Тёмный

nin tabliq ah aya i qaba wuu naga taga mar walba, o bilka ilahba idin sinaya ayu dhaha ma iska fura 

Qanso SomaliTv
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 102 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 163   
@dahircadde492
@dahircadde492 8 лет назад
manshaa allah sheikh mohamed umal illah haku xafido madaama an jeclahay Tabliiiqa waa Dad wanaagsan illah ha xafido
@fadxaibrahimismaaciil4010
@fadxaibrahimismaaciil4010 10 месяцев назад
Subaxanalha war yaan jacameeda laga been abuurn dumaroow ilahay ka cabsda aniga xaajigygu waa tabliiiq walahi baan ku dhaarteee waligiii biiil la aan iska daaaye waxksta oon u baahdo ayuuu iiga tagaaa bilkstana biiilkayga in uuu iiga badiyo mooyee waxba igama dhimo walhi hada 4 bilood ayuu maqanyhay biilkygii oo dhamystiran ayuuu iiga tagy alxmd jamce tabliiq waa rag wangsn oo waliba naxriis badan waliba reerahooda iyo awlaadoodana waxna bara una naxriis dulqaad badan sunadii rasuulka sallallahu calayhi wasalam jecel in ay ku dhaqamaan❤❤❤ allow jameectu tabliiiq xoooji yaaa rabi
@a.a.4791
@a.a.4791 7 лет назад
Sheekha Ilaahay khayr ha siiyee, hadduu khuruujka baxo, intaa uu ka fahansanayaya in ka badan buu ka fahmi lahaa.
@barreaxmedcaliahmed2794
@barreaxmedcaliahmed2794 6 лет назад
Shiikh jazaka allah jamacatu tabliiq waa culumo wanaagasan jameco kasto oo dawcwo ka shaqeyso wey leedahy khalaaad sax marka tabliiq yaaneyn saan dhan loo carqaladeynin usluubtooda ayaa lugu soo islaamaa sax allaha xafudo culimadeyna oo dhan in sha allah
@suleekhacabdisubxanalah628
@suleekhacabdisubxanalah628 6 лет назад
msha allh sh Maxamed Cabdi umal xafidulah ilahay tbwl hakula jiro msha allh allow sh umal cimrigiisa dheree
@ladanemaxamuud3495
@ladanemaxamuud3495 7 лет назад
tabliiqu dacwadana ha faafiyeen diintana ha barteen insha alaah.barakalaahu fiihim
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 лет назад
mashallah sheickh ilahay haku xafido ila 6 saabo ayaan taabliq biixi jiiray waligay maan arag amiir naga miid aah oo reer lee ereyga odhan jiiray ilahay ayaa niigaga taagay wayo maasuliyaad ka wayn ma jiirto reerkiisa kuwa sheekha wax ka sheegaya afkiina ka jeediya wa ruunti ilahay isaga ayu reer ku amaanaystay allah yahfidak
@cabdiqanitorays8293
@cabdiqanitorays8293 3 года назад
Subxanallaha kadaa shiikh ninka shikha ah nagta haka furine
@ahmedyalaxow3245
@ahmedyalaxow3245 8 лет назад
masha allah sheiq umul ilahey hakusiyaadiyo cilmigaga hanakaagadhigo mid ku anfaca aduun iyo aqiro Amiin Amiin
@abdallahosman5823
@abdallahosman5823 7 лет назад
allaah ha kaa abaal mariyo sheikh umal sida fiican ee dadka wax ugu sheegtay
@musdafaftin499
@musdafaftin499 5 лет назад
ninkasta naftisa.halabaha.lkn wahan layabi.culimada.yabliqda.ah.kumamashqulan.culimada.kala.e.mahay.ugu.mash.qulan.kuwankala.war.wahan.in.leyaxay.umada.wadad.tosan.usshega muye.hagumash.qulina.umadkala.tabliq.mashaallhh.wah.jiraba.wa.kaligot.wlh
@ahmedfanax2668
@ahmedfanax2668 8 лет назад
