Тёмный

Part 4: Ninki Marka Kacararay Noloshi An Galay & Qiyanadi Ilmaha Ia iga Qaatay 

Ridhwan Issack
Подписаться 819 тыс.
Просмотров 393 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@justwatching4159
@justwatching4159 6 месяцев назад
Ridwan sxb gabadhan meel aan ka caawin karno noosoo sheeg Waa qof adag oo karti leh ilmaheedana ha ugu shaqaysatee aan caawino walaalayal. Like this comment please si ridwaan u arko
@anfacamaal9742
@anfacamaal9742 6 месяцев назад
Allha kuxafido wll xagen kala so xarira plz😢
@rayaancabdi4275
@rayaancabdi4275 6 месяцев назад
Haa sxb gabdhan calaa qof 1 doolar hadaan bixino way ka badan lahayd arintan aan la dhalayalsan asxaabay
@rahmaahmed6041
@rahmaahmed6041 6 месяцев назад
Diyar ee xage laga cawinkaro sosheg ridwaan
@falisgaal
@falisgaal 6 месяцев назад
Gabadha number ino so dir please
@meymunaali7850
@meymunaali7850 6 месяцев назад
We are ready to help her
@Sadia-35
@Sadia-35 6 месяцев назад
Mustafe iyo cabdullhi iyo wilasha gabdaaan caaawiyay mashaAllah wad mahadsantiiihin jazakaAlllah kheiyran😢😢😢😢
@abdikaiboss85
@abdikaiboss85 6 месяцев назад
Intii caawisay allaha ajir siiya Waa gabadh maskin ah
@MiinaApdi
@MiinaApdi 6 месяцев назад
Mustafe wlhi $300 bu udiray isagoona garanayn 😮❤😢
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 6 месяцев назад
Waan oyeeu qisada unntan runti wilshas si niyada ugu duceyey wlh😢
@user-vd4xf1qd5h
@user-vd4xf1qd5h 5 месяцев назад
M,a abaayo samirkaaga kuma qasaareysid. Samraa sadkiisa helo abaayo mcn qisadaada aad ayaa oga xumhy sorry qadar bay ahayd😢😢
@SiyaadXasan-xk1sz
@SiyaadXasan-xk1sz 9 дней назад
Mustafe jazaka Allah
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 месяцев назад
Inantu karti badanaa oo Caqli badana masha allah ilaahay Nolol tan ugu Qurux badan haku siiyo walashey..muxu doqon Rag nala sheegta ciiley Gabar karti badneyd! gabdhow naga raali noqda wan Ognahey taas idinma gaysee😭!
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 6 месяцев назад
Nin fiican batahi wll ninmka qar waxi qirtan dhaye aflagadi wadan guuuliso wll hablaha somalida waa la rafadiye e Allaha hau gargaro❤
@ShugriAbdirahman-oi1le
@ShugriAbdirahman-oi1le 6 месяцев назад
Mnsha Allaah wankayabay Alle hawbarakeyo kartida
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 6 месяцев назад
nin rageed wlhi ❤❤❤❤
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 6 месяцев назад
Haa wlhi aadbay u karti badantahay aboowe adiga waxba ma aadan sameen lakiin ragu isku mid ma'ahan
@sihamaden5309
@sihamaden5309 6 месяцев назад
Mashallah nin raged apowe kuwii sidhada cml ahaaa Allah noo badiyo😢
@Abuucabdiraxman2022
@Abuucabdiraxman2022 6 месяцев назад
Waligay ma arag qof qiso sidan ahi kudhacday oo ka ad adag runtii waxaan kadareemayaa wajigeeda iimaan kaamil ah Sabb idheh Qisadeedu xanuunka ay leedahay Anaga daawanayna ayay ilin nagusoo Istaagaysaa Iyada ay ku dhacday qisaduna xataa Majixin jixayso Dadkaas oo kle waxaa laga helaa umada nabi muxumed scw Wlashay ilhay ayaa kula jira Wlhi ilaahayna waa ku jecelyhay❤ Anaguna waankujecelnahay❤
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k 6 месяцев назад
Qofku markuu dhib badan soo maro wuxuu noqdaa qof ad adag nolosha fahma
@deqadeqa5292
@deqadeqa5292 6 месяцев назад
Manshallah
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 6 месяцев назад
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲 maasha Allah Alle haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
@nuraubdi3080
@nuraubdi3080 6 месяцев назад
Ha way ina qabta ale khar ha ugu badalo e uso duceya
@hodancalixasan4726
@hodancalixasan4726 6 месяцев назад
Sax ilha ha ka jaro qof kale
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 6 месяцев назад
Mustafe iyo wiilasha kale lacagta soo diray ama caawiyay. Much love to u❤️❤️❤️ adinka unbaa RAGAMIMO sheegan kara!!
