Тёмный
Farhia Jamac
Farhia Jamac
Farhia Jamac
Подписаться
Gacmo furan kuso dhawaw🤍
Instagram: Farhiajamacc
Snapchat: qaaliyad
sida waswaaska looga badbaado.
10:57
Месяц назад
sida nolosha loo badalo
9:12
Месяц назад
Cidlo miya daremeysa? Dhageyso videogan.
11:11
3 месяца назад
Ilahey aa kugu filan🤍
9:23
3 месяца назад
Sida nafta looga adkaado.
6:11
3 месяца назад
Rabbigada waqtigisa ku kalsonaw!
8:39
3 месяца назад
Sidan hada sameyso ducada waa lagu aqbala.
12:00
4 месяца назад
Sida hormar loo gaaro: PART 2
10:09
4 месяца назад
Salaada miya kugu adag? Dhageyso videogan✨
11:38
5 месяцев назад
Sidan isku cilaajiyey
19:38
5 месяцев назад
Aan isku diyaarino Ramadanka🤍
9:09
5 месяцев назад
Barasho wanagsan
5:24
5 месяцев назад
Gabadha muslimada
11:01
5 месяцев назад
ilahey la shekeyso anytime, anywhere.
7:43
6 месяцев назад
Haku diganin walaalkada muslimka ah!
7:08
6 месяцев назад
Sida hormar loo gaaro: PART 1
17:04
6 месяцев назад
Ha is yasin waliga!
7:08
7 месяцев назад
Daacadnimo iyo Qalbiga
5:28
7 месяцев назад
Комментарии
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 38 минут назад
Alx waxyabaha aan routine ka kadhigtay waxa ka mida 1: quran daily ah 2:wardi daily ah 3:aan rabo ah salatul Lyl iso duceya midas ba igu adg😢
@ikraanAdan-wd7fl
@ikraanAdan-wd7fl 55 минут назад
Abayo ilaahey swt haku jeclado❤
@user-nw1kt9tx4y
@user-nw1kt9tx4y Час назад
M.a walshey qali ❤aad bad umah Santahay Sala tulayka fiidiyow ka soo samay sister
@user-tx7pt5kh3x
@user-tx7pt5kh3x 7 часов назад
Walsshy aan jeclahay 🎉❤
@nashaadahmed4949
@nashaadahmed4949 7 часов назад
Mnsha allh xbbti alle haku barakeeyo❤😢
@user-oy7de5cp6x
@user-oy7de5cp6x 8 часов назад
Illhay haku jecaldo wll🥰🤲
@mona-pb7bz
@mona-pb7bz 8 часов назад
mahadsanid abaayo ❤❤
@Nehaa621
@Nehaa621 10 часов назад
Tahajudka igu adag
@user-fy4rd2se1i
@user-fy4rd2se1i 10 часов назад
Allah haku barakeyo abyo wax bdn ka faiday😊❤
@fardowsamaxamed4594
@fardowsamaxamed4594 11 часов назад
Masha Allah wllshy shukran❤❤❤
@a.h.a703
@a.h.a703 21 час назад
Aaamin aamin abaayo jzkllhu kheir
@user-sl6qi1pu8w
@user-sl6qi1pu8w 21 час назад
M,a
@hamdayousuphadr143
@hamdayousuphadr143 21 час назад
Thnk u sis
@saadiqmohamed176
@saadiqmohamed176 21 час назад
Ilhw rabiyow nagu hadee intay walasheeen noshegtay❤🤲
@queenmuhipo3497
@queenmuhipo3497 День назад
wa mahdsantey allh raxmanka abalkaga jano haga dhigo ❤
@NasriinUpdirsiid
@NasriinUpdirsiid День назад
Alxamdulilaah❤😢
@user-yq4xk1mt7j
@user-yq4xk1mt7j День назад
Jazaa kalaah ukhtii
@user-yq4xk1mt7j
@user-yq4xk1mt7j День назад
Abaayo Farhiyo noogu soo dhakhso vedioga aad kaga hadlayso tahhajudka iyo wax yaalaha aad ku heshay si ay dhiiri galin noogu noqoto
@halimahassan7133
@halimahassan7133 День назад
Salda kama tago lkn sunoyinka igu adag bas on jeclhy inaan ku daro😢
@aliiismail6227
@aliiismail6227 День назад
Ilaxii dartis kujeclhy wlhi ilaxii xaku jeclado abayo❤
@user-cp2vd2ex4p
@user-cp2vd2ex4p День назад
Wllo ilaahay hakujelaado❤❤❤❤❤
@farxiyoabdalla7501
@farxiyoabdalla7501 День назад
Hadaa Ana kuso biirey Dadka mar walbo loduceyo Aan kamid noqdey manta Alxm meel fcn kuso biireybo🥺💕
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 День назад
Alxm wan bilaway dajud alxm iso ducey lkn xay weyka tag tay walhi😢❤
@maariaabdullahi2229
@maariaabdullahi2229 День назад
Ani salaad wa tukadaa lkn tahajudka igu adag habeen kasto saacada wa ku buuxsanaaa hadana marku alarmiga iiso dhaco wa damiya mobelka dhan maxa sameya 🥹
@fatushey8006
@fatushey8006 День назад
Jasakallah qeyr abyo marka ku dhageesanayo wa I jecliisiisa salada Illhow kuwi ku dhagnado Allah naga yelo❤️❤️❤️❤️
