Тёмный

Nimcaan Hilaac Dadku Aamin Mawada Aha 2022 Official Video 

Hillaac Music
Подписаться 614 тыс.
Просмотров 3,6 млн
50% 1

Dadku Aamin Mawada Aha
Erayada. Cismaan Bille Ceymoow
Laxanka. Khaalid Kaamil
Music. Haatuf Yare
Camera&Idit Jundi Midea
@Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac
/ nimcanhillaac
/ official_nimcaan_hilaac_1
/ nimcanhilac1
‪@Hillaacmusic‬

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 2 года назад
si wayn ayaan idiin salaamay Bulshada qaaliga ah ee Ku xidhan #Hillaac_Music. LInkg yada aan soo raaciyay qoraalka heesta waa ciwaanadayda saxda ah Sida Facebook Snapchat Iyo Instagram
@abyanbirre3265
@abyanbirre3265 2 года назад
Waynu ka qadny fanan sare😘😘
@mohaosil8813
@mohaosil8813 2 года назад
Masha alllah Nimcaan hilaaac waan kaa qaadany masuul sare 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sheekhabenmaxamuud9684
@sheekhabenmaxamuud9684 2 года назад
Respect🤝
@amadomar485
@amadomar485 2 года назад
Si wayn baan kaga qadnay fanankena🇸🇴❤❤
@kabtancabays
@kabtancabays 2 года назад
Woow fanaan qaran
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 года назад
Prophet Muhammad- the greatest man who ever walked the face of earth 💯❤🙌🏻
@mohakalaynofficial4022
@mohakalaynofficial4022 2 года назад
That is true clear Muhammad greatest man in world start and end❤❤❤
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 года назад
Csw
@mohamedhersi7699
@mohamedhersi7699 2 года назад
So lagama fcno Rasulka magacis inad like ku radisid
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 2 года назад
Prophet Muhamed SCW SCW But Muhammad Write ✍️ Muhamed please
@mohamudkhalif7809
@mohamudkhalif7809 2 года назад
Scw scw scw
@anizamohamed5053
@anizamohamed5053 2 года назад
Fanaan qaran 🇸🇴🇸🇴
@hhhhjiji5180
@hhhhjiji5180 2 года назад
Wan kuslmay cali baba
@booyaax9914
@booyaax9914 2 года назад
🤮🤮🤮No saaxib tow face
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 года назад
Hadi aad u jeedo Magaca Allah love saar الله ❤
@fahimanour7930
@fahimanour7930 2 года назад
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 года назад
I love allah
@abdifatahadan7698
@abdifatahadan7698 2 года назад
Love 💞💞
@apokor6187
@apokor6187 2 года назад
Love
@saynabmaxamedahmedsaynabma7373
@saynabmaxamedahmedsaynabma7373 2 года назад
🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💯💯
@lulm6983
@lulm6983 22 дня назад
Heesta Hilmaan hilaac wuxuu ka hadlayaa arin run oo dhacda. Runtii aad baannu dheystaa.❤
@sharmaboy8597
@sharmaboy8597 2 года назад
Qofki ugu ficna ugu caqliga badna ugu naxariista badna ugu geesi sana NABI MOHAMED SCW
@akaashali9542
@akaashali9542 2 года назад
waa abeesa ku cunaye saxiip ha odhan wa aboorki dunide ha odhan indheer garad hada tahay Aamusnaanta ku Dadaal😇
@faadumomohamed6838
@faadumomohamed6838 2 года назад
Really ✅
@suhaybosman4990
@suhaybosman4990 2 года назад
Waa Hadal caadiya dambina kama maqna😆
@khadarmahad7963
@khadarmahad7963 2 года назад
Adigaa sirahaaga faafsha arinkaad wadaagtaan warama dadkoo idil waa abees ku cunayee saaxiib ha oran
@khadarmahad7963
@khadarmahad7963 2 года назад
Legend hillaac
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 2 года назад
Exactly
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 2 года назад
