Тёмный

Siyaasadda isbeddelka nolosha. 

Sahanka
Подписаться 419 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 258   
@j.m0handaj.m0handa89
@j.m0handaj.m0handa89 3 года назад
Caqligaaga iyo Aqoontadaba AllaH Hakuu Barakeeyo Wlal Mcan❣️
@jamaacxuseen2711
@jamaacxuseen2711 3 года назад
MAN SHA ALLAH "knowledge is power"
@claahi1030
@claahi1030 3 года назад
Power is power
@jamaljeylani3862
@jamaljeylani3862 3 года назад
@@claahi1030 jjo
@zakiismail6177
@zakiismail6177 3 года назад
Maqaan cida commenti keyga aqrin doonta lakin: Hooyada janada allaha geeyo channelka subscribe isaar wll plz🙏😍
@maherhassan9613
@maherhassan9613 3 года назад
Change your self step by step Thanks for your advice 😘
@xiddig4698
@xiddig4698 3 года назад
Sahanka xogaha❤️❤️💯 Ogaanshon👌💋💋💜💜 Idinku fanaa
@oszma19
@oszma19 3 года назад
RAG WX BADAN KA FAA'IDAY
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@cumargolden
@cumargolden 2 года назад
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😍💖
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 7 месяцев назад
ءامين
@ziciiddhago2263
@ziciiddhago2263 7 месяцев назад
Amiin amiin
@Qanciye126
@Qanciye126 3 месяца назад
Aamin😢
@Najuu-najuu
@Najuu-najuu 2 месяца назад
Amiin
@mozayidofficial2125
@mozayidofficial2125 3 года назад
Masha alah ustaad. you are an educated and intelligent boy keep going
@engismail5043
@engismail5043 3 года назад
Alle haku barakeeyo wll runtii wax aan inbadan raadinayay baad ii sheegtay barakallahu fiik
@sharingmohammed2958
@sharingmohammed2958 3 года назад
"Wllo ustaad Adam khadar ali nooga soo haddal "Writing Skills ". Iyo "Xeerrarka Astaamaha qorralka ". Waa noo muhim in baddan baan kaa suggay nay ."
@abdirahmanissesalaah797
@abdirahmanissesalaah797 3 года назад
Shukran wll ilhy ha kula garab galo inta nolosha kuu dhiman jasaakallah
@hananmohamed4562
@hananmohamed4562 3 года назад
Aad iyo aad ayaa umahadsantahay wll Muuqaalkani wuxuu noqon doonaa mid noloshayda wax badan ka badala Alle swt ajar iyo xasanaad hakaa siiyo🙏
@abdihamidhassan1542
@abdihamidhassan1542 3 года назад
Maashalaah mufakir Aadan sahan Alle ha kaa siiyo Ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo barnaamijyada wacyi galineed ee Aad umadda soomaaliyeed aad la wadaagto xilli walba.
@maameboos4637
@maameboos4637 3 года назад
🗣Sahanka xogaha Alle haku siyadiyo aqoontda sxb Dhamaantena alle haynga dhigo Ku Cilmi yeesha kuna camal fala🥰😍😍
@naxariis2637
@naxariis2637 3 года назад
Jazakallahu kheyran walal wax badan aan xal u raadinayay baa ii iftiimisay Horay usoco walal qeyrkana noo soo badi inshallah
@istarcadey5938
@istarcadey5938 3 года назад
JazakaLaah khyr wanaaga aad noosoo gudbisay misanka xasanadka Allah ku saaro
@SomalilandFarms
@SomalilandFarms 3 года назад
Masha allah yaa akhil muslim.Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay taladaa qiimaha iyo qadarinta mudan leh.Alle ha naga dhigo kuwii ku camal fala ee ka faa'idaysta.
