Тёмный

Salaada miya kugu adag? Dhageyso videogan✨ 

Farhia Jamac
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@Marynnna7
@Marynnna7 5 месяцев назад
Imisa jeer ban like saari karaa video gan jazakallahu khayr walashy illahay wax kasta oo jeceylshay yaa kuu fududeeyo 😇💝
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 2 месяца назад
Salaada waa jono😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☝️لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@TheGoldenBoy78
@TheGoldenBoy78 5 месяцев назад
Wllhi taas ayaaba been aheen lkn naf iyo sheydaan ayaa Nala xiriiro qeyr ka Allah hana tuso "mahasanid Abayada 🧕🏻💯
@IkraamMahamed
@IkraamMahamed 5 месяцев назад
Illhow macanka saladada naasii❤❤ yaarabi
@Beliiina143
@Beliiina143 5 месяцев назад
Xpptei guulaha aan gaaray marka aan kubartay kadip alle kasoke wankaaga mahdcelinaaa abayo mcn🥺🫂❤️👸
@user-zx1gy9wg2l
@user-zx1gy9wg2l 5 месяцев назад
❤❤❤ jazaakal laah abaayo mcn waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan aad noo dhiirigaliso alle hakaa abaal mariyo aduun iyo aakhiro isooduceey abaayo mcn markaa salaatuleel ka tukato muraad baan leeyahay ❤❤
@nawaalabdirahman-wy6it
@nawaalabdirahman-wy6it 5 месяцев назад
aadbaan ujeclahay videyoowyaashada illaahay haku barakreyo abaayo🥹🫶❤️
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 3 месяца назад
Hadii aan quran xogaa kor u qadin waan was wasayaa bal iso duceyea axbaabii❤❤
@amran6052
@amran6052 5 месяцев назад
Vedioga sidu uyaryahay iyo macankisa masha allah waa inyaroo faa'ida leh jazakallah ❤
@KunkaronDakane
@KunkaronDakane 5 месяцев назад
Marka hore allah baa mahad leh i siiye fursadaan qaaliga ah aan kugu daawday o aan wax kga faiday marka xigtana Adiga abaayo jazakallahu qeyr❤
@faHiima354
@faHiima354 5 месяцев назад
From tiktok alle haku karameyo like spskirepa wn sarey kheerka ad wado darti❤️
@aswanali5803
@aswanali5803 5 месяцев назад
Hppti wn ku jecelhy allhum barki❤
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 5 месяцев назад
M.a xapti noo soo badi vedio yadaada wax badan baan kaa faa idnee I.a ilaahay janadiisa hana ku kulmiyo adi iyo intii Muslimiin ah❤❤❤🎉
@shakaliina6024
@shakaliina6024 5 месяцев назад
M.a abyo walhi wa vedio loo baahna khaasatan dhalinyarada salaada aan ku dadaalno allah haku barakeeyo abyo ❤
@user-id6qt7tc6f
@user-id6qt7tc6f Месяц назад
Jazakallah ukhtii mahdsanid ❤😢
@Baro__diintaada7
@Baro__diintaada7 5 месяцев назад
Asc walaal aniga oo ka mid ah walaalahaga muslimka ah waxaan kugula talinayaa inaad inoo soo kordhiso barnaamij taariikh ah thanks.
