Тёмный

Nuur Caraale | Heestii Axdi | Official Video 2019 

Asad Faqdiid
Подписаться 245 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Ereyada Nuur Caraale
Laxanka Nuur Caraale
Music Ismail Danan
Vocal recording Waqal
Editing and Camera Caamir

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 5 лет назад
LEGEND NUUR CARAALE HALO WADA KACO SHARE LIKE SUBSCRIBE FOR MORE WALALAYAAL 🙏🏻🇸🇴🇸🇴
@bilanahmed5854
@bilanahmed5854 5 лет назад
Asad Faqdiid ku saray pro♡
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 лет назад
Asad bro sweden re aderka ba ugu tagtay hhhhhh zxpoe lkn heeztii jubbaland ba laga zugayaa nuur carale uzheeg intaa caleemazaarka laga gaarin lolz
@hawamohamed143
@hawamohamed143 5 лет назад
😘😘
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 5 лет назад
Asad Faqdiid waan idin wada jecelahay wiilashada mar walba waan idiin taaganay
@malyunahmed8586
@malyunahmed8586 5 лет назад
Asadow adban ku salamey bro aaan ad iyo ad utagero
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 5 лет назад
Legend is back #NuurCaraale boqorkii dhaantada✌
@abdirahman7178
@abdirahman7178 5 лет назад
Maashaa allah Magaalada saas u uqurxoon waa #Shilabo caasimada Gobalka Doh runtii dalkii wuu dhismay
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waan urajenaa inuu sidaa iyo si ka qurux badan lkn ma ahan ogaaw
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 лет назад
masha Allah afkaaga caano lagu qabay ilaahay haku barakeeyo inadeerkay rumaad nuur caraale Maxamed
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
Nuur caraale legend ninkii dhantada na baray.......
@Culimocumar101
@Culimocumar101 5 лет назад
Nuur caraale weli ma single baa anaaba ku haystee muu i aqbalo lol.
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 лет назад
Nuur caraale fanaan aan aad utegero keep going huuno
@8dsomalisongs319
@8dsomalisongs319 5 лет назад
Hees Shidan Ismaciil danan arkaa music wow 🙏🙏
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
Alle wiilal qurxooninaa ha daa un nahay 💖💖💖💖💖💖💖💖
@cabdisalam2727
@cabdisalam2727 5 лет назад
Legend *NUUR CARAALE HORAY usoco Sxp 🥈🙏 Cumadan kuguturay
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 5 лет назад
Masha allah congratulations congratulations nuur caraale waa fanaanka ugu aqlaaqda wanaagsan uguna xishood badan waa fanaanka aan dambi ka galin umada somaliyed waan kugu faanaaa legend caraale ❤️❤️❤️❤️❤️
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 лет назад
Haaa wlhi dadka way no tirzanyihiin ONLF muuna cayin sda budul
@marwaanabdikani5501
@marwaanabdikani5501 5 лет назад
Azad legend youtuber Nuur caraale fanaan buuxa Gabadha quruxleey ReeR swenden AH DhamaanTiiNa somali ha noolaato 🙋🙋🙌
@yusufganaaro199
@yusufganaaro199 5 лет назад
Agaaah landheere Rear cabdile nuur caraale guul iyo gobonimo 💯 💯 💯 💯
@user-ds2lp9sq5k
@user-ds2lp9sq5k 5 лет назад
Reer cabdile iyo sacad muuse aya iska dhalay wa nin gob ka dhashay
@footballlovers230
@footballlovers230 5 лет назад
Ar luquntii dheeered ee dhaantada maheesbaa kubadashay
@galabakaaraha7603
@galabakaaraha7603 5 лет назад
Legend Nuur Caraale
@CismaanYare
@CismaanYare 5 лет назад
Nice wowowow hees macan video shidan
@booqortoyoogadenabsame3022
@booqortoyoogadenabsame3022 5 лет назад
Nurka caanshaqaa ❤️❤️❤️
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 5 лет назад
Keep going asad faaqdiid😘💯💯💯✔✔✔🙊😎 wallhi somali dab ah viva this flag 🇸🇴 😘💯💯🔥🔥🔥👢😎🎩
@cabdilahidalmar
@cabdilahidalmar 5 лет назад
Markay erayadaas dhagaysato..🥰 Nuurow wayku soo raaci..