@NimcoAxmed-f1e
@NimcoAxmed-f1e 17 дней назад
Mahadsanid ilaahay cumriga iyo caafimadka hkuu siyaadiyo khaniir😊😊
@Hussnimubaarak
@Hussnimubaarak 3 года назад
Masha allah waa tusaale fiican waa ku mahadsan tahay dhiirigelintaada marwaliba aad nagu dhiiri galiso nolosha dhabta ah Guuleyso
@barwaqodagan7038
@barwaqodagan7038 3 года назад
Shugran akhii jazaakal laaha khayir
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 3 года назад
Waa mahadsantahay Adan sahan waayo barnaamijyadan waqti dheer ayad gelisay laga waxan jeclan barnaamij ku raysalwasaaraha hore esreail iyo midka ku cusub taarikh ku sabsan iyo madaxweynaha hores dhintay malasaänaawi thank you wnakula socda
@cabdixakiimnuur2949
@cabdixakiimnuur2949 3 года назад
بارك الله فيك واحسن الله إليك...... وكثر في المسلمين أمثالك ✍
@saajingelle4713
@saajingelle4713 3 года назад
Mashallah bro wlhi wa arin ad u wngsn ilhey haku Sharfo mzul
@cheesrcabaanecade4457
@cheesrcabaanecade4457 3 года назад
Walaal mahadsanid salaada tusaale uma noqoto salaada waa xuquuq allah nagu leeyahey
@samararashad9272
@samararashad9272 3 года назад
mahadsanid wllo waxa la mooda hadalkaga risaalad Allah iiga socota. jazaka Allaah khayr.
@cumardeeqyuusuf3155
@cumardeeqyuusuf3155 3 года назад
adigu markasta hadalkan iskadaa ee hadal cusub keen
@tosanetosane5502
@tosanetosane5502 3 года назад
Msha allah aadan sahan alle haku xafido wll waad mahafsantay
@villamuxiyadiin4395
@villamuxiyadiin4395 3 года назад
Wll Mxaa RU-vid uga saartay Muuqaalkii Sufyaan Sh Axmed ?Jawaab waafi ah isiii
@ziciidgamadiid7837
@ziciidgamadiid7837 3 года назад
inuu isla weynhay so ma aragto aanu wx jawaaba kusoo siinayn ilaa hdda 🤷‍♂️‼
@sidraali9953
@sidraali9953 3 года назад
@@ziciidgamadiid7837 illaahay ka baq wax aad ka taqaano noloshiisa ma jirtee.
@abdisaid82
@abdisaid82 3 года назад
Ilaahay hakuugunaxariisto sidaad anaga noogu naxariisatay
@cmcbashram1562
@cmcbashram1562 3 года назад
maasha Allah waan bogaadinayaa sida hagar la Aanta aad waxnoogu fa'ideyneyso Allah ku xafido
@saabiromar5245
@saabiromar5245 3 года назад
Masha Allah wax badan ayan ka faidey muqalka Mahadsanid 🙏
@cabdifataxmustafe880
@cabdifataxmustafe880 3 года назад
Alle haku xafido wll jaskalah khayr
@abdirihmanmoha6006
@abdirihmanmoha6006 3 года назад
Ustaad qaali ah aqoonyahan somaliyeed Thanks
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Masha allah wloo horay usoco nin dhalinta somaliyeed uhowlanbaad tahay eee barnamijyadaada inoosoo badi
@Saacsoftware
@Saacsoftware 3 года назад
mansha Allah jasaakallaahu khayran sxb aadan
@cabdallacumar7062
@cabdallacumar7062 3 года назад
جزاك الله خيرا ،وأحسن الله إليك. 💚💛
@mohamedyusuf1315
@mohamedyusuf1315 3 года назад
Mahadsanid Aden sahan 💌
@yasirabdulahi7887
@yasirabdulahi7887 3 года назад
mahadsanid ustaad Aadan.
@deeqfilm1636
@deeqfilm1636 3 года назад
Masha Allah waa faido leh shukhran ustad
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 Год назад
Walaaal Aad baad umahadsantahyt hada ayaan kuga soo biirey Vediogan wx bdn buu iga caawin doonaa i.a Thnks walaal Adiga ayaa sabab unoqon doono isbadelka nolasheyda Walaal Abaalkaaga janatul fardowsa haka dhigo 🤲🤲❤❤❤
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 года назад
Muuqaalki sufiyan ee ad ka sarty RU-vidkga Wan kaga mahad Celina 100%
@sidraali9953
@sidraali9953 3 года назад
wll muxuu utiray aniga maan arag muuqaalkaas?
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 года назад
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll Xaqa ku soco
@ayaanleasmar4577
@ayaanleasmar4577 3 года назад
Mansha alah tusLaha adkintyey ayankayabay walal cimiriga ale haku barkiyo Adan zahan geeeeeezi
@ayaanleasmar4577
@ayaanleasmar4577 3 года назад
Madax
@azuzhaaji9419
@azuzhaaji9419 3 года назад
Aadanow zhp aadbaan kuu salaamayaa.