@ayanmahamad8
@ayanmahamad8 6 месяцев назад
Gabadhan somaliyey aynu lacag uruuruno tukaan Shop aaynu udhigno wlhi waxaa ku filan 100 qof oo min 50€ waa 50x100 = 5000$ intaas baa ku filan
@user-pn2fz2yt8f
@user-pn2fz2yt8f 6 месяцев назад
Waaa runtaaa wllo whi
@nimcodheeman392
@nimcodheeman392 6 месяцев назад
Waan ooyey Wlhy 😢😢😢😢 Alla qalbiga ma ninkii qabay baa Midh usoodiri waayey mid kale ayaa intuu ka naxay lacagtii usoodiray iyadoo aan waliba waxba u sheegin 😢 Rabiyow Inankaa janada ugu deeq ❤❤❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 месяцев назад
Allahuma aamiin
@VisitUs1click
@VisitUs1click 6 месяцев назад
Nasiib xumaaya ninka boqoradan dayacay Ilaahay baa kaamil ah, gabadhana ilaahay swt wuxu isugu daray waxyaalo badan oo qofka bini aadamka ah laga rabo kaagasii darane kuwii dumarka lagu xulan jiray baa ilaahay swt ku kaamil yeelay. I liked her capability. Hal mar baa shaydaan u taliyey waa markay waalidkeed iyago aan ogayn ay ninkii lagu meheriyey u dhuumatay. Dayacana halkasu kaso raacay ilaahay haku fududeeyo nolosha inta kaga dhiman
@indhooshaji9192
@indhooshaji9192 6 месяцев назад
Mustafahaas noo raadiya one in million waaye walhi jazakallah walaalo 😢
@ahmedjeemo683
@ahmedjeemo683 6 месяцев назад
Strong women baa Tahay abaalkaaga ilaahay jannadii haka dhigo wlshy kolba aduunka nolol adag oo sabarkeeda wadaTa ilaahow kugu imTixaane waadna ksoo bxday oo waad sabarTay guul badan iyo nolol qurx badan oo dheer baan ku rajayn ina gumeed baa ku helaye gobTa gob ilaahay kuma aadiyo badanaa inTaan rag khabar kooda maqlaayey mid ka liiTa ma arag ina gumeed silicaa ku mariyay guuleyso wlshy
@laylaali3024
@laylaali3024 6 месяцев назад
😢😢 haa waa qof aan aad ulayaabay inkasta oo layidhi adiga oo labada dhinacba dhagaysta mooyee wacba ha xugmin aad baan uga xumahay waxa ku dhacay walaasheen
@rayaancabdi4275
@rayaancabdi4275 6 месяцев назад
SOOMAALIYEEY GABDHAN AAN CAAWINO😢
@OmarAbdullahi-ry4ec
@OmarAbdullahi-ry4ec 6 месяцев назад
Mxan ku cawinaa❤❤
@islamicdawa5266
@islamicdawa5266 6 месяцев назад
Waa sax gabadha aan caawino
@rayaancabdi4275
@rayaancabdi4275 6 месяцев назад
@@OmarAbdullahi-ry4ec lacag ay nolosheeda wax kak badasho
@mohamedbashirmuse9995
@mohamedbashirmuse9995 6 месяцев назад
Contact yaa Ka Haya ruunti
@rayaancabdi4275
@rayaancabdi4275 6 месяцев назад
@@mohamedbashirmuse9995 ridwaan unbaa la waydiin
@user-ve3gw3xm3j
@user-ve3gw3xm3j 6 месяцев назад
Cajiib dadka waan laga shekay sinayne maxay dhibla amusan yihin lkn gabadhani waxay dadbadan dhertahay waa sheka yaqaan iman xishod iyo sabar badana waka muqda wajigeda waxkale uma awode illahay wxn uga baryaya inay farxad ku dhamaysato nolosheda 😢❤
@marwa-pw9ok
@marwa-pw9ok 6 месяцев назад
Amiin 😢
@user-nn6ph4rz7t
@user-nn6ph4rz7t 6 месяцев назад
Aamiin Yaa allah
@qureshcolow1898
@qureshcolow1898 6 месяцев назад
Amiin
@Hothoo
@Hothoo 6 месяцев назад
Mustafe iyo abdilahi iyo gabadhi haboyarta u ahayd iyo dhaman intii caawisay hani keligeed maydan caawin dumarka somaliyeed oo dhan baad caawiseen iyo ubad yaryar iyp hooyo somaliyeed oo Muslim ah Ilahay abaalkiina janno ha idinkugu abaal mariyo😢😢 hani adna walal waad ka baxaysa dhibaatada Insh Allah nolol khayr qabta baan Alle kuu weydiiyey
@maryancb1351
@maryancb1351 6 месяцев назад
haa wallhy
@ayanohagi
@ayanohagi 6 месяцев назад
Qisada gabadhaan wallaahi aad bey ii taabatay isma lahayn family somali ah baa sidaa uwada xumaanayo, ilaahay farxad aan dhamaan abid haku siiyo abaayo.🥺💯❤️
@shamsoosman5614
@shamsoosman5614 6 месяцев назад
Nasiibkeda saas noqday 😢
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 месяцев назад
Allahuma aamiin
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 месяцев назад
​@shamsoosman564 Way nasiib badan tahay waayo dhibka wuu soo hormaray oo farxad iyo raaxo way u dambaysaa Inshaa'Allaah.