Dadku aamin ma wada aha Qaar baa jira adamaha Rafiiq aad moodaysoo Intay asaan wanaaga Xumaanta ololeeyaa jira Adiga sirahaaga faafsha Arinkaan wadaagtaan Uwarama dadkoo idil Adna kula qoslaa jira🙄 Zaaxiiptinimada waa wax aad u cajiib ah hadana aad u adag kasoo bixitaanka wajibaadkisa,illahay qof walba saxiib aduun iyo aakhiraba anfaca ha siiyo saxiib u ekayaashana hana garab mariyo🥰
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 года назад
Aad yo aad
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 2 года назад
Amen
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 2 года назад
Amiin
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Aamiin
@lulm6983
@lulm6983 5 месяцев назад
Aamiin 🙏
@hanathknaan2011
@hanathknaan2011 2 года назад
Nimcaan Abdirahman Xassan hiLaac wa Fanaanka kaliya aan Shanta SomaliYed ka Taageero waxan Ku JeclhaY Heeso Dagan Oo Dareen Leh ShakhsiYad Dhowrzn xumaan iYo NacaYb Ku arki MaYsid Mucaarad Malahan Cidna isma Qabsadaan Somalinimo Ku dadaala Marwlba Maalin inaa KuLa kuLmo wan RajaYnaa Al Fanaan aan taageero buuxa u ahay 🙏💯
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 2 года назад
USA markaad soocago dhigato waad arki 10sano kadibana ha ahaate🤨
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn 2 года назад
Fataalkan cuqdadu dishay hanoo faanin
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 2 года назад
@@AhmedMohamed-sp3wn legend weeeye ina cabdi raxamaan lkn waxd ka hadashy rayigaga maxuma 😂
@suularts3529
@suularts3529 2 года назад
really bro
@ahmedkroos6174
@ahmedkroos6174 2 года назад
No youtube no twitter no tiktok no facebook and then followed more than 3 billion prophet muhamad scw
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 года назад
Hees u laxan keeda khalid kamil sameyay oo laba qarxin maba jirto nimcaan hilaac another level ❤💪💪💯
@zuhaypizmacil3886
@zuhaypizmacil3886 Год назад
Hal mar kusali nabiga s.c.w
@azmarubdle6032
@azmarubdle6032 2 года назад
Nimcaan Hillaac The best song Fananka kaliya Eee Heesihiisu Iska hadal ahyn oo Halbeeg leh guulayso my boy❤🇸🇴
@MustafeCalimaxa
@MustafeCalimaxa 5 месяцев назад
Saxib.haodhan
@LeylaHajj
@LeylaHajj 4 месяца назад
Not a somali but i love Nimcaan❤😊 The message from the song is so real No one is left to be trusted these days
@oromiyaanbiyyakoo4474
@oromiyaanbiyyakoo4474 2 года назад
I am from oromiya❣🙏 Ilove somali music niman keep🇸🇴❣
@abshiroirshad2194
@abshiroirshad2194 2 года назад
Galatoomi
@thehumbleguy1934
@thehumbleguy1934 2 года назад
Legend always Legend 🙌 ❤ Nimcaan hilaac in the building 😃 💪 🙌 Back to the strong point 💪 👌 😌
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Wow!! Cod dahable hilaacii hirgaley, boqorka codka ee jiilka danbe, car wataase cod macaan oo degan cidi haku gaadho Nimcaan dabadii Mohamed Suleman Allaya rahma.🥰❤
@ahmedmoussaali7676
@ahmedmoussaali7676 4 месяца назад
From 🇩🇯 Nimcaan Hilac the best of the best . Je te salut frérots !😊
@ahmedshhassan2597
@ahmedshhassan2597 2 года назад
Badanaa dad aan wanaag u hibeenay iyaguna siraheena faafiyay 😢
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 2 года назад
😭😭
@Im2ack
@Im2ack Год назад
My Favourite Singer He alwasys Brings on songs that touches to the other hearts & and he is always the voice of voicless people Keep It Up to my fav man in somalia singers paltfrom may allah give you long life with healthy and wealthy.
