Тёмный

NINKAYGA BAA CAGAHA KA GUBAY 

Fartun Duvet girl
Подписаться 349 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 215   
@zey686
@zey686 4 года назад
Fartun dhib badnida ubax2 kulaha 😂waa ka reysay she is not the only ubax
@Filistinfree
@Filistinfree 4 года назад
*IF YOU DON'T LIKE HIM, KICK HIM TO THE CURB! SOMEBODY WHO LOVES WILL NOT HURT YOU, IF HE IS LOOKING FOR OTHER WOMEN CLEARLY HE HAS NO LOVE FOR YOU* WALK AWAY SIS, NO MAN IS WORTH IT!
@amranadnanhoussein2939
@amranadnanhoussein2939 4 года назад
Ubax2 ...Ilaahay wuxuu ku siin doona nin wanaagsan in sha Allah , sii wad barashadaada iyo Quraankaaga ku kalsoonoy ilaahay walal 🤲🏾
@ugarsadeteam3095
@ugarsadeteam3095 4 года назад
Fartuun gabadha danbo Waxaad ku dhahdaa raadi wacdiga ka hadlayo samirka nabiga scw qof lagu daysado midka ugu kheyrka badan Waan hubaa Hadeey si taxadar leh u dhageysato waa samreysaa qalbigeedane waa degaa waad mahadsan tahay Abayo Adigane Waanka helaa talooyin kaaga Waan kugu tixanahay Abayo allaah noo kaa xifdiyo Wlhi aad Ayaan uga helay talada aad gabdhaha siisay allaah kaa abaal mariyo
@juliemalik1940
@juliemalik1940 4 года назад
Fartush bae aniga ley dhaha ubax isticmal mahane sa'id u isticmal keep going
@duniamuuse7935
@duniamuuse7935 4 года назад
Masha Allah. Best advice, well said. I think you should name everyone Ubax from now on...stay fab.
@boqoradamuqdisho5062
@boqoradamuqdisho5062 4 года назад
Waaa isticmaale xaa iga qaade🤣🤣🤣🤣🤣 fatush annaga ku jogno ya wax ka qadi karo
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 4 года назад
Abaayo iso boqo boqorad
@rasmiinaragebiinrasmi2440
@rasmiinaragebiinrasmi2440 4 года назад
I like it 😂 . Ubax number two, you go girl
@Blackie919
@Blackie919 4 года назад
Xalimo treating farax like he’s the only one, if he’s obviously cheating and already cheated why stay? The reason why he’s cheating bcuz you’re treating him like a king when he’s trash. Move on sis, you’ll find another who respects you enough.
@misss3461
@misss3461 4 года назад
Fy Black 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@fikirfog2919
@fikirfog2919 4 года назад
👌👌👌
@cookwithayaan3436
@cookwithayaan3436 4 года назад
Fy Black 👏🏼🙌🏼👏🏼
@sadeyanoor7113
@sadeyanoor7113 4 года назад
💯
@Waanjeel
@Waanjeel 4 года назад
female population is more than the male population!! whatch your words laddy .
@mimimankin111
@mimimankin111 4 года назад
Gabadha maskiinta ilaahey qalbigeda ninkas ha kasaaro uduceeya dhamantiin in alle qalbigeda iiman iyo jaceyl alle ugu badalo waxa ku jiro
@madarhussein1061
@madarhussein1061 4 года назад
Ninkagu hadu kula guur sado taa macnahedu maha inuu ku xumaynayo waayo ilahayba afar ubaneyay shit
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 года назад
Fartun habo samidey miyaa tahay ubah mise waad kaheshaa magaca ubah qofkas waa qof iska hadlay magac maaha mid qof yelan karta that person will be jealous keep going habo mcn
@aishahprincess9554
@aishahprincess9554 4 года назад
Use my name on the next video lol i love you abaayo love your videos keep going. And my name is Aisha from London lol
@ruweydashucayb9295
@ruweydashucayb9295 4 года назад
Abayo can u make a makeup tutorial 😍😍🔥
@abdinurseefka
@abdinurseefka 4 года назад
Minnesota aniga dagan Dhibkaas wuu jiraa truckleeyda waa sidaas Lkn aniguba trucker baan ahay xaaskeeyga isku wadan ma joogno hadana waxaas ma sameeyo
@ahmed__qalbi5629
@ahmed__qalbi5629 4 года назад
Hadad guursato xaas 2 cagaha laga gubaa 🤣🤣🤣
@sudimohamed7183
@sudimohamed7183 4 года назад
@@ahmed__qalbi5629 waad ka gashatay 🤣🤣🤣🤣
@ahmed__qalbi5629
@ahmed__qalbi5629 4 года назад
