Тёмный

PART 1 MOORYAN WUXUU CARUUR KA DHALAY HOOYO IYO GABDHEHEDII AABOHOD OO U JEDA DULMIGA SOMALIDA 

baarliin official
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@maryanmumin7950
@maryanmumin7950 5 месяцев назад
Alla qof damiir leh ma dhageysan karo 😢😢😢 yaa allaah
@yusuryusur7264
@yusuryusur7264 5 месяцев назад
Musiibo alle idin kurid
@fatumaosman213
@fatumaosman213 5 месяцев назад
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah cimrano iyo baarliin ilahaye cafimad hakusiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 5 месяцев назад
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
@زهراعبدالله-ض8ظ
@زهراعبدالله-ض8ظ 5 месяцев назад
MUSIIBADAN INA,KORSAARAN BILAASH MAAHAN EE DULMI DULMI DHAAFAY OO CAWAANI SAMAYSAY WELINA LAGU SOCDO MADAXNA INOO YIHIIN ALLAHAYOW AAN DHULKAAN NALALA GOYN DUNUUB BADAN WAA LAGALAYE
@maryanmumin7950
@maryanmumin7950 5 месяцев назад
Masiibo aana firkooda ka dhamaan allaha galsho
@blabla6915
@blabla6915 4 месяца назад
😭😭😭 Wcs wrb Alla Cimraanoow lama zhageeysan jaro wlhy Balaayaa dhacdey laakiin Rabi ha cadaabo waa waxeey la ololeyso Koonfurtu 😭😭😭 Illaa hada ayeey jirtaa walee Boowe
@neimafarah2321
@neimafarah2321 5 месяцев назад
That’s why they will never be in peace in Somalia
@deqadegan
@deqadegan 5 месяцев назад
Waxaas miskiinimo maaha waa dulinimo illahey na ma ogolo. Inow dilo ayeey aheed kadib markii ladilo waxeey rabaan hasameeyaan lkn adigoo nool reerkaadii saas halayeelo waa dulinimo.
@mukhtarxussein6928
@mukhtarxussein6928 5 месяцев назад
😢Subxanallah
@farhiadore558
@farhiadore558 5 месяцев назад
Waxaas wax qofweyn oo islaam ah sheeko kadhigo maahan ee wax aakhiro iyo aduun midkood anfacaya sheeg. Qalbi wasaqayn
@blabla6915
@blabla6915 4 месяца назад
Walaalayal maxey tahay waxaan geeridu waa xaq wlhy laabta inuu ka toogto ama cunada mey sun ugu daraan qurunka markaaso kale waa shahiid Xayaato maaha waxaasu😭😭
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 5 месяцев назад
Subxaanalah 😭😭
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 5 месяцев назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.
@fadumojama22
@fadumojama22 5 месяцев назад
Subxan Allah moryan wa waxan diin lagu so korin
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 5 месяцев назад
Scw ❤
@Fadumo383
@Fadumo383 5 месяцев назад
salallaahu caleyhi wasalam❤❤
@nuraahmed2314
@nuraahmed2314 5 месяцев назад
Subxanalah😭😭😭😭😭
@jaamacschire512
@jaamacschire512 5 месяцев назад
Subxanalah
@Fadumo383
@Fadumo383 5 месяцев назад
subxaanallaah kaasi iisaan ma ahan ayaan oran karaa xil maxuu ka ogyahay yoomal ayaan gabdhihiisa ayaa laga jarayaa aw koobe ayaa hada kahor wuxuu yiri nabsi in illaahay gudasyo waan ogaa lkn dubur dubur in uu ku gudasyo ma ogeen goormey ahaataba Alle wuu kajaraya
@tcaynab
@tcaynab 5 месяцев назад
حسبناالله ونعم الوكيل Somaliya may hagaagta la dhihi Waa dhul mujrimiinu ka taliso اللهم ماًءجرنا فى مصيبتنا هذه وخلفنا خيرا منها
@ShukriMaxamed-j3f
@ShukriMaxamed-j3f 4 месяца назад
Walaahi waaciil iyo calooyoow😢😢😢😢
@sacadiomacawisle1724
@sacadiomacawisle1724 5 месяцев назад