@intisaarfahad6641
@intisaarfahad6641 5 лет назад
Ma anaa ijeceshahy iyo mafahmin wax ku hadleeso bilaahi meel mawa galaan
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 5 лет назад
Kkkkkkkkkk
@maxamedcabdullaahi7407
@maxamedcabdullaahi7407 5 лет назад
Azadoow wiil faniya Masha allaah
@somalianarmybts2573
@somalianarmybts2573 5 лет назад
Viva NUUUR CARAALE 😍💋💖
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 5 лет назад
Nuur caraale wa qofka kaliye Fanka wax ka badalikara Waw👏👏👏😘
@guntane143
@guntane143 5 лет назад
Eesh calaaa erayo iyo cod nuur caraale the only fanaan aan cidna u baahneyn
@maxamadnuur9087
@maxamadnuur9087 5 лет назад
Inaad aqbashaa rabaa
@sharmahassan2466
@sharmahassan2466 5 лет назад
Xabadan shidan umacanisay videoga
@Zaak-Ciin
@Zaak-Ciin 5 лет назад
Fanaanka fanaaniita Nuur caaraale
@mustaphemamdi660
@mustaphemamdi660 5 лет назад
keep going nuur caraale
@suusaansalaad9997
@suusaansalaad9997 5 лет назад
caadi maahan nuuur caraale kutageraa wll💓
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 5 лет назад
Ogaadeen Wax JeclaadaY Dhib Badanaaa😂
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 5 лет назад
Ciid ka badiisabaa male adeee sheeko anaa qirayaa oo aan ahayn ogadeen hhhhhh
@khadronuur3523
@khadronuur3523 5 лет назад
Kkk wllo cid naga badisa mlaha
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 5 лет назад
@@khadronuur3523 Kkkk Hada Aan Aragno Jacaylkiina BaL Soo Bandhig Adigu😂😂
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 5 лет назад
@@fadumoaadan8403 Wiil Ogaadeena Kuu Been Guuray Adiga Miyaa😂😂
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
Ahmed KaaFi AK Will Ogadeen ah waa Waa nafatad waa Alle ha noo taayo wiilashanad ♥️ Amin
@mukhtarmaxamuddhabco6359
@mukhtarmaxamuddhabco6359 5 лет назад
Mnsha Allah nuur caraale hore usoco
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 5 лет назад
Hhhh nuur caraale hees kuma ficno runtii
@maymuunmaxamed7648
@maymuunmaxamed7648 5 лет назад
Keep going fanan sare😍😍 Hees shidan❤
@wadania932
@wadania932 5 лет назад
Sxb dhaantooyinka uxiisnay....dhaanto shidan noo soo qaad
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 лет назад
Nuur caraale maan sha allah my pro keep going one love
@tasmamusic3236
@tasmamusic3236 5 лет назад
Hees iyo bar horey usoco wll nuur
@zulthanmorgan4309
@zulthanmorgan4309 5 лет назад
Legend nuur caraale salaamu caleekum kkk
@Qofdaga
@Qofdaga 5 лет назад
Gobtiiii Ogaden
@Yahhyea4
@Yahhyea4 5 лет назад
LuGo Dheere❤ m fanankena
@kowsar39
@kowsar39 5 лет назад
🎸🎸😘😘🎸🎸
@Suhuur1
@Suhuur1 5 лет назад
Nuur caarale
@abdiraxmancadceed9156
@abdiraxmancadceed9156 5 лет назад
Nuur caraale legend👌
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 5 лет назад
Mansha Allah Fanaan qaliya Alle haku dhowro aamiin yaarabi 🔥🔥🔥👍👍❤💋🌹🌹🌹
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 лет назад
Wooow nuur caraale❤🙏
@nuuraqosolwanaag9476
@nuuraqosolwanaag9476 5 лет назад
Hees iyo bar ❤️ dhantadada u xiisay hees dhaanto ah no so qad walal 🙏
@mahadofficial2439
@mahadofficial2439 5 лет назад