@@sudimohamed7183🤣🤣oo la huba lipax thnk U
@yusraahmed6785
@yusraahmed6785 4 года назад
Malaha xaaskaa meelahan kadhaw deee😉😉 nin Somali ah oo honest ah maba jiree
@ahmed__qalbi5629
@ahmed__qalbi5629 4 года назад
@@yusraahmed6785 🤣🤣wuu jiraa huno anigaba ka mid ah
@kafiyahis1183
@kafiyahis1183 4 года назад
In la i cateye😂😂🤦🏾‍♀️ love u man❤️
@zuhaanabbezuhaana8518
@zuhaanabbezuhaana8518 4 года назад
Fartuun abyo indha haaga qrx m.a iyo waliba kalar kaaga m.a😍😍
@sudimohamed7183
@sudimohamed7183 4 года назад
Alla Fartuuna kaalay ibuji in la icaateyo waaba rabaa kulahaa 🤣🤣🤣 Once a cheater always cheater. Cudur iyo balaayo into kuukeeni lahaa fantashiruu fil ardhi
@roodoabdi6552
@roodoabdi6552 4 года назад
Tolow ninkas abubakar miya sabab too ah asaga aya dadka wacdiyo ina qosol badan 🤔🤔🤔🤔
@intawalanwalashod4834
@intawalanwalashod4834 4 года назад
ani xita wllhi saas u dareemay
@maryanyarey8109
@maryanyarey8109 4 года назад
Roodo Abdi hhhh 😩😩😩😩😩
@suaadgarrad1553
@suaadgarrad1553 4 года назад
Wale wan is i ray
@mulkiabdulqaadir5872
@mulkiabdulqaadir5872 4 года назад
Wlh sasankufakaray anixidah Roodo Abdi
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 года назад
Roodo Abdi wlhi waa runtaa Abubakar cml bey ila tahy
@maraamxasan7960
@maraamxasan7960 4 года назад
Fartuuuunish much miss wlaashiiis qosolkaagi uxiisey ku jaceelingi yuuu more 💋💋😋 jeclhy video's kaaga noo so badi nooh ❤🥰
@HSH20233
@HSH20233 Год назад
Waxaan siin lahaa hal advice to all women in the world. Please love your self. Stop giving all your love to others. Ubax 2 waaxada waa attachment.jaceyl ma aha. Teeda kale qofki bani aadam jeclaado duli ayuu ka faaiidaa. Abaayo Allah jecloow marka hore . Naftaada jecloow then qof walbo wey ku jeclaanee
@ibtisammohamed4196
@ibtisammohamed4196 4 года назад
Gbdhaaas isticfaarta badso ilhy jcyl wangsan ha siiiyo dhamaanteeen
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 4 года назад
Girl I love ❤️ you ! Can you believe that ?
@anisa.......6592
@anisa.......6592 4 года назад
Truck=Gaari Xamuul. Naa fartuun wll maxaad magacayga Ubax u isticmaashay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂, horay u soco wll❤.
@eymaandhafir4118
@eymaandhafir4118 3 года назад
😂😂😂
@BintAbdullahi1
@BintAbdullahi1 4 года назад
Fartun your make up is looking extra 🔥🔥🔥 Mashaa aallah!
@fahmosmohamed7050
@fahmosmohamed7050 4 года назад
I really like the song fartushh abaayo heesta aad kusoo gasho magaceed please isoo sheeg
@damemsreap9266
@damemsreap9266 4 года назад
I like your makeup can you do makeup turtle
@3awrala90
@3awrala90 4 года назад
Abdikhadir Kosar walalow waayo make up tutorial, oops i mean , turtle u weydiinay. We love Fartuun as she is with intaa ka duwan dadka kale so sida u daa
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 4 года назад
@@3awrala90 kkkk
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 4 года назад
Masha Allllah fartun xabiibti hor mar wacan abaayo
@hudaayuub6532
@hudaayuub6532 4 года назад
😂😂😂😂😂😂 ubaax 2 fartuum dhibka jooji
@farhanassowe2150
@farhanassowe2150 4 года назад
123 A.B.C fartuun waxaa ha ujoojine hore usoco wllo qaali waxaan kaasoosalaamay ...............are you OK
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 4 года назад
Hey fartushh me first cawa❤🥰👏💋
@nooramuhammed4506
@nooramuhammed4506 4 года назад
Fartuun abaayo gacmahaaga dawoosho wawalashaa oodarilaahay kuujecel 💕💕💕💕
@ibtisammohamed4196
@ibtisammohamed4196 4 года назад
Fartuuun ilhy gbdhaaas how sahlo maseerka waaa dareeen runtiiiii
@hiitsme2910
@hiitsme2910 4 года назад
Allahuma barik. Love your channel walaalo.