Sheikh umal Allaha xifdiyo waa insh allh
@mrcaaqilcade
@mrcaaqilcade 8 лет назад
يقول المصطفى صلى الله عليه وسلم ( إذا أحب الله عبدا عسله قالو كيف يعسله يارسول الله قال يوفق لعمل صالح يقبضه الله عليه ) الحمدلله الذي أخرج لنا هذه الجماعة المباركة في زمن كثرت فيه الشهوات والغفلة وكثرت فيه التنافس على الدنيا حتى أصبح الناس في سكرة وغفله عن الأخرة وزين لهم حب الشهوات والملذات فأصبحوا يتنافسون ويتقاتلون من أجلها فأخرج الله هذه الجماعة المباركة التي تزهدك في الدنيا وترغبك في الآخرة وتعلق قلبك بالمساجد وكتاب الله ومجالس الإيمان وحلقات التعليم وقيام الليل والصبر والتحمل على نشر الدين بالحكمة والموعظة الحسنة وهدى الله على أيديهم الكثير من العصاة والكفار .ولا يعارضهم الي السلفييه الجديدالجامده او الاعتصام الحاقد ومنهم صناعة إستخباراتيه وسعت في الأرض فسادا وحرضت على حرب الدعاة والعلماء والمصلحين ، و والطعن في نواياهم وتحذير منهم وسلم لسانهم اليهو د و النصاري و طعنو الاهل القبله . ولكن الحق يعلوا ولا يعلى عليه.والله سبحانه و تعالي ناصر هذا الدين يعز عزيز او بذل تذليل
@مصطفيعبد-ي4ح
@مصطفيعبد-ي4ح 5 лет назад
Hhh sh umal allaha hakaa abaalmariyo lkn jahligaasi casrigan uu dabar go,ay waxa jamaacada kasoo baxay rag رجال لا تلهيهم تجارة ولابيع عن ذكرالله jawlada khuruujka waa amar ilaahey waayo waaka ilaahey yidhi ولتكن منكم امة يدعون الي الخير ويأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر Nabigii udambeeyey waa muxamed scw waajibkaa inaynu qaadnaana waa mid inasaaran waxn kagabaxaya alle habarkeeyo jamaacda meelkasta ooay kajoogaan daafaha dunoda
@abdullahciildeep3313
@abdullahciildeep3313 8 лет назад
wll hadanbawin ee tabliiq waa dad daaci ah
@dawanprint650
@dawanprint650 6 лет назад
Aayad iyo xadiis ayaa sheegay Sh.Umal , waa sax . Allah haka abaaliyo
@mamaamin1943
@mamaamin1943 7 лет назад
masha allaah ilaahey hagu barageyo sh umal
@sihammukhtar9679
@sihammukhtar9679 7 лет назад
Masha Allah Tabarakalah
@mjfariid2749
@mjfariid2749 7 лет назад
waayo waa run awuubakar maalkiisa dhan diinta ayuu gishtay
@koraalofficially8796
@koraalofficially8796 7 лет назад
mahadsanid akhii waxbadan ayaan kafaaidey mashalaah
@anzalabdi2054
@anzalabdi2054 8 лет назад
masha alah tabarkalh
@AH-xq8et
@AH-xq8et 8 лет назад
Tabliiq wax ka fiicanba caalamka maba arag waa dad aan aad ula yaabay oo dadka kale ka wanaagsan.
@falaxosman1672
@falaxosman1672 7 лет назад
wadaniyada soomaaliya masha allah aqii waa run taas
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 7 лет назад
Ninkii tahriibeyba naagtii lagama furine wadaadka dacwada u baxay yaan lagu degdegin. Reerka biilka waa looga tegayaa laakiin ninkii quraanka ,axaadiista iyo siirada akhrista fadhi uma yaallo. bal shiikh Ismaaciilna ila dhigeysta. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-eI60ZGEU-B0.html
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 7 лет назад
mahadsanid walal
@abdallahassan6342
@abdallahassan6342 7 лет назад
Abdirashid Ahmed masha Allah jawaab waafi eey utahay hadalkii umul sheikh ismaciil wuxu dhahay diinta barro kucamil fal kadibna faafi.
