Тёмный

NINKII NAAGTA GAASHA AH KUFSADAY 🇺🇸 IYO MIDA U DOODEYSA NINKEEDII KUFSADAHA AHAA🙄  

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Ninkii Naagta gaasha ah 🇺🇸 kufsaday iyo midaan U doodeysa ninkii caruurta ka faraxumeeyay

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 147   
@Beingme541
@Beingme541 3 месяца назад
Hada kahor ayada dacwo lamartay oo leh ilmu iga faraxumeyay oo ninkale dhalay social media Ka oyeysay mudo ya ila oga tariqdas
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
Anigaa walal waa arkay
@falisali8326
@falisali8326 3 месяца назад
Haa waa runtaa
@NimaAbdi-hp7zj
@NimaAbdi-hp7zj 3 месяца назад
Illahey caruurta hanoo xafido❤❤ Thanks Caaliya ❤
@zu7729
@zu7729 3 месяца назад
Allaha ku hafido wiilkaada waad iga qoslisay wllhi naagta gabadheeda la faraxumeeyay hooyo nimo maba istaahisho waa 🐂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@Hodaneey
@Hodaneey 3 месяца назад
😭😭😭dumaraw hadad ninka caruurta aad u dhashay kala tagtan awlaadad iska korso . Maxay ka uga doodaysa ninkaasi uf . Mahadsanid walal caaliya cadalada kugu jecelahay qofka xun hala cambaareeyo waa runtaa . 😂😂😂 qofka damiirka leh ba ciishooda caaliyay ❤❤ in adinlagu dhiibay ahayd kiiskaas 😅😅
@hamdiegal889
@hamdiegal889 3 месяца назад
Allah ha kuu barakeeyo caruurtaada aamiin
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
Amiin xbbti qaali mahadsanid 🥰🥰
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 3 месяца назад
Walaal Caaliya Ciid Mubarak
@zainababdi781
@zainababdi781 3 месяца назад
Aduunka macaws baan u necbahay wiilashaydana ma barin ninkayga intaan qashinka kaga guray baan u soo gaday pyjamas googaradna waan necbahay wayba I dabartaa I feel weird walking with goorgarad
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
Anigaba waa ku sanuunsadaa gorgorda
@raxmacail
@raxmacail 3 месяца назад
😅😅😅😅😅 lol aad baan u qoslay
@umuikraan9508
@umuikraan9508 3 месяца назад
Wcs walaashey caaliya waxaan ku weydinaa UK 🇬🇧 lawyarada ugu adeega fiican fadlan iisoo sheeg adigoo mahadsan
@lailafarah2575
@lailafarah2575 3 месяца назад
ماشاء الله Caaliya waa kula qabaa macawoos ma jecli ❤❤❤
@ilhanmukhtar8886
@ilhanmukhtar8886 3 месяца назад
Waa funny caaliya wlahi hargeisa kasoo Salaamaya habo mcn❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
Soo dhowoow habo carfoon Hargeysa 2022 baa iigu dambeysay Hargeysa hurdo macaan baan u bixiyay😅😍😍
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
@@Caaliyasharif ❤️💐
@ilhanmukhtar8886
@ilhanmukhtar8886 3 месяца назад
@@Caaliyasharif 😂😂
@ashafardosa7135
@ashafardosa7135 3 месяца назад
It is true fariid buufi waa doqon inta uu inanteedii fuulay ayey u doodaysaa ceebteeda way is dalali lahayd hana soo marin
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 месяца назад
Maya Caaliya Barni soo dhagayso sheekadeeda walaalo Barni iyadaa xidhay ninkii qabay markuu taabtaabtay gabadhii uu adeerka ahaa. Uma doodayso iyadaa xidhay.Ninkaan sawir soo galiyeen waa kay xidhay.Kan kalena waa kan case lagu soo eedeeyay.Barni iyadaa xidhay markay maxkado la kortay xabsi dheer la geliyay
@farhiyabihi8426
@farhiyabihi8426 3 месяца назад
Walhi Caaliya waa funny su'aasha iyo jawaabtaba waa kuu dhiibeysaa 😂😂😂😂
@anabfarah2327
@anabfarah2327 3 месяца назад
Allaha kuu barakeeyo wiilkaaga
@Salmoh1031
@Salmoh1031 3 месяца назад
Waa runta reer Facebook naagtan way yaqan nin ilmo kufsaday awal qof u doodayo asiga qaldan 😮
@samirr546
@samirr546 3 месяца назад
Waan ku salaamay Ina shariifeey anigu adigaan ku sugaa si aan runta u maqalo shugran.
