Тёмный

Nebi Saleebaan kama fiicnid ee cid kastoo si saxa u sheegaysa ka qaado | Talada iyo tusaalaha. 

Sahanka
Подписаться 419 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@Kinsi630
@Kinsi630 3 года назад
Aqoonyahan haldoor ah Maanta wxy ahyd maalinti kowaad een toos ula kulmo Aadam khader Cali Alle miisaanka xasanaadka hakugu daro brother
@rooblemax1118
@rooblemax1118 3 года назад
Abwaan sayidka barakaysan wuxuu u qalmaa in la dhrigaliyo
@worldhistory3931
@worldhistory3931 3 года назад
Inta Rasuulka jecel ku saliya scw❤
@filashotube7623
@filashotube7623 3 года назад
Run ahaantii aniga inta badan waan qataa Talooyinka wanaagsan marka laga reebo kuwo aan anigu aboodin moyee Mahadsanid Ustaad Aadan
@awraabi9338
@awraabi9338 3 года назад
شكرا أخي كريم
@funchenal7803
@funchenal7803 3 года назад
Allah ku barakeeyo aadan
@harunabdinur1335
@harunabdinur1335 3 года назад
M.a keep going
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 3 года назад
Ramadan kariim azxpt iyo sahanka xogaha😍😍🥰😍🥰🤗🤗
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 3 года назад
Maanta yaa iga horeeya dee
@honestman4046
@honestman4046 3 года назад
Masha Allah 🌹💙💝 Thank 😊🙏you❤💖💕so ✅much 🌻♥😊
@abdiwali9240
@abdiwali9240 3 года назад
keep going ustaad
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 3 года назад
Mashallah wll mawduucan wn ladhacay allha ku barakeeyo wll aadan
@Gaminghrs0
@Gaminghrs0 3 года назад
M.N HORAY USOCO
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 3 года назад
ramadan mubarik
@khaalidgood74
@khaalidgood74 3 года назад
Mash alha aadan sahan ilahy khyr haku siyay
@maxamedmaxamuudxuseen2736
@maxamedmaxamuudxuseen2736 3 года назад
Masha alah xikmada alaha ku siyadiyo
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 3 года назад
Mahadsanid sxb aadan sahan
@zuhraumucamaar2032
@zuhraumucamaar2032 3 года назад
Wll adanoow nosoo badi xaqiiqoyinka,wanada iyo wax sheeega aaad bu muhiiim nogu yahy
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 года назад
SHUKRAN Adam.
@funchenal7803
@funchenal7803 3 года назад
Keep going
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 года назад
Mahadsanid macalin
@mustafeaxmedcumar452
@mustafeaxmedcumar452 3 года назад
asc adan waadku mahadsan sida wanaagsan eed somali ugu soo dabiso wixii naftooda anfacaya ee waxaan jeclahay inaan kugu wargaliyo inuu yara gaaban yahay xaga codka maqalka ee waxooga marka aad duubayso kordhi waayo hadii aad xataa wada dalacdo sameecada wali waa uu gaaban yahay mahadsanid
@kedmoh5603
@kedmoh5603 3 года назад
احبك في الله يا أخوي٠
@hoodomohamed4466
@hoodomohamed4466 3 года назад
Masha allah akhii 😍
@khadarcabdi195
@khadarcabdi195 3 года назад
Keep going teacher
@zubeirpoi9386
@zubeirpoi9386 3 года назад
Shp aadan xley ayaa kuku arkey borama muqayada goljano
@cilmiciiltire6366
@cilmiciiltire6366 3 года назад
Allaha ku dhowro
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
ZXB XIKMADIHII LUQMAAN ALXAKIIM NOOSO DIYAARI
