Тёмный

Prank || Yaa Uraya ? 

Moohaan Official
Подписаться 230 тыс.
Просмотров 117 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 179   
@suxufiguuleedcabdifataax7882
@suxufiguuleedcabdifataax7882 2 года назад
Inta so Carartaaa prank🤣
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 года назад
War gabadha bahdillka ka daaya nio idinkaa uraya e😂
@digitalworld5769
@digitalworld5769 2 года назад
Kan moohan waa reer baadiye wllhi markasta hees noo qaad buu lasoo taagan yahy reer miyi weeye wllhi.
@sahrasoran655
@sahrasoran655 2 года назад
Naa ma bilaa dhig baadtahy Dayax 😅😅🤣kabta hoo🥿hhh 😂😂😂
@caynashecampe6671
@caynashecampe6671 2 года назад
nabiga ku saliya wll 😰scw
@ruweydomaxamed2750
@ruweydomaxamed2750 2 года назад
Scw scw scw 💕💕💕💕
@ridwaanismail9204
@ridwaanismail9204 2 года назад
Niyow mohaanoow inader runta hadaan kuu sheego maalinkasta heesta haboon ayaan like ta idinku siiyaa maalintay heesi waydo waan mudaharaadayaa taayiro ayaan idinku gubaynaa
@towhidtv
@towhidtv 2 года назад
Waryada inanta cayda kadaaya somali Dumarka wey ixtirantaayee 🥰
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 2 года назад
Hanbalyo moohaan brother go foward brother everything 💙 💯💟
@ayaanmawlit8547
@ayaanmawlit8547 2 года назад
Dayax bilaa dhaqanimadaan kuguma ogeyn Abow😂
@fardowsoahmed3914
@fardowsoahmed3914 2 года назад
Somaliyey sadexdaan qof aad baan ujecylahy runtii fani weye m.a bowe yaal iyo baayo one love 💋💋💘💋💘🙊💝🙊💝🙊🙊💝🙊💝💝🙊💝🙊💝🙊🇸🇱🇸🇱🇸🇱 haboon qrxy xbbti one love inbadan jiro jog baayo
@sharmapio8865
@sharmapio8865 2 года назад
Waan ku farax sanahy por maadama aad kaartay 100k supiscrupe hori usoco 1m supiscrupe kuu rajeynaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@aksports956
@aksports956 2 года назад
Waanka soo qayb gali laa😭 lkn wakhti diiday sxp hamplyo🥰
@ahmadeks7865
@ahmadeks7865 2 года назад
Jacayl eebadiisa Unugyada jirkaygiyo Iiga naban wadnaha oo Urugtiisii baa nabar Caku igu abuurtoo Uurkaan ka ooyaa. Waxa qaada Fannaan Xaamud Ubax oo Reer Badhan ah.
@queneyman3106
@queneyman3106 2 года назад
Congratulations my brothers 💯 mohaan dayax iyo
@axmedgambool7835
@axmedgambool7835 2 года назад
Nio tan waa miskiin malin walpa prnk 🤣🤣🤣 Urayso kula haa🤣🤣🤣
@ayaanmawlit8547
@ayaanmawlit8547 2 года назад
Waa edeb darantihiin haddii Alle idmahayo dhaqankiina ilaashada 😂😂
@ayaanapdirahmanahmed2106
@ayaanapdirahmanahmed2106 2 года назад
😂😂😂😂 war dayax wa international rufiyaaanimo
@amalsaleiman3788
@amalsaleiman3788 2 года назад
Gabdha waa maskiin wlhi ka leexda nh😂😂
@caashoxasanmaxamuud1064
@caashoxasanmaxamuud1064 2 года назад
Ka leexda
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 2 года назад
Wad ismasxdrn nio wlhi barnmijda aad soo gudbineysan ka fiirsda hda mxy thy yaa urey 🤔 hanbalyo 100k 👏☝️
@nuuroahmed5527
@nuuroahmed5527 2 года назад