@zainab4280
@zainab4280 3 месяца назад
Callaya masha Allaha Xaqa Ayaaka hadashay🎉🎉🎉🎉🎉
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 месяца назад
Somalida shaqo kale mahayaan miyaa qof lagu mashquulo war dadku waalanaaa
@anabfarah2327
@anabfarah2327 3 месяца назад
Abaayo waad iga qoslysay ee allaha ku xafido
@nasro7666
@nasro7666 3 месяца назад
Kkkk
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 3 месяца назад
Wallaahi Caaliya waa iga qosliyay kkkkkkkkkkkkkkk waxaay tiri Macawis ma arki karo.
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 3 месяца назад
Ma ayadaa u doodeysa waxay tirih ha isku qaldin labada nin ismalah
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
Wey u dooday oo tiri Sawirkiisa meesha ka dejiya waa Arin Family geyga ku dhacday. Waa Caruurteyda Qaar Aabagood! sidaas bey tiri. Gabadheedii yareyd ee uu KUFSADAY maxay dareemi doontaa markii ay weynaato
@sahrahasan1980
@sahrahasan1980 3 месяца назад
Walahay waxasustaa Magtas iyadoo jalbabo xiran
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 месяца назад
Waa sax sister
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 3 месяца назад
Maxkamada markey socotay ayeey malin waxey tiri wiilkaas walalkeey ah ma niin gabadhadii yared kufsaday ayeey walalkeey ledahaay ish
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 3 месяца назад
Kkkk caaliyoy aniga xataa macawiista ma jecli wiilasha yar yar.
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 месяца назад
Kkkk ani korkorod ma xerto wanba iloway Somalia hada tago ama leyla yaba 😂😂
@deqomuse3497
@deqomuse3497 3 месяца назад
Macalimiinta caruurta kufsasa ka waran
@khadijac9841
@khadijac9841 3 месяца назад
Iyadaa xanuunsan taasu alahuma najaynaa
@dheerey7582
@dheerey7582 3 месяца назад
Haday markii horaba sheegta wuxuu gabadha yar u geeystey maaha inay hada dicaacdo. Waan lasocdey sheekadeeda waanay ku saxnayd inay dacweyso. Arintuna waxay ahayd waxaan Soomalida dhexdeeda sahal ka ahayn dadkuna ku dhiiran ee laqarsado. Iyadu siday markii horaba ugu badheedhay inay ku adkaysato weeye
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 3 месяца назад
Walaal Caaliya ha ciishoon waxaa laga yaabaa in caruurto ay hooyadood pressure saareen iyaga oo dhibsanaaya fool xumada aabahood uu sameeyay, waxaana halis ah in caruurtu ay iyagu isdilaan Allaha sahlee.
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 3 месяца назад
Caaliya waa ku salaamay 10 macawiis ayaa iitaalee qeyb makuu soo diraa?
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 месяца назад
Walaasheeyey anoo wano igatahay ee qoortaada iyo tintada qarso waacowree ilna waa jirtaa hadaad qalad u aragtaynz cafis
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 месяца назад
Waa..RunTaa..Abaayo
@khadram3457
@khadram3457 3 месяца назад
Caalia😂😂😂😂😂 wa funny
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 месяца назад
😂😂😂😂😅 wiilkeyga macaws waa udiidaa
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 3 месяца назад
Asc caaliya shariif.
@kubra8
@kubra8 3 месяца назад
Macawista wiilashaydu waxay u qayanan taxmuud😅😅 waliba waa ragg waawayn lkn halkan ayey ku dhasheen. Mar aan Somaliya tagnay ayaan u iibiyey kulaylka dadhtii lkn waxa dhacdayba in badh loo xidhto lagaran wayey dabadeedna meel la isga tuudhy.