@jamaadelmi4466
@jamaadelmi4466 4 года назад
Intii dhiban dhibka Rabbi haka saaro. Inta badhaadheysan Illaahey ha u kordhiyo Allaahuma Aamiin Gabadha magaca dagaalka u galeysa is daji dagaal qofna wax loogama qaadayo magacuna Soomaali weyn buu ka dhaxeeya marka gooni ha isku siin hortaa buu magacan jiray
@madarhussein1061
@madarhussein1061 4 года назад
Fartush love is not easy and you cant feel it
@fardowsocabdi8264
@fardowsocabdi8264 4 года назад
fartuun waa kutaa geer sanahay muda yar ayaan kulasocdaa waxaa tahay qof iskukalsoon waxaa tahay qof masha allah hora usoco ha,ujoojin video ka oo naagta kutiri magacayga ubax masheeki kartid sidaa magaca usoo qaadatay waan kaa hambalyeena hora usoco
@Fatma-vj1fq
@Fatma-vj1fq 4 года назад
😂😂😂ar magaceyga aha isticmal anaga ka rali ahe
@uksoma927
@uksoma927 4 года назад
Mashallah my beautiful sister💖💖💖💖🤣🤣🤣🤣
@wardaalifarah527
@wardaalifarah527 4 года назад
Mshallah abaayo alle hku dhawro wan ku tageera xaga dabecadahana wynu iskaga egnhy wax wax qar
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 4 года назад
Ubax 2aad Quruxeey Ninkas uma Noolide Naftada Unooshahay ee Kasaar Qalbigada Waayo Jaceelkaga Uma Qalmo Xbbti iskuna day sidaa Qalbigada Uxafidanleheed
@abdifatahismail1215
@abdifatahismail1215 4 года назад
Keep going wllo Fartun inyaro kaftana ku oran lahaa waxa tiri kuwi janada isku arkee kudhaanteya haynaga dhigo dee mala jannada Laguma dhanteeyo 😄
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 года назад
Abayada ninkedi cagaha ka gubtay waa arin Qatar ah hadaysan Iska waanin maserka nafta iyo shaydanka waa qatar hadaysan Iska qaban waxay ku dhaxlee inay ubadka aabihii sixun u disho ayadana xabdsi ku gasho wadanka sharci buu leeyahay aan ogolay laba naag haday xaqiiq hayso haka doodo arinkas hadii kalena haku samirto diinteda xaqa ah baa banaysay afar naag mise aayadi alle bay ayadu nasahee abayo lugo gubtoy iimanka allaha kuu sugo ban leyahay
@abdirisackmoha4380
@abdirisackmoha4380 4 года назад
Mobell wax ka aqrisoow waan ku salaamay
@salaamofficialchannel8627
@salaamofficialchannel8627 4 года назад
Indhahaga weyn saan uqururx badan isha baxarka mashalah 🔥🙏🌷
@ubahmohamed7736
@ubahmohamed7736 4 года назад
Abyo jcl aad u qabtid ayaad u istemaleysa magac ubax horey usoco sis❤
@billowedenbilloweden7747
@billowedenbilloweden7747 4 года назад
Asc fartun sbh wngsn wlhi haada ayan hurda kasokace wxn fure yutupka waxad noqote qofki igu horayey an daawadhe
@othmanyare1124
@othmanyare1124 4 года назад
Mnta ubax bay ka shidantahy 😂😂😂
@esra7989
@esra7989 4 года назад
I really like you walahi abaayo 😊 you are a great person and funny person 😍😍
@feharqasim3847
@feharqasim3847 4 года назад
Wll qof kaad jeeceshaahay utaag unaa sheego inaad siidaaso dhaan utaahay waxa lagaa yaabaa Inuu kusoodaabaxoo wayo qofkaad jeeceshaahay waa loo baadhiiga insh allah waad heelii doontaa ubax 2 💕💕💕💕
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 4 года назад
Asc abaayo fartuun iso boqo 👍🌼🌷🌼
@Hi_queenss
@Hi_queenss 4 года назад
Ubax⚘😘 waba magaca hooyaday mcn ⚘😘
@nutrafaden8115
@nutrafaden8115 4 года назад
Mashallah fartun qurux keep it up
@bromy5469
@bromy5469 4 года назад
Fartuun quruxeey aad kaaga helay South Africa jogaa single 23jir ahay makula soxariiri karaa 👌👌
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Sister don’t hurt your husband because you give him too much innocent a bout him just do something good for your life go school or go work and give your time your kids help you kids life.. give your self time and love your self and don’t worry about others women
@abdullahomar1313
@abdullahomar1313 4 года назад
Maansha alaah waxaatahay qof caqli badan
@Hopess__
@Hopess__ 4 года назад
If he cheated exit maxa xagaha uga gubgubee
@sowdakeyf4354
@sowdakeyf4354 4 года назад
Asc Fartun wll 9:52 imankada dhan kaputt Ma tidhi Mise ana modey af deutsch waye kaputt re Germeny Ma ahan jirtay mise waa Tahay Hada?