@husseina.sheikh9350
@husseina.sheikh9350 7 лет назад
Allaahu Akbar...Sheikh maxaa ku helay...xagee dhibku kaa haystaa....ma adigii Cilmi lagugu tuhmayay ayaa sidaas u hadlay.....miyaanad ka fiirsanayn waxa aad ka hadlayso....Maxaase kugu dhaliyay in aad caydo ama aad aflagaadayso qof Alle dartiis & masuuliyad wixii uu karayay Allena kala xisaabtami lahaa ku dhaqaaqay..Miyaanad xasuusanay xadiiskii Nabiga(SCW) ee ahaa...Ninka AAYAD garanayoow iga gaadhsii...kaliya ....Muxuuse dambiile & gaf galay nin le Alle dartiis ayaan u baxay wixii aan garanaya inta Aan garanayn & inta ilowsan gaadhsiinayaa...Sheikh Alle ka baq.Anigu waxaan kuu haystay sheikh cilmigiisu fog yahay lkn waxaad iila Muuqataa mid ka mida kuwan wax kala qaybinaya ama Islaamka kala geeyay. Allaha noo sahlo....Allaha noo sahlo
@axmedismaaciil4695
@axmedismaaciil4695 7 лет назад
Hussein A.Sheikh anigu waxay ila tahey maaha ee Waa diinteenee xadiis nabi iyo aayad uunbaa wax lagu burin karaa iyadu run ma sheegaysaa ha LA hubso
@deeqaabiley3373
@deeqaabiley3373 8 лет назад
baarka laah sh umul
@deeqaabiley3373
@deeqaabiley3373 8 лет назад
sh adeerkey baa isoodiray lacag mareykank lacagtii way iishaqeysa kadibne waxan maqley sanadka lacagta laceliyo waaye oo canshuurta
@deeqaabiley3373
@deeqaabiley3373 8 лет назад
sharciga maxow kaqabaa
@abdinur
@abdinur 8 лет назад
deeqaa biley abaayo lacagtaas adeerka loo soo celiyo waa lacag markii hore dowladdu ka jaraneysay sannadka oo dhan bil kasta ama isbuuc kasta, marka wxa loogu soo celiye wxa wye intii in laga qaado ahaan laheyd ayey noqotay markii sannadka oo dhan leysku daray marka sidaas ayaa loogu soo celiye, marka lacagtaas waa kuu xalaal abaayo
@mjfariid2749
@mjfariid2749 7 лет назад
cida yaa ugu soo tagta markii ladhahay wuxu yiri alle iyo rasuulkiisa
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 8 лет назад
mashaa allaah shugran walaalkey
@alialihasseh3874
@alialihasseh3874 8 лет назад
Walaaley Ilaahay ka cabso oo hadalkan maaha hadal xigmad iyo shareeco ku dhisan Reer dhan oo taagan in la dumiyo sabab la xalin karo darteeed waa Danbi wayn
@zahramohamedcadey7108
@zahramohamedcadey7108 7 лет назад
Subhan Allah Subhan Allah
@nuuradiinocumar8197
@nuuradiinocumar8197 7 лет назад
Shaakh alah ku bara keeyo mashaa alah
@mahadsiciid7993
@mahadsiciid7993 4 года назад
Shiiikhoow anoo gabar yar ah oo reer u shaqeeya baan reerkii ka tagay naag deriskayga ah baa wiil yaroo dumahigeeda oo naag leh oo aan wax shaqo hayn igu tiri naagna ma qabo maclin weeye ee guurso ninkii aabu la hadlay oo been u sheegay hadhoow marka ogadyna waan iskaga tagay anagaan isla guri gelin oo nin iyo naagtii noqon kadib warqdiina wuu diiday anigana waan iskaaga tagay kadib ilmana soo hadlin wuxuu yiri naa awlbo naag kale iyo wiiil baan dhalay ana sanad 2sano markay kasoo wareegtay nin kala guursaday hadana gabdh baan u dhalay ee shoikhoow iga warn arinta pllllz
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 лет назад
ASC Umuloow hadaad diin taqaanid Allahaa kabaq, hadii kalena ummadda ha lugoynin. naceyb badan baad faafineysaa oo maalinba qeyb muslimiinta kamid ah baad ku maran tahay, adoo dad gaalesiinaya, xataa waan aragney, maantana walaalaheenna Tabliiqa ah baad caayeysaa oo been ka sheegeysaa??? muslinka Shiinaha, India,Japan ama Bangaaladheesh jooga miyaanuu walaalkaa ahayn ceydiisa yaa kuu baneeyey waa yaabe???Ilaahey haku soo hanuuniyo walaalnimadii muslimiinta baa kaa luntaye.
