Тёмный

Prof.Ahmed Samatar interview 

Dalmaronline
Подписаться 2,1 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Wareysi Prof. Ahmed Samatar uga hadlayo arrimaha ugu danbeeyey ee siyaasadda Soomalida, sida Khatumo, Dahowladda federaalka, Dilkii Saado Cali iyo doorashooyinka Soomaliland.

Опубликовано:

 

4 сен 2014

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@jigarxx9364
@jigarxx9364 10 лет назад
Masha allah Pro,Samaratar allah dhowro waa siyaasi hadal yaqaan ah
@gurayahmed8838
@gurayahmed8838 9 лет назад
the best questioner or journalist I ever saw good job sir
@ahmedmohamud7376
@ahmedmohamud7376 9 лет назад
caayda waa xuntahay waa esbadable karta
@sahanmobilechargersandrech1379
waxaan aad ula yaabay wariyahan hurda ee wayraysanaya professor ka wariye soo toos markaa warayso professorka hadii kale waktiga haka cunin taariikh buu maalin walba ka tagaaye ok
@axmedqd3768
@axmedqd3768 10 лет назад
prof... axmed ismacil samatar wa nin aqon iyo karti leh fahmayna siyasada somalia qaatayna wixii isaga u dan ahaaa ,,,, aad ayan kuu taagersanahay prof...
@adammursal4106
@adammursal4106 9 лет назад
Kan wariyaha ahi wuu cuqdadaysan yahay, in la daweeyo ayuu u baahan yahay......hadalkiisa waxaa si cad uga muuqda cuqdada uu u qabo Somaliland, yaase u sheega in Somaliland Ilaahay mooyee cidina wax ka qaadayn.........Prof Ahmed Ismail Samatarna wuu mahadsan yahay, sida geesinimada leh ee uu uga jawaabayo bukaanka su'aalaha waydiinaya.
@casoowe100
@casoowe100 10 лет назад
waxaa muhim ha in dadku fahmaan rer khatumo xil iyo xolo tona kama rabaan qabiil lamida taaweeyaan in uu fahmo axmed ismacil. hadii aan tisaba u raacno rer khatumo waxay sifudud u noqon karaan RW ama madaxwayne somaliyeed taasayna ugu badisaa. isaaq wuxuu diday in uu minority kanoqodo somalia sideen ku yelayaa anigu in aan wadan aan jirin aduunka minority kanoqdo.
@hirseymania7321
@hirseymania7321 9 лет назад
Waanku taageeri jiray waliba waan xanaaqay markaan ogaaday inaan lagu dooran hadana waxan isku qanciyey inuu samri doono lana gaadhi doono xili ladooran karo nin iyo food lakin maxaa iska kay badalay. Kkkk waxbadan waxaan ogaaday inuusan ahayn wadani sal adag marqudha waxan maqlay isbadalkiisa waxaana meesha kasoobaxay inuusan noqonkari xitaa masuul dagmo aqoontiisa kuma qasaarin isagu laakiin somali baa ku qasaartay
@nagiibkosar3869
@nagiibkosar3869 9 лет назад
Uuf baa aan nidhii konfur Ee miyaa ay na qasbi Uuuf konfur Uuuf konfur Viva somaliland
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 5 дней назад
Dameer,Dameer Dhalay!🐕🐕🐕🐕🐕
@bahnaan10
@bahnaan10 10 лет назад
XISBIGII UU MADAXDA U AHAA KAYSE CABDI YUSUF EE SSC AYAA KAMID AHAA
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
PROF SAMATAR WAA NACAS KOLBA U HEESA CIDA SHILAKU LA GALO .. SHEEH DAHEEYE BAA SHEEGAY NACASKAN PROF SAMATAR
@sayidiiful
@sayidiiful 10 лет назад
Prof. Samatar su`aasha aan kuu hayaa waa: goorma ayay Somaliland isku jirtay oo dal ahaanjirtay? hadalkaada daqiiqada 10:44 xagee salka ku hayaa? Gobolada waqooyi waxay xoroobeen 26kii June, afar maamlmood ka dibna waxaa xoroobay goboladii koonfureed. Afar maalmood ma wadan ba alagu noqdaa? xagee taariikhda kaga taal Somaliland?
@sayidiiful
@sayidiiful 10 лет назад
Reer Khaatumo Ahmed Samatar baaq ha gaadhsiiyeen inuu canjafaynta ka daayo reer Khaatumo. Ahmed nagama kaa qabato inaad burush xaar leh na mariso.
@Xammaada
@Xammaada 10 лет назад
Anoo somaliya oo dhan laandheere ka ah, madaxweynana ka noqonkara, maxaa igu wada awdal, galbeed, iyo togdheer inaan madaxweyne ka noqdo? Dhulbahante ka weyn samaroon, isaaq haday noqotana, wiil darood ayaan ahay oo ka wayni, markaa ''Somaliland'' anaa diiday.
@abdirahmanawil7096
@abdirahmanawil7096 10 лет назад
Dhulku maguuree dadkaa guura, adigu hadaanad rabin somaliland go out halkaad doonto tag. Somaliland way jiraysaa oo way joogaysaaa
@gaajuhaggy7455
@gaajuhaggy7455 9 лет назад
aderayalow land wadan dabada looga darey waxba kuma qaadeysaan land ka aad la qar qareysaan waa laydinku heystaa. hada leedihiin british baa dhulka nasiiyey waana idinku xukumeynaana waa gooni taasi dagaal baa ka xignaa hadii kale shegadan land ka inta ka baxdaan walalahin somaliyed wax la qeyb sada meesha wadan ma yalee
Далее
Prof.Ahmed Samatar 2014 interview
33:24
Просмотров 42 тыс.
Wareysi Prof. Ahmed Samatar sep 2015
29:15
Просмотров 22 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 19 млн
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 527 тыс.
Wareysi Prof.Ahmed I Samatar
41:44
Просмотров 29 тыс.
Prof. Samatar oo ka hadlaya khilaafka xisbiga Kulmiye
19:57
Prof Abdi Samatar on VOA's In Focus
3:18
Просмотров 18 тыс.
Dalmar iyo Dr Abas
25:40
Просмотров 10 тыс.
Wareysi Maxamud A Nuur Tarzan
29:16
Просмотров 18 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 19 млн