Legend Nur carale💯well done
@salman_amiin2336
@salman_amiin2336 5 лет назад
faqdid legend kugu fana brother
@adelali4210
@adelali4210 5 лет назад
Odaygu Sweden 🇸🇪 wuu la Qabsaday
@farhanjama7345
@farhanjama7345 5 лет назад
Ninkan dhaantaduu ku fiicanyahay , alla labo labo alla laysu raacye 😁 inta ila aragtay 👍
@al-quraanal-kariim5313
@al-quraanal-kariim5313 5 лет назад
Sebskirib iii saaar wadayalo
@Barta_shacabka
@Barta_shacabka 5 лет назад
Fartuun Balbalaarka Official Channel Official ku saaraye isaar wllo
@abdiato21
@abdiato21 5 лет назад
Asad Pro Hormar Wacan🙏🏽🔥❤
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
Hees io badh 👏👏
@omaryare5736
@omaryare5736 5 лет назад
Best hes wye
@iamhikam5509
@iamhikam5509 5 лет назад
Abaabulan wllhi waxan ka dhaho maleh 💥🙇‍♂️
@farhanjama7345
@farhanjama7345 5 лет назад
This is so amazing 😁😁
@suldanabdihassan988
@suldanabdihassan988 5 лет назад
Nuur caraale xitaa haduu hees qaadayo waa iska dhantaynayaa😂😂
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 5 лет назад
Hhhh benta maha walhi
@marizaahmed9517
@marizaahmed9517 5 лет назад
fanaanka cod macaan asad faqdiid
@sumayaabiib4417
@sumayaabiib4417 5 лет назад
Masha allah hees zhidan
@yacqubaruuriye2244
@yacqubaruuriye2244 5 лет назад
Tema asad like esara
@IsackAto
@IsackAto 5 лет назад
From baydhabo janaay balad amiin Team Asad salaamaya
@sjcomps9514
@sjcomps9514 5 лет назад
Hees shidan🔥
@samdirsadiir8933
@samdirsadiir8933 5 лет назад
Nyc song
@mariamabdulkarim7769
@mariamabdulkarim7769 5 лет назад
Fanan qaran hore u soco ❤❤❤
@mohadaud5612
@mohadaud5612 5 лет назад
Just subbed for you Asad
@marizaahmed9517
@marizaahmed9517 5 лет назад
hees iga dheh masha allah
@ilhanahmed8103
@ilhanahmed8103 5 лет назад
Hhhh nur caraleh madaxi u ruxu jiry ma iska dayey hhh wlhi wn u xiiisy😘😘
@nimcodheeman6919
@nimcodheeman6919 5 лет назад
Nuurcaraale dhantadankusobaxaysaye nice 👌🙈😍
@hibomohamed5913
@hibomohamed5913 5 лет назад
Sax waan kahely bro🥰🥰🥰👌
@zlsports5427
@zlsports5427 5 лет назад
Hees buu qaadaya wana dhanteynayaa inu dhanto qadayo miyu is moday
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 5 лет назад
Keep going wllkY full reported legend ❤👑🙏
@abwaancayn2818
@abwaancayn2818 5 лет назад
Wwww boqorka codka
@hilowlealoore1582
@hilowlealoore1582 5 лет назад
Www Axsan Fanan Nuur caraale thnks Chanelka Asad Faqdiid Fanan Bulsho 👌
@AYAANQURUXOFFICIAl
@AYAANQURUXOFFICIAl 5 лет назад
Rooda ku adke nur 😅😅😅🤫😂
@mohabarrow3322
@mohabarrow3322 5 лет назад
ika kadantahy hestan nuur ebow keep going wlkey asad faqdiid so fasax hesta senabey
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 5 лет назад
First one☝️
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 5 лет назад
Kep going lph asad faqdiidd nolw
@naruuroibro6559
@naruuroibro6559 5 лет назад
ogadeen heesah kuma ficn iska dhaf nur carle dhantee nio yaa iguu racsn
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 5 лет назад
Ninkan ciyaal dhanto ayuu ahaa markan way soo qaldeen 😂😂
@nastehanoor8933
@nastehanoor8933 5 лет назад