@ismahanabdirahman
@ismahanabdirahman 3 месяца назад
Astaqfirlaah beerka i casaadey, wiilkeyga macawista wan diidey ' kkkkkkkk
@MohammadIzharMohammadIzh-zp8qf
@MohammadIzharMohammadIzh-zp8qf 3 месяца назад
سبحان الله حسبي الله ونعم الوكيل فيك الله ياخذه وما يستاهل اصلا والله كلامك صح
@maryanjama2918
@maryanjama2918 3 месяца назад
😂 you are funny and that's true 👍
@WhatBruh-i2s
@WhatBruh-i2s 3 месяца назад
Abayo madaxa dabole
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 3 месяца назад
Adiga Ciwaankaaga maad hagaajisid hadaad sharaf leedahay koley social media sharaf maleh
@dahirawke9268
@dahirawke9268 3 месяца назад
Asc ina adeer Waan kusalamay
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej 3 месяца назад
Salaan sare Caaliya qof culus ayaa tahay
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 3 месяца назад
Waxaas yaa naag lagaa dhaha caaliyo xage laga hels
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 3 месяца назад
Shaqs kale miyaad waysay
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 месяца назад
Macalin dugsi buu ahaa
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 3 месяца назад
Acudubilaah
@MaandeeqAli-t6i
@MaandeeqAli-t6i 3 месяца назад
RU-vid ayey kujirta iyado caayneyso
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 месяца назад
War ankaayaabnay
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
Warunta walahi 😅masibo alah ku rido
@LaeTae-ci9tr
@LaeTae-ci9tr 3 месяца назад
😢😢😢😅😅
@Dagan721
@Dagan721 3 месяца назад
Caliya qurux Salan sare naagta waa maqlayay magaca ninka waan qortay maxa lo xeray raadi baa lahaa walal Mareykan Ayaan jogaa mana maqal ninka maqlay ilabayna waa laga yabaa naag caruur leh hadey garoob noqoto iney iska wardiso ayaa u roon nin ilmaha uu dhalin laguma amino karo Caliya waa fanny macawiska waa ka xanaqaa vey biti wiil aan dhalay ayaa baryahan bar barta aniga macawiska ma jecli isagana aniga u dhibayaa Wana wiil yar waxa irahdaa war iska dhig waan baranaa igu dhahaa qof macawis qata waa Bala camal
@Samakaabtv
@Samakaabtv 3 месяца назад
Adigu waad shidantahay ma madax banaantahay
@barni5847
@barni5847 3 месяца назад
Caliya sharf wad catwday
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
Dee Unimate dii miyaa I caateysay tolow mise waa wax kale😅
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej 3 месяца назад
OO hadda maxaa leedahay Macawis ha la joojiyo
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Haa
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 3 месяца назад
Macuusta😂😂😂😂😂
@BadmaceyeOsman-v6v
@BadmaceyeOsman-v6v 3 месяца назад
Asww❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 3 месяца назад
Bal inanteeda yari Maxay dareemaysaa , markay waynaato ay aragto ninkii kufsaday oo hooyadeed u doodayso. Soomaalideenu qudhun huursatadaa inagu badan , 😡😡😡
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 you funny
@83587
@83587 3 месяца назад
Naagtas wan layaabay nin gabadheeda saqiirtaa kufsatay in ay u doodo
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 3 месяца назад
Na iga amu beerta sida lo a fale 😂😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣 beerta meeshaad doonto sowtey na dhaheen😅😅
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 месяца назад
Abahoood ba moday ma adeer bu ahaa 😢
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 месяца назад
Ha waa adeer
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 3 месяца назад
#Caaliye Adi fBI miyaad u shaqeeyni jirtay waan kaa qaayliyay reer America ayaan ka maqla xan fresh ayaan ahaya waan yabay war Maxaa laga wada ana waxaan iska ahaa geel jira bal wax hala xeeyriya inta laga dhaha #Guilty hadalada hala xakameeya #Fathie absie anak ayaa ishayna ma,aha Qof xun, ma,aha Qof Qabyaleysata kali ninka aan gaal ku hayna #Muslim