Hanbalyo hanbalyo wll wad uqalantaan in taa iyo in kabadanba ❤️🙏
@barwaaqoali7807
@barwaaqoali7807 2 года назад
My brother mashaa alaah congratulation 100k ❤
@clraxiincllahi2456
@clraxiincllahi2456 2 года назад
Mar waliba prank Bay kugu sameyan soo dhig malihid💪💪
@somaliwaahal5157
@somaliwaahal5157 2 года назад
Maan imaadaa xafladaada mohaan😂😂😂💞✌️
@qalajobilan8018
@qalajobilan8018 2 года назад
Moohaan wall tiktok sumayo qurux maduhakajisid misamataqanid😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲😱😱
@mohaali515
@mohaali515 2 года назад
War gabadha kadayo dayax kusoo dhig😂😂😂
@kingck859
@kingck859 2 года назад
Mohan brother lacagta kuu soo dhacdey wx iga sii hdaa legend thy
@dawuudosmanbaroow8425
@dawuudosmanbaroow8425 2 года назад
Moohaanow sxbow gaba dhan waa qalbi wangsan thy ee qalbi jabka ka dhaf haboon wakaliya ga ba dha niyad jabka ka dhaf sxb sre
@somaliwaahal5157
@somaliwaahal5157 2 года назад
Gurigiinu magadhiga dhexdisaa horta Mel mahaysatan😂🤣🤣🤣🤣
@abdinasirqalib9865
@abdinasirqalib9865 Год назад
Haboo neey adnasoo aarso moohaan kusoosameebrank
@knaanabdulle1992
@knaanabdulle1992 2 года назад
WAR GABADHO COD MACANAAA ❤ M.A......✅💪
@marwaali7734
@marwaali7734 2 года назад
Dayax wlhy waa funny 😂😂
@MohamedRashiid-dq1zw
@MohamedRashiid-dq1zw Год назад
Wlhi mohan habon nura ku soo baxaysay indee 😢😢❤
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 2 года назад
Na bila dhiig ba thy hoo kabta🤣🤣🤣🤣
@fatxicabdi944
@fatxicabdi944 2 года назад
𝐑𝐞𝐚𝐥𝐥𝐲 𝐩𝐫𝐚𝐧𝐤
@maxamedmj4962
@maxamedmj4962 2 года назад
Tan maalin walba aad dhaheyso hees qaad bal hal maalin dheh birabi naas noo akhri
@anasmohamoud8621
@anasmohamoud8621 2 года назад
Saxiiix
@zuzupella1287
@zuzupella1287 2 года назад
Mohan io habon io dayaxa wan idin wada keep gon wllhey
@abshiromuse3347
@abshiromuse3347 2 года назад
Hambaliyo Hambaliyo wll moohan waan ku farxsanhy guusha gaarty 100kun aad gaarty brank kika kadaa haboon dayax ku samee gabadha dhibka nooga daaa💋💋💋❤❤❤🔥💖🌷⚘💥👏👏🇸🇱🇸🇱
@abdulahishuriye9030
@abdulahishuriye9030 2 года назад
Hampalyo hampalyo mohaan wll intaan in ka badan canoow 🇸🇴
@Eidohajibotaan8650
@Eidohajibotaan8650 2 года назад
Hamplyo hmplyo hmplyo hmplyo hmplyo moohaan Powe👏👏👏👏
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 2 года назад
Wa u qalantaan waxa tihiin talent
@nuuroahmed5527
@nuuroahmed5527 2 года назад
😭Moohaan haboon park danbe haku sameyn bls 🙏
@aaj8916
@aaj8916 2 года назад
😂😂😂😂😂 wa idin jeclahay qosolba tihiiin wlhi
@nawaallajecley9728
@nawaallajecley9728 2 года назад
Alla dayaxbaa naa maa bilandhig batahy hoo kabta ku laa haa 😹😂
@alimouhyadin1327
@alimouhyadin1327 2 года назад
hambalyo hambalyo wallky qali 😍😍😍🤴🤴🤴
@somaliwaahal5157
@somaliwaahal5157 2 года назад
Nayaa wa dharatee soon wali soom baa kugu wajibee🙏
@chamahazhi6715
@chamahazhi6715 2 года назад
Mohaan wlhi faraxdiiyo qofa thy
@cali7944
@cali7944 2 года назад
