Тёмный

Psychiatry (13)Post Traumatic Stress Disorder (PTSD) | Iskubuuqa dhib laguu gaystay ama dagaal keeno 

DrMawliid Ku-dar
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 1,6 тыс.
50% 1

#Xanuunnada #Nafsiga ama #Dhimirka. #drmawliidkudar
#PostTraumaticStressDisorder (#PTSD)
Qoraal ahaan.
Waa maxay PTSD?
Waa xanuun nafsi ah oo leh argagax badan kuwaas oo ay dhalisay xaalad uu qofku la kulmay kuna reebaysa baqdin inuu dareemo qofku gargaar la'aan meel uu ula ciirsadana waayo waxa haya.
Waxyaabaha sababa waxa ka mid ah :
Xaalad dhaawac nafsi ku keenta taas oo uu qofku marwalba dib u dareemayo wixii dhacay ama ay hor imanayso sida haduu dagaalo ka qayb qaatay inay wuxuu arkay ama sameeyay marwalba hor yimadaan salalna ku ridaan iyo hurdo xumaan amaba hadii gabadh la kufsaday amaba ilmo yar sidoo kalena argagax soo noqnoqda ayaa ku iman kara.
PTSD waxay ku dhici kartaa da' kasta yar iyo wayn.
Waxaanay bilaabmi kartaa markiiba ama bilo iyo sanado ka bacdi dhacdadaas.
Waxa jira oo ka mid ah waxa loo yaqaan "survivor guilt" Oo ah xaalad nafsi oo qofka masiibo ama dagaal kasoo badbaaday uu u qaato inuu isagu ka danbeeyay dadka ku dhintay oo dhan.
Waxa lagu daweeyaa sida loo daweeyo xanuunada kalee nafsiga ahba sida inuu qofka la hayaa u tago Psychologist si uu ugu sameeyo CBT, Group Psychotherapy iyo EMDR.
Sidoo kale waa inuu u tago Psychiatrist si uu dawooyin ugu qoro, sida antidepressants iyo Benzodiazepens.
....
Adoo mahadsan Ila wadaag (Share) si ay uga faaidaystaan Soomaalida kale ilana soco (Follow) si aanay casharada kale kuu dhaafin. :)

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@msshajji6868
@msshajji6868 4 года назад
Thank u dr mawliid
@hanimohamoud9340
@hanimohamoud9340 2 года назад
Thanks Dr mawlid Ahmed faarx Kudar illaahy haku xfdo
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 года назад
Waad mahadsantahay wll 💐 kolay qof i garanaya ayaad tahay mar hadaad ii abtirisay ☺✅
@hamzeabdi1470
@hamzeabdi1470 Год назад
Dr marwalba timaheka ayaan ku mashquul sanahy
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 2 месяца назад
Dr bal talo isoo sii walahi xanuunkan xaajigygii buu hayaaa Ilaaa yaraantiisii 😢😢😢😢😢
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Talada aan ku siin lahaa waa inaad dhakhtar nafsi ah (psychologist/psychiatrist) u gayso ama kula taliso inuu u tago isaga ayaa talo ku haboon siin doona in shaa Allaah ✅
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 2 месяца назад
@@drmawliidku-dar6625 Dr aaad baad umhdsnthy ilahay ha kuu barkeeyo cilmiga
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo Месяц назад
​@@drmawliidku-dar6625Dr xanuunkani dhalma la aaan ma keeni karaaa😢
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo Месяц назад
​@@drmawliidku-dar6625jaskalaha khyr wll
@LeoMessi-ww4ry
@LeoMessi-ww4ry Месяц назад
​@@drmawliidku-dar6625dr qof qaba xanuunka schizophrnia ciidanka malateroga maku biiri kara 🇸🇴
@caliahmed5541
@caliahmed5541 4 года назад
Dr mawliid wll halkaan kaala soo xidhiidhaa
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 4 года назад
DrMawliid Kudar page la yidhaah Facebook ga
@naeem4091
@naeem4091 4 года назад
@@drmawliidku-dar6625 side kugu heli kara
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 4 года назад
@@naeem4091 DrMawliid Kudar, Facebook
@Dreams-Reality
@Dreams-Reality 2 года назад
Dr naxdin baqdin iyo wadnoho i garaca ayaan darema Markasuu jidhku kulayl i noqda hadan naxo xasilooni ma dareemo Dr xage kala soo xadhiidha
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 года назад
Isla magacan boga uu ku qoran yahay ee Facebook ayaad igala soo xidhiidhi kartaa. FG: ma ihi Psychiatrist ama Psychologist se wixii aan ka aqaan waan kaaga sheegi ama kugula talin
@CocoAziiiz9838
@CocoAziiiz9838 2 месяца назад
Xage kala soo xiriiraa hooyaday baa hada ku jirta xalada plz iga caawi 😭🙏
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Dhanka Facebook cinwaanka aan magac iyo sawirkan oo kale u adeegsado profile ka
@msshajji6868
@msshajji6868 4 года назад
Casharka waxbadan ayaan ka faa'iidnay digtoore
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 4 года назад
Waa si wanaagsan wll, mahadsanid
@bigdirirnews5620
@bigdirirnews5620 2 года назад
Aniga waa qabaa ptsd afjarmalna ptbs hada ayaan kujuraa isbitaalka
@caruurtaiyocuntada7213
@caruurtaiyocuntada7213 10 месяцев назад
Hada see tahay
@caruurtaiyocuntada7213
@caruurtaiyocuntada7213 9 месяцев назад
Isbitaal lama galo, ee shil gaadhi miyaad gashay?
Далее
What is CPTSD?
12:13
Просмотров 2,7 тыс.
Blue vs Green Emoji Eating Challenge
00:33
Просмотров 5 млн
6 Signs of Complex PTSD | CPTSD
10:06
Просмотров 1,7 млн
What is Borderline Personality Disorder? | Kati Morton
10:33
4 Types of Borderline Personality Disorder
21:26
Просмотров 2 млн
The Roots of Social Anxiety... ft. Dr. Ali Mattu
2:51:22
Просмотров 132 тыс.
What is CPTSD ? Simple explanation
10:01
Просмотров 60 тыс.