@munayusuf8971
@munayusuf8971 3 месяца назад
Waa been waxba kama jirane ilahay ka baqa
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 3 месяца назад
Macawista waa necbahay kkkk inaderey waa iga qoslisey
@zahrasaid1888
@zahrasaid1888 3 месяца назад
Wallee is faham ku waa muhiim , naa uma doodayso ninkee ,mar hadii la xidhay oo uu ciqaabtiisii maray ,mxay u taraysaa in la hadal hayo, teeda kale caruurta uu dhalay inay waalidkood adeecaan waa waajib ama kufsade ha ahaado ama sheekh ha ahaado diintu waxay ka qabtaa in waalidka la adeeco, markaa ilaahoow ha igu keenin dhe laakiin ku digashada intaa leeg waalaga fiicanyajay
@angel67ball51
@angel67ball51 3 месяца назад
Farxya casiye ninkeedu maahan muslin meel uu ku noqdey muslin lama sheegin iyadana waa Laga shakisan yahay waxay tahay savabtoo ah waa naag cayda diinta iyo dhaqanka faafisana dhaqan gaalo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
Meel uu inuu gaalyahay lagu sheegay ma haysaa
@angel67ball51
@angel67ball51 3 месяца назад
@@AhmedMohamed-tn5yg adigu meel uu kumuslimey ma haysaa ilaah dadka cadaanka market muslimayaan waa la arkaaye farxiya se iyadaa ku faani lahayd hadii ay hayso wax cadeyna xitaa isagoo maalin tukanaya wey keeni lahayd taasaa cadeyna ah
@hanefa283
@hanefa283 3 месяца назад
Cadaanka ayaa runta u dhow soomaali foolxumo yaa aaminaaya
@nestehamohame
@nestehamohame 3 месяца назад
focus news ku jira aduunka dhan laga ogadeye ceebti aduunka ku dhacadey magaca somalida iyo midka Islam
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 3 месяца назад
Ala jecliye caaliya aniga 2 wiil ba ii jogo maba yaqanan macawis Gogarad hal xabo islaan hadyad igu kentey ba gurigeyga tala mana isticmalo
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 3 месяца назад
Caaliyo shariif adiga qofna ha xukumin waayo xaqiiqda ma ogid waxaa jira dad badan danbi dusha laga saaray ilaahay hana asturo
@FaisaMusse
@FaisaMusse 3 месяца назад
Thx for clearing up this case omg that woman talking like she was religion person 😭😭😭 i hope he never come out jail crazy
@ruqiahusseinhassan1545
@ruqiahusseinhassan1545 3 месяца назад
Asw. Caaliya Sharaaaaaf/ shariif❤ sis waxa uskaga Qurunka naga leexi Waqti Haku lumin plz Lekjerka inoo wad sharafeey❤ thanks❤
@sacdiyaahmed239
@sacdiyaahmed239 3 месяца назад
Asc abaayo waa ku salaamay
@barni5847
@barni5847 3 месяца назад
Caliya shariif plss walalo ninka ashraf layidhado ee muqdisha jooga warkisa keen plsss
@saidojama1170
@saidojama1170 3 месяца назад
Caaliya Sharif afka kuma go'o abaayo soo badi updates please 😂
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 3 месяца назад
Absolutely absolutely
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 3 месяца назад
Very intelligences lady and you are fair .I never see your fairness. Subxaanlaah dumarka waawaynna ma la kufsadaa ceebay tacaal.thanks
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 месяца назад
Waa sax qofka ku cebeynaya ama saqajaan maxaa loso dhawaysanaya yaahuu
@AboudiM
@AboudiM 3 месяца назад
Guul iyo Gobnimo caaliya 😊hadaa madaxbananty soo hadal mahadsand 🙏
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 месяца назад
Niinkeeda jeelka haloogu geeyo haku kufsade awdanto Doqon bila naxariis ah weeye Maxaa ka galay ilmo yar niinka kufsaday oo waliba cadayn lagu helay nolosha in lagu gubo ayuu istaahila iyana way u doodaysa asqo
@kafally741
@kafally741 3 месяца назад
Caaliys I like you, yr funny person
@abdulkadirhusseinaw-ali2537
@abdulkadirhusseinaw-ali2537 3 месяца назад
..asc.wr: Dadka ceebahooda in la raacraaco [sax] maaha. Kuwa Caaliyo sharafeey hawada kaa le qabri kulama gelayaan ee yeysan ku (hodin)?
