Тёмный

Nolosha Somali Bantu ee Maraykanka. 

Hereri Media
Подписаться 282 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Nin qabiilkiisa runta ka sheegay. Waa ku salaamay adeer. Mushungulis are our Somali and Muslim brothers
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Год назад
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💞☝💝
@maxamedali3674
@maxamedali3674 Год назад
Scw
@abdizack3357
@abdizack3357 Год назад
Maris you look sweet
@Utuber387
@Utuber387 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@faadumo3718
@faadumo3718 Год назад
Maasha Allah
@IB_Adam
@IB_Adam Год назад
صل الله عليه وسلم .
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Год назад
Asc wr wb. Maa shaa Allaah. Yaa Allaah cimriga iyo caafimaad Kaba u barakee isaga iyo intii Muslim ah. Waad mahadsan tahay C/salaam Ibraahim Hereri.✅👍
@ahmeddini8837
@ahmeddini8837 Год назад
Wallahi waa runtiis qalbigiisa wali wuxuu ku dhagan yahay wadankiisii hooyo ilaahow dalkeni iyo dadkeeniiba noodhawr waxan kasoo salamayaa belad weyn guuleyso xaaji faarax
@mustafeyusuf5024
@mustafeyusuf5024 Год назад
masha Allah ninkani waxa U egyahay nin xalal cuna O ehlu cibaada
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Год назад
Waa dadkii lahaa jubbaland laakiin waa looga habsaday... Rabbi ha ka kiciyo kuwaas oo ka kala yimid gobolada dhexe iyo soomaali galbeed..
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 Год назад
Waar makuwasa kamudtahay dhulka laga qaday
@mubarakmilito3062
@mubarakmilito3062 Год назад
Waan Ku tageera adeer c/salaaan herari from burcO🥰🥰
@hawaahmed5046
@hawaahmed5046 Год назад
Manshallah meshan ku dhashay waye melbarwaqo ah ilahay waxan kabaryaya inu nabad noga dhigo amiiin
@yahyaukurre8552
@yahyaukurre8552 Год назад
Qam Qam,Bamgeeni M.Allah
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 Год назад
Waa ninkii ugu daacadsanaa intaan umad daawanaayey masha Allah waa sideey tahaye
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Adeer Faarax kheyr Allaha ku siiyo. Dhibka laguu geeystay aad baan ugu xumahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Mansha Allah alle cimriga ha Ku barakeeyo
@asmacali111
@asmacali111 Год назад
Masha allah farax qof qimo badan
@mosmart4718
@mosmart4718 Год назад
Waa runtiis Farah because he did his part and it’s up to them to grow up as Muslims.
@kadiyeabdifatahmohamed6476
@kadiyeabdifatahmohamed6476 Год назад
Killidaada wadanka aad uweyday in laguugu cunsuriyeeyo ama lagu dhaho waxbo Kuma lihid wan kaa raali galin, soo noqo adiga oo nabad ah
@farxaancalinuur3611
@farxaancalinuur3611 Год назад
Waar bal somali bantuu ii shega
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay rasulkeena scw Ku sali oo like saar fadlan ❤️❤️❤️❤️
@Uroon
@Uroon Год назад
Scw
@layladheman6534
@layladheman6534 Год назад
Weriyiii qiimo badan may Allah bless you
@Faces189
@Faces189 Год назад
Allahu Akbar, Farah waa wadani asal ah.
@MrFuley
@MrFuley Год назад
Masha Allah xaqiiqdu ka hadlay waxba ma qarin illahay ha Ku fududeeyo safarka
@CAFIS630
@CAFIS630 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ixevmphLZCk.html
@suudaani1
@suudaani1 Год назад
Maasha Allah Rabi cimriga iyo cibaadadaba hakuu siyaadiyo Insha Allah
@muhsenali123
@muhsenali123 Год назад
sifiican yaanuqanaa mashungulida waxeydegaan intaudhaxeso jilib ilaa kismayo
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Год назад
Maashalah Inadr Cabdisalan Hereri Wanku Salamaya
@11naa44
@11naa44 Год назад
Dadkan bantu isku leh wa mahac english ah lkn af somali wa jareer weyne
@jabibashabkax2349
@jabibashabkax2349 Год назад
Masha Allah wa nin daacad ah oo ilahey yaqaan iiman badan leh runta ayu ka Hadley ilahey habarakeeyo.