@user-vj1vo8gz9w
@user-vj1vo8gz9w 3 месяца назад
Masha allah allaha haku barakeeyo baayo
@user-lq1re9sm7f
@user-lq1re9sm7f 24 дня назад
Ilahayow salaaada no fudaydi 🤲🤲🤲
@user-ln5il8ji1n
@user-ln5il8ji1n 5 месяцев назад
Masha Allah walasheey Allaha ku xifdiyo ilaahy hakuu gu sii wado
@FaadumoMohamed-mj7iw
@FaadumoMohamed-mj7iw 5 месяцев назад
Jaza kallahu khayr byohh ❤🥺🫶🏼
@user-kg1vw9wm3t
@user-kg1vw9wm3t 5 месяцев назад
Shukran abaayo jazaaka Allah 😢❤
@SaabiriinSaalix
@SaabiriinSaalix 5 месяцев назад
Masha allah abyo ilahey qeyr ha ku siiyo
@user-wo2yf7ll8v
@user-wo2yf7ll8v 4 месяца назад
Xppti waan ku waynee saan kuu sugaynay lee kolba may soo dhigtay vedio is lahaa vedioyadadi hore aa isaga soo cesh ceshtaa wllhi 😊❤ keep going
@samiaahmed3224
@samiaahmed3224 5 месяцев назад
Mashaa Allah Jzklh kheyr abyo 💕
@haboonmuxumed3759
@haboonmuxumed3759 5 месяцев назад
Masha allah allaha kuxafido abaayo farxiyo illahey dartiisa kujeclahay❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@burhaanaxmad8945
@burhaanaxmad8945 5 месяцев назад
Walaashay wa kusalmay wlhi wa ku duceya markasta wayo clip baan dawday aan ku faa iiday❤❤
@fatushey8006
@fatushey8006 5 месяцев назад
Jasakallah qeyr abyo❤️😪🫶
@user-lc8qi3cn3o
@user-lc8qi3cn3o 5 месяцев назад
Wllshay ramadaanka waxyaabo ku saabdan fadligiisa waxa buriyo abayo adoo raaliya ma inoo soogalin kartaa 😢
@NuuraMohamed-qq8du
@NuuraMohamed-qq8du Месяц назад
Shukran mcnto❤🎉
@dekoturux7031
@dekoturux7031 5 месяцев назад
Allah haku barakeeyo abyo jazakallah ❤
@shamsomohamedomar
@shamsomohamedomar 4 месяца назад
Waku jeclahay abayo wanaga nala wadagtid marwalpo Allah ka abal mariyo anaga xaqa Allah na tuso😢❤
@user-bp2hj7qp7l
@user-bp2hj7qp7l 5 месяцев назад
Abaayo ducooyinka salaada noo soo gali❤❤
@aishamoha8320
@aishamoha8320 4 месяца назад
Ilaaahey ha I fududeeyo mnta bilaabi rabaa isbadelkeyga😭
@user-bk4yc8ld5g
@user-bk4yc8ld5g 15 дней назад
Mansha allah mahad sanid abayo hore usoco adna❤❤😢
@SalmoAbdikadir-hr3lt
@SalmoAbdikadir-hr3lt 2 дня назад
Allah kuxafido xppptii ❤
@maxamudaxmed8635
@maxamudaxmed8635 4 месяца назад
Ilahayow noo fududee salaad❤
@AsmaMaxamud-un2td
@AsmaMaxamud-un2td 4 месяца назад
Masha allaha allaha kubarakeyo wallashay
@user-fj5gl2yp8i
@user-fj5gl2yp8i 5 месяцев назад
M.a ilaah haku dhowro abaayo mcn❤❤
@haniciise3209
@haniciise3209 5 месяцев назад
jaZaKalHu Kheyrran ❤
@mumtazmuhin1341
@mumtazmuhin1341 4 месяца назад
Thanks xppty❤
@ruqiyoruqiyo940
@ruqiyoruqiyo940 5 месяцев назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤
@user-en5uj1rv3w
@user-en5uj1rv3w 2 месяца назад
Abayo mcnto ilahey haku xifdiyo❤❤
@user-tg9ne4js6j
@user-tg9ne4js6j 4 месяца назад
Mashaa aalah walalal mcan aalah haku xifdiyo
@Kaldeeqa229
@Kaldeeqa229 Месяц назад
Mahadsanid abyooooo❤😢
@anisaaragsan5950
@anisaaragsan5950 5 месяцев назад
Inaad baan ugu faraxsanhy channel inaan ku soo biray 😊❤
@maan_icardi.