@abdifatahmohamed8147
@abdifatahmohamed8147 7 лет назад
allaha u towbad keen shiikh umul diinta ilahbaa baray side tahay ayuna uwa jawabaa
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
Sheekha kaliya aan taagero #cida wax kasheegto #madaxa kaajaraa cayda kadaaya runta ayuu lahadlay😀😁😁
@anjlinajulio9709
@anjlinajulio9709 7 лет назад
Kamal Abdullahi hhhhhh shiiqa arsenal miya watagera aa😂
@anjlinajulio9709
@anjlinajulio9709 7 лет назад
Fadumo Dahir 😇😂
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
naagta walan bismilaah HHH ayeeyo garan maayo
@abdishakurhaaji5307
@abdishakurhaaji5307 8 лет назад
Masha allah
@nimcacdy1372
@nimcacdy1372 8 лет назад
jzaaaaakllh shiiq mxamed katharallhu amtaaalka
@omarabdullahi7893
@omarabdullahi7893 7 лет назад
culumada tabliiqa durto cilmi la aan waxa loogu cudurdaaryaa jahli.xaqiiqda khuruujka iyo macankida Allaha noo furo
@sihukridahirali.143
@sihukridahirali.143 8 лет назад
shiiqa maasha allaah runtuu kahad lay adiga shiiqa hada caa yadeenin aqoon teeda soo baro kabacdi ayaa kadoodi kartaa wuuna qal dan yahay ninkaas
@abdihakiinmahamed5196
@abdihakiinmahamed5196 8 лет назад
horta halqalad oo qof qudha sameeyay inaan lagu qaadin tabliiqa oo dhan diintu dacwad bay nagu soo gaadhay
@kaba-cadde9532
@kaba-cadde9532 7 лет назад
aniga ayaaa indhaheega ku arkey wadaad reerkiisa kaga tagtay lacag 30$ ka yar afar bilood uu asia ku maqnaa inuu ilaah arzaaqayey` markuu yimid ayaaa fhib yimid ` dagaalkii afarta bilood oo socday baa shiikh odawaa reerkiisa hal sano ka maqnaa reerka dadkii dariska la ahaa oo idil ay qaxeen guryaha ku teedsanaa oo idil madaafiic ku dhacayn lkn gurigiisa iyo reerkiisa waxba gaarin iyagoo nimceesan uu u soo laabatay ` marka shiikh umal ilaaah ka cabso kuwa tahriibay ama iyagoo arzaaq ilaaah u qoray xaaskiisa dhul fog ka raadiyey oo cidleeyey xaqeedana dayacay sanado badan ka maqnaaa kama hadleesid ruux ilaaah dartiisa u baxay reerkiisa ugu duminaysaaaa waaa lagu wey diin maalinta qiyaamo la soco arintaas
@monstersamator5288
@monstersamator5288 7 лет назад
kaba- cadde waryaa baxitaanka jooji oo rerkaaga daqo.
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 6 лет назад
Yaa ka marqaati ah sheekadaada
@omaraate2858
@omaraate2858 7 лет назад
asxabey shikha yaa lagu xadgudbin hadi an dhaho salad maduganayi mana somayi illahba tala sartay aqiro taas cadaab may iga celine wa maya waxa leyga raba camal inan la imaado nolashana wa sidaas oo kale ilahey wa ku garab taaganyahay mar walba lakin dadal oo ku dhahay
@hassanabdi2772
@hassanabdi2772 8 лет назад
mnshallh
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 8 лет назад
umul sheikh maaha kafuri ogaa miyu ogadeey dinaaca ninka? waar waxana ciilmi laweyfisanaya kawaran!!! masajidaa ganacsiga lagadigey ayaga saax miya?
@anzalabdi2054
@anzalabdi2054 8 лет назад
boroqor garad ada jahil ah
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 лет назад
+Anzal Abdi maya kan ayaa jaahil ah umul shiikh miyaaa kkkkkk
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 8 лет назад
mida kale ka waran dadka masaajidka qaniilka ku maamulo oo ganacsiga ka dhigay masaajida alle ayaga waa xalaal quudato miyaa
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 лет назад
Nimanka dhan oo comentka dhiibtay waa micaarad waxaasna wax kale maahane waa yaan la idin cadayn waxaad tihiin oo gabdhaha xaqa la tusin!!!!!! Waa ha la dhoho Naa meel joog Ninku risiqa MA hayee no never shiikhu xaqa ayuu u sheegayaa gabdhaha meeshii bugta iyo fartuna waa is ogyihiin.
