Тёмный

Nolasha meshan ka bilaw 

Farhia Jamac
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 298   
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
Soo kabid🤍🥺 1:shanta salaad ilaali oo waqtigoda duko 2:Tahajudka u kac/saltu laylka 3:istiqfaarta ku celceli
@AsanKola
@AsanKola Месяц назад
Thanks abayo aad ujclahy waxa kooban❤❤❤
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
@@AsanKola isku lenhy hppti 🫶🏻
@nasroqueen4382
@nasroqueen4382 Месяц назад
Alx salada wn tukadah salatul lely wn ukacah istaqfarta leh mar mar sameyah isoo duceya in aan lazimo muradne wn leyahy isoo duceeya wllyal ❤
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
@@nasroqueen4382 m.a🥺🥺 Allaah ku sahlo hppti muraadkga oo macsiyo la hayn Jadwal u samayso istiqfaarta then wad la qabsane
@AssiaDjibrilAli
@AssiaDjibrilAli Месяц назад
Wlhi Ghabadan siday ii cawisay ma ilobin done allah abalkaka jano ka dhig❤❤❤😢😢😢
@user-hh4gp1xo9m
@user-hh4gp1xo9m Месяц назад
Anita xitaa abayo❤❤
@ayaanismail8063
@ayaanismail8063 Месяц назад
Alxm saladaa waxan bilaabey markii igu horeysey 2020kii intii ka horeysey Wan jarjari jirey saladaa lkn wixi ka danbeeyey sanadkan 2020. Hadey malin ii dhafto 5saladood mid ka mid ah waxan galaaa murug io warwar xataa markan ku jiro xilgaaa period ka enaan saladaa tukan murug io warwar ban isku arkaaa intaaa aan saladaa tukanayo Alxm Wan faraxsanahay alxm lkn dhibka jira ahaa waxan ahay very very emotional person marmarka qaar waxan garan wayaa sabaabta aan uu ooyo anoon garaneyn wax iga maqan الحمدلله دائمان وابدأ ❤️❤️
@user-lt5mc6rg3v
@user-lt5mc6rg3v Месяц назад
Wallahi walashey qaali waa runta salaatul leylka aad ayey ii anfacde saan u ahaaay qof murugo badan marka bilaawe murugta dhan wey iga qaadmate الحمد لله ❤
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d Месяц назад
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 Месяц назад
صل الله عليه وسلم ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Месяц назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍🤍
@YoonisMaxamed-ud3rc
@YoonisMaxamed-ud3rc Месяц назад
جزاك الله خيرا
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 Месяц назад
Alx waxyabaha aan routine ka kadhigtay waxa ka mida 1: quran daily ah 2:wardi daily ah 3:aan rabo ah salatul Lyl iso duceya midas ba igu adg😢
@aishajama7373
@aishajama7373 Месяц назад
Isku mida taas kanahay😢😢😊
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
Allaah inoo wada fududeeyo istiqfaarta aan badino io xowqalada❤😢
@HibaAbdullahiAbdi
@HibaAbdullahiAbdi 27 дней назад
Abayo anaa ku kicinayo luuqa kalay​@@aishajama7373
@HibaAbdullahiAbdi
@HibaAbdullahiAbdi 27 дней назад
Abaayo anaa kutoosinayo kalay ani alx wadukada
@Sahruush
@Sahruush 27 дней назад
@@HibaAbdullahiAbdi hppti ino faidey
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 Месяц назад
Mansha allah abyo mcn been maahn wlhi nolosha furaheda wa salada anigu before 2019 salda wan go goyn jiray 😢 marka salda toosiyey nolosha ii macanaty runtii alxm alxm salad la’an wa nolol la’aan runtiii