@amranali6867
@amranali6867 Год назад
Ciwaanka ayaanba ku qoslay intan sheekada maqlin😂😂
@mohamedyussufmohamed7472
@mohamedyussufmohamed7472 4 года назад
Dal Asia la dhaho miyaa jirana??😱🤔 Qofkiii yaqaaan ha iiso qoro mahadsanidiin 👍
@AlpoAbdiraxmaan-83
@AlpoAbdiraxmaan-83 4 года назад
Haaa
@mohamedyussufmohamed7472
@mohamedyussufmohamed7472 4 года назад
Qaaradee ku yaaal dalkaaa marka wllo?
@AlpoAbdiraxmaan-83
@AlpoAbdiraxmaan-83 4 года назад
Galay yad ima leysa madax wena maya at aniga adi gogale ayan ahy ha isomarin
@ruweshbbe3286
@ruweshbbe3286 4 года назад
AFC.997 country maahan Asia waa continent countries badan baa kudax yaalo for example India
@jamacdahircabdi5522
@jamacdahircabdi5522 4 года назад
Waxaa lesku dhahaa wadamada indha yarta iyo hindiya
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 4 года назад
Keep going gclo 😙 ❤️😍❣️
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 месяцев назад
Miyaaaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo yareydataan qiimobadan dumaroo lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha
@fosman8081
@fosman8081 4 года назад
Liked before watching❤️
@ZUZU-wp6jv
@ZUZU-wp6jv 4 года назад
I like your makeup ✅
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 4 года назад
Allahuma mana jana fil jaceyl🤣🤣
@umunajma7930
@umunajma7930 4 года назад
Walaahi abaayo wanku jeclahy❤
@hafsamohammed1956
@hafsamohammed1956 4 года назад
Wow ma sha Allah Fartun blue suits you wallahi
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 4 года назад
My queen 👑 manshall u 🎉🎉💙💙
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 4 года назад
😅😅😂😂😂 ubax waa gacan gashay wllhi Fartuun anakaa KU joogno
@Moussaxajidysa
@Moussaxajidysa 4 года назад
Oh my God I love ur personality ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 года назад
Fartuun wlalo channelkada wnku cusbahay video gan kii ka horeeyy ayan kugusoo biiray hadane videoyaashada intooda badan wnsoo daawaday. Waana ka helay mnshalah xbbti hore usoco🙏♥️
@hudaahmed8935
@hudaahmed8935 4 года назад
Lol Bagad magaca u isticmaashay fartuushh 😂❤️
@lakimahamud4889
@lakimahamud4889 4 года назад
Hi fartushh i love your video's and my name is laki
@ugpaatameen5183
@ugpaatameen5183 4 года назад
UpaaH bay ka shidan thy manta
@maimunayusuf4981
@maimunayusuf4981 4 года назад
😂😂😂😂 I love u sis my fav girl on the internet 😍🙏
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 года назад
Kalay I baguji inan Cato noqdo waan rabaa ye hhhh
@cabdixasan6251
@cabdixasan6251 4 года назад
Manshaa allah guul wk si fican ayad ula talusay jasakala khyre
@atariishomarkoofficial7483
@atariishomarkoofficial7483 4 года назад
Aniga waxan jclhay shagligag wlhi fartun xanbtiii
@ardoolow2482
@ardoolow2482 4 года назад
Aaamiin Abayo ku Wii janada kukulmo allaha naga dhigo
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 года назад
Wlhi anigaa sidaas Ah 1 mar ayaan xanaaqaa Markaasna dhib weyn ayaan Geys taa miyirka dhan ayaa iga tago Subxanallah gacan qaad kuna waaba Iga soo horeeyaa
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 года назад
Fartun which brand is your hijab?