@musabhashi8914
@musabhashi8914 3 года назад
Waankuuducaynayaa dhibaato ayaa iga xalisay 👏👏👏👏👏
@ahmedabdiadam1675
@ahmedabdiadam1675 3 года назад
Mahadsanid sxb
@huthamohamed1010
@huthamohamed1010 3 года назад
ما شاء الله عليك Alle cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeyo wll
@ahmettallifarah7709
@ahmettallifarah7709 3 года назад
M.a ilaahay ha ku xifdiyo wll
@bahjomursal2793
@bahjomursal2793 3 года назад
Jasakallahu khyr wllo
@abdulfatahmohamed7939
@abdulfatahmohamed7939 3 года назад
Alxmd hada ayanba subax Soo tukatay Yaa ila mid ah oo maanta salad subax Soo gutay wajibaadka salada
@warsameahmed5218
@warsameahmed5218 3 года назад
M allh wll adan Allah janada kugeyo
@xafzayar5322
@xafzayar5322 3 года назад
Haaa hye wll mahdsanid 😊
@khalidabdi6437
@khalidabdi6437 3 года назад
Jazaaka allah khayra jazaa Cumar’ow 🙏🏽🤲🏽
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 года назад
Mahadsanid macalin
@Ardaagafilimada
@Ardaagafilimada 3 года назад
Horumarkan iyo mid kasii waynba alle haku gaadhsiiyo sxb
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 3 года назад
Mahadsanid macalin aadan
@wadasocoshomedia4167
@wadasocoshomedia4167 3 года назад
Qoglfki ugu horeeyay ee arka
@mohamedsuleiman948
@mohamedsuleiman948 3 года назад
جزاك الله خيرا يا اخي
@asiamuxumed1644
@asiamuxumed1644 3 года назад
Maan sha alaah waa arin wanaagsan
@wlalkaweyn2709
@wlalkaweyn2709 3 года назад
Aadan sahhan mnsha allah maclin wlahi janada kaga barYaya ilahaY ale haku ilashto macalin ku jeclahaye
@cabdirisaaq9768
@cabdirisaaq9768 3 года назад
Saxib ajar alla haka siiyo waan ka faaiidnay
@xazandacad1343
@xazandacad1343 3 года назад
Mhadzanid wll alle hakaa abaal mariyo runtii wx bdan baad nafahnsiisy m.a allha ku barakeeyoh
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 года назад
Mashllh bro Alle haku barakeeyo
@puntishboy4682
@puntishboy4682 3 года назад
Wad mahadsantahy wllo
@zuheybahmed6542
@zuheybahmed6542 3 года назад
Masha alah bro Aniga aya u bahan isbadal bro iso duce ilahay inoo ifududeyo
@wllraxman1166
@wllraxman1166 3 года назад
Wll waankumahadsanthy dirigalinta aad noosamesay thanks Bro
@nasramahudin9229
@nasramahudin9229 3 года назад
Wllhi waxan radinaye aya manta nosoo dhigtay mhd sanid wll qali waa ka kaidnay💗
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 года назад
SO MUCH THANKS SX.
@cumarxasan582
@cumarxasan582 3 года назад
Wll aad iyo aad ayad u mahadsan tahay ajir iyo xasanad allaha ka siyo ❤❤
@mascuudyare-qr7hx
@mascuudyare-qr7hx Год назад
Allah muslimiinta oo dhan ha barakeyo
@maxamedcumar5561
@maxamedcumar5561 3 года назад
Aadan khadar horey usoco walaalkay
@Maahir397
@Maahir397 Год назад
Masha Allh 🛣❤ gullayso walal
@Chuunde
@Chuunde 3 года назад
WlaHi Mowdoocaan Xilli Aan Ubaahnaa Bad Soo Dhigtay Wllkei Aadan Xilli WaliBa Oo Aan Ahdaaf io Qorshyaal io Jadwalo Dagsado Markey ugu Badato Isbuucyo Ban Wadaa Hadana Tabtii Hore Ban Kusoo Laabtaa Lkn After This Video Waxaan RajeYnaa Inaan Noqdo mid ku Ad-adag Ka Dhabeenta Ahdaafdiisa i.a Allow iXasiLi 😪🙏🏻
@user-rb6jq2hm9m
@user-rb6jq2hm9m 3 года назад
Allaha ka abaal mariyo sxp aadanow 🙏❤
@mohamedsharmaarkesuley7955
@mohamedsharmaarkesuley7955 2 года назад
Nio sahanka zxp cadi ma tihid m.a ilahay haku bara keeyo
@nuuraiiman6521
@nuuraiiman6521 3 года назад
Ilaahay hakugu afaco khayrka aad noso gudbisay
@khadarcabdi195
@khadarcabdi195 3 года назад
