Тёмный

Prof.Ahmed Samatar 2014 interview 

Dalmaronline
Подписаться 2,1 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 фев 2014

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@GabileyGreenland
@GabileyGreenland 10 лет назад
Ragiinan caayaya Pro Ahmed Ismael samater idinkuma jiro nin gaadhi kara Waxaanu joogaa Dalkiisii Jamhuriyada Somaliland OO maanta diyaar u ah in ay difaacaan dadkooga Markaa idinka ogalaan mayno inaan caydaan ama aflagaaadaysaan Aqoonyahankayaga waxana idin leeyahay dalkiina ayaa idiin baahan ee wax u qabta
@wardahassan2462
@wardahassan2462 10 лет назад
mansha allah Prof Axmed ismaaciil ciidaadii hooyo weeyaan aadbaananu u jecelnahay inaad noqoto madaxwaynahay somaliland soon we can't wait intaad na hogaaminayso ilaahay cimriga iyo caafimaad iyo caqliga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo amiin ameen
@dishar1774
@dishar1774 10 лет назад
Maansha'allah ilaahay cimrigaaga iyo caafimaadkaaga ha kuu dheeraysiiyo cadowgaagana alle ha jabiyo Somalia'na waad soo aragtay afbuuxa ayaa looga yidhi reer waqooyi kursi kuma laha umaadaasina sidaadaa ku hagaagi mayso Ee insha'allah waanu ku dooranaynaa tiiyoo naga balan ah Mustaqbalka #MadaxwaynahaSomaliland
@hibomuse4336
@hibomuse4336 7 лет назад
wallahi ninkan wansiin lahaa madaxnimo bilaa dhiba wabu uqalmaa insha allahna wey dhici wana la arki wellcom to gobta-land
@hassanawl4041
@hassanawl4041 10 лет назад
mansha Allah Prof ahmed ismail samatar si fiican ayaad u hadashay runti waxaan huba haddi aad somaliland dorashada isku taagi lahayd in aad gulaysan lahayd waliba waxa hubal ah vote gaadhaya 80% heli lahayd waxaan sida u leeyahay waxaad tahay qof vision dheer leh gaadh siin kara dalkan horu mar fiican haddi ay tahay xag siyaasadeed iyo xag dhaqaalaba, kuwa leh prof ahmed ismail samatar wa labac labac weeye adeer ina samatar markii hore dalkiisa ayu u maqna hadana dalkiisi ayu kuso noqday o wax ka qayb qadanaya horu markiisa marka lama huran wa caws jilaal weeye, ha ku mash quulina ee dantina dhan ka raaxa......
@aidarousduco4040
@aidarousduco4040 10 лет назад
Intelligent Smart and prelliant one of the best pro Somaliland have maasha alaaa keep going and try to contribute your people and your country transparent strategy thinking
@xariifciiro
@xariifciiro 10 лет назад
pro samatar sarwaal buu isaga xaaray maalinba meel buu walabaysanayaa waligiisa sidaas buu dhaliil maaha isaga cid wax uu ogal ma aan arag ehelkiisa xitaa barkad biyo ah uma samayne ninkaas markaas buu madaxwayne raadsanayaaa waa cilmi qasaaray muuse suudi baa kaga waxtar badan oo aan pro ahayne
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 5 дней назад
Miskiin--Daarood iyo Hawiye madaxda somalia waaye!
@indaclub20066
@indaclub20066 10 лет назад
Haa waa proffesor dhab ah oo caalamku yaqaano ee kuwiinan burushka xaarka leh yaa idin yaqaan
@somaliland247
@somaliland247 10 лет назад
Good interview
@khadarjama2770
@khadarjama2770 10 лет назад
Waa somalilander xalaal ah
@MrBile143
@MrBile143 10 лет назад
odaygan waa jaah wareeray xannuun caadifad qabiil baa dul martay... Allow caafi
