaystay ilinta wn ceshan waayy wlhi si min qalbiya aya ugu duceeyey alxamdulilah illahay inta dhimana haudhameystiro adigana illhy muraadkaga haku sahlo
@ayaanmohamed9500
@ayaanmohamed9500 Год назад
First day aan comment layga hormarin 😂❤❤
@khaalidgaming4414
@khaalidgaming4414 Год назад
Illahey waxaan ka baryaa walad saalix ah inuu uugu dhigo zowj saalix allaha ku irzaaqay
@IstahilMohamed-dn4tr
@IstahilMohamed-dn4tr Год назад
Walashena sowdo waxa inoo farxad ah inad manta rajenayso inad lugahaga ku istaagi rabto intas io in kabadn aya ku rajenaynaa cafimad taam ah allaha ku siiyo wiilkaga yar oo an hooyada u wada nahy noogu salan 🥰
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 Год назад
Alx ayaney wad ku mhdsn thy cawinda sowdo walhi wn ku farxay ajar allha ka siiyo wa inta walalha lo yahay in leys waciyo markad qof dhiban aragto kun io kow jeer mhdsnid ayaney
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
Masha Allah muqalkii kan kahoreyay qalbigaan kaoya kana qalbigaan kafarxay masha Allah alow sidedii kusoo celi sowdo yarabi ilahay ayaa mahad leh iyo intii cawisay xasan dauud iyo wllka kale na alow qayr siii ❤❤❤sowdo cadowgaga kasare mar 😊😊😊😢🎉
@sacdiyacali3354
@sacdiyacali3354 Год назад
Masha allaah wllo qaali ayaanay aadbaad umahadsantahay sawdo alleh cagaheeda haku taago
@khadrofarah9502
@khadrofarah9502 Год назад
Alx wllhi ilhy mar hddii Faraj kaas ufury ilhy caafimdkedii io lugahedii ha uso celiyo i.a khayr badn urajena abyo sawdo waa kaa qabnaa abyo adaa mudan❤️
@peelakareena3984
@peelakareena3984 Год назад
frxd saaid eh aa dreemy wlh abaayo sowdo hormar fiicn ayaa ku rajeena waa ku jclhy abaayo sowdo marwlpo walaalhaaga aa nhy anaga ku joogno mrwalpo garabkaaga eh waa ku soo doceeneynaa inaa ku aragno waa jeclaan leheen wlh waa boqoradeena aan ku faano sowdo
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 Год назад
Mashallah tabarakallh ilaahay ha u saaidiyo caafimaadkeda, wiilkas cawiyay ilahay ha xafido, ehel iyo asxab markad cafimad qabto ayay ku raban.
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 Год назад
Wcs xbbty masha Allah caawa farxadayda lama so koobi karo ayaanay jzkllaahu qeyr xbbty Allah noo ka daayo abaayo mcnto la.aanta waa abaar wllaahi guul gobanimo hore u soco xbbty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
sawdoooy..waaan.kuudaucaynayaah rabi hakukaal.meeeeyo🤚✋✋✋🤚✋🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🐎🐎🇬🇲🇬🇲🐎🐎👍👍👍👍🐎🐎🐎🌹🏵🌱⚘⚘🌷🌼🌼🌸💐💐🌺🌻🌼🌼🌱🌱🌹🏵🏵🌱⚘🌷🌾☘☘🌾🌼🌸🌼🌻💐🌻👍👍👍
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
rabiyooow.unaxariiso yaa allh yaawaduud🤚✋🤚🤚✋
@aishagedisheikh8568
@aishagedisheikh8568 Год назад
Ayaney wexe uqalantaa milyan subscribers iyo kabadhan xaqiqdhii Rabi kasakow fadligedhe kukacdhe mahadsanid waxan olabaxeyna Ayan hill walal 🥰🥰jir o joog umu khalid
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 Год назад
Alx Alx Alx wlhi Aad iyo ufaraxsanahay ❤❤❤❤❤ Ayaney Abayo Alle Aduun iyo Aqiraba hakuxafido Aqiranajana fardowsa Aduun waxkudhiwo kumatuso waan kaqadnay sowda Alle lawadeda lugod haku istajiyo insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Год назад
Alxamdullilah ilaahay waa uaqbalay waxaan iri ilaahay ummadda hooyo iyo aabbe Haugh dhigo allaha usiyaadiyo
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 Год назад
Masha Allaah ayaan waa farxad weyn Allah haku barakeyo ayaan sowda waa kaa qadanay salanta Allah haku dhameys tiro inta Ku dhiman abayo wiilkas Ku garba istagayna Allaah xafido Hana ubarakeyo maalkisa Masha Allaah
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu Год назад
Waan ka qaadnay apyo sowdana salaanta quruxda bdan mid lamidn hawada kusoo mariny❤️❤️
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Masha allah alle how siyaadiyo nimcada ay gashay wllshay hooyadedna alle how naxariisto qabriga alle how nuuro aamiin yaa allah salanta waan ka qaday alle how dhamays tiro inta ka maqan adna jasakallahu khyr wll alle haka abaal mariyo howshasi ad qabatay farxad igu war wll
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
امين يا رب العالمين
@MadinaMohamud-sb4ht
@MadinaMohamud-sb4ht Год назад
Alhamdulillah cafimaad taam ah Uu rajeynaya inta dhimanna
@rayaanaxmed-uf6sv
@rayaanaxmed-uf6sv Год назад
Wsc ❤❤❤ abyo ayaaan cde
@najimaidiris381
@najimaidiris381 Год назад
Wow masha allah wllhi waa war farxad leh ilaahy caafimaad deg deg ah sii 🤲🤲
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Год назад
Mansh allah abyo qali wa bil ramadan alle ajar an laso kobi karin alle haka wafajiyo muradkadane alle haku so dadajiyo ayan rurux we love you qali dumar ❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
ALHAMDULLILLAH Allow cafimad dagdag ah sii sowda,Allow hooyadheyd u naxariiso Qabrigana u waa sici oo u nuuri Allow Amiiin
Далее
QISADA THAAMIR IYO QAZAL!!@sawdamqaalib
40:35
Просмотров 37 тыс.
Беда приходит внезапно 😂
00:25
Просмотров 668 тыс.
QISADA LAYLA WAA QARIIB!!@SawdaBillan
34:27
Просмотров 46 тыс.
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Просмотров 65 тыс.
muhiimadda aamusnaanta, SOMALI
14:02
Просмотров 6 тыс.
And how are they not embarrassed?
0:19
Просмотров 18 млн