Тёмный

Ninkeyga Xaas kale Ayuu Qabaa Wuxuu ii yimaado isaga oo...........Guurka Dangaarka ah......... 

Suheyba Badqas
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@yuusuf5587
@yuusuf5587 Год назад
M.a. waa markii ugu horeysay ee aan arko gabar soomaaliyeed oo muftiyad ah oo intay tv soo gasho ka jawaabaysa su'aalo diini ah ❤
@maslahabdi2968
@maslahabdi2968 Год назад
Runtii Alle dartiisa ayaan idin jeclaha ❤❤ Suhayba adiga iyo asxbtada Alle waxaan idin waydii naayaa in uu abaalkiina Janatul Firdowsa ka dhigo insha allh ❤❤
@LeyloAxmed-y3q
@LeyloAxmed-y3q 2 месяца назад
Ceb
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Maansha allah sheekhadeena ilaahey hanoo daayo dumaroow waa inaan dadaalnaa oo gabdhaha celmigaleh ay noo faideyaan
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Год назад
Suheba badqas Masha Allaah Barnaamijyo Bulshada.wax tar u leh. Ayaad wadaa. Saxafiyad Hore Guuleyso walaashey Guurka .maanta jooga 2023 Ka..ilaa dad yar mahane Waa magacyo badane. .social media ha. Waxay y baxsheen .waa leysku yaacay.. Wax yar kadib Waa lakala yaacay. Xoolo miyaa??
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Год назад
Garob iyo gabadha waa iku mid Wana wershad qaaliya labaduba gabadha waxa aad kala kulmeyso ayaa garobkana ugutagee Hablaha xaquuqda halosimo ragoow ama halxabo isaga ag werdiya shukran lakum all
@mahamedhassan72
@mahamedhassan72 Год назад
Mnshallah walaahi waa barnamij fiican sidas uwada suheybo iyo macalimad fartuun kheir badan allaha idinka siiyo
@abdulhakimdiriye3981
@abdulhakimdiriye3981 Год назад
ماشاء الله اللهم اجعل اسرتنا اسرة مباركة
@Najma98
@Najma98 Год назад
0:43 Indha adeeeg marka horaba iyada xaq beeey ku leedahay in markey raboooto ninkeeda hesho asagaa khaldan naagaha asagaa isku keenay
@axmedsayid8633
@axmedsayid8633 Год назад
Kudeyisho ayaa mudan tihiin jazakalahu kheyr
@nafisomumin8146
@nafisomumin8146 Год назад
😂😂😂kkkkkk garoobka barkin miyaaa kuteh. adigaa suheyba xanaaqaada dhawaaa waan idin salaamay adiga iyo macalimad fartuuun
@munacabdinuurmaxamed2333
@munacabdinuurmaxamed2333 Год назад
Maash Allaah wax badan ayaan idinka bartey wad mahadsantihiin❤❤❤
@SSS78781
@SSS78781 Год назад
HADBA NAAGTI NINKEEDA UROON AYU NINKA RAGA AH LA JIRAA....LAKIN NAAGTII CAQLI BADAN AYAA NINKEEDA SOO JIIDATAA..
@ibrahimibrahim79
@ibrahimibrahim79 Год назад
Jazakallaahu khayr Subayba iyo fartuun
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Год назад
Cadaalada rag hadanahay manaqaano anago biyo galinta an ku fiicnayn ban mid 2 baad iyo 3 iyo 4 is ku raraynaa bal maxa nadhibay midiiba ma qancunkarno marka xuquuqda gogosha layidhaa
@mulkibashiirmuuse
@mulkibashiirmuuse Год назад
Wlhi waa runtaa raga wa bila aqli
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Год назад
@@mulkibashiirmuuse haa aad iyo aad nin kii o mid ba kabixikarin bulkhead iyo xuquuq da kaladuwanvee leddahay qof ka dumarka ah bay naar shaqaysanayaan iyo dambi
@nijaj9157
@nijaj9157 Год назад
@@sayidmohamed3908badankood kalsooni daro ku dhacday u guursan oo gabdha hadda la joogta inta ee sariirta ka dacwoonin buu buuq ku furayaa marka buuq ku fur inta aan adi lagugu firin waaye
@bushracadey9092
@bushracadey9092 Год назад
mashaaAllh walaheyn qaali nosobadhiyo ilahy hadhin xifdhiyo
@NafisaAbdullaahi
@NafisaAbdullaahi Год назад
Ninlee. Maa laga hadlaa24 seven days. Naast heedhee
@axmedsayid8633
@axmedsayid8633 Год назад
Asc mashaa alaaah ilaahey ha idin xifdiyo
@mohamednorahmed3363
@mohamednorahmed3363 Год назад
Baraka allahu fiika
@ibrahimali-qk5oz
@ibrahimali-qk5oz Год назад
Asc walalyaw suhayb gadhaha bay u qabyaladaysa marka hadi aysan cadaalad samayn yaan la dhagaysan
@umuafnaanfamily
@umuafnaanfamily Год назад