@Nabadoon1000
@Nabadoon1000 Год назад
Allah akbar Mashallah Allah hakuu xafidoo adeer
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Год назад
mashaa alllah lama moodo in uu shayb yahay cimrigiisa ayaa ale ubarakeeyay
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep Год назад
Faarax waa libaax. Waxaagana waan kula leeyahay keygana anaa leh😅
@MaryamMohamed-ru6fr
@MaryamMohamed-ru6fr Год назад
Alla aderow waxaan jeclaan lahaa in aad aqriso fariintayda waxaan ahay hooyo 33 jir ah waan uga wel wel badanahay abohood walahi kaliya waxaan ka fikiraa goormeed kategee yurub adiga waxaad waxa dhib wado hooyoyinka
@storyofmylife2102
@storyofmylife2102 Год назад
Abe Somaliyeed oo caafimad iyo ciimir qaba Abe waaq haa barakeyo
@newassong7535
@newassong7535 Год назад
Masha allah wa wadani nasab ah jidka magalaan wa somali asli ah nin umad dhibaya ma ahan nasab iyo somali lakin cidaan waa nasab kob ah wllahi
@drill0104
@drill0104 Год назад
farah nin culus great man
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 Год назад
HERERI media 100k coming sooon insha Allah
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 Год назад
Dhibta ugu badan wa Dumarka , lakin wa jiraan Rag xumi
@sadia.1607
@sadia.1607 Год назад
Kkkk waad is weyde
@sayloncutie2171
@sayloncutie2171 Год назад
Faarax run waxuu ka sheegay, waalidka hadaan isku fikrad ka ahayn sida guriga loo maamulayo, in caruurta dhibaato weyn soo gaadhayso.
@mosmart4718
@mosmart4718 Год назад
Wallahi he looks like 50years MaashaAllah
@inaabdirashid1441
@inaabdirashid1441 Год назад
Haya haya
@el_alawy9906
@el_alawy9906 Год назад
Ninkan waa dhacadhii bin aadan ah.
@khaalidkhadar7068
@khaalidkhadar7068 Год назад
sidaa waxaad ku ogaan kartaa go east and west home is sweet home waxoogaa dhaqaalo xun baa jirtaa ssida kale nolol ayaa jirta
@abchiryou95
@abchiryou95 Год назад
Faarax yaab dhamaystay maskiin🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@keynanyare7083
@keynanyare7083 Год назад
Waan heebiyaa manahaayo USA 🇺🇸
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Год назад
Useless Meel Qof Caqli Qabo Kufikirin Ayaad Kufikiri
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Год назад
Haradaye halken ka hela 🇸🇴
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 Год назад
Saaxiib dhulkii hooyo haddaad joogto Rabi bari isagaa faraj kuu furayee. Wallaahi meel dhaanta ciiddaada ma jirto. Dalkeenna Rabi nabad ha inooga yeelo.
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Год назад
@@positiveandfunny4332 aadi halke jogta wadanke ku noshahey.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Год назад
Wallee meel baas baad haybinaysaa. Kuwii joogay baa maraykan meel ay ka aadaan la’haddii waddanku nabad noqdo dadka waaweyn iyo wax garadba cidi qurbo kuma harteen.
@paihasan5260
@paihasan5260 Год назад
M.A Jamaame s where i born ........like this post if u know Jamaame
@yahyaukurre8552
@yahyaukurre8552 Год назад
Meah born in Bangeeni.