@saadaq3047
@saadaq3047 7 лет назад
ilaahey wuu u awooda subxanllh see rabta sheikhow
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
awalpaH macidan ilahay ahyn paaH riziqoodaH hayzaY
@mohamedyare386
@mohamedyare386 8 лет назад
tabliiaq waa jameco culimo badan amaantay qaladadna waa ay leyihiin lkn wanagoda aya ka badan sida hada wadadkan ugu jawabayna wa deg deg iyo naceyb koox ninkii ma usan wareysan waxaan so xusustay haben wadad tabliqa masajid burhan state ka istagay oo wacdi no jediyay waliba afsomali ayu ku jediyay sheikh umul ayaa ka daba istagay wuxuna yiri wadadka wuu qaldan yahay wadadki tabliqa ahaa ayaa asna istagay wuxuna yiri sheikh hadaan qalad shegay cadeey qaladka aan shegay. umulna waxba ma uusan cadeyn
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 лет назад
+Mohamed Yare war kan shiikh miyaaa yaa shiikh ka dhigay kkk
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 7 лет назад
Mohamed Yare waxas anigu kugula ma doodaya lkn sheekh umal allah ha xifdiyo wa caalim anigu wan bartay kitab ka alle iyo ku dhaqankiisa aqoon badan malihi se alxmdulilah wan kala garanaya sax iyo qalad sida sheekh ugà jawabay arinta hawaynayda dacwadeedaa iyo ninka wa saz 100/100 ban dhihi kara tan tabliiqa sheekh wax kama sheegin ee wuxu yiri wa qaladadka dadka khuruujka u baxa ee dhaha waxban diin fafinayna yacni mostale mid sigar iyo qaad loga tag wayey oon aqoon su salad u tukado oo wada kas rerkiisi waxas kula kacaya oo mirana ba baxa maxay cid usiyadinayan shekha waxba Uma siyadinayan bu yiri lkn anigu waxan leyahay fidmo iyo qalad in ay dadka fahan siiyan dadkodana dulmiyan bay so siyadinayan
@omaari155
@omaari155 7 лет назад
Mohamed Yare sxb sheikha kama hadal tabliiq si guud balse mas alada mesha taalo ayuu ka hadlay wax walba camal bey rabaan jihaadka waxaa qeebka ah qofka in uu ilmihiisa waxey ku nolaadan uraadsho
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
cid hauguzo dhiipo lkn ilahay awalpaH izagaH ziiN jiraY imikana wuu awoodaH inu izgu ziH live aH uziiyo
@fareysaladsaid7073
@fareysaladsaid7073 7 лет назад
astaqfurulaah Nagu kala was sheikh ka xun ma arkin laxiwla wala quwati ila bilaah ilaah yaa kac weyn oo wax logu tagaa ilaahey ba waxsinayo ilamahaas ee goy odey umul
@aadenadawe1827
@aadenadawe1827 8 лет назад
Boqor grad jahiil foqal jahiil sheekh umal afkaga uraya kajeedi nacasow
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 лет назад
+AAden Adawe war kan shiikh miyaa kkkkkkk naga aamus
@maxamedyuusufbaaruud2597
@maxamedyuusufbaaruud2597 7 лет назад
Ducuf ducuf dhalay waar sheekh afkaaga qadh muun ee qudhunku ka butaacayo hagaadhsiin hoy hilibka culimadu waa sun.
@cilmicali8876
@cilmicali8876 7 лет назад
somali muqdisho war xaywan baa tahee wax soo baro shiiqa ka har
@nuuradiinocumar8197
@nuuradiinocumar8197 7 лет назад
AAden Adawe nacas ka fa iidayso khuruush yahaw
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 5 лет назад
adaa qadhmuune uu afkagu urayyaaye sheekha caalimka waxba hakasheegin dulliyow
@daudali7264
@daudali7264 4 года назад
Ma shaa allah lkn ani shiiq tabliiq wan jeclhy
@totalquran2
@totalquran2 Год назад
Walal and to be able to
@hassannursharif3241
@hassannursharif3241 5 лет назад
Sheekha markuu KISUMU joogay uuna usocday SAFAR DACAWI ah reerkisa miyu watay mise wu kaso tagay?🤔
@scorehighlights1591
@scorehighlights1591 Год назад
Isdeji adeer
@cabdiqanitorays8293
@cabdiqanitorays8293 3 года назад
Shiikhu wuxu yiri calamkoo dhan hadu maro muxuu uso kordhinaya 100 sano hadu maqnado galada ya dinta garsinaya inaga maha miya shiikh
@hassanabdi1558
@hassanabdi1558 4 года назад
Adeer ilaahay ka yaaba
@aidarusyusuf138
@aidarusyusuf138 7 лет назад
tabliiqa kumanaan gaalo ah ayaa ilaah Ku soo islaamiyey tabliiqa. cidna ma gaaleysiiyaan. inta nin oo beerta Ku jira ayey dariiqa Ku soo rideen
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 8 лет назад
illah ka cabso jooji jawaabta aadna ka fiirsan wax hubso marka hore wareyso kadibna la kaasho culimada kale
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 7 лет назад
comments culumaaba ka buuxdee waa sidee mise waa coment culumo kaliya
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 8 лет назад
subxaana laah markii aad ka furtay naagtiisa ma waxaad wareey satay ninka qabo sheekh illah ka cabso ee wax hubso waad furi kartaa waa maxay jawaab dag dag ah waxaad u jawaabta si aan shareecada aheyn ee illah ka cabso bulshada ka daa
@abdullahiali636
@abdullahiali636 8 лет назад
Wll sheikha ma uu San iska hadlin ee wax buu daliilsadey ee diinta lagaa ma xigee baro 😢😫
@motivatorstv4576
@motivatorstv4576 8 лет назад
Sheik Umal Illah haku xifdiyo
@hazzantheking4624
@hazzantheking4624 8 лет назад
wiil kiisa iyo xaaskiisu Naflay mayna ahaym maxay Ku noolan lahaayeen ......malaha ka gabadha laga furay ayaa tahay kkkkkkk 👎👎👎
@mrcaaqilcade
@mrcaaqilcade 8 лет назад
masaladaas hubin bey u baahantahay in uu arinkaasu jiro iyo in LA iska mala awaashay .lakiin in khuruuj LA bixi karo culimo waaweyn baa ka hadashay sh cuthaimeyn, Dr caaidul qarni, sh Abdullahi jiriin wadaad yar oo Somali ah oo caadifad urur qaadana cidna ka wareysan mayso.