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 6 месяцев назад
Wll wa wrum lkn wax wlpa wa iska qoraal😢
@user-sw6qj5nf7s
@user-sw6qj5nf7s 6 месяцев назад
Waa qof fiican samir leh daacad ah aamin ah karti leh ilaahoow Aduun iyo Aakhiro u gargaar Nin wanaagsan nah ku irsaaq.war qofkii Guur doon ah oo daawanaya gabadhan Guursada yaan ladiinka hor marin
@yaasircade51
@yaasircade51 6 месяцев назад
inta quraanka kariimka jecel bal aan arkno caawa like saara❤❤🎉
@-SOM-SANDY
@-SOM-SANDY 6 месяцев назад
war nio liketa lagu sarayo lacag ma ku hele mise darajo
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 6 месяцев назад
Haye waynu akhrin like tuna lacak inaguma joogtee ugu dhak siiyay haduu wax ku helo iyo hadiikaleba dhak ugu sii walalo wax ku codsaday
@nastaha1653
@nastaha1653 6 месяцев назад
❤❤❤
@IqraNashaad-xu7zg
@IqraNashaad-xu7zg 5 месяцев назад
Abdullahi and mustaph io habaryar wlhi hani bis ma caawin eee dumarland oo dhan ayaad caawiseen wilasha qar fcn baa haray wlhi shukran shukran yqy❤😢🤲🏾😭🙏
@XanaanOsman-pu4ns
@XanaanOsman-pu4ns 6 месяцев назад
Cajib qiisadiii igu horysay An wakhti kubiziyo an yutup usoo galo weye qiso aad ada uxanun badan weye runtiiii abyo alle hakula jiro inta nolosha kuuharty farxd io meel wacn kuurajeyn runtiii qofwlbaaa qisuu leyhy anigadeydaa qisan leyhy cajiiiba wana qarsadaaa waxyar mahee qofna waaa qof so bandhigy qofna waa mid qarsady qisdada inay wxabadan bulshdaa u iftiimisso
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 6 месяцев назад
Qisada wax ba laga barta nala wadaad, waxaa ku rajena inaa nolol wanaagsan heshay
@user-jd9mx4pn6j
@user-jd9mx4pn6j 6 месяцев назад
Wuxu geesisanaa oo adagaa wllhi midan waa strong woman guuleyso hno
@mohamedadam3512
@mohamedadam3512 6 месяцев назад
Ilaa shalay waxaan kolba fiirinayey in part4 soo gashay ❤ gabadhan yar waayo aragtinimo ka sarraysa da’deeda bay leedahay, she’s so articulate and authentic, I love her❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@user-pu8yy3vf6w
@user-pu8yy3vf6w 6 месяцев назад
صل الله عليه وسلم
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 6 месяцев назад
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@hassanmoussa88
@hassanmoussa88 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@canabcabdirisaaq6327
@canabcabdirisaaq6327 6 месяцев назад
Scw Scw Scw Scw Scw
@FadxiXasan-yd3mb
@FadxiXasan-yd3mb 6 месяцев назад
Musalsal cadi ah ayay noqotay shekadan Naga so gaba Gabe ridwan said Ayan ku tagera❤❤❤❤
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 6 месяцев назад
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@bedraibraahim1460
@bedraibraahim1460 6 месяцев назад
𝑨𝒂𝒎𝒊𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒎𝒊𝒏 🤲
@HudaMohamud
@HudaMohamud 6 месяцев назад
Ameen yaarabi
@farxiyaosmaan4832
@farxiyaosmaan4832 6 месяцев назад
Amiiin yaaaa rabi
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 6 месяцев назад
Aamiin allaah
@DeeqoAdan-ii7fq
@DeeqoAdan-ii7fq 6 месяцев назад
Aamiin
@cafiifodagan4852
@cafiifodagan4852 6 месяцев назад
Masha allah Masha allah Please Masha allah u dhaha waa qof caqli iyo karti allah ku manaystay Runti daciif bn nahay inagoon ula qasdin bay il inaka dhici kartaa Nolosha allah haku furforo حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلي الله راغبون Hadii ay aragto commitmentigayga iyo weliba qof walbo kurbo dareemayaba ducadaas bn u dardaarmayaa iyo weliba allah ka cabsi,yaqiin❤❤❤
@zainabhassan3823
@zainabhassan3823 6 месяцев назад
Waa sheekadii ugu saxsanayd iyo qoftii ugu daacadsanayd eed keen to waaye
@al-raazii8914
@al-raazii8914 6 месяцев назад