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 Месяц назад
Abayo wan tukada salalda adinka hadan maqlo maba si fadhin karo routine quran aqris leyahy dikri sidokle iyo baqro wan aqriya abyoyin murad leyahy wali mahelin plz Aamiinta iiraciya shaqo la.an ban ahy inan gursdo mel dago wan jeclahy mutqblka dhana igatagan ilahow ducada iga aqbal ilhow muradka isahal ilahow cibadada iga aqbal gabr walbo riyo lehna riyo qayr qabto allha siiyo😢
@SamiaabdiSaamiyacabdi
@SamiaabdiSaamiyacabdi Месяц назад
Abyo muraadkaga allh hakuu sahlo waliba dag dag hkugu keeno dhamntena ilhy hano sahlo muradkeena
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 Месяц назад
@@SamiaabdiSaamiyacabdi Aaamiiiiin adgna sidokle walshay qali
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq Месяц назад
Saliga nabiga ku dikri ❤wx kasta jecshay wad helysa
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 Месяц назад
@@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq I.a abyo
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x Месяц назад
@@Fathiibrahim5245 amiiin amiin amiin yarabiii
@Siman-k9d
@Siman-k9d Месяц назад
Alla ilaahyooow Gabadhaan sidaan ujeclhy😭💕 Abaayo Aduunyo ilaahey wax ku dhibo kuma tuso Aqirana Ilaahey Janadiisa haku geeyo😭🫶💕
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t Месяц назад
Walahi 5 ta saladood waan tukada wax kasta an rabo ilahay wuu siiya alx waxa an is dhihi karo maheli kartid waan hela waxan is dhaho wa heleysa waan hela alx ilahayba mahada iska leh ❤🎉
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
كل شيء الصلاة 😭🫶🏻🤍
@NimcoMohamed-ow6vw
@NimcoMohamed-ow6vw Месяц назад
Tysm ukhtii salada way i fududhay lkn salatulaylka igu so duceeya intaa yarahy❤😢
@AsanKola
@AsanKola Месяц назад
Ilaahay hainawaafajiyo abayo ani mar waa kacaa marna makaco but salada cishe kadib 2 rakco kadib tuko
@NimcoMohamed-ow6vw
@NimcoMohamed-ow6vw Месяц назад
@@AsanKola aamin wll adina mahadsanid
@wacdimedia1
@wacdimedia1 Месяц назад
Scw masha allah abayo manta igu horeso youtube kaga m.a wanaka kugu xermay allah kubarakeeyo
@RidwanMohamed-qn8dk
@RidwanMohamed-qn8dk Месяц назад
shukran abyo adigana allh kabal mariyo saad khayrka noogu soo gudbisay
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 Месяц назад
Saaa kuu sugaayey ilaahay uun baa og my farhia❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Месяц назад
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@user-mu6wg1gj6t
@user-mu6wg1gj6t Месяц назад
Mahadsanid Abyo jasaka laah Kheyr ❤️👸🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ZamzamMohammedShariif
@ZamzamMohammedShariif Месяц назад
Abayo farxiyo wax badan ayan kaa faai,iide xppti horey usooco❤❤❤
@XasanCabdi-fu1xn
@XasanCabdi-fu1xn Месяц назад
Saldu wa furaha noloshado oo dhan wlhi wayo inta yr een bila sald noqdo warwar iyo mushkulaad aya igu bata alle wxn inoga wda bryayaa inu inaga yelo salada kuwi oga tukdana wkhtigeeda inshaalh❤😊😊
@H-Abdull
@H-Abdull Месяц назад
Thank you very much abayo,I really needed this.!