@mrcaaqilcade
@mrcaaqilcade 8 лет назад
Aabdirahim-Harir Islam @ salafiya jadiid in aad tahay sidaa u caytamayso , iyo sidaa u habaartamayso baan ka gartay. Lakiin cidii xaq wada waan difaacayaa. qofka cilmiga leh wuu niqaashaa ee ma caytamo .
@mrcaaqilcade
@mrcaaqilcade 8 лет назад
intaas oo culimo oo kor Ku soo xusay dhagayso hadaa kheyr doon tahay, hadey caadifo ama aad tahay مناع للخير , kuma habaarayo rabi xaqa haku tuso baan leeyahay.
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 7 лет назад
ابو هشام qofkan cml diimeed lahayn lkn iman leh wa ogyahay in tasi muxarim tahay wa na cadahay . mida kale sheekh umal iyo culumadeena cilmi allah wa ku manaystay allah haw siyadiyo hana ku xifdiyo adiga cadifad dadkale iskadhiskedu ku haya. shaydana wad u qoor xirantahay ee alle haku so hanuuniyo
@maquusteyare8320
@maquusteyare8320 7 лет назад
adiga ayaa caadif kuwada sh axadiis saxiix ah iyo ayado cadcad ayuu soo daliiliyay ee dhageyso sh umal waana culimada ugu waa weyn ee maanta joogta
@maquusteyare8320
@maquusteyare8320 7 лет назад
beentana ka dhaaf culimada aad soo xustay way ka digeen ee luqada carabiga ayadan aqoonin ee baro culimada haku been abuuranin wayna kadigeen culimada aad shegeyso in laraco tabliiq wayna diideen
@aidarusyusuf138
@aidarusyusuf138 7 лет назад
tabliiqa maaha ganacsato, aduunyo jacayl ah
@daacadismacil3869
@daacadismacil3869 7 лет назад
somali waad walan tihiin xadiis ama aayad keena lkin culimada afkiina ka reeba acudu bulaahi mina sheydani rajiim
@mjfariid2749
@mjfariid2749 7 лет назад
gawarta walashey wey qaldantay qofwalbo razaqiisa allah ayaa balan qaday iy o cimrigiisa waxeyna kuqoronyihiin lòoxol maxfuudka
@mjfariid2749
@mjfariid2749 7 лет назад
haa alle dartiisa wax wallo waa loo sameeyaa
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 лет назад
Mj Fariid no lakiin ilaahay ninkaan masuul ayuu oga dhigay inuu keeno risiqii allahna tala saarto......wax fahma
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 лет назад
idil daahir saas macanto waa runta masuliyada isaga lasaray
@cabdiqanicusmaancumar1519
@cabdiqanicusmaancumar1519 6 лет назад
illahe kuman oron jiifo ana wax cunto kusinaye marka dinta aya nigu yar
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
ragaH ilahaypaH jecel
@abdirahmanarab1234
@abdirahmanarab1234 7 лет назад
في هذا المقطع سقط الشيخ .
@minhajbille8734
@minhajbille8734 3 года назад
Sheikh walbo iyo qofwalbo qalad ayuu letahay marka jamacatu tableeq wa jamaaca mubarak waa dadka dacwada ayey dadka ugu yeerab wexeyna daacad uyihin in wax lagasaho umad badan ayaa soohanuno markey tableeq raacan ee ruxwalbo ceyb ayuu layahay marka cebaha walalka inaa raracdo maficno
@faqashlaayesnm7001
@faqashlaayesnm7001 7 лет назад
ninkan wadadka _heganaya ee tabliqa edaynaya waa ninki yidhi nbi maxamed injirba gashay subxan
@monstersamator5288
@monstersamator5288 7 лет назад
Faqash laaye Snm idoorka qof kasto injirtooda ayee rabaan inee kudartaa. buufiya amxaarta idoor.