@deeqaaxmed9240
@deeqaaxmed9240 3 года назад
Maashallh ina abtiyo
@xaqiiqomedia8137
@xaqiiqomedia8137 3 года назад
*walal mcn isoo booqo waa cidsi aduunka walal lagu yhy waa bil ramadaan🙏🙏😭😭😭*
@salmanwavy4911
@salmanwavy4911 3 года назад
Adan Sahan Sxp Wxaan Ahay Dadka channelka aadka ugu xiran ilaaa waqtigii aad bilawday markan Waxaan rabaa Telofanka numbarkaga si aan kula soo xiriiro ama WhatsApp kaaga
@stonebk7954
@stonebk7954 3 года назад
Sax waaya
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 года назад
Waan hayaa se Billeen LA wa reeriyaa mis kiin Ka
@cabdaalagala6885
@cabdaalagala6885 3 года назад
Bro xikmada inoo soo badi
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 года назад
رمضان كريم
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 3 года назад
Advice wayel
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 года назад
MashA allah ♥️
@wllqanuni9571
@wllqanuni9571 3 года назад
M.a wll horay usoco waan kugu fanaa wll 😍😍😍😍😍😍😍
@unknownperson3272
@unknownperson3272 3 года назад
war xaqa madaxa u laadlaadiya # Adaanow sxp Kuwan gafuurka waawayn ee isla wacan ee sheegta calmaani ilxaad diinlaawe hadana haba sheegtaane diintii aflagaado iyo weerar ku haya hadana waa somaali xunoo Faqiira oo qaxoonti ku ah oo caydh ku qaata qurbaha bal kuwaaa kasoo hadal waxaan arkay qaar nabigii dhaafay oo Alaah subxaana watacaalaa afka ku taagaya ama wax ka sheegaya Subxaana laah bal kuwaa kasoo hadal Kaaga darane af qadhmuun muunkooda kalatagimaayaan diinta iyo nabigee cay iyo aflagaado bay lasoo noqon # qofbaaba gaal nimadiisa ku ekaada iyagu diinta alle ilaashano bay isleeyihiin dadka nacsiiya ma oga inaanu naftayayada u goyn hadii loo baahdo #
@aadancaddaaani2718
@aadancaddaaani2718 3 года назад
M.a wll mhdsanid
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 года назад
wll nosoo badi 🇸🇴❤❤❤❤❤👍🏼
@th0maszhalpy791
@th0maszhalpy791 3 года назад
INTAN KAA PARTAY ZXP ADAN SAHAN SCHOOL KA KAMA PARAN WLHI ILLAHAY HA KU SHARFO MACALIN WAAN KUGU FANA WLHI INTA ILAMIDKA AH LIKE TA HAYLA DHAFIN AAP0Y👍👍👍👍👍
@xasanturky1935
@xasanturky1935 3 года назад
Keep going zxpQali
@MR.PesHD42
@MR.PesHD42 3 года назад
Aadan hadii ay suurto gal tahay wll wxd kzo hdashaa ( Spartans ) ancient Greece
@khadarcabdi195
@khadarcabdi195 3 года назад
Mnshallh
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 3 года назад
Scw🥰
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 3 года назад
Macalim aadam😍
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 3 года назад
Luqmaaan qisadiisa ayaaaan ka helay 😢😢😢😢
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 года назад
Aadan bilaab bolaw qisooyinka nabiyada
@funchenal7803
@funchenal7803 3 года назад
M.a
@rugsanabdirahmn4873
@rugsanabdirahmn4873 3 года назад
Kep going wllky
@الجواهر-ط5د
@الجواهر-ط5د 3 года назад
Waa hadal Hufan oo qiimo badan. Cali ibnu abii daalib Rc aya odhan jiray ha eegin qofka hadalka ku leh ee eeg wuxu ku leeyahay.