Waratah beedeeh innnta k xishood
@cabdicasiisaxmed4373
@cabdicasiisaxmed4373 2 года назад
Hedsta jacayl ebadisa wa vov ka muna faysal 😂😂
@marwaan6470
@marwaan6470 2 года назад
Moohanow dadka uma jawab tid maxaa kajiraa
@fihiimafayzal4159
@fihiimafayzal4159 2 года назад
Moohaan heesta waxan ku xasusta muna madar dayax iyo najma nalka barigii hob filims dayaxbaa garanayee 😂😂
@mursaljaama7363
@mursaljaama7363 2 года назад
Hampalyo hampalyo wll mohaan
@fitaaxyuusfahmed4301
@fitaaxyuusfahmed4301 2 года назад
Wlh gabadha waa u qiray codkeeda😋
@apdiwahaabapdilaahi3364
@apdiwahaabapdilaahi3364 2 года назад
Nio haboon dayax way ixtiraamaysaaa isna waa qudhac bee
@caliibrahim4112
@caliibrahim4112 2 года назад
Hadaad ku dhufaneyso aayar ugu dhufo😄
@Sooyaal252
@Sooyaal252 2 года назад
Prankiyada qaar ma wacna wll
@camaaraaden1573
@camaaraaden1573 2 года назад
Haboon cod mcaana waan kaxumahay moohaanaw xafladaada kama qaybkali garo shp ani
@xaawahappycabdulaahi9919
@xaawahappycabdulaahi9919 2 года назад
Mohaan prank halugu sameeyo pls😁
@craxmaanmaxamadckariim3479
@craxmaanmaxamadckariim3479 2 года назад
Haa ani xitaa waa rabaa
@maxamadjaceelow504
@maxamadjaceelow504 2 года назад
Walaahi qosolka iga dhamaady
@ahmeddaakir3112
@ahmeddaakir3112 2 года назад
Inta muna fayzaL uxiiztaY like ta
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 года назад
Tigtok ayaan kaaaga soo carare😁😁😁✌
@mohamedabdisalam3662
@mohamedabdisalam3662 2 года назад
Bro marka hore hormar wacan codsi hal barnamij ee gabdhan ah oo heeso inoo qadeyso ino samey bro hambalyo
@aliismail9051
@aliismail9051 2 года назад
dayax caloley wan kisalamay scp.sare
@munalizashow5969
@munalizashow5969 2 года назад
Lol 😆 🤣 😂 😹
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 года назад
War Nio gabadha sharafteeda ilaaliya Gabdhaha Somaliyeeed Sharaf bay le yihiiin
@xanadofficial275
@xanadofficial275 2 года назад
Hambaliyo walal Mohaan ......from Kenya Nairobi
@aaj8916
@aaj8916 2 года назад
Mohaan talenta xag alle ahba ledahaya ❤️
@mohadajiyeofficial9004
@mohadajiyeofficial9004 2 года назад
Nio Qofti Happy ahyd Maxa kaleedahy ma Qofta Habaysid
@jubayrgemar1789
@jubayrgemar1789 2 года назад
Faaru qow wax la dawado soo.dhig mesha
@najmocabdi7483
@najmocabdi7483 2 года назад
Mohan hamblayo 🥰
@mohazergio9666
@mohazergio9666 2 года назад
Anaa qaaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcodagan1552
@nimcodagan1552 2 года назад
waaw hambalyo hambalyo walaalkey🥰😍
@maryanmaxamed2903
@maryanmaxamed2903 2 года назад
❤❤❤❤
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Год назад
war gabadh maal xunba ka martan kan brank lama orankaro walaalkay moohaan muqaladad mid walba oo aad so dhigto waan la socon jiray lakiin muuqalkani malukalay mooyi
@axmedfaysalaxmedofficialyo5942
@axmedfaysalaxmedofficialyo5942 2 года назад
