Тёмный

Night Routine full Waxaan Qabto habeenkii jadwalkeyga... 

Atarisho badiyo official
Подписаться 649 тыс.
Просмотров 142 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YW6pt9XkrzU.html so daawo muqalkan
@foos81
@foos81 2 года назад
Asc atarisho badiyo creamka ma ii soo diri kartaa sheekadan waaba iska jeclahay👍
@sagalgeenyo6207
@sagalgeenyo6207 2 года назад
MAsha Allah keep going
@maryanabukarmaryanabukarsa8539
@maryanabukarmaryanabukarsa8539 2 года назад
Masha alaah Qoyskaga Ala haku barakeeyo walshy🤲
@cabdibarre4255
@cabdibarre4255 2 года назад
Masha allaah hooyo qiimo badan cafimaad rabbi ku siiyo cidiyaha ma wanaagsano iska jar adigo iga raali ah
@sacdiyoyuusuf6891
@sacdiyoyuusuf6891 2 года назад
Masha allah walashey allah hanii barakeyo adi iyo familykaga mcnto 💋❤💖 muscab mac isii 💋💯
@ashaomar9322
@ashaomar9322 2 года назад
❤️Always be happy my sister🥰iskuwara kuweygiii 🥰
@ayanorganisationofficielle7961
@ayanorganisationofficielle7961 2 года назад
Routinka so bdn abaayo sida u qurxutay ayab routinku u qurxuyahay
@najuuomar2719
@najuuomar2719 2 года назад
Masha allah atariisho gacanta allah kuu barakeeyo
@نعيمهعلي-ع1ك
@نعيمهعلي-ع1ك 2 года назад
Waa saliida iyo botarka sabunta iyo kareemka intuba kansar ba laga qadaa kadaa muscab googal ka baar wadba arki in la mumnucay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 года назад
Kkkkkk atirisho ay ku dhaheen lugu baasto AA laidhahaa kulahaa wlhi fany AA tahay anaa kula midee intee ku durnaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@amaalawees5105
@amaalawees5105 2 года назад
Masha allah ilahey haku xafiido Abyo mcn wllkeyga mcn🤲🤲🤲🤲👨‍👩‍👦yarabi
@nimcoabdirahman5067
@nimcoabdirahman5067 2 года назад
Ala macaney creamada aad baby ga u marinoysid company fiican ma aha Johnson ka madoyin kanser laga qaado ayaa ku jiro iska daa wllhi 2016 ilaa hada America mahakhamada dacwoyin badan ka yaalo Google xitaa ka fiiri
@abudaud1230
@abudaud1230 2 года назад
Haaa abyo mcn hora usoco walaahay Mcn Nawad ILAHAY ha ku kuwado hooyo mcn sidan iyo si ka fican ayan ku rajaynayaa guul sidoo kale p2
@faizoxuseen2824
@faizoxuseen2824 2 года назад
Wow masha allah my walashay mcn ina adertay ilahay ha ikadesto
@nanic3896
@nanic3896 2 года назад
Firs big fan mi atarisho❤❤❤
@bilanbarwaaqo4072
@bilanbarwaaqo4072 2 года назад
sis products Johnson ee ilmaha maado cancer laga qaada ku jirta ilmaha kadaa google kasoo aqri
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 2 года назад
baby oil ilmahaa umaficne iska tuur salido herbal ah o ilhmahaa jiree baby shop kaa kasogado ani wlhy waligy halxabo sogaty wana tury
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 года назад
Masha allaa quruxey ilaahey gacateda ha ku barakeyo sharafey 👍🥰🥰🥰💖💖💖
@xaawosalad9879
@xaawosalad9879 2 года назад
Maasha Allah walalahen guuleysta keep going
@ibnumascuud8807
@ibnumascuud8807 2 года назад
Atariisho waa idin salamey adiga iyo muscab iyo niur diin
@zunduzinazahal2042
@zunduzinazahal2042 2 года назад