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 4 года назад
Hi 👋 duvet girl where do you liiiiiiiiiif?
@najmanalka2028
@najmanalka2028 4 года назад
Ninka adi maad dhalin maxaad u gubay 3 ayaa isu kin keenay ama kula joog ama kaga tag yakhe wakuside nagada ciyaarta maxaa danbi ku galinaya guurso dhe hadad jcshahay ninka ama iska fur bes
@abwaanilxidha2266
@abwaanilxidha2266 4 года назад
Wcs fartun ok lakin suaashi ka mad jawiban
@som_films_2441
@som_films_2441 4 года назад
Kkkk na naga xishoooo
@fikirfog2919
@fikirfog2919 4 года назад
1:14😂😂
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 4 года назад
Kaas kalgacayl maha abayo walaahiy wayo ninnaag kale dhigto aniga waxba kamadhigo ba abayo qof an kubarabin halke udaba ordaysa ma nin aya wayday waxabarasho diin dhaman wanjojiyey anaga waxas kama aqbalayno wll ilahaymarka katagtay de adiga qof imaan le malihid ba wad dhimanaysa qofyahay alaah unoqo
@fandhuuxmedia2189
@fandhuuxmedia2189 4 года назад
Hesta intro ga yaa qaaday wlshy
@Yusriina921
@Yusriina921 4 года назад
BARDHO LYRICS Chronixx Likes
@fandhuuxmedia2189
@fandhuuxmedia2189 4 года назад
Tnx
@abwaanilxidha2266
@abwaanilxidha2266 4 года назад
isag dhaqo ninkag yes
@mariaseid9247
@mariaseid9247 4 года назад
aduuunka waxaa unecbhy naag halagu guursado ... gabdhaasna rbbi haku fudeedeyo lkn byo qasab la iskuma aha ee ninka lahdal siday wx jiraana usheeg maxa ugubee
@fatmabafadal6135
@fatmabafadal6135 4 года назад
Masha Allah you’re soo beautiful Don’t say that waan ku shuuqa
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 4 года назад
Furtun you are funny. Kkkkk. Magacii iska daa lagu yiri lee maa ku noqnoqonee.
@fatmasaid4217
@fatmasaid4217 4 года назад
Waaw fartun ubax ishaa ka riday hory usoco
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 месяцев назад
Absuttlyyyy. Familyyyy iyaaaaaaa sacabbadan hadiyado iyoiyo soooooooooo dhawoow inbadan khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad yareey yartayartaan
@haniofficial1352
@haniofficial1352 4 года назад
Ifka lagu yahay walalo plzzz like hee channelkeyga SUBSCRIBE isaara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡😡😡😊😡😡🙏
@othmanyare1124
@othmanyare1124 4 года назад
Masha Allah wllshy Qli ❤️😘 horey usoco
@mimichannel614
@mimichannel614 4 года назад
fartuun dar Allah baan kuu jeclahay
@truecomment3650
@truecomment3650 10 месяцев назад
GUUR CHEATING MA AHAN. Cheating waa Gogol dhaaf shari aan ahayn❤
@uksoma927
@uksoma927 4 года назад
Fartuun
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 4 года назад
wlhi manooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ubax * 2 😂😂😂😂😂😂😂
@user-us5vz4cr8d
@user-us5vz4cr8d 4 года назад
Masha Allah abaayo 🖐💓
Далее
NINKAYGA DARTIISA CAADADA BAA ISKA JOOJIYAA
11:27
Просмотров 111 тыс.
NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY
10:53
Waxan soo gatay sariiir Cusub -IKEA Shopping!
9:44
Просмотров 2,6 тыс.
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Просмотров 29 тыс.
NAAG SAAXIB MA GASHO
11:55
Просмотров 65 тыс.
CONFESSION: WAXAA LA IGU FURAY ILMAHA OO TV KU DHAAHAY
14:43
DILEMMA: WALAASHAY QOF FIICAN MIYAA?
13:25
Просмотров 51 тыс.