Waxaad tahay balaayo loo bahan yahay moohaan iyo dayax iyo haboon
@calinuur6366
@calinuur6366 2 года назад
Wan kahelay
@c.ronaldo1727
@c.ronaldo1727 2 года назад
Codsi Pro mohan gabadhan brankiga ka daa
@fartuunabdinasir1197
@fartuunabdinasir1197 Год назад
Layaab haboon
@qalajobilan8018
@qalajobilan8018 2 года назад
Haboonnuura😭😭😭😭😭😡😡😡😡😡💔💔
@ahmeddaakir3112
@ahmeddaakir3112 2 года назад
Mohaanow sxb muna fayzaL meedaY
@meecaattthoni5215
@meecaattthoni5215 2 года назад
Coming soon
@meecaattthoni5215
@meecaattthoni5215 2 года назад
nio dayax kusoo samee✅✅✅
@kingak6053
@kingak6053 2 года назад
Hampalyo legend
@xafsaxubixafsaxubi9186
@xafsaxubixafsaxubi9186 2 года назад
M.a walkey mohan cade ku wad sxp qali
@khalettjama7310
@khalettjama7310 2 года назад
Asc zhp pls halmar marka video bilaabeysan kalmahada eebe ee kariimka ah haku furto pls
@abdirahmanmohamed3964
@abdirahmanmohamed3964 2 года назад
Inta duhurka soo tukatay is muujiya
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 года назад
Cajiib waxaan prank maahan waxaa tahiin bilaa akhlaaq hablaha ka xishooda nacas yahow
@qalajobilan8018
@qalajobilan8018 2 года назад
😂😂😂 ☝️☝️☝️ 😂😂😂😂😂 ☝️☝️☝️☝️☝️
@axmedfaysalaxmedofficialyo5942
@axmedfaysalaxmedofficialyo5942 2 года назад
Gobolka saaxil boqosho wacan
@safiyocabdi1335
@safiyocabdi1335 2 года назад
ah naa walild inoo daa
@sahraawil9252
@sahraawil9252 2 года назад
War. Gabadha ka xidhooda.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
Bilaash baa walaahi loogu dhaaranayaa jaahilsanaa
@updiwahabmiyir7491
@updiwahabmiyir7491 2 года назад
hampalyo hampalyo wllkei
@aisharaanbe7256
@aisharaanbe7256 2 года назад
Heesta danbe plz isheega yaaa qaday 😩😩😩
@suleekhaibrtt2ahim506
@suleekhaibrtt2ahim506 2 года назад
Uu ku dhuusay nio
@qalajobilan8018
@qalajobilan8018 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkk ok
@zuzu592
@zuzu592 2 года назад
waar moohanow dayax baa hadhay ku soo samee abowe plz
@user-mz9ke9hf1f
@user-mz9ke9hf1f Год назад
😂😂
@omarsuria78
@omarsuria78 2 года назад
Legend
@kayfcali1136
@kayfcali1136 2 года назад
Dayax kulhaa hadaa ku dhufanyso ayar ugu dhufo
@hanadabdi598
@hanadabdi598 2 года назад
Moohan iyo dayax arintaan wa khalad gabadha bahdilka ka daaya miyaydan ugayn inay wiilal walaalo leedahay
@oubahelmi1997
@oubahelmi1997 2 года назад
Please make for RU-vid of habon 😢🙏🙏🙏💖
Далее
PRANK  ||   Yaa  Mac da isiiyay Haboon  ||
10:11
Просмотров 216 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
LAYAAB AYEE ILA NOQOTAY ARAGTIDIISA LAMA FILAAN😱😱
10:48
HABOON NUURA INAAD IIGU NECBEED DAD KING CK REACTION
10:13
safar salaama muna😭😭😭
8:08
Просмотров 155 тыс.
Waa ku jeclahy Haboon Nuura😳
10:26
Просмотров 93 тыс.
HABOON NUURA IYO CAMERA DA QARSOON
13:58
Просмотров 287 тыс.
Labdiina yaa wayn?
8:01
Просмотров 58 тыс.
PRANK MAHAMED DAYAX - RAMADAN PROGRAM
17:37
Просмотров 53 тыс.