Anoo ku hadlaya Afka raga soomaliyed Inta hagaagsan Ee dumar qiimohooda Yaqaan .. Waxaan leeyahay inantaa Aad u raali noqo Runtii wan ka xunahay Inaad dhibaatadaa Martay 😢 Mid raganimada ceebeeyay Daraadii Waxaan ku rajaynaynaa Alle idmakii nolol fiican Ood ku nasato Wali xita wad yartahay Hadaad guur danbe Dacsantahay Alle mid dhibatooyinka Aad martay ku ilawsiiya Haku siiyo ood ku nasato 🤲 Kula dareen baan nahay runtii wallo Si guud ahaana dumarow Naga raali ahaada 💙
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 6 месяцев назад
thanks my bro ❤
@user-xb7wl7ck5n
@user-xb7wl7ck5n 6 месяцев назад
Allah illahow adaa weyn . Anigii uu dhibkan igu dhicin baa ilmo ceshan la aduunyo gabadh yarta Masha Allah markasta Allah baybaridaa isku xirta waa Waxa qofka muslimka looga bahanyahay illahow caawi ilmaheedana usoo celi 🤲🤲🤲🤲
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 месяцев назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 6 месяцев назад
Wan kusaaray wll e adigana iso booqo
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 месяцев назад
@@amiirafamilyyoutube7494 Mahadsanid walal
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 6 месяцев назад
Walee gabadh Somaliyed waa Gold. Adkeesi karti, caruur jacel Maa Shaa Allah, Allah Swtc dhibki Aad soo martay wax fican hakugu bedelo. Ridwan gabartan see loo caawin kara. 😢😢😢
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 месяцев назад
Gabdhaha Soomaaliyeed waa sababta Soomaali jiritaankeeda u jiro oo Rabbi ku asturay. Waana fadli dheeraad Rabbi ku maneestay Gabdhaha Soomaaliyeed. Alxamdulillaah
@deeqoabdiaziiz1045
@deeqoabdiaziiz1045 6 месяцев назад
Mustafe iyo cabdulaahi ilahow janada idinku arsaaq wakhti ay idiin baahnayd baad garabsiseen inanta yar 😢😢😢
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 6 месяцев назад
Aamiin
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf 9 дней назад
Aamiin
@naciimoabdikadir5558
@naciimoabdikadir5558 6 месяцев назад
Gabadhan shekadeda book hako qorto wlh waa sheko xanun badan ilahay murugta somartay farxad hakubadalo abyo nolosha ku raxayso inta ku dhiman abyo ❤❤❤ gabar samir badan batahay mshlh ❤
@Buubshe
@Buubshe 6 месяцев назад
Survived twice aa la dhahaa buga
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 месяцев назад
Sax ❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 6 месяцев назад
Mastafe iyo wiilasha ugaandha joogo waad mahadsanid ❤❤❤❤
@Saadia-zn6gb
@Saadia-zn6gb 3 месяца назад
Sorry abayo mcn
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 6 месяцев назад
Allaah yaa aabaheeda u sheegaa gabadhiisa inay thy gabar lagu faano,oo iimaan leh. Waalidiinta somaliya qaarkood sabar ayey u baahan yihiin
@Xafsiina
@Xafsiina 6 месяцев назад
Kuma fahmayan dhibkada iyo waxa ku heysta
@SafiyaAlicuthman-rd8yt
@SafiyaAlicuthman-rd8yt 6 месяцев назад
walahi gabadhan wey so jabtey aduun barked carar bey ku qadatey ilahayow u dhey aamiin🤲🤲🤲
@Heytameyyy
@Heytameyyy 6 месяцев назад
Xanuun wye qof adag wye gabadhan 😢
@saamiyaaadan6789
@saamiyaaadan6789 6 месяцев назад
Haaa walhi😢😢
@SiyaadXasan-xk1sz
@SiyaadXasan-xk1sz 9 дней назад
Qof adag wallh
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 6 месяцев назад
Eebe (SWT) edeb, xishood, iimaan, sabar, dulqaad iyo karti iyo caqli waa uu kugu maneystay wlshy Eebana cid Allale cidu jecelyahay ayuu imtixaama, Ilaahay nolol iyo mustaqbal ifaya hakuu horseedo, Ina gumeed xun baa ku helay, Ilaahay baa laakin ka jaa'iza siin doona waxii uu ku Mariyayna xakiimkaa ka abaal marindoona, Eebe haku jeclaado wlshy kaasi sharafkii iyo shaadhkii raggu dhulka iyo dhooqada kula tuntee kun iyo kow jeer ka raali noqo Eebe cidhiidhiga iyo dhibaatada hakaa saaro mumin Aduunka lagu imtixaama sabar wlshy In sha Allah.
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 6 месяцев назад
Waaba waxa kaliyaa ee ay ku guulaysatay
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 6 месяцев назад
​@@MuxuboShikhxusen aad iyo aad.