Asc waad mahadsan tihiin bahda soo jeedineysa barnaamijka marka xigta aniga waxaan dhihi lahaa bahweyn waa tii marka horeba ninka iyada laga qaatay dee ku reejadii ay marka hore ku qaadatay ha yeelato minyarada ninka marba haduu kuu yimid xaqiisa wuu gutay ee kaagii ayaa meesha ka maqan marba haduu kuu yimi maad soo jiidatid adugu hadaadba u baahan tahay mida kale oo sidaad ku ogaatay adigu ma isagaa kuu sheegay inuu xaajadiisa soo gutay mar walbana miyuu kuu sheegaa minyaro maseerkeeda ayunbuu ka mid yahay taasina dee haduu kuu sheegaayo mar walbo maad jawaabtiisi siisid
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah suheyba iyo Maclimad Fartuun ❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Hadii nafaqadii laga sooshubtay muxuu igasoo doonaa
@waxiidocumarcusmaan6649
@waxiidocumarcusmaan6649 Год назад
Maasha Allaah
@maryanl804
@maryanl804 Год назад
Ustaaada maxaa minweynta ugu leexisay in ay ninkii soo miiratay minyaraduna waaa casharo ay Caan ku thy howshaas xaqa in uu ilaasho ninkaa laga rabaaa wxna jira hadal mahmah ah nafta cidiii u roon bay u roori
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Maashaa allaah
@mamudxun1027
@mamudxun1027 Год назад
Asc waxaas waa warkasheecada lama ogolo 😮😮
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp Год назад
Subxanalaah ❤❤❤❤❤❤
@MaymunaMukhtarJelle
@MaymunaMukhtarJelle Год назад
Maashaa alaah gabdho waanaagsan baatihiin
@fatumahaji7346
@fatumahaji7346 Год назад
Sometimes the second wife may do that also not only bahwey
@katradagane2337
@katradagane2337 Год назад
Marku ku imaado salsalaaxo oo gunji ila uu kuu cando keeno xaqaga xoog kugodo😅😅
@lll-nj4zy
@lll-nj4zy Год назад
Asc bacda salaam
@saaraali9688
@saaraali9688 Год назад
walaahi waa yaab illen gabdhaha soomaalida habeen walba waxbayrabaan
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Год назад
Haa hadii aad caafimaad qabto mashquul jirin waa loo baahan yahay inaad la dhaqanto ninkaaga
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 Год назад
Manshallh 😊
@atharmediachannel1897
@atharmediachannel1897 Год назад
Asc wr wb suheybo nambarkaaga ma Heli karaa adoo raali ah
@abdiabassi8857
@abdiabassi8857 Год назад
Iyaada o niinka ubaahan ayeey doneeysa inu ninkeda shukaansada diibka wa iyaada
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Kkkk gabadhaa iikoreyso kuyeh gabadhaas sookoreyso asoo odaya muu aroosaa yaahuu
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 Год назад
Gabadha yar taas masameeso miyaa gabadha weyn maxa loo dulsaaray
@MaracadeHarun
@MaracadeHarun Год назад
Naag nin jcla
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 Год назад
Maamo intee kaaqala sooxariira
@MustaqbalWanagsanchannel
@MustaqbalWanagsanchannel Год назад
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 Год назад
Dunarow ragan nagaha qaba iska daya walalayaalow bahdilaad iska daya nin naag qaba wa najas walhi wa lugooyo waxa kaga fican wiil ad nolosha la bilabtan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Год назад
Hani ninka laba xaasleha ah ayaa ka kulul ninka halka Xaas qaba lasoco
@Shamsa-o5j
@Shamsa-o5j Год назад
Ayada yaa uspshegay
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
❤❤❤
@hassanyare3964
@hassanyare3964 Год назад
First comment
@halimoxiisibrahim9710
@halimoxiisibrahim9710 Год назад
Abaayo suheeyb lanbarkada isoo dir macalimadan raba
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas Год назад
0723 286 855 Macalin Fartun
@fartundhabarey4345
@fartundhabarey4345 Год назад
Kaas cabal maba astahilo naaga odhan ilasioyo
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 Год назад
Dfj
@NounowSosa
@NounowSosa Год назад
Hhhh islamahan ya so qalday
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
War edebyeelo maweysan hooyadaa kusoo tarbiyeynin
@NounowSosa
@NounowSosa Год назад
@@user-mk1gp2cw7o waad qaldantahy
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Год назад
Далее
Find The Real MrBeast, Win $10,000
00:37
Просмотров 28 млн
15-kan qodob waxa leh saaxiibada Sunta ah-Narcissistic.
10:58
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 21 тыс.
Find The Real MrBeast, Win $10,000
00:37
Просмотров 28 млн