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 2 года назад
DhibaatO oo dhan waxey kaaga timaadaa kuwa kuugu dhaw eed noloshaada ku soortaY so naftaada saaxiibka dunida la noqo🥰
@maryaneqali5095
@maryaneqali5095 2 года назад
Yes
@omarsiijo1230
@omarsiijo1230 2 года назад
Xaqiiqda tabaty walhi
@lulm6983
@lulm6983 10 дней назад
Allaha u naxariisto jannadii fardousana Allaha ka waraabiyo Abdullahi yusuf iyo intii la halgantay 🙏. Said Qalinle legend ❤❤
@jamadudechannel7533
@jamadudechannel7533 2 года назад
Marka 1M Gaadho Aniga Liketa ii Bilaaba Waa bilaahi tawfiiq.
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Legend Hilaac is back heestan runtay ka hadlaysa dad ku qoslaya o cadawgaga ah ba jira wa arkay wax badan wllhi ehelka xita qaar baan farxada da Rabin allow cadawga umada ka qabo xasidka naarta, loogu bushareyay
@amounsiciid7322
@amounsiciid7322 2 года назад
Amiin amiin amiin mcntydi
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 года назад
This is insane HATS OFF i have the most ULTIMATE respect for you prother proud of you haataf well done nimcan hilac ❤💯👏🏿🙏🏿
@bashkadkms7450
@bashkadkms7450 2 года назад
Nimco Hilaac you’re a Somali legend 🇸🇴 you stole our hearts ♥️ to love u and u did. Keep it up and never give up. We love u our legend. You’re national singer.
@zeinabtalizoh7197
@zeinabtalizoh7197 2 года назад
Magaca iska sax nimcan c. Rxmn Hilac
@hanagorgeous5131
@hanagorgeous5131 2 года назад
Great song! MashaAllah, very true. Now days, you can’t trust no one even if they are sitting at Mosque!
@hannabeauty2540
@hannabeauty2540 2 года назад
😂😂
@Qaxweysta08
@Qaxweysta08 2 года назад
The song can't be mashaAllah.
@zeitunamohamed9616
@zeitunamohamed9616 2 года назад
Yeah very true wlhi keep going my lovely brother 🙏😭
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Wueh! Is that what you really believe!? 😂😂
@mouktarmahamed9145
@mouktarmahamed9145 2 года назад
Legend is back neiman abdirahman hilac tu es toujours fantastiques 👑⚡💥
@noorkey6556
@noorkey6556 2 года назад
Absolutely 💯 legend 🙌 always legend 🙌 💙 best song 🎵 👌 hilaac go forward 👏
@mankacade5403
@mankacade5403 2 года назад
Hestan anaa baa li so qaday baa moday arinta cml baa igu dhacy qof baa sxb moday asi bahal baa igu noqdy sir wlba aan u shgto qofki bu u keyna ani wll iska key dhiga u i qosla sxb majira sanad io sanda so socda WAA ABEES KU CUNAA HA ORAN SXB HA ORAN INDHEER GARAD HDII AAD THY AMUSNANTA KU DADAL qalbi baa ka jabnhy blse amus naan baa ku dayyy tnx u legendry Nimacan Abdirahman hassan hilac Nimcan❤
@malikingofwestafrica8231
@malikingofwestafrica8231 2 года назад
l'm from Mali 🇲🇱 I like the music somalia in West africa
@malikingofwestafrica8231
@malikingofwestafrica8231 Год назад
@Rodajano channel Mali
@malikingofwestafrica8231
@malikingofwestafrica8231 Год назад
@Rodajano channel je suis soninké
@malikingofwestafrica8231
@malikingofwestafrica8231 Год назад
@Rodajano channel amina tu étais mali ou bien comment tu connais ethnie du Mali
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 2 года назад
The only legend nimcaan hilaac heesahaga ilaa 2014 si toos ah ayaan ugu taxanahy mid xuna kuma arkin legend horay usoco 🌺🥰🇸🇴from abudwak galgaduud Somalia 💥
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 2 года назад
M.a
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maameactionofficial9964
@maameactionofficial9964 2 года назад
Fanaan aan nimcaan Hilaac La Meel dhigo Ma jiro Runtii Taageero nomber 1 hadii la dhaho waa aniga 🤩😍😘
@mustafeozil8592
@mustafeozil8592 2 года назад
Waan kaaa qaaday boqorka codka 🥰 Libaax soomliyeed nin adag ayaad tahay Heesahaaga maxaa waqti adag dhegeystey
@muhsindek4693
@muhsindek4693 2 года назад
Laga bilaabo 2013 illaa hada wxn u ahay Taageero Maalin qura ma aanan ka caajisin ereyda iyo laxanka Salka dambe macaankiisu ka dhadhamaayo Nimcaan Fankii Umadeena lagu yaqaanay buu horay usii wadaa Guul iyo Gobonimo Zhp 🙏✋
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Yep! Me too, I have been one of his fans since 2013.