@khadijabin8262
@khadijabin8262 3 месяца назад
Subxaan allah
@kismayo612
@kismayo612 3 месяца назад
Saxiwe qaaf rabak every person when a jail don’t mean u guilty women and also never plain nobody Walahi waxa laga yaawa midas inte kugu daacdo laga yaa. ba
@balqeysa7209
@balqeysa7209 3 месяца назад
Fatxiya cabsiye waa munafiqad oo british deep state ushaqeysa waana nin teeda kle Quran karimka marabto waxay ranta ruminism oo ah diin cusub oo British deep state dajjal system waado oo ah in qamriga dawrinism ka iyo qowmullut yada caadi yahy ,gabdhaha kle tan salma layirahdo illahay ma aminsano mar bey afkeda katiri dawrinism tan asma layirahdana ayadana canunsan oo adhd ninka kuriday oo run modaay oo ay rabta maryoley dhan kuwada riido
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 3 месяца назад
Baal goroyo waa lagu ogaa inuu bidhamayee barbaro maaintuu tahay waxaa bi'iyay miisaanee bir kolay kutahay shaygii fudud beeso lagu waaye wada ba'an bini Aadam kaad waayo barataye Ceeb Alloow astur
@fertunali1007
@fertunali1007 3 месяца назад
Ninka shekadiisa waa weli Yan lagu danbaabin reerkii gabdha wey diiden markii layiri gabdha walabaraya malintii ku xigtayna maxkamada wey ugooyen wexey ahayen balashegayay dad lacag karaba shirkada ubarka sasey tv ugu yerten malintii hore
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 3 месяца назад
Ninkaas lagama hadlaayo waa mid kale oo xukunka ku dhacay xabsi ku jiraa ilmo oo hooyadiis qabo uu kufsaday
@sacdiyaahmed239
@sacdiyaahmed239 3 месяца назад
Udiid macawista aniga wiilashayda maxirtaan waaba naceb hiyiin❤❤
@munaabdi9626
@munaabdi9626 3 месяца назад
Sc caliya walaal aniga waxaan u fahmay ninka uma doodayso ee caruurta dareenkooday ilaalineysaa! Runti wa arin xanuun badan iska daa gabadha
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
IYADAA XIRTAY LA DHAHAY SUBXAANA LAAH CARURTEDAY KABAQAYSAA MIYAA
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 месяца назад
❤❤mr candho lahaar caruur kufsade ayeey u ooynee miyaa shalay aan arkay iyadoo difaacaysa D(Dembiile ilmaheedii dhaawacay dufku bax)
@syusuf9063
@syusuf9063 3 месяца назад
Adiigu miyaadan Allah ka baqayan marka hore cowraadad astur dadkan laguma raacin ee taadad ka hadal
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 месяца назад
Yaaa Huba Inuuu Kufsadey??
@MohamedKadra
@MohamedKadra 3 месяца назад
CALIYA SHARIIF you are very fenny duumashi❤❤❤❤
@MohamedKadra
@MohamedKadra 3 месяца назад
Merci beaucoup dumashi pour le cœur ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@nanogzan
@nanogzan 3 месяца назад
naar ku cuntay dheh nin ilmo yar kufsaday may u naxaysa ayadane waa in la dacweyo hala xire
@ImanHassan-w6z
@ImanHassan-w6z 3 месяца назад
Ala waa la ba ay
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 3 месяца назад
Ninkaas odaygaa waxay u badan tahay in la dulmiyay hadana dambiile laga dhigay.
Далее
HANOOLAATO  Soomaalidu waa is gumeysataa!
20:25
Просмотров 18 тыс.