@faadumo883hasan8
@faadumo883hasan8 6 месяцев назад
Rabiyoow Adigaa Awoodleh ilaahayow Gabadhan Qalbiga u dhay Ya rabbb🤲 ilaahow waxay ku ilaawdo xanuunka ugu badal badal qeyr leh😭💔🤲🤲
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 6 месяцев назад
Allahu Akibar kii qabay wuu ka baqiilay wiil kalena asagona aqoonin buu u soo diray Ilaha yow wiilkas waxa uu jecel yahay janada ugu horeysa sii
@MunaCrTruthisnotadvertised
@MunaCrTruthisnotadvertised 6 месяцев назад
Aamiin
@NimcoAbdirxiincali
@NimcoAbdirxiincali 6 месяцев назад
Amiin​@@MunaCrTruthisnotadvertised
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 6 месяцев назад
Amiiin
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 6 месяцев назад
Amin walalo
@dahabofarah1480
@dahabofarah1480 6 месяцев назад
Gabar yar oo fariid ah maasha allaah ilaahay wax khayr qaba hasiiyo xoogeedana ha u barakeeyo.
@abdirahmanahmednur7112
@abdirahmanahmednur7112 6 месяцев назад
Sabarkaagii horana illaahy hakugu arzaaqo nolashaada danbena waxku dhiba ilaahay kumatuso
@abdiwalimohamed4225
@abdiwalimohamed4225 6 месяцев назад
Gabadhina waa macdan qaaliya lkn dugaaga baa ilahay afka uga galiyey, Denbiga ugu wayn waxaan leh waalidkeed oo aan xog waraysan naxariisna tusin. Fadlan ridwan fadlan Nala wadaag meel gabadhan Laga caawiyo
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 6 месяцев назад
Reer kampala iney nasab yihiin waa leysku raacay waan idiin xiisay reer kampala❤❤
@muminodaahir-if5kr
@muminodaahir-if5kr 6 месяцев назад
noso labo😊
@lulabdikariim5909
@lulabdikariim5909 6 месяцев назад
Asc wallo ridwaan aad ayaad ugu mahadsantahay sida quruxda badan eed dadka dhiban udhageesatid wallo gabadhan qisadeeda aad ayay sameenbadan iigu yeelatay waxbadan baan kamid nahay abaayo macaan ilaahay hakaabadbaadiyo dhibkasta oo laguugeesto qof iimaan leh baatahay mustaqbal quruxbadan baan ilaahay kuu weediinay aad ayaad uyartahay una quruxbadantahay ❤ anagoodhan baa lalaladaa ah horay usoco
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 6 месяцев назад
Mahadsanid wllken mustafe saad ubadbaadisey wllshen wiilkeeda❤
@hafsaawed2797
@hafsaawed2797 6 месяцев назад
Inaantu Mnsha Allah karti iyo caqli bay Isku darsatey doqon baa ciiley nolol Ta ugu qurux bdn Ban ku rajeyan qurux dumareyyy 😢❤
@naimamohammed814
@naimamohammed814 6 месяцев назад
I can’t stop crying until the end 😢she’s strong
@MuwahibMohamed
@MuwahibMohamed 6 месяцев назад
Additionalhdhjhu
@MzzNaima
@MzzNaima 6 месяцев назад
Qofku hadu ilahay ku xidhan yahay oo xishod io iman leyahay karti io samir io xishod leyahy wax kasto lagu sameyo ilahay ayaa Garabkaga Ah somaliyey gabadhan ku tusale qata oo ilahay xadhigisa haysta wax ka halabayo ma lahan ilaahy hada aaminto od ku xidhnato alle nolol qurux badan AYAAN kaga baryay huno awladadana baari alle Ha kaga dhigo nin waangsana alle hakugu simo😢
@user-qf2re3ve8r
@user-qf2re3ve8r 6 месяцев назад
Abaayo dhaawac io xanuunkastoo kusoomaray cashar hakuu ahaado Allen farxad Ana mururo kadambeen alle haku siyo cafimaad an xanuun kadambey alle hakugu irsaaqo insha allah🤲🤎tanis waa aduunyo manta asiga kaadhib badan wllhi🥹qisadaan waa qiso itaaabatay run ahaantii🖤
@Nuurah951
@Nuurah951 6 месяцев назад
Gabar karti badan, dadnimo badan, calool adeeg leh. Waxaad dhib soo martaba nolol aad ku illowdo ayaan Allah kuu waydiinayaa.
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 6 месяцев назад
Ameen ya Allah😢
@quruxbadhan8053
@quruxbadhan8053 6 месяцев назад
Shukran ridhwan adunkey ku cadhaaben maskinta lkn dibmlhn Aakhira faras kunoqonayaaan
@user-dk9dv1be7j
@user-dk9dv1be7j 6 месяцев назад
Ala gabadhaan waa qof soo jiidhasho Leh masha Allah ❤❤😊
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 6 месяцев назад
Haa masha allh ❤
@user-ov3uh8zl8r
@user-ov3uh8zl8r 6 месяцев назад
Finally 😢Alx abyo Alle wax ka farxiya haku tuso insha Allah
@YahyaFatah-lb7ch
@YahyaFatah-lb7ch 6 месяцев назад
Wallaahi gabadhan dhibaato aduun oo xanuun rafaad iyo naxariis daro kudhehan weey somartay qofka mu'minka ah aduunka ayaa lagu imtaxaamaa. Raga qaarna ilaah baa laga magangalaa❤
@ashaluul1969
@ashaluul1969 6 месяцев назад
IT SEEMS REAL, AND IT IS VERY INTERESTING STORY. THANKS GUYS.