@maan_icardi. 5 месяцев назад
Guuulasyo walshey aduun iyo aakhuro byo🎉
@user-ir2ps6qo5l
@user-ir2ps6qo5l 4 месяца назад
M.a wad idhirigalisey jasakllah hppti😢❤
@PrincessHanna
@PrincessHanna 3 месяца назад
Allah Salaada ha ino Hagaajiyo😢
@fatimaabdiwahab
@fatimaabdiwahab 4 месяца назад
Keep going this information ❤❤🎉
@nimcoabdi8642
@nimcoabdi8642 4 месяца назад
Zhukran apayo jazaaka allah ❤
@user-ho7fx8bf8s
@user-ho7fx8bf8s 5 месяцев назад
Jasaka laah wllshi mcn ❤
@aishakeef
@aishakeef 5 месяцев назад
Masha'allah ❤
@ridwanabdi1577
@ridwanabdi1577 5 месяцев назад
Thanks walashay mcn ❤😊
@reemahussein7104
@reemahussein7104 5 месяцев назад
Alxm wlhi bilah salaada allah ayaa ii fuduey kaliya waxaa igu adag sunada
@user-yy4pw2tc6e
@user-yy4pw2tc6e 4 месяца назад
Abyo mcnto illahey Haku jeclado ❤sidad wanaga Nagula jeceshahay❤
@AyaanmohamedHassan
@AyaanmohamedHassan 5 месяцев назад
Farhia abaaayo ilahay hakuu barakeeyo jazakallah khair ❤i would like to wear something soo gaaraa labada cumaacum hadaa fahmin I would like to see detail🙏 I don't like to told you something puplic but I don't have another way I can told you mana ahan wax xun waa simple ma ahan wax ween lkn waa iska fiican tahy waana Kula jeclhy ❤
@adnaabdii9209
@adnaabdii9209 5 месяцев назад
Jazklaahu qeyr😢😢❤
@asli1087
@asli1087 5 месяцев назад
Maasha Allaah
@dagansuuban____
@dagansuuban____ 5 месяцев назад
❤ new subscriber btw
@user-gd1zg4cs4c
@user-gd1zg4cs4c 5 месяцев назад
Illhy hku barakeeyo xppt❤
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 5 месяцев назад
Apaayo alla ku parakeeyo cilmiga ❤
@xayaadmalpohmalpoh635
@xayaadmalpohmalpoh635 5 месяцев назад
Wllay alah haku barkeeyo waxan idin waydiyey nashidada ay ku bilawdo iso sheeg wan radiyey wayee
@MustafMaxamed-mq2ny
@MustafMaxamed-mq2ny День назад
《Rabba hu afu waka ani》 ku qor youtube ka uu kusoo baxa i.n wllshay
@user-os1nv2cm8e
@user-os1nv2cm8e 3 месяца назад
Allow macaanka salaada nasiii❤
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 4 месяца назад
❤❤❤❤❤my favorite girl all the time❤
@nastehahassan1767
@nastehahassan1767 5 месяцев назад
My role model mcnto lv u
@ZamoCraxamaan-ub3zh
@ZamoCraxamaan-ub3zh 5 месяцев назад
Walshyie keep up huno😢❤
@siciidabdi6144
@siciidabdi6144 5 месяцев назад
Gabadhan ilaahy dartii baan u jeclahay wllhi 😊❤
@AbubakrMohame
@AbubakrMohame 2 месяца назад
Gabdhaaaaaaan 💗😩😩😩💗😩💕😩💕😩💕😩💕
@fatushey8006
@fatushey8006 5 месяцев назад
Illhay cibadada saldaba hano macaneeyo🥺❤️
@user-qu6wc7qm3c
@user-qu6wc7qm3c 5 месяцев назад
Thank you hbbty ❤🥹
@muxibo-xq3dd
@muxibo-xq3dd 2 месяца назад
ilhow i noo dampi dhaf adaa dam pi dhaafe ee❤😢
@fardowsaahmed4431
@fardowsaahmed4431 5 месяцев назад
Mashallan ❤❤