@Mulki-ek9do
@Mulki-ek9do Месяц назад
Wan tukadaa alxm lknse qushuucda ayaa iga maqan isoo duceeya walaalayal 😢Jasakallah apyo ❤
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Месяц назад
Ilaahey hakuu saqiro ani is buuc aa hada wadaa lakn anaa is karaaradiyo ilaahey hanoo wada kaso
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Месяц назад
Taajudka waaye yaah is buuc aan wadaa
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Месяц назад
Saan taahjud ubilaabay salaada waqtigeed madib mariyo lkn markii tahjudka tukan jirin waan is kadaahin jiray hada lkn alx
@xurmoxiis7762
@xurmoxiis7762 Месяц назад
Mashallah jazakallah hbbt ❤
@HodanAbdiAhmed-w2x
@HodanAbdiAhmed-w2x 7 дней назад
Abayo video yadada noo so badi allaah haku barakeeyo wlahi markan casharada qorta ayaan kudhegesta dagananan ayan dareema alxm salaad mar san ugu ficnhy baan isla waya marwalba lakin qalbigan kuhaya yaa allaaah😢❤
@saadiqmohamed176
@saadiqmohamed176 Месяц назад
Ilhw rabiyow nagu hadee intay walasheeen noshegtay❤🤲
@Zaliishupdy
@Zaliishupdy Месяц назад
Mhdsanid abaayo ilahey haku jeclado qerna haku siyo❤🤲
@Miimi642
@Miimi642 Месяц назад
Abaayo farhiya Alle haku jeclaado🥺💗
@Marynnna7
@Marynnna7 Месяц назад
Ameen walashy kheyr badan illahay haku siiyo❤ isoo duceeya aniga salaada fajrka igu adag 😢
@user-kq3bh2nw5i
@user-kq3bh2nw5i 28 дней назад
10 Aug / 2024 inshalllah ❤❤ next waan kulasocood siin isbadalka waa malintii kowaad aan so gaal bage kaga sister
@salmashariif4731
@salmashariif4731 Месяц назад
Abyo farhio anka waa Ku jeclnhy illhy ha Ku jeclado❤❤
@mona-pb7bz
@mona-pb7bz Месяц назад
mahadsanid abaayo ❤❤
@fardowsamaxamed4594
@fardowsamaxamed4594 Месяц назад
Masha Allah wllshy shukran❤❤❤
@samiraabdirahman
@samiraabdirahman Месяц назад
My sister wallah I love you ❤you are my favorite ❤
@user-qi6fq4pg3b
@user-qi6fq4pg3b Месяц назад
5 saldod iyo 12suno iyo duha iyo salatul leylba wan tukada alhmdulilah illahy baa ifududeyey 😢❤
@LamiaAbdi-g1d
@LamiaAbdi-g1d Месяц назад
Same
@fatushey8006
@fatushey8006 Месяц назад
Jasakallah qeyr abyo marka ku dhageesanayo wa I jecliisiisa salada Illhow kuwi ku dhagnado Allah naga yelo❤️❤️❤️❤️
@ridwahaji7588
@ridwahaji7588 Месяц назад
Waku xiisnay sis Alle haku xifdiyo video gan wxa dawanaya anigo Salatul leyl tukaday alx salad subax sugaayo 💕👸🏻
@HiboSaidAbdirahman-k1e
@HiboSaidAbdirahman-k1e Месяц назад
Abaayo wlhi Dar Alle aa ku jeclahay 😊❤
@qaaliladan6506
@qaaliladan6506 Месяц назад
جزاك الله خيرا يا اختي❤
@user-fy4rd2se1i
@user-fy4rd2se1i Месяц назад
Allah haku barakeyo abyo wax bdn ka faiday😊❤
@ZiimaJimcale
@ZiimaJimcale Месяц назад
Runtii wax bdn kaa faaidey xppti ilahy kheyr bdn hku siiyo abyo 🤲😢😫
@MaidaAbdi-sp4tr
@MaidaAbdi-sp4tr Месяц назад
Waligey salaad kama tagin cabsida alle darteed😢😢alx
@farxiyoabdalla7501