Walahay waa qisadii ugu xumeeyd xitaa qalbiga waa ku xanunaya waxala leyahay somaliya bey degto mexey degta waxa ina haysta musiboyinkan oo farabadan alle dad ma bedelo ilaa ey gacantoda isku bedelan ilaa eynu denbi geena qirano rabi sidaan eynu ku jirno inakama sarayo walahay kiidulmiga geysta beynu garab siina kan dacifkana wan liidna marka sidee ku wanagsa naneyna alle wuxu yiri xumanta iska reeba wanagana isfara lakin somali taa bil cagsigeda bey sameysay oo weliba eynu lenahay waxan ahay leendheri alle ma firiyo jimsigaga lekiin wuxu firiyaa qulubtada rabi hayna bad badiyo waxa layiri dab munafaq shiday waxa ku gubta mumin walahay manta beyna haysata ee somaliyey eynu tobad keno sidhaba dulmigana eyna iska qabano xitaa walalka kula dhashay hanoqdee rabi heyna bad badiyo Iinsha allaah
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 5 месяцев назад
لا حول ولا قوة الا بالله. انا اللله و انا اليه راجعون.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 5 месяцев назад
ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yonisimranabdul2796
@yonisimranabdul2796 5 месяцев назад
Subxanallah 😂😂😂😂😂😂
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 5 месяцев назад
لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
@hassangab1935
@hassangab1935 4 месяца назад
SCWASALIM
@AhmedhassanMohamed-m2z
@AhmedhassanMohamed-m2z 5 месяцев назад
La hawla wala kouwata ila billah
@fs292
@fs292 5 месяцев назад
Yaa Cimraan Zaciimah زعيمهwaa af reer cadmeed Soomalidu aabihii kala waxaysay 😂sixiimad kulahaa😂 Erayga saxda ahi waa (Safiinah سفينه)
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 5 месяцев назад
Xinyaha alle ku qabay waa dadka wax dilaya waa dhashi mooryaanta
@ebromohamed2258
@ebromohamed2258 5 месяцев назад
Fecbooga ayaa ku so arkey qiso lamidah oo ka dhacdy marka oday kashegynaya dadka oo dhan waxy lahayee wabeentaa 😢😢😢😢😢😢😢
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 4 месяца назад
CUQBADII AYGALEEN MOORYAANTII USC WAATAAS WALI HADBA NOOC CUSUB NOQONAYSA.
@RuqiyaAli-b8m
@RuqiyaAli-b8m 5 месяцев назад
Axax wadanka inuu dego lagamayaamo nabsigaa iyo midkabadan ayaa logeystey umadaas
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 5 месяцев назад
Dadkaa Waa la dulmay Aniga waxaan sxb nahay gabar reerkooda xoog loogu qaaday oo ninkaa gabar u dhashay waqti dheer ka dib waxay Soo gashay USA gabadhii iyo gabadheedii ninkii wuxuu Soo istaagay warqadada 10 kun dollar iiga gado walaahi way ka gadatay lacagtuu sheegtay bay siisay
@CaashSaleban
@CaashSaleban 5 месяцев назад
Maaquul maaha
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 месяцев назад
Muqdisho dembiyadii ka dhacay wax la ilaawi karo maaha.
@ShukriMaxamed-j3f
@ShukriMaxamed-j3f 4 месяца назад
Waxanuun
@liibaanxaaji1443
@liibaanxaaji1443 5 месяцев назад
Subxaana allah waa lagu rogmay wuxu maxay ahaayen
@NimoOsman4040
@NimoOsman4040 5 месяцев назад
Waxaasi waa waxay ladegi ladahay muqdisho cuqubadu halkii lagu galay caw ku hurudaa caruurtay ka laysaa ninkii caano baas dhama
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 5 месяцев назад
walahi waa qoslay waax lagu qoslo mahe waxan ku qoslay ciimraan mano wiifto kuye ciimran waa caymala mano wiifto
@AbdirahmanAliAwale
@AbdirahmanAliAwale 5 месяцев назад
150k ma gaadhsiin kari waydeen dadoow Chanel ka ????????????