@khadarjama2770
@khadarjama2770 10 лет назад
Yaa ibnu xalaaal wLhi bro lamida noloshayda maaan arag waa qof imaan leh
@mudakirmohamed2124
@mudakirmohamed2124 10 лет назад
Waa waraysi Fiican
@m.a.dualeh8889
@m.a.dualeh8889 10 лет назад
HAAD GEED WAAYEY
@aminanasra44
@aminanasra44 10 лет назад
Caaaaaac xoolo camalaa leeska ciyaa Damiir laawe
@dishar1774
@dishar1774 10 лет назад
Dameer ciyey kanaxoo nafta waa
@naymarjohn8172
@naymarjohn8172 10 лет назад
waaar niyow hawiye aqli xumaa waankayaabay sodansano markii somaliland lafdhuungashay kunoqday sacabka yay tumayeeen maantana markiii aykaaa faa idaysan waaayeen inay calaacalaanmaahane taaha yaraysta hooyadiin wasee somaliland waa usoo jeestay siyaasada foosha xun eekutaal muqdisho safka hore yuuu ufadhiiistay xaarka xajista hoooyadiin isha kawaseee hawiye neef
@KINGZ44four
@KINGZ44four 10 лет назад
Future president of Somaliland!
@awdalland5849
@awdalland5849 10 лет назад
ADER MA CIRTIFARAFKA DADKAGA LAGU BABIN LAHA MAAD HADA UU XADHKO XIDHAATAY BILA DAMIR AYAD THY WALE ADER
@xariifciiro
@xariifciiro 10 лет назад
waaba la xirayaa haddii hargayso siyaasad aad ka hadashid ilaa nin wareersane baa tahay
@aminanasra44
@aminanasra44 10 лет назад
Ar xaw Damiirka ka dhimaye kan maa Proffsor sheegahaayo? UUUUUUUF
@nadiifojama9933
@nadiifojama9933 10 лет назад
Siidoow- ma idinkaa damiir iyo jiidh nax ku faanaya?! Afkaaga ka jeedi muwaadinkan sharafta badan. Cirka iyo dhulku intay isu jiraan, ayaad isu jirtaan, weligaana isku meel istaagi maysaan oo taasi waa hubaal
@daganhassan7958
@daganhassan7958 8 лет назад
ODAYGAN WAA LABA WAJIILEH !!! MAXA KU DHACAY HILL QARAN ? IMIKANA WALI SAAFI MA'AHA .. WAA HIDIHIISA INU LABA WAJIILEYO HADBA QOFKII SHIDAALKA KU SHUBTA AYAY RAACAAN. WAA LAGU YAQAAN IN AY DADKA DHABARKA KA TOOGTAAN LAKIN WALIGOOD MA FAA'IDAAN . INA ALLHU LA YUXUBUL MUNAFIQUUN !
@Alinuur90
@Alinuur90 7 лет назад
Abu diaby
@amalaraksen1828
@amalaraksen1828 10 лет назад
kan wata magaca awdal land wlh waxad fahansantahy macluumad qalada abti samaroon iyo isaaqna hakala fogayn tan dadka wadadagaa ayku dagalamayaana waligeedbay jirtay wax intaa kale majirto dadkayagana hanaga fogayn wayo anu waxanahy labadaba isaq iyo samaroon hadad yaga ka cararto yaa kuraba adan ku dhaafay suaasha abti viva borama and all somaliland
@mohamedmusse3814
@mohamedmusse3814 10 лет назад
NIN WEYN OO BILAA QADIYAD AH MAALINBA MEEL KU BOOD
@diplomacyahmed5484
@diplomacyahmed5484 8 лет назад
ahmed ismacil samatar shame on you , you are failed the life when you was break away real government of somalia now you cellebaration somaliland tripe
@indaclub20066
@indaclub20066 10 лет назад
Haa waa proffesor dhab ah oo caalamku yaqaano ee kuwiinan burushka xaarka leh yaa idin yaqaan
Далее
Prof.Ahmed Samatar interview
38:19
Просмотров 42 тыс.
Xafladda 18 May 2014 Nederland
27:08
Просмотров 61 тыс.
Dalmar iyo Dr Abas
25:40
Просмотров 10 тыс.
The Day Ronaldinho Showed Zidane Who Is The Boss.
14:05
عمربن خطاب، قسمت اول
53:32
Просмотров 79 тыс.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 1,3 млн
Wareysi Prof.Ahmed I Samatar
41:44
Просмотров 29 тыс.