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 2 года назад
Oooow 😍😍 what a great song 🎵 Well done huuno nimcaan snad wlba hees midho dahaba leh nookenta🥰😍
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 Год назад
indheer garad hadaad tahay amusnaanta ku dadaal intaz ayaa iga gadan Run ahaantii🙏❤️ Nimcaan Hilaac Respect🙏
@nasiibshuuriye333
@nasiibshuuriye333 2 года назад
OUR LEGEND is come back🔥🔥🔥Nimcaan hilaac👑
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Wuxuu maqnaadaba waakaa isa soo dhigay Hillaac. Aad baan kuu salaamayaa walaalkay Nimcaanow.
@AhmedMohamed-yv9yq
@AhmedMohamed-yv9yq 2 года назад
Hilaac fankiisu waa sii noolaankara oo madamayo in mudo ah isga iyo lafoole waayo waa hoobalo caadiya ragani maha ciyalada iska shuuqa respect sxb hesaha markay cusub yihin aad baan idhegaysataa
@kamacle_yare49
@kamacle_yare49 2 года назад
Nimcaan abdirahman hilaac wan kaqadnay sxb sare wlhi inta adunka fanaanin jogto adi yaa taageeraa sxb guuleyso in badan🥰❤️💯🙏
@nimcomaxamed5883
@nimcomaxamed5883 Год назад
👍
@nimcomaxamed5883
@nimcomaxamed5883 Год назад
🇪🇹🇪🇹👍🌹🌹💝🤲💪🤝😂
@faranjifaamoosofficiall7994
@faranjifaamoosofficiall7994 2 года назад
LAXANKA MACAAN WAXAY MASKAXDIISA KASOO MAAXATAY LEGEND KEENI WAYNAA KHAALID KAAMIL
@fadxiyamohamed8702
@fadxiyamohamed8702 2 года назад
Fanaanka geeska afrika🙋‍♀️ Nimcaan cabdirahman xassan hilaac Hal hees oo daciifa maqaado hore usoco huuno🥰
@maxamedqadar5907
@maxamedqadar5907 Год назад
Waruntaa wall qali nimcan fananka an tagera👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋💋💋💋🥀
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 года назад
Legend Always Legend Indeed my favourite,soomali Singer! …! None other than Nimcaan, Hilaac !! Horey u Soco Walaalkiis ! Hees Xigmadeeysan !! 👍👏🙌✊❤️💯🌺😍✅🤴🇸🇴
@jawharaxmad7511
@jawharaxmad7511 2 года назад
Hal maalin Ayaan wada daawanay wll
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 года назад
@@jawharaxmad7511 Thank you Walaal!!!😍
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 года назад
OMG 😳 walhi this is so true 🙄 An awesome massage 🙏
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
😂😂😂❤😂😂😂😂😂❤❤❤
@khairecadde6262
@khairecadde6262 2 года назад
Heestan qofka looga hadlayo kula sheekayste ka shekeeya baa soomalidu u taqay ama kula jire kaa jira Xaqiiqdii hees qiimo badan oo wacyiga maanta dadku badan yahay ka hadlaysa waxan ka daawanaya magaalada Mogadisha gaar ahan Isgoyska Tarabuunka saacadu waa 10:48 Fiidnimo bishu waa 15 may 2022 heestu waxa la Soo dhigay 5 hours ago, Mahadsanidiin inta qoraalkeyga akhrinaysa👏🥰
@cxafidasad6173
@cxafidasad6173 2 года назад
Xaqiiq from galkio aniga ka daawaynye
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 2 года назад
Really
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 3 месяца назад
Allah akbar xaasid ma ahan.ilaahey wuxuu siiyey pure heart.