@sumayaosman9292
@sumayaosman9292 7 лет назад
Illahay xaqa hana wafjiyo
@sihukridahirali.143
@sihukridahirali.143 8 лет назад
cabdul shiiqa waa nin aqoon leh laakin
@مصطفى-ت4ت7ذ
@مصطفى-ت4ت7ذ 7 лет назад
waxan layaabay dadkan wax soo qoraya qaar kood bal qof caamo ah oo isagii u bahan in wax la baro oo hadana wadaadka tacliiqinaya ama fatwo u banbaxaya waar mawadadka ayaa masalada ku dagdagay mise adigaa degdegaya oo wax aanad cilmi u lahayn faraha la galaya
@مصطفى-ت4ت7ذ
@مصطفى-ت4ت7ذ 7 лет назад
ninka haduu xaaskiisa dayaco xaq bay uleedahay gabadhu inay iska furto raga waxan leeyahay shareecada fahma diintuna yay iskukiin daba gadiyin
@scorehighlights1591
@scorehighlights1591 Год назад
Mayee kuwaan wareegayan wx badan garaneeyn
@malitiama986
@malitiama986 7 лет назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@dauudgodane723
@dauudgodane723 7 лет назад
masaladda hubin bay u bahan tahay waxa laga yaba inay ciidi iska soo qorto
@yussufismailabdi
@yussufismailabdi 6 лет назад
Xaqa aay kuguleedhahy garo xaaskaaga balse dhacwada gaarsii umadha ileen ummatu nabi muxamad fadhi loogumatalagaline waayo boqolaalka gaaladha ah adhiga ayay kaasugayaan inaan diinta gaarsiiso.
@aliabdirahman5341
@aliabdirahman5341 8 лет назад
waa sheekh suufi kani jawaabtaba isagoon hubanba ayaabu ka furay ala sheekhnimaw maxaad ba.aday
@abdallahosman5823
@abdallahosman5823 7 лет назад
منيبين اليه واتقوه واقيمو الصلاة ولا تكونو من المشركين من الذين فرقو دينهم وكانو شيعا
@zahraahmed834
@zahraahmed834 7 лет назад
tabliiq waxaa laga kari la'yahay war fariista ee cilmiga barta. nin waxaad arkaysaa juz cammo aan sixi karin, waxyaabaha aasaasiyaadka ah ee diinta aan garanaynin ee intaasoo sano aduunka wareegaya, war fariiso oo lafahaaga wax u baro marka hore amase isku dhex wad.
@zahraahmed834
@zahraahmed834 7 лет назад
Oday Media, culumada ugu waawayn soomaaliya tabliiq maahan. culumada soomaaliya ugu waxtarka badan xizbi maleh, waxaana ka mida sh umal, shibile, Nuur baaruud, bashiir shiil, Mustafa, iyo sh dirir....tabliiq cilmigoodoo dhan wuxuu ku salaysanyahay waxaa la yiri...maxaa saxan iyo maxaa daciifa makala yaqaannaan. nin tabliiq ah oo dadka bidco ama qof xun iska ilaaliya leh ma aragtay waligaa!
@cabdifataxcabdifatax231
@cabdifataxcabdifatax231 4 года назад
Wll adna waxd kalsari ladahy martabatu daaci iyo martabtu caalim labdaa sooklasaar Wll kadib baad kahdli krtaa jamecda tabliiqa iyo xukunkoda
@cabdifataxcabdifatax231
@cabdifataxcabdifatax231 4 года назад
Midkle culimda tabliiqa waa culimo ilaahy uusiiyey taawduc malha shuhro mana jecla shuhrda iyo iny kasoo muuqmuqdan tivyda sidaa darteed in wadadka laga arko tv kuma noqonkaro caalim shan sheekh ood tvga kargty uun haksoo qadin culimda somlidu intaa iny kudhanyihiin wlhi Ku arky indhahyga culimo tabliiqa miftiyo lkn cindahum taawduc maahan qasdkodu fadadka iny ufdwodan kaliya lkn wxa mashquuliyey fikrka hidaayda umda hamigii nabi maxed ayaa kdhex guxya madxooga wlshy ilahy wydiiso inu kufhmsiyo dacwda
@mjfariid2749
@mjfariid2749 7 лет назад
yaa kaloo wax arzuqo oo aan alla aheyn
@arkaanahmed1231
@arkaanahmed1231 6 лет назад
Ilahe dartiisa ayu ubaxay
@abdallahosman5823
@abdallahosman5823 7 лет назад
الحزب والفرقه ليس من الاسلام الله سمانا مسلمين ولانزيد وراء النبي
@toddlerlearningvideos-barc4314
tabliiq wax jiro ma ahan
@falaxosman1672
@falaxosman1672 7 лет назад
Abdihakim Saney adiga aya wax jiro ah sax
@nuuradiinocumar8197
@nuuradiinocumar8197 7 лет назад
Wixii khuruush ah looma baaah na
@hasanwardhere4565
@hasanwardhere4565 8 лет назад
ksijum
@abdullabass2793
@abdullabass2793 7 лет назад
.