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 6 месяцев назад
Waa runteed this story is true
@baarridaacad2919
@baarridaacad2919 6 месяцев назад
Mahadsanid sxb ridwaan 4 ayaad sogalisay shukran ❤❤❤❤😊
@user-sl7hi3ho7e
@user-sl7hi3ho7e 6 месяцев назад
Ax imtixan aduun weye nolosha alxamdu intaa allah ugusimo inantaan qadar iyo imtixasn aduun weymartee allah usaqiro intii uhadhay adunkediii❤❤❤ an uwada duceyno intii dumar oo dulmoon mesna qarsanayaan
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 месяцев назад
Wallaahi hooyo waa cajiib waana sababta Alle 3 xaqq u siiyay. Allaha dambi dhaaf ugu badalo iyo naxariis. Caafimaad khayr qabo Allaha siiyo. Farxad, raaxo iyo nabadgalyo waarto Allaha siiyo. Ubadkana Allaha baari uga dhigo.
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 6 месяцев назад
Mustafa Allaha albalkaga jano kaga dhigo 😢Saad u badbadisay wiilkas yarka Alla kasokow ❤
@muhamaxamud466
@muhamaxamud466 6 месяцев назад
Wxn ilahay kga baryaya nolosha ugu qurx bdn inaa dagtid wllo qli😢❤❤ ilahy frxd iyo rayrayn dhibkii aad martay mid kaasoo kabta alle hkaga dhigo
@Filsan6236
@Filsan6236 6 месяцев назад
Mustafe u duceeya anigu ma aqaan lkn kurbada gabadhaas uu ka fayday inuu ilahay mida qiyaame uga faydo aduun iyo aakharana uusan ciishoon ilahay waxaan kaaga baryayaa inuu meel kaste ood baahan tahay uu kuu buuxiyo gabadhaan yarna inuu ilahay iimaankeeda u adkeeyo aduunka iyo aakharana uu qurxiyo
@khadraabdille6991
@khadraabdille6991 6 месяцев назад
Mustafe lacagta meshu ka so bixiey allaha u buxiyo
@KafiyoCabdi-bh6yl
@KafiyoCabdi-bh6yl 6 месяцев назад
​@@khadraabdille6991aamiin yarabi alahaka abaal mariyo
@themtt7853
@themtt7853 3 месяца назад
Ilaahow wiilasheena somaliyeed noo dhowr 😩😩😩wlhi wiilasheena wax ka boqorsan malaha I love you faarax❤❤❤
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 6 месяцев назад
Mustafa Allah ha ku xifdiyo sidaa kurbada uga caawisay Allah kurba kuma tuso
@shacbaan578
@shacbaan578 6 месяцев назад
Ninka raga calamadaha lagu yaqan wa ninka gabdhaha ad ugu naxariista wlhy illhy ima tuso nin xaskisa u daran raga wngsn sxpyal labta idinka ogsiini gabdhan wn rajaynaya inay ad u fcntahay mustaqbal wngsn bn ku rajaynaya qrxly ilka dabarey ❤️🙏
@abdisalan283
@abdisalan283 6 месяцев назад
Masha Allah waar gabadha inaan wax uqabano weyan wali nin fiican halagu daro xataa haday kafursan waydo isoqabta aniga ❤
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 6 месяцев назад
o cadaa 😅
@Msomale
@Msomale 6 месяцев назад
Nin umabahna hada ilamaheeda iyo iyada waqtii halaqadaatoo !?? Let her be happy and enjoy life she has gone through a lot !?? Nin wu imana Wu na tagaa !? Nafteeda iyo ilamaheeda Aya ka ba dhaan 😊
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 месяцев назад
Muurug iyo qiiso xanuun badan aduunka waxa ka xuun malaha adiiga oo waxa haysan hadan caafiimad laaga gaalo 😢😢 hadan caruruta haysati
@somalinimochannel8528
@somalinimochannel8528 6 месяцев назад
😢😢
@alshuaibi5061
@alshuaibi5061 6 месяцев назад
You strived hard. Not many can bear such challenges.May you be blessed abundantly in exchange.