استاد mar walba wan ku wata macalin
@ayuubcawilmaxamuud1607
@ayuubcawilmaxamuud1607 3 года назад
Keep going my best brother
@azaazashamsham9031
@azaazashamsham9031 3 года назад
Muuqalkii videowgan ka horayey ee calanka kaga hadleysay maxa ugu bixisay ma lagu hanjabay wll mise waad cabsatay😅👏👍
@User847
@User847 3 года назад
Alle hakuu barakeeyo aqoontaada M aadan annaga masalkaaga hannaga dbigo runtiina qudyo ayaad noo tahay haddaannu nahay dhallinta
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 года назад
Masha llah indheer garad somaliyeed nolow adan
@koobeofficial143
@koobeofficial143 3 года назад
My teacher keep going 😍😍
@yousufi.mohamed2840
@yousufi.mohamed2840 3 года назад
Jazakallahu khyran
@muhandjama5582
@muhandjama5582 3 года назад
Mahadsanid bro go head
@sadaq-zadka1
@sadaq-zadka1 3 года назад
Shukran waanu kaa faaidnay wll
@dhalintadhabta5808
@dhalintadhabta5808 3 года назад
Walal mcn ajir allaha ka siiyo jazaakallah
@tncteam7142
@tncteam7142 3 года назад
Sxb Dhaqan Ehlul jannaad leedahye Ilaaahy Jannada haku geeeyo
@ngolokante7805
@ngolokante7805 3 года назад
Masha Allah walaal aad baad u mahadsantahay
@abdullahihiis8302
@abdullahihiis8302 3 года назад
Jsaka Allah
@qaasimahmed1743
@qaasimahmed1743 3 года назад
Wado baad iifurtay mahadsanid walal🤍
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 года назад
Aadan Khadarow Maxaa Privacy Uga Dhigtay Videos Kii Aad Kaga Hadlaysay CALNKA Qof Baa U Share Gareeye Aniga Oo Doonayo In Aan Xaqiiqda Tuso Lkn Isla Markiiba waa U Shaqeyn Wayey Bro Hadii Uu Weli Channel ka Ku Jiro Pupilc ka Dhig Ayaan Ku Dhihi Lahaaa Hadii Ay Macquul Thy🙏
@A...A09888
@A...A09888 3 года назад
Soomalida ayuu ka amaan heli waayay oo commentiga kusoo caayayaan wuuu ku saxanyahay inuu ka dhigo dadbaa iyagoon vediogaba daawan comnentiga ku soo cararaya oo cay iyo aflagaado soo qoraya iyagoon xaqiiqadi daawan
@dauudAbdalla1
@dauudAbdalla1 3 года назад
Msha allah illahay ku dhowro wll
@DJ_MAAN4
@DJ_MAAN4 3 года назад
Nin runta ka hadla baad ehed balse muuqalki SUFYAAN 4 in Aad ka saartay channelka ma baqdin baa ??
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 3 года назад
#Arinka video gi sufyaan maxaad u cunta
@mohamedabdirisaq7629
@mohamedabdirisaq7629 3 года назад
Mashallah walale Adam
@nasirawil2935
@nasirawil2935 3 года назад
U smart brother m.a
@zuhaybmuuse2304
@zuhaybmuuse2304 3 года назад
Keep going pro👏👏👏👏👏👏👏
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
aadan waa wiil aqoonyahan eh aan taageero u ahay. 👏
@User847
@User847 3 года назад
بارك الله فيك
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Mahadsanid Zxp
@sheekhwarersan2346
@sheekhwarersan2346 3 года назад
Ajar allaha kasiyo Sida quruxda badan ee ad nogu hagar baxdo❤🤩
Далее
Sidan si fudud ugu fashilan! | Oo sabab?!
8:49
Просмотров 27 тыс.
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 5 млн
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 481 тыс.
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
Noloshaada Badal
15:16
Просмотров 7 тыс.
TALAABOOYINKA ISBEDELKA SHAQSIGA | CAWAYSKA AQOONTA
28:17
070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.
11:03
Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.
13:30
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
Просмотров 216 тыс.
7 Jileec yeysan kugu arag
10:05
Просмотров 89 тыс.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 5 млн