@farxiyoabdalla7501 Месяц назад
Hadaa Ana kuso biirey Dadka mar walbo loduceyo Aan kamid noqdey manta Alxm meel fcn kuso biireybo🥺💕
@XaWw-ql2nk
@XaWw-ql2nk Месяц назад
Abaayo mcn ugu waan ku salamay kadib waxa thy ruux aan ilahey dartisa waan ka hela dhirigilintada Allah ku sharfo
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 Месяц назад
M.a abayo aalle haku xifdiyo 😍😍😍
@shukriaxmedshukriaxmed3806
@shukriaxmedshukriaxmed3806 Месяц назад
Mashllh xapipti saaukuu sugayeey maalinkasta waan dhagaysataa
@Zinyorita
@Zinyorita Месяц назад
Janada aalh haku geeyo alpih❤❤
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 Месяц назад
Walaasheey qalbi dajiso ❤
@najuubebe7696
@najuubebe7696 Месяц назад
Ilahay farxad badan haku siiyo abayo mcanto ❤😢
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 Месяц назад
Alxm wan bilaway dajud alxm iso ducey lkn xay weyka tag tay walhi😢❤
@AbdishakurTuule
@AbdishakurTuule 21 день назад
ماشاء الله ربنا يحفظك شكرا وجزاك الله خيرا
@AlmazAbdi-j3z
@AlmazAbdi-j3z 6 дней назад
Jazakallah abayo❤
@user-nr1cx1rk4y
@user-nr1cx1rk4y 29 дней назад
9/8 /2024❤soo laban donaa anoo guulaystay 9/8/2025 hadii allah idaayo naxariis bdnaha❤
@nawaalelmi1558
@nawaalelmi1558 Месяц назад
Inantan xaqiqatan waan jeclay wayo saladah wanagedey itustaan waan iska qirodaah xaqiqatan xbtii shukran
@fardowsoyassin7004
@fardowsoyassin7004 29 дней назад
Alle hanagu hanuniyo salada inshallah abyo 😢😢
@NajaxCigaal
@NajaxCigaal 25 дней назад
Apyoh mahsanid🧕🏼💞😭
@nadiiracadaani-el2zq
@nadiiracadaani-el2zq Месяц назад
MashaAllh Mahadsanid wllshy❤❤❤
@aishamohamed1093
@aishamohamed1093 Месяц назад
Ilahow no fududee iiso duceeya walala yaal please abaayo wa mahad san tahay ilahy waxaan ku weydinaya ajar aan dhamanayn inu ilahy kusiiyo salaad walba oon tukado ajar ayaad kuledahay inta nolahay❤🥺ilahay ilma baari nolol waasac ah iyo farxad aan dhamanayn arzaqad waasac ah baan ilaahay no weydinaya subhanawatacala❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🕋🕋🕋🕋🕌🕌🕌🕌🕌🕌🕌
@Ayaandhaqanexuseenxaamud
@Ayaandhaqanexuseenxaamud Месяц назад
Allahuma barik hpptiyey waku sugayay allaha kaa raali noqdo RU-vid kaga wajeclehe hpptiyey allaha karali noqdo❤🤲
@Amaal-dx1ug
@Amaal-dx1ug Месяц назад
Abayo ale haku barakeyo plz meel aan kala so cidhiidhi iso sheeg ❤❤❤❤
@AssiaDjibrilAli
@AssiaDjibrilAli Месяц назад
Fcb keka kala xidhid ❤❤
@shukriaxmedshukriaxmed3806
@shukriaxmedshukriaxmed3806 Месяц назад
@@AssiaDjibrilAli maxa ugu qoran
@Amaal-dx1ug
@Amaal-dx1ug Месяц назад
@@AssiaDjibrilAli maxa ugu qoran
@MaryanMuhiyadin
@MaryanMuhiyadin 22 дня назад
Jasaa kallah walaasheyy
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Месяц назад
جزاك الله خيرا يا الغاليه ❤
@user-er8vd8qq7e
@user-er8vd8qq7e Месяц назад
Alx lkn qiyaamulaylka igu adag Farxiya ilove you hppti❤