@FaadumoHassan-mo1ps
@FaadumoHassan-mo1ps 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 6 месяцев назад
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉🎉
@user-sr5oe9mz9l
@user-sr5oe9mz9l 6 месяцев назад
Scw ❤
@user-bv5fm7ud5c
@user-bv5fm7ud5c 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw 🥰🥰❤
@AmusedBocce-fx7yo
@AmusedBocce-fx7yo 6 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalam ❤❤
@Caasha739
@Caasha739 6 месяцев назад
Allahu akber gabdhaha soomaliyeed dhib iyo saxariir baa u dhamaatey cid ka naxdaa ma jirto waalidku xitaa kama naxo bal gabadhaan yar saxariirkey soomartey eega allah how gargaaro😢
@dhamaystiiran111
@dhamaystiiran111 6 месяцев назад
Wlhi waa qiiso xanuun leh lkin qof adag batahy wax kasta oo dhib ah wad so martay Alle haku sharfo wllo oo wax ku dhibo kuma tuso haderna gabdh yar batahy ilaahay nin khayr qaba haku siyo wllo😢😢😢
@AmishaIsmacil-xl9vo
@AmishaIsmacil-xl9vo 6 месяцев назад
Abayo waxad tahy qof samir badan oo dulqad badan msh allh wllo qali ilahy waxan ku waaydinayaa in uu faraj khaayr qabo kusalo waxa walibo aad soomarta ilahy haku firoo waxa khaayr qaba aadku iloowdo
@user-hs8jb3qw2d
@user-hs8jb3qw2d 2 месяца назад
Mustafe abwe ilaahay aduunkana hakaa farxiyo aakhirana jano fardowso ilaahay kaaga baryayaaa
@khadraabdille6991
@khadraabdille6991 6 месяцев назад
Gabadhan wa qof wax sosar leh ganacsato wayn bay noqon Insh allah
@SoyaalFX
@SoyaalFX 6 месяцев назад
Qiso macaan alla kaasoo bad baadiyay wll😢 bilaa naxariis ayuu ahaa
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 6 месяцев назад
Waan oyay Wlhi 😢😢😢😢😢xanuunbadanaa gabadhan waa samirkii Oo qofa
@Yourbint
@Yourbint 6 месяцев назад
This story made me cry till the end! Subhanallah what a story! This is so painful subhanallah. She’s a strong believer. Where can we help this sister. Please tell us
@nimcocabdi3575
@nimcocabdi3575 6 месяцев назад
Maansha allaah gabadh ilahay dartiis. Ayaan U jeclaaday Alle Ku barakeeyo qof Ka Samir Badan ma arkin oo ka karti Badan Alle ha Ku xafido yaa allaah
@farhiaabdirahman5259
@farhiaabdirahman5259 6 месяцев назад
Mustafe mahdsanid wll caaawintaaada wllsheen caawisey🙏
@zundusabdisahal-li6xn
@zundusabdisahal-li6xn 6 месяцев назад
Gabdhan qisadeesa run bay ubadan thy maskiinta😢❤
@umuanas413
@umuanas413 6 месяцев назад
Ubadantahy maxaa kawadaa inay dhib iyo rafaad ayeyb martay
@Maaida9
@Maaida9 6 месяцев назад
Dhipka soo martay raaxo allaha kugu bdlo oo meesha rabtit nbd ku tak Nolol qurux bdn allaha ku siiyo sista🤲
@DeeqoUbahmohamett-bx5ls
@DeeqoUbahmohamett-bx5ls 6 месяцев назад
Ku saliya nabiga scw
@Jaaaama36
@Jaaaama36 6 месяцев назад
Mustafe Nin wngsn waaye Msh alah
@JawahirAdam-ui7xx
@JawahirAdam-ui7xx 6 месяцев назад
Ilhy abaalkiisa janada ka dhigo 🤲🤲
@mohamedbashirmuse9995
@mohamedbashirmuse9995 6 месяцев назад
Be respect 🙏 Mustafe ❤
@khadijahassan9010
@khadijahassan9010 6 месяцев назад
Ilaahu Akbar gabadhaney xaqbey kuledahay erborka airport ka in ay maxkamd lakorto ayey aheyd
@FadxiXasan-yd3mb
@FadxiXasan-yd3mb 6 месяцев назад
Abayo samirki nabi yusuf allaha kusiyo aqirana janadi allaha kugu marti qado samra aa sad ma wayo farxad aya ku danben donto i.a lkn ilmahaga ha ka tagin waliga inta noshahy hoyo unba ilmaheda laga qato daremi karto
@MustafBashiirali
@MustafBashiirali 6 месяцев назад
Wllahi gabar aad ufcn baadthy aduun iyo aaqiro illahy aduunka iyo aaqiro illaahay Kuma ciilo nolal quruxbadan allaha kuugu badalo
@axmedrage8718
@axmedrage8718 6 месяцев назад
Wlhy gabadh kartle gabadha somalida ubaa Laga helikara alllah kuxafido amiin amiin qofka waxa kuso maryay allah laxsbtamidoon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@susumohamed7293
@susumohamed7293 6 месяцев назад
Thanks for part 4 please sp dadajii part 5
@nasteexomustafe2415
@nasteexomustafe2415 6 месяцев назад
Gabadh karti badan waaye run ahaantii oo xishood iyo samir illhay ku manaystay Kolay dadka wanagasan waa aduunka Xataa anigana dhaho waan ku jiraa xalad waxan illhy ka rajaynayaa in malin malmaha kamida aan ka bixi doono inshaallh Inantan wallshy ahna waxan urajaynayaa nolol ta ugu quruxbadan inshaallh
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 6 месяцев назад
thanks musdafa saad u cawisay gabadha ❤
@AasiyaDollar
@AasiyaDollar 6 месяцев назад
😢😢Miskiin ilahay umada ha u sikhiro wlhi waa gabadh adag Mnsha allah Lkn dad xun ayaa ilahay ha uuga jaro dhibka ay mariyeen gabadhan qalbiga fcn 🥰😘
@Fadahaabdi112
@Fadahaabdi112 6 месяцев назад
Allah markan arko dhibtaada ay gabdhaheena maraan Wlhi waan iska ooya illahyow hablaheena calafka u hagaaji🤲🥲🥲🥲
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 6 месяцев назад
😢😢😢 aniga xanun niin i geysty dareema 😢💔
@fathiadjama
@fathiadjama 6 месяцев назад
Subhanalah, walahi, qoysaska soomalidu way isla rafaadsanyihiin. 😢. Dadka qaar naxariis daranaa Subhanalah. Ilaahaw isku sikhir umada.