@mjfariid2749
@mjfariid2749 7 лет назад
war shiq naw iga iyo asxaabta mako iyo madina mafadhiisanin
@wiilwaalarawelo5795
@wiilwaalarawelo5795 7 лет назад
Tag beenleyahay, biilka Alla idinsiin bu yiraahda kute. 20 sano ayaan daaci ahay khraafaadkas oo kale ma maqal. Shaqo iyo reer aan la dibirin laaga ma yeelayo inaad ka tagto muddo saddex maalmood ka badan.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Runta marka la isla eego itixaad iyo tabliiq yaa aroon diinta iyo dadka ????????? Anigu wli ma arag tabiiq dadka muslimkaa gaal baa tahay dhahaayo ! Adigana?????????? Fikir bal rayigaaga waa muhiim
@aidarusyusuf138
@aidarusyusuf138 7 лет назад
cajiib . arinku hubsasho u baahanyahay, mala awaal u eeg tahay .umul wixiisu waa tabliiq nacayb . tabliiqa ayaaba umada xaqa u sheega oo shakhsi jacayl iyo nacayb ka madax banaan. imika qoys islaam ah ayuu dumiyey .
@omaari155
@omaari155 7 лет назад
Aidarus Yusuf mas alada fahan wll waxaa la yiri maku dalban karaa furiin ma ogtahay hadii aad tiraahdo salaad ma tukanayo alle ayaan karabaa janno mida kale jihaad nafsi ay noqanesaa illaahey talo saaro lkn la imaaw camal
@abdullahiabdi2863
@abdullahiabdi2863 8 лет назад
Ilmaha iyo xaskisa alle ha xifdiyo miskinka
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
hanolato tapliqintu nio
@gedidiriye4168
@gedidiriye4168 8 лет назад
tabliiqu wa dad wanaagsan lakin wa bakhaylo ku bakhayla cunada oo ogolayn in wax lala cuno
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 лет назад
+Gedi Diriye kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
Gedi Diriye hhhh si Kal iyo laab ah baad IGA qoslisay
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 5 лет назад
Beenlow waalan. Tabliiqu waa dadka ugu deeqsisan ugana naxariista badan. Wax waalan.
@toddlerlearningvideos-barc4314
tabliiq waa bidco
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 лет назад
+Abdihakim Saney beenta waaye tabliiq haduu bidco yahay diinta sidee gugu soogartay
@toddlerlearningvideos-barc4314
somali muqdisho aniga ima so gaarsiinin tabliiq ee waxa i soo gaarsiiyay culimadeena somalyeed taarikhda hadii ka wareertay aan ku baro
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 лет назад
Abdihakim Saney war bax nacas ayaa thy aamus
@abukarhajji
@abukarhajji 7 лет назад
wxaadan cilmi u laheyn haku deg degin
@toddlerlearningvideos-barc4314
Nacas hadii aan ahay adiganeh musqul aa tahay
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
awalpaH macidan ilahay ahyn paaH riziqoodaH hayzaY
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
cid hauguzo dhiipo lkn ilahay awalpaH izagaH ziiN jiraY imikana wuu awoodaH inu izgu ziH live aH uziiyo
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
ragaH ilahaypaH jecel
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
hanolato tapliqintu nio
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
cid hauguzo dhiipo lkn ilahay awalpaH izagaH ziiN jiraY imikana wuu awoodaH inu izgu ziH live aH uziiyo
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
hanolato tapliqintu nio
@zamale3040
@zamale3040 7 лет назад
hanolato tapliqintu nio
Далее
Tabliiq Maya | Muxuu Sucuudiga U Mamnuucay Tabliiqa ?!
15:12
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 30 млн
Jamaacatu tabliiq waa ayo diintuse maxay ka qabtaa
12:18
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 30 млн