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
Illahay ha inoo fududeyo😢
@salamkala14
@salamkala14 Месяц назад
Walllahi waa yabana waxa is idhi ilhayow iguso beeg video aan wax ka qaato nolosha waku wareeray qof daciifa noqday salaada berigi hore ee yara waa tukan jiray mar mar Lakiin intina wa dhafay o qofka salada ku ciyaara ka xun kuwa aan tukanin ba maqlay cibado wa is day nay 23 sano jiraa nolosha wax badan wa ciishooday in kasto Alxamdullilah gaajo iyo cudur tona i ahayn
@Umusalixa
@Umusalixa Месяц назад
❤❤❤ Masha allah qalbigaaga qoyan wlal iimanka allaha kuixiojiyo dhamaanteen
@NimcoQurux-u3z
@NimcoQurux-u3z Месяц назад
Hada kuku soo biiray ukhtii ani😢❤❤❤
@AsmaYuusuf-lq8yp
@AsmaYuusuf-lq8yp Месяц назад
Mnsha allah good like wlo waa sidaaba saaladu waa furuha nolosha guusha salaad lanteed lama soconkro waa deganasho frxad cafiamd. Thank you so much
@Nasrita248
@Nasrita248 Месяц назад
Mashallah tabarkallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ql5ym5co6k
@user-ql5ym5co6k Месяц назад
Wlhi waa runteed illahy baa ii qoray. Video kaas sababatoo ah anoo tiktok soo tuuray tusbaxna soo qaatay baa you tupe soo galay anoo is leh maxa khyra oo dhagaystaah baa gbadhan arkay hada cinwaakaba mooda mid iga hadlaya xagee nolosha ka bilaaba saaid baana video ugu kaa faaiiday waana sababta ilhy iisoo halelsiiyey alx plz hal mar iiwada duceeya inuu iihy khyr iiwada waa fajiyo
@user-sb5mm4if7y
@user-sb5mm4if7y 29 дней назад
Ilhy hku xafido wll mcn 😭🥺🤲🏻
@AmiraAbdirahman-w5e
@AmiraAbdirahman-w5e Месяц назад
Manta helay I.a waxa sonoqon dona ano ku guleysaty nolosha ❤ 30july 2024
@user-wc9pl3tw2d
@user-wc9pl3tw2d Месяц назад
M a abayo farxiyo ad ba umahadsantahay 😍❤❤❤❤
@queenmuhipo3497
@queenmuhipo3497 Месяц назад
wa mahdsantey allh raxmanka abalkaga jano haga dhigo ❤
@FatimaJama-bm9cs
@FatimaJama-bm9cs Месяц назад
Jazaakallah abyooooo❤️😭
@AbdulrahmaanAhmad
@AbdulrahmaanAhmad Месяц назад
Masha Allah
@IqroIqriina-sq4sx
@IqroIqriina-sq4sx Месяц назад
Abaayo sida kherka Nola jeceshahy alle hkuGu cazumo jannadisa❤
@MaidaAbdi-sp4tr
@MaidaAbdi-sp4tr Месяц назад
Wlhi comntiga 2aad ee aaan soqoro waaye wlhi salada wax kamacaan majiro wlhi nolasha way ifududahay alx❤
@AbubakrMohame
@AbubakrMohame Месяц назад
AbyoH xage ka dhacday 😭🧡✨
@NeemaMoha
@NeemaMoha Месяц назад
Farhiya abyo ilahy un baa kuu gudikaro abaalka igashy abayo intaa nooshahy farahad igu nolow dar ilahy baa ku jeclahy ilahy hanaga dhigo kuwi janada ku kulmo abyo mcn ❤❤🥰
@Deeqa-m2e
@Deeqa-m2e 16 дней назад
Abayo ku jeecliiyaa waliba illahay dartii❤
@user-kd9ii4cm4k
@user-kd9ii4cm4k Месяц назад
Walahi salada waa tugsa lakiin ani waxa I dhibo waa heesa ma aqano waan iska dey lahy Walahi isoo duceya mida kale gabtan intee ka hilaa inaa lahadlo rabaa 😢😢😢😢
@user-ty3jo6lf5s
@user-ty3jo6lf5s Месяц назад