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 6 месяцев назад
haa walaal dadkan arxan daranaa anig ahda walaashay oo yurub jooogta ayaa nin dhibay anaka ayaa garab siinay oo awlaadii uhayna wadan kale ayay iska tagtay awlaadii somaliya ku haynaa iyadii way shaqaysataaa awlaadeedii way biishataa alhamdulilaah maxaa walaalo laga yahay hadaan la is caawinayn anuu waan yaabeee
@suleikhamohamed8811
@suleikhamohamed8811 6 месяцев назад
Waa gabadh aad u da'yar hadana aad u aqli badan karti badan Ilahayna ku xidhan Wll ilinta ayaan ceshan waayay ilahay waxa aad ku faraxdo ha ku siiyo aduun iyo aakhiraba Munaafaqii ku helayna ilahay uugama tago dhibka uu ku gadhsiiyay .
@nimcomuhumed2012
@nimcomuhumed2012 6 месяцев назад
Mustafe allha abalkaga jaano haa kadhiigo yarabi
@user-nj1pu3dn4j
@user-nj1pu3dn4j 6 месяцев назад
Mashallh wa gabar dagan.oo qurxbadan 😢o karti badan ilhy nolosha meel roon ha ku mariyoh
@farax6361
@farax6361 6 месяцев назад
Wlhi waa fariid tanyari masha allah guulayso habo inta kuu dhiman
@shadowonyt669
@shadowonyt669 6 месяцев назад
Walaahi dhib wad marken alle haku xitiyo intaad aduunyada joogtaa aakhirana janada ku waar in sha allah guuleyso
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 месяца назад
Inantan Somaliyeed Wllhi Aad iyo Aad Ayey U dulqaad Badan Tahay Waa Ay gobonimo Badan Tahay sidoo Kale Waxaaney sameysey waxkasta Oo Ay Maskaxdeeda Umuuqatey Iney sax Tahay ilaahey Inta Nolosha Kuu Hadhey Hakuu Qurxiyo Oo Hakugu guuleeyo Wll intii Rafaadka Ahayd Waad Soo Qaadatey
@Nicimamaxamedmaxamuud1234
@Nicimamaxamedmaxamuud1234 6 месяцев назад
Saad usamirtey allah janada haku galiyo aduunkana Inta Kuu HadheY Farxad Ku dhamayso wllo AdUun yadanba Wa iMtixan ILhaY Wuxu EgaYa qofka zamirkiisa iyo zidUu Ku Qanaczanyahey ee uu ILahay Ka dhiGey iLhaY wllo HaKu Gargaro dhibkad zoo Marteyna Wa iMtixanka aduunyade izka duL Qado Walzhey Mcney😭😭🥺
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 6 месяцев назад
Maasha allah aduun iyo aakhiro allaha ku guuleeyo
@hodanmohamed1394
@hodanmohamed1394 6 месяцев назад
Mustafe thnks abowe alha hakusharfo
@user-ht9gh7ps1w
@user-ht9gh7ps1w 6 месяцев назад
Waa gabar adag wlhi dhibtane waayo aragnimo kaqaday rabi murugadii kusoomartay farxad Allaha kugu badalo
Далее
HANI ~ SIDA AY ISKU BEDESHAY NOLOSHEDA KADIB QISADEYDA
31:25
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,1 млн
GABILEY ||NIN FAQIIR AH MA GUURSAN LAHAYD ||
4:24
Просмотров 14 тыс.
DHOOF PART 26
21:55
Просмотров 34 тыс.