Тёмный

Nolasha baadiyaha iyo bisha rabadaan how to break the fast in the Somali countryside. 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Развлечения

Опубликовано:

 

9 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@nuur6536
@nuur6536 Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato🥺❤️🧡👋
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Год назад
Baadiye noloshaydii hore, waan u xiisay😍🍀🇸🇴
@zakimohamed5347
@zakimohamed5347 Год назад
Ubaxeey afurka igu tala gal socotaan ahay oo waan idin soo marti yayaa caawa e.
@nuur6536
@nuur6536 Год назад
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️🥺🙏❤️🧡👋👋
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux Год назад
Asc Gabadhena dhaqan kaaba
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 Год назад
Asc abayo setihiin dhamaan mansha alaah abayo lambar sooqaado adoo miyi googa baad sida magaalada unoolaan rkartaa dadkeena waa in lafa hansiiyo in ay sifiican uloolaadaan ayagoo xoolahooda dhaqanaaya ❤❤
@user-ki6kr3my7x
@user-ki6kr3my7x Год назад
dhaqan somalia 🥰🥰🥰🥰🥰
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Год назад
Waaw dhankaabo galabta burxabaal bay ku afuraysaa qoftaas ninkii helaa haween danbe uma ciilqabo waa lashin❤👍👍👍👍💖
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
A rural Iftar preparation amazing❤❤❤❤❤
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Realistic and dignified in every sense fantastic❤❤❤❤❤
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Год назад
Jecliyaa dhawaqa Waxaraha yar yar.
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 Год назад
Masha allah alla dhaqankeenu qurux badnaa oo xasuus wanaagsanaa❤❤❤
@nimcoyusuf3326
@nimcoyusuf3326 Год назад
Dhaqan kaaba walahi hawl weyne aad haydaa Wan kusalamay qaali xaqiiqdii sikhaasa ayaan kuutaageeraa allaah kuxifdiyo meellkasto joogto
@muxammad2777
@muxammad2777 Год назад
Mashaa allaah walaasheen, Dad badan markii aay daawanayaan muuqaalkaan waxay galaan xusuus dheer, dadka qaarna waxay u tahay wax xusub oo cashar ahaan ayeey udaawadaan, Aniga qoloda xusuusta ayaan ku jiraaa. Walaaleey horta hal shey aad ayaan ula tacajubay waana kartidaada ilaah hakuu barakeeyo. Ilaahaan ku dhaartee waxaad tahay halyeeyad. Barakooooow, gabdhaha soomaaliyeed baad waxaad utahay tusaale ⚘️❤️
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Год назад
Say Masha Allah
@muxammad2777
@muxammad2777 Год назад
@@naimosulaiman8881 mashaa allaah. Adiguna dheh
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Год назад
Mahadsanid wll
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Год назад
Ilahey ha barakeeyo waa tu yaroo fariid ah Masha Allah!
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 Год назад
EESH CALAA AFUR IYO JAWI QURUX BADAN. ماشاء الله
@aamali7404
@aamali7404 Год назад
🎉Masha Allah ❤dhaqan kaba.
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 Год назад
Alla xiiso shaahu markaad miyiga joogto adigoo daallan oo xoolihii kayimi lagusiiyo xusuus
@laylalaki5115
@laylalaki5115 Год назад
Masha allh mel qurux badan ❤❤❤❤
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Masha Allah❤
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Год назад
Masha Allah alow Ku barake awy gabdihi Tik tok futada ruxahaye ayago daqala ka radinayo waxan idin leyahy arzaqda wa wax qoron e xaran ha ku radinina
@yaasiinmohamed8332
@yaasiinmohamed8332 Год назад
ManzhallaH Dhaqan kaapa wllhi waxa kugu xirnahay mudo 2 sano ah video yadadu waa Top level GuLaYso baaYo Mcn lkn inTee JooGta Adi❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@xogsideboy
@xogsideboy Год назад
Mansha allah ❤horey usoco ❤
@afrahap4406
@afrahap4406 Год назад
Maasha allah arigii baa dhalay Waa gu barwaqo
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Год назад
Maasha allaah wllo
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 Год назад
Maasha allah❤
@Nashii283
@Nashii283 Год назад
Manshaallah ❤
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 Год назад
Masha Allah tabarakallah
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Год назад
MashaAllaah🥰🥰🥰
@shukrisalaad6575
@shukrisalaad6575 Год назад
Masha allah ❤
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Год назад
Neylaha cidooda xasuus ayey i geliyeen 😍
@fali2695
@fali2695 Год назад
Mash Allah ❤❤❤
@mnoormnoor5762
@mnoormnoor5762 Год назад
Masha allah walashey allaha kubarakeya
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 Год назад
Man sha alah lkn digada xar timirtana welkushub oonagaday dabolka intasna wakaftan horusoco in sha alah guul
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Год назад
MashaAllah
@cryptocarrency
@cryptocarrency Год назад
Alla waan jeclahay ariga yar yarka so beautiful 😍 ❤️😍
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Ramdan kariim ❤
@gandhiye67
@gandhiye67 Год назад
Wllo xasuus baa igalisay allaha ku xafido ❤❤❤
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 Год назад
I remember baadiye I miss baadiye
@hothanali6340
@hothanali6340 Год назад
Asc walal mahadsanid markad miga marayso xidhi buudh waxay ku yihin sef
@faadumomoha5797