Abyo vedios noocan ah soo badi farxiyo qurux❤
@queenfatima8019
@queenfatima8019 Месяц назад
Masha alh noo soobadi vidioshaada❤❤❤❤
@H-Abdull
@H-Abdull Месяц назад
Manshallah tabarakaAllh ❤❤❤
@UbaxHusein
@UbaxHusein Месяц назад
Jazakallaah qeyr ❤abyo
@user-oi4pq7xq2x
@user-oi4pq7xq2x Месяц назад
Masha allh abyo Hore u soco
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Месяц назад
Haa waan tukadaa Alxamdullah ☝️
@NasriinUpdirsiid
@NasriinUpdirsiid Месяц назад
Alxamdulilaah❤😢
@khadraqlbi2712
@khadraqlbi2712 Месяц назад
Wlal xaged qabatey wan ku xisnee😢❤alle khayr ha ku siiyo wllo
@Sadaam_682
@Sadaam_682 Месяц назад
Sidaan ku jeclahay ilaahay hakuu jeclaado walashy❤
@ayaanahmednuur5552
@ayaanahmednuur5552 Месяц назад
Alxamdulilah waaa tukadaa❤😢
@user-ud7tl5cw3g
@user-ud7tl5cw3g 14 дней назад
Mashaallah 💖
@SoHRG
@SoHRG 19 дней назад
Mash Allah wll
@caaishacabdiqadir4845
@caaishacabdiqadir4845 Месяц назад
Waa tukta lkn mar mar iga dahda iso duceya pla qofka qoralkeyga arko inuu illahy iifududeyo😢❤
@sofiasafia7881
@sofiasafia7881 Месяц назад
Machallah thanks you sister ❤❤
@AsmaKhadar-ql1ip
@AsmaKhadar-ql1ip Месяц назад
Masha allah soo badi wallo dhirigantada aad ayaan u jeclee ❤
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Месяц назад
Jazaa kallahu kheyr 💯 🙏 ♥️ ❤️ 😍 💖 💯 🙏
@nimcoxasunecali2907
@nimcoxasunecali2907 Месяц назад
والله مشاء الله تبارك الله
@queenasma6002
@queenasma6002 Месяц назад
Allah salaad la aan namaste dhiko Alh Allh Naka aqbalo salaadena ileen bini aadam nahay wax wu Naka qaladami karaa Allow Naka aqbal salaadena Aamin yaa rabb 😔 ❤
@SukaynaAxmad
@SukaynaAxmad 4 дня назад
Abyo allha jano ha kuu anl gudo❤❤
@AmuunQueen-ux1pi
@AmuunQueen-ux1pi Месяц назад
Abyo ka so hadl.salatu leyal abyo no.so.shega abyo.alle haku sharfo han.ku jeclado allen hanaga dhigo kuwa janad ku kulma allen jeclad dhmanten😢
@Umusalixa
@Umusalixa Месяц назад
Masha allah walashay qaali waan kujeclahay ilahay dartii❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Месяц назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Далее
Dress Code | Dr Haifaa Younis
7:05
Просмотров 13 тыс.
Bike Challenge
00:20
Просмотров 17 млн
Salaada miya kugu adag? Dhageyso videogan✨
11:38
Просмотров 14 тыс.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Просмотров 8 тыс.
How to love Allah🤍
8:50
Просмотров 13 тыс.
Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾
9:19
#qisadan hadad dhageysatid  istiqfaarta madhaafi doonit
20:48
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Просмотров 208 тыс.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Просмотров 71 тыс.
Sida hormar loo gaaro: PART 1
17:04
Просмотров 17 тыс.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
Salaada habeenkii Iyo sirta kujirta part one
23:36
Просмотров 16 тыс.