@hawoyasin5137
@hawoyasin5137 День назад
Azc qiima badanay
@najmahassan8971
@najmahassan8971 День назад
Ilahayow i guduw inan tukado salatu layl 😢
@HanaKhadar-lp6hv
@HanaKhadar-lp6hv День назад
Wlhi abalkad nogashay ilhay wuuka abal maarin dona 💞😭💐
@salamkala14
@salamkala14 День назад
Walllahi waa yabana waxa is idhi ilhayow iguso beeg video aan wax ka qaato nolosha waku wareeray qof daciifa noqday salaada berigi hore ee yara waa tukan jiray mar mar Lakiin intina wa dhafay o qofka salada ku ciyaara ka xun kuwa aan tukanin ba maqlay cibado wa is day nay 23 sano jiraa nolosha wax badan wa ciishooday in kasto Alxamdullilah gaajo iyo cudur tona i ahayn
@ayaanismail8063
@ayaanismail8063 День назад
Alxm saladaa waxan bilaabey markii igu horeysey 2020kii intii ka horeysey Wan jarjari jirey saladaa lkn wixi ka danbeeyey sanadkan 2020. Hadey malin ii dhafto 5saladood mid ka mid ah waxan galaaa murug io warwar xataa markan ku jiro xilgaaa period ka enaan saladaa tukan murug io warwar ban isku arkaaa intaaa aan saladaa tukanayo Alxm Wan faraxsanahay alxm lkn dhibka jira ahaa waxan ahay very very emotional person marmarka qaar waxan garan wayaa sabaabta aan uu ooyo anoon garaneyn wax iga maqan الحمدلله دائمان وابدأ ❤️❤️
@asturan407
@asturan407 День назад
abayo mxa intan dan noga maqneyd😢❤
@AmuunQueen-ux1pi
@AmuunQueen-ux1pi День назад
Wlhi waxn laha saxip badn wn kala harney walib zaid isma xirirn xti lkn wlhi saxip xit ma tabi alle unba ka.dhigtey saxip wlhi alle ayan wehle nolsoha ka dhiga tey
@AmuunQueen-ux1pi
@AmuunQueen-ux1pi День назад
Abyo ka so hadl.salatu leyal abyo no.so.shega abyo.alle haku sharfo han.ku jeclado allen hanaga dhigo kuwa janad ku kulma allen jeclad dhmanten😢
@MuhiimAhmed-l6w
@MuhiimAhmed-l6w День назад
Wll macn plzz videoyada noso badi illhy khyr hku siyo xil iska kayo saar 😊❤
@user-dy6wl5xl9q
@user-dy6wl5xl9q День назад
Msha.Allah abayo Allah haku xafido
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 День назад
Sharfan❤
@HaliMaxamed
@HaliMaxamed День назад
Masha Allah ❤❤
@saed5676
@saed5676 День назад
Wllo vlog no so gali
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 День назад
Mashallah Mashallah Mashallah habo
@nimcocabdi1143
@nimcocabdi1143 День назад
Wl numberkagaa i sii wn ku jeclee😢❤
@user-cx3nn5gy6u
@user-cx3nn5gy6u День назад
Aleh kakubarakeyo wllo
@Sahruush
@Sahruush День назад
Soo kabid🤍🥺 1:shanta salaad ilaali oo waqtigoda duko 2:Tahajudka u kac/saltu laylka 3:istiqfaarta ku celceli
@Sahruush
@Sahruush День назад
كل شيء الصلاة 😭🫶🏻🤍
@user-yg1vt4cb6b
@user-yg1vt4cb6b День назад
qalpigaa idajisaa malkaan daawado muqalkaga sister❤
@user-yg1vt4cb6b
@user-yg1vt4cb6b День назад
❤❤
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 День назад
Mansha allah abyo mcn been maahn wlhi nolosha furaheda wa salada anigu before 2019 salda wan go goyn jiray 😢 marka salda toosiyey nolosha ii macanaty runtii alxm alxm salad la’an wa nolol la’aan runtiii
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 День назад
❤❤
@mssqosol
@mssqosol День назад
Abyo salaatul laylka igu adag qof kasto comntigeyga akhriyo waxa marti oga ahay inu alle i baryo inu salaad leylka i fududeeyo sido kaleto in alle guur wanagsan isiiyo nin i jecel oo i daryeela😮
@faroalinur2514
@faroalinur2514 День назад
❤❤❤❤
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 День назад
Thank you dear! Wan ku wareersana wayso iyo period ka 😂lol wayso ma iqabata?
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 2 дня назад
Walaasheey qalbi dajiso ❤