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 5 месяцев назад
Salamaad minkuli afaad wax an la arkin majiran cuqubadii wali waa socotaa waliba dadkas lobaxshay loma ooyan alle agtisa ayey cadalad talaa
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 5 месяцев назад
Saxiimaddu Madoonbaa
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 5 месяцев назад
Waxay Kamitahay Nasiibdarada Nagudhacdey In Ay Kuwaas Oo Kalemasiirka Umadda Kateliyaan
@mahamednuurali9619
@mahamednuurali9619 5 месяцев назад
Nin daciif ah ayaa u arkaa wlhi ninla rerka leh nin rag waxaas sacad uma dulqadan karo
@lulali6059
@lulali6059 5 месяцев назад
Walaahi waa calool xumo. Waa sheeko ku cibro qaadasho ah, wax walbo ayaa dhacay markii dagaaladii
@CaashSaleban
@CaashSaleban 5 месяцев назад
Balaayadan aad kasheekay Jayso xagay kadhada
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 5 месяцев назад
wayo way dhacda dagaladi halag ayaa dhacay mise reer kina dadka siida yeli jiiro waay ku dhibaysa
@Ziise4
@Ziise4 5 месяцев назад
Aniga wa jeclahay dadkaas lkn talo ahaan wxn dhihu lahaa ku qasma qabiilada waawayn ee xooga leh reer yarna majiro ee somali xlkeyda saas iska ah Hashi’s bari markii reer kaga loo soo dhaco seediyashaa iyo abtiyaal iyo adeeryaal oo reero kale ah kusoo gurmanayo oo xidid ka u noqotay aad ayaan uga xumahay ayga xun ee saas yeelay reerkan allena ma dilo asoo laga jarin intuu geestay wlh dhiiga igu kiciyay wasaqa aqlaaqda laheyn oo mooryaanka ah
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 5 месяцев назад
Waxaa Looyaqaaney Mukulaal Madoow
@yonisimranabdul2796
@yonisimranabdul2796 5 месяцев назад
Scwscwscwscw
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 5 месяцев назад
Shimbir miyaa guriga joogta codkeeda ayaan mar walba maqlaa aad ayaan u jeclahay shibiraha
@hawofarah2001
@hawofarah2001 5 месяцев назад
Waa sheeko calool xumo badan leh.
@khalidbinabbas
@khalidbinabbas 5 месяцев назад
صومال فيهآ طلم كبير
@mamaruney4373
@mamaruney4373 5 месяцев назад
Mukulaal madow ayaa la dhihi jiray
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 5 месяцев назад
ilayn siba siibay dhanta miid xoog ku guurso waa dane siida wanka iso maar waa masibo cadalad ilahay agtisay tala
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 5 месяцев назад
Dad mahaa ee dugan aan din lahayen
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 5 месяцев назад
استقفر الله
@fs292
@fs292 5 месяцев назад
Aabuhu muu ninka dilo. Ninka raga ahi cirdigiisa iyo sharaftiisa dhigiisa ayu u huraa aan dhinto Horta weeye intaanaad far saarin.. لايسلَمُ الشرفُ الرفيع من الأذَى حتى يُراقُ على جوانِبِهِ الدَّمُ
@xasandhagey7923
@xasandhagey7923 5 месяцев назад
Yuusan adiga kuhabaysan ee iskailaali
@HayfaAyub
@HayfaAyub 5 месяцев назад
Yaaaaaaab iyo amakaaag😭
Далее
Watching This On Loop ♾️
00:32
Просмотров 10 млн
Это было КРАСИВО!
01:00
Просмотров 1,1 млн
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 50 млн
Maxaan kusoo arkay berbera ?
11:52
Просмотров 2,5 тыс.
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
Просмотров 67 тыс.
Watching This On Loop ♾️
00:32
Просмотров 10 млн