Fadumiina abayo baby complete-kaan JohnSons iska jooji shirkadan sosarkeda wala jojiyay botarka iyo shampoo waxa laga helay cancer mrka iska jooji plss
@hanadarale1763
@hanadarale1763 2 года назад
Waa sax abyo abaayooyinka isticmaala ha iska daayaan please
@marwo2756
@marwo2756 2 года назад
Zunduzing waa sax products kaas waa la joojiyeey cancer baa laga helay
@hafsa9589
@hafsa9589 2 года назад
Haa abaayo ani 5sano Ibar an isticmalaye
@abdiqaniabdullahi4281
@abdiqaniabdullahi4281 2 года назад
Haye maxaa isticmashan abayayaal marka
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 2 года назад
Waa runtaa abayo shirkadan waxeeda waalaga digay
@ibnumascuud8807
@ibnumascuud8807 2 года назад
Hooyo canaanteeda waxaa ku jirtaa tarbiyada waa iska caadi
@fadumoabdulahi8702
@fadumoabdulahi8702 2 года назад
Masha Allah abyo ilahe haku barakryo
@najmohaji8180
@najmohaji8180 2 года назад
Abayo cremka johnsons mafiicna ladhahay cancers laga celaa marka kadaya baybiga 🥰
@hamdakeyf2345
@hamdakeyf2345 2 года назад
Atariisho baadiyo shirkada Johnson lation iyo bootarka iyo shampoo cancer baa laga helay ee ka jooji babyga
@mooslemoosle-vl1nj
@mooslemoosle-vl1nj Год назад
m.a qurxey alha din xafido
@amranaliahmed5475
@amranaliahmed5475 2 года назад
Hooyo ilma haysta wa ka mamnuuc cidiyaha plz intana ku darso xbb
@maryanabukarmaryanabukarsa8539
@maryanabukarmaryanabukarsa8539 2 года назад
Ana Guur Xalaala Ala ha isiiyo🤲🤲🤍
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 2 года назад
Waw msh alah abayo alaha kuw barakeyo gurikaga iyo carurta
@fartuneaden5105
@fartuneaden5105 2 года назад
Mansha Allah my sister ❤️
@faizaaadan2710
@faizaaadan2710 2 года назад
Lmid ah waankuu xiisy my sister 😉🥰
@assiadjibrilali7493
@assiadjibrilali7493 Год назад
Ghabad ana jclahay Atarisho qurux ❤❤❤
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 2 года назад
Gawadan an half million garsino plz
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 2 года назад
Masha Allah quruxey Aad ayaan ugu faxarsanahay noloshada nolosha kuma ciisho adiga io wllke iyo nunaha
@مكهمحمد-ن2ح
@مكهمحمد-ن2ح 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله
@muslimomaxmud5011
@muslimomaxmud5011 2 года назад
atariisho heermagalmiya mise badiyo jariyad majoogtomiya guriga✌
@sacdiyosaafi2635
@sacdiyosaafi2635 2 года назад
Abaayo shirkada Jonson iska daa isticmaal Himalaya bby
@Chen12347
@Chen12347 2 года назад
Johnsns iskadaa productiga wlaga dayriyaye
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allaha 🥰🥰🥰🤲🤲🤲
@نعيمهعلي-ع1ك
@نعيمهعلي-ع1ك 2 года назад
Abaayo babysat waxad umarinesud kadaa shirkada soo sarty wa la xiray waxa laga qadaa kaiser Salida botarka kareemka
@fardowsaibrah
@fardowsaibrah Год назад
M.a my family ✅❤️❤️❤️
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 года назад
MashAllah qurux dumar❤️
@maxamedcabdiraxmaan208
@maxamedcabdiraxmaan208 2 года назад
Atriisho waaan ku tageeraa pin pels
@yasmiinxasan1211
@yasmiinxasan1211 2 года назад
Masha Allah xbbti ❤️🥰🥰🥰