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 года назад
Legend of the legends fanaan somaliyeed oo qaranimada qarankiisa jecel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaanmohan8967
@ayaanmohan8967 2 года назад
Ayy nimcaankeena nin loo xiisay only fann aan taageero♥️🖇️please wallayow ii cimaamada team nimcaan lihaac🤭
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Год назад
Legend nimcan hilac mar walba wa sii qurxoneysaa masha allah🥰
@Zapz4412
@Zapz4412 2 года назад
Walahi kuli sxbayday dad xun ayay ahaayeen mid aanan wanaag u samayn ma jirin hadana way iwada khaayimeen .
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 года назад
Legend is back 🤎🤎🤎 Ha odhan zxp Abwaan caymodi another level ❤🔥🔥
@mqalpizame1944
@mqalpizame1944 2 года назад
nimcaan cabdi raxmaan xasan fanaan qaran ku wataa zxp qali
@abdizamedabdiahmed8537
@abdizamedabdiahmed8537 2 года назад
King of voice🔥👑🎤🎧
@AnfacD
@AnfacD Год назад
Masha Allah Allaha Xifdiyo dhamaan kuwii dhib ii wada & Kuwii wanag ii wada waxba igama qaadayaan Allah ayaa ILAJIRA.
@tusaale7565
@tusaale7565 2 года назад
Nimcaan hirgalaY Best song Laxankii legendkii khalid kaamil🖤✌🏻
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 года назад
hees iga dheh halkeedi ayaa dhigtay ustaad Nimcaan hilaacoow alle ha ku xafido bro
@AnfacD
@AnfacD Год назад
Masha Allah Allaha Xifdiyo Dhamaan. Allaha cafimad deg deg ah siiyo I nta Xanuunsan. Anigana Allaha I caafiyo. Aamiin.❤❤❤❤.
@minaoroloojo5037
@minaoroloojo5037 2 года назад
Aad iyo aad ayaan kaga mahdin wllqaali waan ka heley ereyadaada oo idiil alloow ku dhooro
@Abokorrrr
@Abokorrrr 2 года назад
Nimcaan + khaalid kaamil 🙆‍♂️❤️
@najka4848
@najka4848 2 года назад
Si Wyn ayan kaaga qaadnay Hilaacii Hirgalay Our Legend Horey U Soco Sxb
@suhaybruxani2295
@suhaybruxani2295 2 года назад
Dadku Aamin Mawada Aha Qaar baa Jira Aadamaha Rafiiq Aad moodeysoo Intaay Aasaan Wanaaga Xumaanta Ololiyaa Jira Adiga Sirahaaga Faafsha Arinkaad Wadaagtaan U Waramma Dadkoo Idil Adna Kula Qoslaa Jira Heestan caawa way iga gadan Tahay walee WA hees xaqiiqda tabanaysa Iyo Wiilhoogi fanko qadaya hesta
@aaminaaragsanabduqadir2221
@aaminaaragsanabduqadir2221 2 года назад
Aad iyo aad in badan
@shimbirka.
@shimbirka. 2 года назад
Melody Khalit Kamil.🥺❤️
@ayuupnapoli582
@ayuupnapoli582 2 года назад
"Dadku aamin ma wada aha "reality wye wlhi hilaacii hirgalay♥️😍
@zamzammohamed4558
@zamzammohamed4558 2 года назад
inba neceb horumarkaada Adiga kula jecel dhibaato Ayaamaha badi wareega Ayaa wacdaraha abuura Ifkiyo dunida layaab leh Itaalkiyo samirka kaasho🔥 Codka💯 Melody🔥💯
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 года назад
the only artist I support a friend Go ahead💯🔥👍
@qali8884
@qali8884 2 года назад
Wooo Sax ❤️ ❤️ will
@kingshibiinofficially4893
@kingshibiinofficially4893 2 года назад
M.ashllaah sxb Sharf ku noolaw Wallahau heesta waay itaabatay saaid
@naimaabdirahman1982
@naimaabdirahman1982 2 года назад
Qof an Saxiib la noqdo Wxa igu danbaysay 2015 wana ka qomameyaa Inaan sxb ka dhigty🥺 waliga sxb dumar haka dhigan naftada un la saxiib👨‍❤️‍💋‍👨
@rumanabdirahman6248
@rumanabdirahman6248 Год назад
🥱😭😭
@maryanrun77
@maryanrun77 Год назад
Wlh waa runta😢
@aadanmohamud4822
@aadanmohamud4822 Год назад
Ninkaa khaalid kaamil loo yaqaano waa legend weeye.
