Тёмный

Sida ay dadka u xaqiraan ooy u jahawareeriyan (How they confuse and gaslight others) 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 1,1 тыс.
50% 1

viral videos,viral,viral video,funny videos,viral videos now,uta viral videos,viral videos 2019,viral videos 2022,latest viral videos,viral videos of 2022,viral videos mashup,video viral,uta viral video,funniest viral videos,viral video 2019,viral video 2021,biden viral video,viral video tiktok,viral video tik tok,trending and viral videos,viral tiktok video,viral video (film genre),videos,funny animal videos,baby videos,dosti video

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@shukri846
@shukri846 3 месяца назад
😂😂😂 waa arkay aniga leygu sameyey lakiin waa fahmay fariinka ugu booday
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Thanks for watching
@naciimaxaaji7996
@naciimaxaaji7996 3 месяца назад
Dr khadar wll waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee wax u sharaxayso intaa kadib waxaan rabay inaan wax yar kuusheego waxaasoo ah inaad markaad video duubayso ka dhigo xilli aad firfircooni dareemay waxaan kawada caajis hasoo dhex galinin markaad wax wanaagsan duubayso marlabaad mahadsanid waxan rajaynaya inaad dhanka fiican ii fahmi doontid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Haye walaal waad Ku mahadsan tahay feedback aad isiisay thank you
@zoonak6770
@zoonak6770 3 месяца назад
Dr khadar ana gar leh ayey iska dhadhiciyeyn birta laga aslaa😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Aahey
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 3 месяца назад
Dr waa run anigaa arkay wlhi
@Caaisha..
@Caaisha.. 3 месяца назад
Ani ahaan mowduucan ma iska dhaafta ayaa iqabata sababto ah majecli energy xumaana inan qof u haayo hadane ayagaa kula soo raadsanaya xumaantoda marna wey wnagsan yihiin marna bahdil iyo dhibaato ayey kuu geesanayaan. Qalbigooda Alle aya og lkn waa in laga digtonada o yac layska dhaha..
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Waa runtaa walaal
@zakaria-9346
@zakaria-9346 3 месяца назад
I need to contact you because I need an urgent consultation thank you Doc.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Kusoo biir WhatsApp groupka waa kana linkiga👇🏾 chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@marymjey-
@marymjey- 3 месяца назад
​@@Drkhadarabdi1 i aqbal wa codsadee
@biyondafamilybiyondabeela4718
@biyondafamilybiyondabeela4718 3 месяца назад
Hi khadar waan kugu xiranahay bro xage kala soo xariirar dhibatada dakan sunta aha ayaan la nolahayee🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Kusoo biir groupka 👇🏾 chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@biyondafamilybiyondabeela4718
@biyondafamilybiyondabeela4718 3 месяца назад
Thanks brother
@manoqaali
@manoqaali 2 месяца назад
@@Drkhadarabdi1dr group wa so codsadey anigana
@FarxiyoAli-me2yb
@FarxiyoAli-me2yb 3 месяца назад
Narcissistic maxa laga wadaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Videos badan daawo adaa fahmi doona
@andreshekey695
@andreshekey695 3 месяца назад
Bro your words are on point.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Thanks for watching
@marymjey-
@marymjey- 3 месяца назад
Intee kalasoxariiraa wll
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
Далее
How To Understand FAST Spoken English
21:29
Просмотров 2,3 млн
Learning English With Native Content
27:51
Просмотров 8 тыс.
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 307 тыс.
Kifash tw9ef m3a rassek - Don't make these mistakes
29:40
WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA
17:02