@amnaasni7300
@amnaasni7300 Год назад
But the storm kept on spreading, it even spread to countries such as Syria, Egypt, Libya, Sudan and many more. It spread so much destruction that I can't even explain in words. Millions were dying instantly. It was so horrible I wish it would never happen like this. I said to myself what exactly did Israel do to cause such a huge storm. What was in that building that Arab countries were angry about. And when will this horrible storm stop? 🌟please find more about these important dreams of Muhammad Qasim. We are the last generation of this ummah
@HassanAli-yt1du
@HassanAli-yt1du Год назад
Walaahi runta oo ka hadlay
@wardoonacademy
@wardoonacademy Год назад
ninkaas la wareeysanayo nin ka run badan ma arkin weli inta aan qurba joogta dhegeysanayey, waa nin xog ogaal ah hadaana runloow ah, oo waxa meesha yaal si cad u sheegay, qofkii qaadanaya iyo kii aan qadaneynba.
@aliosman4384
@aliosman4384 Год назад
Haji farax waa nin somalih wadanka wax usoo qabtay soo difacay ka so noqday taliye urur kasoo qebgalay dagalo badan okaladhacay balabale iyo galdogob kadifcay xabishada alaha hakubarakeeyo haji
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 Год назад
hereri video yada 10mintska ka daaa legend
@odayjama1829
@odayjama1829 Год назад
Abdisalaan hareri haaye haaye waa kelmed culus .
@aliadam180
@aliadam180 Год назад
Fad ama hafadin waalagu fadsiin
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 Год назад
Haaye, haaye, haaye.
@somalidev
@somalidev Год назад
Reer Magaambow waa Jamaame
@pritdoriya8794
@pritdoriya8794 Год назад
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@shiilalle
@shiilalle Год назад
BANTU waa AFQALAAD balse waa JAREER afsoomaali ahaan.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Год назад
Boqolal Kun Oo Somali Dhalin Yaro Ayaa Laga Sabray Markeey Daqankaa Galada Kumilmeen
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Год назад
Ree C1 waaye ninkaan hagarder
@engkuukaay070
@engkuukaay070 Год назад
Xoriyada maraykanka kajidha waa noocaas
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 Год назад
Farah maganga wa dacaad
@Qadafi-
@Qadafi- Год назад
Wadani waya aniga cml ayuu sugaaa shabab in laga xoreyo dalka
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 Год назад
Okayaale ayay qaadanayaan kuye…. Kkkkk
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Год назад
Ani masaariiftaa bixiyaa Xaaskayga kiraday bixisaa
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Год назад
ASC MARBA HADAY KU BADBADIYEN KA DHIGEN NIN JIRA AMERICA JACAYLKA WADANKAGA WA XAQ OO UU KUGU LEYAHAY
@saidmohamed3636
@saidmohamed3636 Год назад
waa wadiniyeen dalkooda jecel maxaa u waydiinwaysay anaga ree waqoiyiya see noo aragtaa oo raba somalia inaan ka go ono 😅
@tolowmatimirbaa8848
@tolowmatimirbaa8848 Год назад
Lahjadaan tii jamaame uma eka
@thefiber100
@thefiber100 Год назад
Waa dadka khasabka la gu Soomaaliyeeyey ee aan Soomaalida ahayn asalkoodu
@shacabweynaha801
@shacabweynaha801 Год назад
Waa runtaa waa adonsiga lookenay somali
@ibraahimsaalax2237
@ibraahimsaalax2237 Год назад
@@shacabweynaha801 yaa kugu yiri waxaas, waa dadka asalka ahaa , dadka mushungliga xamar qaar baan deris ahayn waa dad fiican.
@shacabweynaha801
@shacabweynaha801 Год назад
@@ibraahimsaalax2237 jareer bathay 🤣🤣🤣 iska gartay
@osmanyusuf9493
@osmanyusuf9493 Год назад
Somali nimada janada malugu gala waa Maya qufwalbo camalkiisa
@ibraahimsaalax2237
@ibraahimsaalax2237 Год назад
@@shacabweynaha801 Saad ku ogaatay inaa ahay , wax runta kuu sheega ayaadna lahayn.