@faadumomoha5797 Год назад
Scw
@farahali
@farahali Год назад
Asc waa xagee deegaankaanii runtii aad baan oga helay nolosha deegaankaas mudug miyaa miseh gobolada dhexe????
@munayusuf2839
@munayusuf2839 Год назад
Dhaqan kaaba abyo mcney mrka cabitanka qasee Weelka ku qasee dhulka ha dhigin ee weel kale korsaaro ila mesha wa wada ciid said ehe yeysan kaga bidine Tankale timirta jawanka ku jurto wey ka qalalee bac qafif ama bac madow inta ku xirtid kadib jawanka kurid kheyr Allaha kusiiye
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
www gabadha waxaraha lsocota
@WalalJuuci-tg7vo
@WalalJuuci-tg7vo Год назад
M.a noo soo badi baadiyaha❤please
@hawalul1962
@hawalul1962 Год назад
M.a❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
ASC dhaqankaba ubaxey suaaal masoboqankartaa xolaleyda iyo beraleyda agdego wabigadafeheda AMA xebta agagaradeda bal ayaganadhankoda aragnee fdln hadajanis uhelikartid
@cabdulqadirmaxamed5676
@cabdulqadirmaxamed5676 Год назад
walaal mahadsanid waxaan ismooday inaan baadiye joogo farxada idaha waxaraha naylaha waxaba waa wax anjeclahay midakale xaafadayadii hooyo ayaan soogaran
@abdullahijama6437
@abdullahijama6437 Год назад
Adiguna na soo dhawee pls abaayo mcn
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
😊😊😊😊
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Год назад
Ma❤❤
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 Год назад
Asc sister meshan rob kma diin miyaa
@nastehoabdirahman7517
@nastehoabdirahman7517 Год назад
Nolashadan macaan waye
@fuaadadan5655
@fuaadadan5655 Год назад
Asc dhaqan kaaba ma kibis miyaad dubaysaa yiriisay
@abdisalamnuur
@abdisalamnuur Год назад
Marti inaan kunoqda moyane
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty Год назад
Mnsha Allah qurux wadankena noso gudbisa mahad sanid Abayo
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN Год назад
M.a
@umuabdirahmanalwajeria7014
@umuabdirahmanalwajeria7014 Год назад
Asc Kaaliya isoraca faido ayan sidha walalyal
@habibohasan8644
@habibohasan8644 Год назад
Wllhi 7 sano ka hor baa iigu dambeysay ❤ m.a
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
👏👏👏👏👏👏
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Год назад
Naylaha lama taa taabto waayo idagaa diidaya abayo waa iga talo mar danbe hataa taabanina wax badan baa xoolo kusoo dhex jiray
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Год назад
Kk sax waye
@halimojibril5684
@halimojibril5684 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@faisalsuleiman1023
@faisalsuleiman1023 Год назад
Asc wllo ubaxeey qasiidadii rabadaanta noo saar
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw Год назад
Laxda maxay naysheeda udiidan tahay, m.a waa muuqaal qurux badan
@hassekhasim6883
@hassekhasim6883 Год назад
Bakeeri caano ku darso vimtada dhadhan macaan aa heele
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Noloshaa ayaa wacan laakiin meel biyo leh ayaa fiican
@mohameddabar8212
@mohameddabar8212 Год назад
Abayo habenki mugdiga mxd ifsataan
@ayancali2000
@ayancali2000 Год назад
Markii aan ku bartay ayaan anigu kuu baxshay magaca ah Billion dhaan❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Год назад
Mahadsanid xbbti ❤
@abdullahijama6437
@abdullahijama6437 Год назад
Haye ku soo jooqnay baayo
@nimcaanjaamac9339
@nimcaanjaamac9339 Год назад
Kaabaay badiya hayga ma kugu casumaa?
@mideeyeboy27
@mideeyeboy27 Год назад
Xasoos aa igalosay
@dekaabdisalan268
@dekaabdisalan268 Год назад
Masha allah wurux
@wilwaal545
@wilwaal545 Год назад
Intee kabxty huno
@Cadceed-editor
@Cadceed-editor Год назад
meesha Inaan joogo ayaan isku haystaa😂😂
@mohameddabar8212
@mohameddabar8212 Год назад
Xajigeyga badiya majeclo aniga wn jeclhy mar aya tagay labo haben aya sexday cabsi wilkeyga xolaha eey ayu moodi jiray wuxu daha hooyo daadkan eey badan ayey haystan mrkn so xasusto wan qosla wlhi
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia Год назад
walal inbox igula hadal
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Год назад
HUUNO waxaa ka sallaaamayaa ALASKA.....USA
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Год назад
Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah
@Haldhawr
@Haldhawr Год назад
Oo wll hadii ay diido maxaa lagu samayn musaasad u soo iibiya oo uga lisa 😂😂
@hanihani8612
@hanihani8612 Год назад
WALAALAYAALOW CAAGAGA AAD BIYAHA KU SHUBAYSAN KA CARAR CANCER BAA CAAGA BIYAHA LAGA QAADAA
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 Год назад
Masha allaah ❤️ ♥️ 💖 😍 😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 Год назад
😂
Далее
Nolal dabiici ah iyo howl maalmeedkeena maanta
10:35
Просмотров 33 тыс.
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Vlog nolosha dhabta ee baaddiyaha----
4:43
Просмотров 3,2 тыс.
Hooyada baadiyaha iyo xambaarka ubadka🤱
15:45
Просмотров 71 тыс.
Sida baadiyaha looga ciiday
8:19
Просмотров 48 тыс.
Dalxiiskii g/ hiraan iyo jawigeena saka
11:31
Просмотров 48 тыс.
Jawi robaad iyo jadwalkeena galabta
9:00
Просмотров 44 тыс.
Талантливый консультант
1:00
Просмотров 1,4 млн
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 8 млн