Тёмный

Noqo qof dhab ah oo qool leh 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 1,7 тыс.
50% 1

somali viral video,somalia,somali,somali shorts,somali tiktok 2024,viral video,somali tiktok 2023,africa viral video,somali mums,somali songs,shorts somali,somali be like,somali comedy,#somalia,viral shorts,somali songs 2021,somali music 2023,somali president,somali president italy,tiktok somali 2023,funny animal videos,comedy videos,italian somali,somali president interview,somali pirates attack,somalia land,italy somalia,#somalia

Опубликовано:

 

14 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 19 дней назад
Eid Mubarak bro ❤️❤️
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 19 дней назад
Eid Mubarak thanks for watching
@farahroyalboss8355
@farahroyalboss8355 19 дней назад
Mansha allaah keep going
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 19 дней назад
Thanks for watching g
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 20 дней назад
Ha Ka walwalin sidii kuwii hore balanta ma kaga baxeyse!!❤️❤️❤️😍😍😍
@user-sf3pz8dx9q
@user-sf3pz8dx9q 20 дней назад
Ciidul caafiya dr khadar mahadsanid❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Thanks for watching salut
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 19 дней назад
Aniga waxaa igu adkayd in aan idhaahdo maya ( no ) xataa hadii aanan raali ahayn waxaan odhan jiray yes, caadadaas waan joojiyey dad badan ayaa sanka ii taagay, lkn hada qof dhab ah in aan ahay dareemayaa.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 19 дней назад
Walaal dadkaan wey ku isticmaalayeen waa daneestayaal oo dantooda kugu waaten wiligoodba sanka ha taagan
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 20 дней назад
Dadka waxeey idhahaan qof xir xiran baad tahay anigana waxaan la sheekeestaa dadka aan si fiican isku barano waa dabeecadeeyda
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Walaal waxaasi waa caadi dadka isku shaqsiyad ma ahan waxaa jira 2 shaqisiyadood oo la kala dhaha introvert iyo extrovert marka waxey u badan tahay inaad tahay introvert more research ka samee adaa fahmi doona salut
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 20 дней назад
Fariid baad tahay sxb dadka xir xiran baa fiican dameeru dhaan raacdey marna boo ha noqon.😀
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 19 дней назад
@@Yusuf_Hunter1975 mahadsanid walaal
@CabdulaahiAlhaatimi
@CabdulaahiAlhaatimi 20 дней назад
Mahadsanid wallal Allah kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Aamin walaalo adna sidoo kale thanks for watching
@farahroyalboss8355
@farahroyalboss8355 19 дней назад
Meaningful words ❤❤❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 19 дней назад
Thanks for watching
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx 20 дней назад
Nolosha hada ku jiro kuma farxsani walallahi😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Waa inaad mid ogato adaa nolashaada ka masul ah cid kuu inaneysa oo ku badbaadineysa ma lahan maxaa xal kuu ah?
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 20 дней назад
تقبل منا ومنكم صالح الأعمال وغفر الله ذنوبنا ورعاكم وحفظكم الله. Happy Eid Al-fitri Dr khadar. Runtii waxbadan ayaan ka faaiiday ilaahay dartiine waanu kuu jecelnhy intaad noo qabatay miisanka xasanadka ilaahay hakugu daro. Mustaqbalka waxan si gaar ah urajaynaya inaan kulano taasi sharaf bay ii ahan lahayd. جزاك الله خيرا 🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Aamin dr Mohamud insha Allah waan kulmi doona salut
@CaliqaasimCalas
@CaliqaasimCalas 20 дней назад
Garashadu kaagama guurto ustaad, ka dhalinyaro ahaan abaalkaga waxaan ku gudo garan mahayo ustaad thanks bro.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Adaa mudan walaal waxaan rajeynayaa inaad ku faaido qabtaan vidiyowdadaan salut
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 20 дней назад
🤣🤣🤣
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx 20 дней назад
Wll aniga Mel an ku cusubahay joga hada dhow imid joga nafis na kuma daremaya maxa igu talin lehed wll😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
@@MaxamadYare-vi9yxma groupka ku jirtaa?
@MarshalHollande
@MarshalHollande 19 дней назад
jaahilkan wan qosliyay waba jaahil qurafaad aaminsan 🤣🤣 taakale Doctor waxan ka sheekeenaya wa doctor been ah oo somali un baa lagu arka. yaa jaahil ka ku yiri naagtu qool maaleh?
@runsheege9680
@runsheege9680 20 дней назад
Bro, somalida aad wax ushegeyso, 99.99 waa fake qool na maleh..... runta hadad ushegtana way kaa xanaaqayan!!!! Maaah maah qaab daran bay leyihin o ah "Run sheeg waa ceeb/balaayo sheeg" Teda kale waxa aad sheegtay o dhan diinta Islaam ka baa ina baraysa balse somali maryooley diinta kuma dhaqman o "dhaqankoda" qaabka daran bay been isugu shegan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 20 дней назад
Waa runtaa walaalo laakinse Adiga soo Somali ma tihid?
Далее
WAANO/ISFAHAN WAAGA QOYSKA/short filim
19:34
Просмотров 28 тыс.
Как выходим с тройняшками 🙃
00:17
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Просмотров 23 тыс.
sida waswaaska looga badbaado.
10:57
Просмотров 9 тыс.
ISFAHAN WAA CABDI SHUKRI IYO SHUTTER
17:10
Просмотров 178 тыс.
Kuma Gaari Karaan
11:15
Просмотров 18 тыс.