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 3 года назад
WAA QISOOYIN CAJIIBA AQLINA USAXIIBA WAD MAHAD SANTAHY ADAN SAHAN WAN KUTAGEERA WAXAN QAYBAY VIDEOSGA AD SOO DHIGTAY WANBA ISLA YAABA ADANOW INAN RAADIYO MUQALADADA MARKASTA
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 года назад
Wcs wr wb Mahadsanid wllo😂❤👍
@farhanabdi7
@farhanabdi7 3 года назад
Mahad sanid ustad (aadan khader cali )
@abdiahmed1984
@abdiahmed1984 3 года назад
Maxad uga hadli wayday xadaaradii bunt ee somaali da iyo ganacsiga faraacida iyo adal Empire iyo ifat sababta aan hal taalo loogu dhisin sida daljirka dahsoon
@subairlamela7910
@subairlamela7910 3 года назад
Somalidu waa dad inta badan tariikhdooda dhabta Aan aqoon u lahayn oo ka bilaaba 100 sano kaliya waxaad baadhay wax badan tariikhdeena waxan ka ogaaday inaynu leenahay tariikh fac wayn lkn aynu dayacnay waana laga ilaaliya dadka inay ogaadaan
@yaasiinnaasiroffical
@yaasiinnaasiroffical 3 года назад
Anaa kow ah
@makadoorraage1424
@makadoorraage1424 3 года назад
Aniga Markn maskaxdyda tujiyay wxa iga so baxdy in barnamijkn ka imid mlimihi dhawa e ishyzteen sheikha iyo gabdhi yrayd iyo kii an talada ama wax u Shega mudnayn ay wada Hadleen ee kii la aqbaly shekhina la didy
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Talo isuma kaaa sheegto Talo waa mar aad garan waydo iyo mar aad gaari laadahay iyo mar ay gudboontahay Markay gudboontahay siaad ugaratona waa inaad talada qaadataaa
@diintaislaamka7232
@diintaislaamka7232 3 года назад
"Nin adag"
@stonebk7954
@stonebk7954 3 года назад
Sxeeb maaisbarankarna
@mahamettandgapope5270
@mahamettandgapope5270 3 года назад
Jigjiga
@nihaalabdirahman6586
@nihaalabdirahman6586 3 года назад
Ilaah haka abaal mariyo ina adeer inan badi guri joogto o rerka loxooxda usameysa wax aanana howsha guriga aheyn ka fakarin ban ahan jiray,muqaalkadi wax akhrinta aad uga hadleysa ba indhaha iifuray intaa kugu xidhmin ka hor weligey wax buug ahi man akhriyin iminka na maalinti ano wax akhriyin hadii gabalka iidhaca wanba murgoon, muqaaldada mujarad wax jeedin un ha moodin dhalinyaro badan bay nolashoda bedelen Marka arko muqaaladada o dawashadoda hoos uyara dhaca waxan is idhahda inanku armu idin ka caajizi o waxba idin so jeedin waaya😥
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 3 года назад
Mahadsanid walshy wiiilkani wuxuuu maal gashtay maskaxdeena, waana dhiiri geliyaha dhalin yarada Allh baa mahad leh
@suldaanzamiir6290
@suldaanzamiir6290 3 года назад
Wn la dhacay wlhi waa arinka somalidu dadka ku qiimeyso
@absalam-muvaza