Intuu is ialaawa by dhantaayaa kadib buu dib usoo xasuustaa in ay hees eheed 😂😂😅😅
@iidmubarik9960
@iidmubarik9960 5 лет назад
Ogadeen hes laguma ogayne hesta dhantada kada dheh ninkan ciyarta kudhantaynaya 😂😂😂
@11stars26
@11stars26 5 лет назад
Dhanto hddii aad laqabsato musicig kaste waad dhaanteyni😂😂
@maanomusic5432
@maanomusic5432 5 лет назад
War inder wlhi dhaantadii wax kuudhaama majiraan hadad run donayso
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 лет назад
Hadan channelkaga kaimi iyo heesti legend nimcaan miyaad nolosheyda deysay
@najuumv
@najuumv 5 лет назад
Asad faqadiid ✋
@bujuusomali1843
@bujuusomali1843 5 лет назад
Asc walal hees Lee igadheh tan
@dhiirigaliyejekey9771
@dhiirigaliyejekey9771 5 лет назад
Asad cade
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 5 лет назад
Dhunti dheerayd ee dhantada ubaratay hees ma la keeni karto dhantada inaad ino hayso ba ficnayd
@zabriinaabdi6329
@zabriinaabdi6329 5 лет назад
Plz subscribe igu saaraa Ilahay dartiiis Shinbir ayaa jeclaatay ubax cad kadibna waxay ku tiri ubaxow waku jeclahay kadibna wuxu ugu jawaabay marka aad korkayga casaanka dhigtaan ku jeclaaan kadib maalin ayay waxay samaysay waxay jartay baalasheeda kadibna waxay ku shubtay dhamaan ubaxa korkiisa markaas buu ogaaday jacaylkay u qabto lkn waa xili ay dhimatay Sheekadaan iskama soo qorin lkn u jeedka wataa
@hibakdaher
@hibakdaher 5 лет назад
Oo heesti mursal ee anigo ku aaminay waxba uma ogine
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 5 лет назад
Qaabka ay sheekada ku bilaabeen ,iyo jiliinka waa kala gooni. Imika waxay jilayaan laba qof oo is aqbalay , halka la rabay gabadhu ineey dareenka aqbaalada dib ka dhigto ayna heesta la bilaaban.
@abdullhizuwer1760
@abdullhizuwer1760 5 лет назад
Mr dhanto manta ma hees buu u gudbey lkn qabkii dhantadu u ciyarayayaye
@wayaaragadumarka6382
@wayaaragadumarka6382 5 лет назад
Gobta Waxan fila iney tahay malmo swedan
@sihamdagan9355
@sihamdagan9355 5 лет назад
Naag dheer oo caato ah maxaa dabo dhigay 😡😡😡😡
@bilanahmed5854
@bilanahmed5854 5 лет назад
Team ASAD LIKE IDN JECLHAY KAL IYO LAAB ZACDU WAA 1:50DAQIIQO LIKE WIILSHA QURURXDA BADNEL
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 5 лет назад
Dhantadii meeday 😂😂😂
@Mopurhaan
@Mopurhaan 5 лет назад
team Azad #subscreibTa iGu CaawiYa 😍
@Maxkamada-1
@Maxkamada-1 5 лет назад
Sxb dhanto ku fcntahy hesti sidi danta iqadeysa secml
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 лет назад
Intii #snap chat kala socotay farta taag
@yazminahmed8605
@yazminahmed8605 5 лет назад
Ogaden wx jecladay uma xumid 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@anizah7435
@anizah7435 5 лет назад
Ma waxad maqashay Ogaden waxba ma jacladan😆😆😆
@yazminahmed8605
@yazminahmed8605 5 лет назад
@@anizah7435 hah warkazan Maqlay😂😂😂😂😂😂
@maisarofficial1578
@maisarofficial1578 5 лет назад
Wll somalinimo subcribe igu saara 🇸🇴
@xuseenhiiraan9719
@xuseenhiiraan9719 5 лет назад
subscribe ii saar walaalaha
Далее
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 39 млн
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00