Тёмный

Prof. Samatar oo ka hadlaya khilaafka xisbiga Kulmiye 

Dalmaronline
Подписаться 2,1 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Waa wareysi aan la yeelanay Prof. Samatar oo uu kaga hadlayo khilaafka Kulmiye, hankiisa siyaasadda iyo hadlkii guddomiyaha Kulmiye ee ku aadanaa Sool.

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@guleedfarah4255
@guleedfarah4255 9 лет назад
Waa nin qaali ah jecelna inay wax qabsadaan dhamaan Somali meel walba ay ku nooshahay
@abdirahmanabdilahifarah3441
@abdirahmanabdilahifarah3441 8 лет назад
+guleed farah malaa qaalinimadu tii wacnayd maaha laakiin see diirkaad aragtaaye hoosta waad u daadegi
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 9 лет назад
Samatar for PRESIDENT
@abdirahmanabdilahifarah3441
@abdirahmanabdilahifarah3441 8 лет назад
+Malik Ibrahim samatar for Prison
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 лет назад
the next SL president
@abdirahmanabdilahifarah3441
@abdirahmanabdilahifarah3441 8 лет назад
+abdi jamah that will never happen. Awdal is home for leaders like Riyale but this one will never make presidence in Somaliland.
@guleedfarah4255
@guleedfarah4255 9 лет назад
Cadaalada hadaynan jirin waxba nooma hagaagayaan
@faisalmohamed9909
@faisalmohamed9909 9 лет назад
SXB Jamac Hassan waxan kugu raacsanahay fikirka ah inaan bal mar tijaabino Pro Samatar waa nin markuu hadlaayo hadalo miisaaman ku hadla oo aad is leedahay haddii ficil loo bedelo wax weyn bay goynayaan, ilmaadeerayaal aan mar ku eegno Pro Samatar Madaxweynenimada Somaliland
@abdirahmanabdilahifarah3441
@abdirahmanabdilahifarah3441 8 лет назад
+faisal mohamed wiilkan ma bisla... ha degdegine sug bisaylkiisa markaasaad arki waxa uu hoosta ku haystee
@kalaayomarcadde3874
@kalaayomarcadde3874 6 лет назад
Ninkaan samatar layiraahdo aqoontiisa iyo maskaxdiisa iyo waaya araknimadiisa iyo xitaa dadnimadiisa wan ku guulsareesanay inaa ka faaiidesano wlh hadii aan kala nahay waqooyi iyo koofur
@lionofsomaliland9
@lionofsomaliland9 9 лет назад
dadyahaw somaliland haynu samatar madaxweyne u doorano wallaahay waa nin somaliland oo dhan u dhaxeeya wada jecelna aanan aaminsanahay inuu si dhex ah inoo xukumi lahaa
@faisalabdi9029
@faisalabdi9029 8 лет назад
anigu waan tageeray arrintaa
Далее
Prof.Ahmed Samatar interview
38:19
Просмотров 42 тыс.
小丑调戏黑天使的后果#short #angel #clown
00:16
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43
What has gone wrong in Somali Society?Prof Samatar
12:49
Dalmar iyo Dr Abas
25:40
Просмотров 10 тыс.
Samatar 2012 - 6 arrimood (HD)
21:24
Просмотров 1,1 тыс.
Prof.Ahmed Samatar 2014 interview
33:24
Просмотров 42 тыс.
小丑调戏黑天使的后果#short #angel #clown
00:16