@garaasetimes
@garaasetimes 2 года назад
Hobolkii hobalada fanaan qaran🇸🇴 nimcaan hilaac 🇸🇴comeback ❤️🥰
@mohamedfaysal5663
@mohamedfaysal5663 2 года назад
Nimcaanow fankaagii 2015kii oo kale kaama hayne ee wax ka bedel sidan zhp
@maliisaahmettmaliisa6761
@maliisaahmettmaliisa6761 2 года назад
50 minute 3.4k another level this song 🥰♥️
@salmanuura8543
@salmanuura8543 2 года назад
Anugu hda puntland nahy wxn uu naqaan nimcaankii qaranka🇸🇴🇸🇱😍😍😍nimcankii qaraanka Amusnanta ku dadal
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 2 года назад
Finally, the song "Peace and Life" was released
@abdazwilkishaadiyasharaf6375
@abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 года назад
Runtii hilacow xestaan watoo sugayey aney igabsataay daptii wa ereey addd murtii uleeh 💯😪😪😪😪
@caamirahmed666
@caamirahmed666 2 года назад
Heestan waxaad mooda inay aniga iga hadlayso Zxpkay aan dhif iyo dheefba aan wada qaybsan jirnay Ayaa dhabarka iga toogtay Qoftaydi ayu igu diray dabadoodna xirir ayu lasameeyay 😪 Watas ay heestu leedahay Waa abees ku cunayee zxp Ha odhan Waa aboorkii Dunidee Zxp Ha odhan Indheer Garad hadad tahay Aamus naanta ku dadaaL😪💯
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 года назад
Qof ka tagay oo qofkale la raacday markii horaba kuma bisleyn yacni si daacad ah kuma jecleyn asaguna xita inuu la sheekeysyo ayaa qalad ahayd hadii ay saxiibtanimada ay daacad ka aheyd gabadha kale ayuu raadsan lahaa hadii u calaf jirana inuu ki ogeysiiyo wll dumaashi way ilaso xidhidhtay maxan ka yeela ayuu oran lahaa ileen calaf lama celin karee
@asmaasanbuus8840
@asmaasanbuus8840 2 года назад
🥲🥲🥲😪
@buraanahmed2250
@buraanahmed2250 2 года назад
Sorry wll
@sacdiyoibraahim9456
@sacdiyoibraahim9456 Год назад
Asc hilac setahay abow waxa tahay Qofka kaliya oon ilahey dartiis ujaclahy iyo fananka kaliya oon tagero alaha ku xafido Abow lkn magaca sacdiyo wali hees uma Qadin maxa dhacay aniga mar walbo kaa suga hees magaceyga ah in ad Qado❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@nimcaanyare7495
@nimcaanyare7495 2 года назад
big boss allaha ku sharfoh💝
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 года назад
Every thing about Nim'an is 🔥.