@Cabaas-Faizo-Family
@Cabaas-Faizo-Family 4 месяца назад
ilahey haku sharfo😢
@user-wk2bs3vr8e
@user-wk2bs3vr8e 5 месяцев назад
M.a wkshy mcneey 😭❤
@zia_mohamoudzia_mohamoud2211
@zia_mohamoudzia_mohamoud2211 5 месяцев назад
From tiktok abaayo 😢😢😢
@nalkanalka1974
@nalkanalka1974 5 месяцев назад
Wcs abyo ❤❤❤❤
@nastehahassan1767
@nastehahassan1767 5 месяцев назад
Abayo next video waxad kaso hadasha salatul witri side loo tukada
@siciidabdi6144
@siciidabdi6144 5 месяцев назад
Wllshayey ramadaanka waxyaabo badan oo ku saabsan noo soo gali noh
@fatihamaxamed581
@fatihamaxamed581 4 месяца назад
Abayo gacmaha sifican u asturo
@MaryamoMaxamuud-sw5lc
@MaryamoMaxamuud-sw5lc 5 месяцев назад
Mahadsnid abyo❤
@user-gv5vv1yc1b
@user-gv5vv1yc1b 5 месяцев назад
M.a ❤❤❤
@Ayanahmed48601
@Ayanahmed48601 5 месяцев назад
Love you❤
@nimabouh5277
@nimabouh5277 4 месяца назад
merci bkou
@user-ur9zq4ce7p
@user-ur9zq4ce7p 5 месяцев назад
M.a❤❤❤❤❤
@user-te1ny2cq5n
@user-te1ny2cq5n 4 месяца назад
Apyo ku awaye❤😢
@user-kd9ii4cm4k
@user-kd9ii4cm4k 5 месяцев назад
Isoduceya in oo ilhey heesha ika madubeyo😮😢😢
@ibraahimkhaliil7280
@ibraahimkhaliil7280 3 месяца назад
❤❤
@user-xn7jv8wx2p
@user-xn7jv8wx2p 4 месяца назад
❤❤❤
@cashoabdullahi694
@cashoabdullahi694 2 месяца назад
Farxiyo abyo wiilkas youtubkisa maxa ugu qoran pless
@ahmedelmi6102
@ahmedelmi6102 4 месяца назад
Asc inabti halkeen xerriiraa
@user-nn5zk4vz8y
@user-nn5zk4vz8y 4 месяца назад
Abyo sodee nafsadada iskugu kalsoo Nan karta😮😊
@user-xu1jp2nw8z
@user-xu1jp2nw8z 5 месяцев назад
M.a
@ashoosmanabdirahman8375
@ashoosmanabdirahman8375 4 месяца назад
Asc Abyo advice ayaan rabaa
@Ikram.mohamed905
@Ikram.mohamed905 5 месяцев назад
❤❤❤❤
@halimahassan9704
@halimahassan9704 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@SadateSalah
@SadateSalah 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gr8ej3td6o
@user-gr8ej3td6o 5 месяцев назад
Wllo salada subax iyo qiyamo laylka igu adag😢
@user-xn7jv8wx2p
@user-xn7jv8wx2p 4 месяца назад
😢😢😢
@user-hk5rw8pp5o
@user-hk5rw8pp5o 5 месяцев назад
Murad ayaa lenahay wll❤❤
@user-tf9tg6ev6v
@user-tf9tg6ev6v 5 месяцев назад
Ducayso wllo digrigana badso illahay hakuu sakhiro wixii khayr kuu ah
Далее
Nolasha meshan ka bilaw
12:03
Просмотров 6 тыс.
Sida hormar loo gaaro: PART 1
17:04
Просмотров 15 тыс.
КРАФТИМ НЕМЛЕС ФРАГМЕНТЫ
1:05:04
Просмотров 252 тыс.
Routine ka gabadha muslimada
25:06
Просмотров 15 тыс.
sida nolosha loo badalo
9:12
Просмотров 14 тыс.
Talooyin gabdhaha quseeya.🌸
10:11
Просмотров 29 тыс.
Maraynta Daremaha
9:13
Просмотров 3,2 тыс.
Ducoyin kale oo aad u fican, dawasho wacan🤍
8:36
Sida hormar loo gaaro: PART 2
10:09
Просмотров 10 тыс.
Xanuunkii layaabka lahaa aan maray, dawasho wacan.
42:24