@thequule
@thequule Год назад
Asal reer maganbo waaye ninkaan
@keyses9681
@keyses9681 Год назад
Cali hareeri maxaad u weeydiin weeyday, aslkooda meesha aay ka yimaadeen iyo sababta asago ku dhashay somaliya kuna soo koray uu afka somaliga sidaan dhib ugu qabaa Hada ka hor ayaan safar u aaday kenya dhanka dhulka ah gaarisa ayaan habeen hotel kadagay waxaan dagay qol 2qof lagu wadaagayo markii aan qolka soo galay ayaan nin joga ugu tagay waxaan islahay waa kenyaan afka somaliga ayuu igula hadlay markaa baan iri Kenyaan ayaan kuu maleeyay waxa uu i dhahay maya somali bantu ayaan ahay waana markii iigu horeysay ee aan maqlo waliba anigo reer kunfur aha maxaa ladhaha ayaan eri kadib sheko dheer waxa uu ii shegay inuu aabihisa sadaxaad uu ka yimid Mozambique sidaasne uu labo dhalasho ku heysto afka somaliga marka uu ku hadlaayo sidaan cml ayuu ugu hadla
@adamkitara3014
@adamkitara3014 Год назад
Xagardhere C10 buu ka dagnaa miyaaa
@abdiqaniadem9488
@abdiqaniadem9488 Год назад
Musunguli ma taqaan
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Год назад
Asxabey bantu maxaa looga jeedaa.
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Год назад
Bantu means jareer weyne
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Год назад
HAKU JISARIN SOMALIDA WAY KU JISARTA WADAN KASTO MARKAY NOQDAN DAD JIRA O AMAAN JOGA
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 Год назад
Xurmadii raga laxurmeynaayey ha dii lawaayo xeelad iyo waano aa loo baahanyahay
@maxamedali3674
@maxamedali3674 Год назад
Somali Bantu waa maxay???
@kadiyeabdifatahmohamed6476
@kadiyeabdifatahmohamed6476 Год назад
Dadka somaliyeed ee timaha adag muuqal ahaanna Kenya ugandeseka iyo tanzaninanka u eg, lkm wa somali dhalad ah oo koonfur dhul badan ka degto
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Год назад
@@kadiyeabdifatahmohamed6476 o wl timo adaga miyaa kuwaan waaba cas cas yhine
@Somaliland-l1o
@Somaliland-l1o Год назад
Nimanyow ninkan cabdisalaan hereeri miyuu INA waalayaa Horta Mise diyaarad khaasa ayuu leeyahay sookii shalayna joogay hargaysa somaliland goormuu Nashville tagey? Ileen video gu waa 1hr ago eh
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr Год назад
Waa wakhtiyo kala duwan
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Год назад
Mar hore ayuu duubay markaa isagoo Yurub ama Maraykan jooga ayuu hadba qayb ku soo ridaa
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 Год назад
Kolay video wakhti hore ayuu duubay lkn vise wayna waa sitaa markaa dunidaba waxa ka horjoogaa waa tigidh ka diyaarada
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Год назад
Somali mushunguli🙄 Faarax magaanga🤐
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 Год назад
Hareeriyow qabyaaladu waaxay maxaad Soomaalida ukala saarsaaraysaa ?😏
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад
been muu sheegin. Haday dhab katahay
@adanjamaadan3324
@adanjamaadan3324 Год назад
Далее
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 81 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 367 тыс.
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Просмотров 71 тыс.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 268 тыс.
Somali Week Festival - Maki Xaaji Banaadir
1:08:15
Просмотров 56 тыс.
Muxuu qabtaa suldaanka Somalida Norway?
24:04
Просмотров 22 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 81 тыс.