@booyaax9914
@booyaax9914 2 года назад
😅😅waa abees kucunaaye haoran waa aboorki dunida 🤪
@Kingciska4
@Kingciska4 8 месяцев назад
Goatka fanka 🐐 Alfanaan nimcaan hilaac ❤❤❤❤❤❤❤
@hanijama8783
@hanijama8783 2 года назад
Fav song ♥️ nimcaan another level🥰
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 3 месяца назад
Allahu akbar masha allah nicaan hilaac.allah ku xafido caadi ma ihid
@kingapinaazhofficiall5505
@kingapinaazhofficiall5505 2 года назад
Dadku aamin maahan xaqiiq waaye @Mohamed Updulaahi farmaajo soo xasuuusta 💥💥💥❤
@ismailmohamedabdullahi530
@ismailmohamedabdullahi530 2 года назад
Masha allaha
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 2 года назад
Hestan 1oM Ayay u qalanta walhy eryadu waa kuwa dadku dareen kale ku galayaan
@ibrahassan6418
@ibrahassan6418 2 года назад
Fanki hirgalay nimcan hilac keep going 🙋‍♂️🩸💯 Ninka kaliya an tageero o ku jogo fanka codkisa🙏
@saalimtrt7209
@saalimtrt7209 2 года назад
Nimcaan hilaac fanaanka xilign lajoogo ugu fiican wankuwtaa sxb Aamusnaanta kudadaal wlhi been ma ahan
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 года назад
Aankusalino ooxasuusano XABiiBKENA muxamed scw
@abdiheerzare884
@abdiheerzare884 2 года назад
Tani hees way dhaftay nimcaan Abdirahmaan Hassan Hilaac fanankaa kaliye aan fankiisa tageero ruuntii
@SamiaAhmed-q2e
@SamiaAhmed-q2e 2 года назад
Legend never dies🐐🥰
@AbdirsaaqMuse
@AbdirsaaqMuse Год назад
Mashalah abowe cod Macnida❤❤❤mashalah
@Wllka011
@Wllka011 2 года назад
Only one legend 🙌
@nasrowaddani5073
@nasrowaddani5073 2 года назад
Ha oran sxb cajiib ♥️♥️🌏🙏🙏🙏🙏
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 2 года назад
😓 Heestan waqti an ubahna ayey sobaxday wllhi dad an so dhaweystaay aya igu xuumaday 😓😭
@umumuna2441
@umumuna2441 2 года назад
Ana kula mida wlhi lkn hada wan tashaday
@deeqa2700
@deeqa2700 2 года назад
Wlahi kula daren baan ahayn lakn casharka anu ka barano yaan iloobin
@nuuracali8212
@nuuracali8212 Год назад
Xaqiiq wllhi anigubaa sasaaa igu dhaca day 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
Cidna ha soo dhaweyn waliga
@assiadjibrilali2364
@assiadjibrilali2364 2 года назад
Best fanan Nimac hilac jir oo jok nolow inta nolol jirto codki iyo dadnimadi oo qof Ah😚😚😚😚😚
@nimcaannuur6830
@nimcaannuur6830 2 года назад
Hillac music nimcanow fannkii Qaranow cwa waxa socota dorshidii way igu cakirn thy xafdeenii reee N$N🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ducaddu wa xagiiina abo farmajo dallka u bahan dadka u bahan dinta u bahana somlinimadaanu bahan intiii igu racsn 10k gdhsiiiya 🇸🇴♥️
@ahmedqalinleofficial7670
@ahmedqalinleofficial7670 2 года назад
Wallahi heesti uguqimaha badnayd hadunbad qaday sxp
@Ur.rolando1
@Ur.rolando1 2 года назад
My favorite singer #nimcaan_abdirahmaan_hilaac Diamond 💎 voice #2020
@saciidoyuusuf1518
@saciidoyuusuf1518 2 года назад
Waw nimcaan waaku salaamay walaahi runtaa t waxaa tahay fanaan qaran waad sharfan tahay heesta runbaad kasheegtay
@Soomaali53
@Soomaali53 2 года назад
Cidkii oo qof ah Ereyadii oo qof ah Laxanki o qof ah Musigi o qof ah Boqorka fanka o qof ah nolow Nimcaan💋💋💋💋💯💯💯💯💯💯
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
😂😂😂😂❤❤😂❤❤😂❤❤❤❤
@channelintashidan1031
@channelintashidan1031 2 года назад
Wll love isaar markay hesto gaarto 1m
Далее
HOOYADA UGU FIICAN TEAM 27 YAA NOQDAY
25:12
Просмотров 13 тыс.
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Просмотров 178 тыс.
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00