@absalam-muvaza 3 года назад
Asc wll wan ku salaamaY marka Hore Marka lapaaD wll waxa Jira documentrY Netflix Yaala Oo la Yidhaa (the social dilemma) wll ila so Yara Eeg haDaY taHaY wax parnaamiJ laGa diYaarin karo ino Soo DiYaari...HadeY suuro Gal TaHaY
@ayuubcawilmaxamuud1607
@ayuubcawilmaxamuud1607 3 года назад
Saleybaan ma ahan ee waa suleymaan
@maxamedxusen768
@maxamedxusen768 3 года назад
Qof dadnimadiisa ayaa muhiim ah
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
Asc walaal kafaa'iideeyso barashada luqada Englishka oo Free ah ✍️📒👍
@rooblemax1118
@rooblemax1118 3 года назад
Aadan immisa kanaal ayaad ku xidhan tahay
@africanmidia3180
@africanmidia3180 3 года назад
Hooyadaa anaa wasee
@mahamettandgapope5270
@mahamettandgapope5270 3 года назад
CORONA VIRUS ma iska talalaysa zxp talalka CORONA ha ka soo hadal zxp waan ku salamaya magacaygu waa GABOBE AND maame
@nuurdiin3484
@nuurdiin3484 3 года назад
Wcs
@suleimaniidow
@suleimaniidow 3 года назад
أنظر ما قيل لا من قال
@tosiyahaxaqa6961
@tosiyahaxaqa6961 3 года назад
Thanks zxp
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 года назад
Asc asxpta so boqda chnlkyga inshlh
@jimcalesmart1800
@jimcalesmart1800 3 года назад
Nio wllo aadanow rabadanta maad qisada nabiyada soo tabisid
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 3 года назад
sulaymaan af soomaali in saleebaan lagu dhaho maanta lee ogaaday.hhh
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 года назад
waar ma kii gaalada ku waashaa
@cabdaalagala6885
@cabdaalagala6885 3 года назад
Plz
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 года назад
𝚆𝚌𝚖𝚣 𝚠𝚕𝚕𝙺𝚢 𝙰𝚊𝚍𝚊𝚗 𝙺𝚑𝚊𝙳𝚊𝚛 𝙲𝚊𝙻𝚒 𝚂𝚑𝚞𝚔𝚛𝚊𝚗 𝚠𝚕𝚕𝚘 𝙰𝚕𝚕𝚎𝙷 𝚑𝚊 𝚔𝚊𝚊 𝙰𝚓𝚞𝚞𝚞𝚛 𝚜𝚒𝚒𝚢𝚘 𝚠𝚕𝚕𝚘 𝚆𝚎𝚎𝚍𝚑𝚘 𝚡𝚒𝚐𝚖𝚊𝚍𝚊𝚈𝚜𝚊𝚗
@maxille42
@maxille42 3 года назад
#maxille pubg mobile
@abdifatahomar685
@abdifatahomar685 3 года назад
𝙈𝙖𝙘𝙖𝙡𝙞𝙢𝙪𝙪𝙝
@dhuhomar7620
@dhuhomar7620 3 года назад
frist✌
@DeeqMohamed-yl7te
@DeeqMohamed-yl7te 3 года назад
0
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor 3 года назад
Ileen xaniinyuhu kuwa kugu jira maahee Wa kuwa lagula garba joogo.
@zuldaanburcaawi40
@zuldaanburcaawi40 3 года назад
𝕎𝕒𝕒𝕣 𝕟𝕚𝕠 𝕒𝕣𝕚𝕟𝕜𝕒 𝕝𝕒𝕡𝕖𝕖𝕡𝕜𝕒 𝕡𝕒𝕝 𝕜𝕒𝕫𝕠 𝕙𝕒𝕕𝕒𝕝 𝕕𝕚𝕚𝕟𝕥𝕦𝕟𝕒 𝕨𝕩𝕪 𝕜𝕒𝕥𝕚𝕕𝕙𝕚 𝕡𝕒𝕝 𝕟𝕒𝕘𝕒 𝕢𝕒𝕟𝕔𝕚 𝕓𝕒𝕣𝕪𝕒𝕙𝕒𝕟 𝕓𝕒 𝕨𝕒𝕝𝕖𝕪𝕤𝕜𝕦 𝕙𝕒𝕪𝕤𝕥𝕖𝕪 𝕚𝕟𝕦𝕦 𝕛𝕚𝕣𝕠 𝕝𝕒𝕡𝕖𝕖𝕡 𝕚𝕪𝕠 𝕚𝕟𝕜𝕝𝕖𝕙
@xaqiiqomedia8137
@xaqiiqomedia8137 3 года назад
*walal mcn isoo booqo waa cidsi aduunka walal lagu yhy waa bil ramadaan🙏🙏😭😭😭*
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 5 млн
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
14:50
Siyaasadda isbeddelka nolosha.
9:58
Просмотров 66 тыс.