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 года назад
Maashallh
@hudamuxumed715
@hudamuxumed715 2 года назад
Atariisho waa dhamys ❤🥰mashalaah
@sowdaofficial4546
@sowdaofficial4546 2 года назад
Mzha allh 😘😘😘😘😘
@Edebsan444
@Edebsan444 2 года назад
Mashaaalh xppti guulo bdn gaadh
@ibnumascuud8807
@ibnumascuud8807 2 года назад
Mashallaaaah
@munisha9307
@munisha9307 Год назад
Waaaw
@abdikadirhashi3832
@abdikadirhashi3832 2 года назад
Atarisho qosala igu dishy miss yuo dumashi❤❤😂😂
@umuafnan6665
@umuafnan6665 2 года назад
Nolosha nima xumeyso mashinka canaha aagalisay nala wadag magaciisa
@queennimcoqueen6286
@queennimcoqueen6286 2 года назад
Atirishadeena keep going😫❤️
@sowdafarahabdi9119
@sowdafarahabdi9119 2 года назад
Atarisho Qofaan Iska Jeclhy thy
@adontiialle2748
@adontiialle2748 2 года назад
Cidiyaha iska jar abayoh salada kuguma baxayso sorry hada qalad u aragtay hadlkayga
@salmamualimali6212
@salmamualimali6212 2 года назад
Isastur hono hijab hiro qof mislin aya tahay kusogal hijabka meshan wa adunko dan
@hoodomashchannel8353
@hoodomashchannel8353 2 года назад
Riyo kasto ku hamiso o kheer ah Allaha ku siiyo murug tana farxad deg deg ah Allaha kugu badalo wll subscribe isar 🙏🥰❤️
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 2 года назад
Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@qaaliwandajaceelqaaliwanda806
@qaaliwandajaceelqaaliwanda806 2 года назад
Www mash alaah qurux
@zuexsiman7009
@zuexsiman7009 2 года назад
Asc xbbti cidiyaha iskajar adigana caafimdkga umafiicna ilmaha na umafiiicna sido kle shaydaanka ayaa harsada odaga iskajar qaali
@nimcaawaale2466
@nimcaawaale2466 2 года назад
Qaliyeey adoon is durin kub mcn oo qurux badn rayaan bajaaj ugu tag
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 2 года назад
Adiga ma aragtay rayaan kareemkeed abyo
@shamsaabdullahi5327
@shamsaabdullahi5327 2 года назад
Atariisho Wankujeclhy Wllshei 🧕💜
@hanijeylaaniaadan6007
@hanijeylaaniaadan6007 2 года назад
Masha allh 🥰
@queenumeymo8726
@queenumeymo8726 2 года назад
Abyo pls reply❤👸
@nawelnalka
@nawelnalka 2 года назад
Ben mahn wlhi siba bariska marka basal bdn ku karisid mcn 😋
@umuothman6911
@umuothman6911 2 года назад
Midaas waaka simanahay
@nawelnalka
@nawelnalka 2 года назад
@@umuothman6911 dad an ogen jiro qishkas 3xabo wa wayn lagu dara dad jaab ku darayo arky ani
@umuothman6911
@umuothman6911 2 года назад
@@nawelnalka ruwac bariis hadan samenayo 2xabo jeclahay inaa ku daro aan shiilo basasha ilaa ay Brown ka noqoto midabkeeda mcn uu noqon bariska basal laguma arkayo xitaa
@geediyogeedi8904
@geediyogeedi8904 2 года назад
Abayo plz cijiyaha iska jar
@jfffihzcv5054
@jfffihzcv5054 2 года назад
M.a❤
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 года назад
Maansh allaah 💯💯💯
@نعيمهعلي-ع1ك
@نعيمهعلي-ع1ك 2 года назад
Abaayo atariisho kabadal waxkasto shirkada soo sarto hagadan
@mutasmustafe8772
@mutasmustafe8772 2 года назад
Anaa uhoreya love you my family
@muniiramaxamed8868
@muniiramaxamed8868 2 года назад
Maashaallaah
@xamdidagan311
@xamdidagan311 2 года назад
Atariisho cadey
@faizoxuseen2824
@faizoxuseen2824 2 года назад
My queen fadhigada labada kalar ukakoban cadi ma ahan ilahay gacantada hakubarakeyo
@hanijeylaaniaadan6007
@hanijeylaaniaadan6007 2 года назад
Abayo pink igu qawo
@hodandhaqane9106
@hodandhaqane9106 2 года назад
Mnsh Allah 🥰🥰🥰🥰
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 года назад
Maata Alaah
@siazon7701
@siazon7701 2 года назад
Dee waa yeelkaa
@cashacali517
@cashacali517 2 года назад
maasha Allah wllo
@Hamdifaaarah
@Hamdifaaarah 2 года назад
Masha Allah
@mahdiaasma5773
@mahdiaasma5773 2 года назад
Mashallah
@Mariamm34
@Mariamm34 2 года назад
Filimka la oyhaaaye iigu daran😭😂😂😂😂😂
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 2 года назад
ararisho😍
@ibnubagadi9077
@ibnubagadi9077 2 года назад
Atariisho baadiyo af wryn
@rahmanather8962
@rahmanather8962 2 года назад
Filn ohin markn mqley Inu sanam Teri kasam yahy wan dareme yqy..🥹😭🥺😔💔
@abdullahihurre661
@abdullahihurre661 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@maryamaalialihasan8082
@maryamaalialihasan8082 2 года назад
M.a waan ka helay
@umujibriil348
@umujibriil348 2 года назад
Masasadaha ha kar karin abyo cak waye kiimikalka kuso baxayo banka axsan hada biyo kulul rabtit ku bufi
@shukritadhase1015
@shukritadhase1015 2 года назад
Karem ka inte laga helaa
@hanaanwaaye7866
@hanaanwaaye7866 2 года назад
Qosol wanaagsan Aaaa Kkkkk
@eshiahajji7592
@eshiahajji7592 2 года назад
M.A
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 2 года назад
Mnsha allah my sister
@sophiaapdallaumuzubeirapda9170
@sophiaapdallaumuzubeirapda9170 2 года назад
Atariisho shambada babbyga setkan cencer in laga qado lashegay Google gali byo
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 года назад
Wcs
@KhadroAbdi-ht3yd
@KhadroAbdi-ht3yd 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caaishodaahirmaxamad7069
@caaishodaahirmaxamad7069 2 года назад
Wwww
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 года назад
Abaayo cijyaha iska jar
@shaqlanshaklan6648
@shaqlanshaklan6648 2 года назад
❤💯❤💯😍😍
@faatimafatuuzh3268
@faatimafatuuzh3268 2 года назад
first coment pin pleas
@mumtaascabdiraxmaan9524
@mumtaascabdiraxmaan9524 2 года назад
Wadanke joogtaa
@haninuur2425
@haninuur2425 2 года назад
🥰🥰🥰🥰❤️❤️🌹🌹💋
@ayanabdirahmanzakarie8016
@ayanabdirahmanzakarie8016 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤🤲
Далее
PRANK |ATARISHO BADIYO OO MASEER DARTISA LA-OYSAY🥺
15:09
FULL ROUTINE SUBIXII ILAA HAWEENKII UMUSHA
8:08
Просмотров 148 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,2 млн
ОН У ТЕБЯ ЗА ДВЕРЬЮ!
22:33
Просмотров 460 тыс.
Night Routine // JADWALKEEYGA HABEENKII
8:19
Просмотров 45 тыс.
ADNA IYO SAXAAF WEY KA MURUGOODEEN BIXITANKEYGA !!!!!
20:51
My morning routine jadwalkeyga subaxnimo☀️
11:06
Просмотров 138 тыс.
HABEENKII IYO MAGAALADA MUQDISHO WAA SIDEE
16:55
Просмотров 16 тыс.
FULL ROUTIN MALINTI  ILAYA HABENKI WAXAN QABTO.
24:30
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,2 млн