Тёмный

Proff Ingiriis : Sodon sano kadib burburkii dowladdii kacaanka 

Xaldoon Media
Подписаться 3,7 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@ismailsanyare4354
@ismailsanyare4354 3 года назад
Dr ingiriis barnaamijkaagu waa mid taariikhda run badan ka sheegaya
@abdikadirjamamohamed6029
@abdikadirjamamohamed6029 3 года назад
qof run waaye md is leedahyna
@magloresaleh3992
@magloresaleh3992 5 месяцев назад
I admire your knowledge and your accolades Dr.Ingriis and I agree with everything you said but at the same time you can’t hide the other part of the history where the same people who wanted freedom from Regime to destroy Somali infrastructure to the ground and successfully keeping us as. Failed state 30 years later
@makomuse6202
@makomuse6202 2 месяца назад
Don't believe everything you hear is fake story 😂
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 года назад
Mansha Allah xogtadu wasax mundane siiwad
@zakariyeaxmed765
@zakariyeaxmed765 3 года назад
🇸🇴🇸🇴👑
@user-lj1kq3uq8l
@user-lj1kq3uq8l Месяц назад
Gùuul guuul m xaaji ingriis
@alibaax5346
@alibaax5346 Год назад
Kalmada Proff sidaa looma qoro waa Prof.
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 года назад
Aqoonta taariikhada waa mahdho😥
@bidhaamiyetv9094
@bidhaamiyetv9094 2 года назад
Well done
@reallycoolguy121
@reallycoolguy121 3 года назад
Taarikhda in yar keliya ayuu ka hadlay. Qeybta ugu fool xun hal kalmad ma uu ka sheegin.
@Bin_hazan
@Bin_hazan 2 года назад
Cidamada goostay abaheyba ka mid ahaa 2022 qorigii u askariga ku ahaa ba yala
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 года назад
Prv waxa ay ayaan darada ugu wayni tahay ,in ay maanta 30 sano kadib ay wali Ragaa aad sheegtay sida guul wade ,mahamed cali yuusuf ,ay la taliyayaal ka yihiin muqdisho.oo ku doodayaan in dawladii wanaagsanayd la dumiyay, saxna ay ahay in somaliland lagu duqeeyo diyaarado, waxaad ku mahadsantahy taariikhdaa saxa ahayd eed ka sheekaynayso.
@amareto5772
@amareto5772 5 месяцев назад
Waxaa halkaan iiga cad in dhinaca diinta aad ka liidato. Culumadda dulumka waxa ay ku sheegaan sida geed yar oo la abuuraayo. Wuu sii koraa geedka- oo, ma yaraado. Dulumka waa sidaas ina adeer.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 месяцев назад
CAJAAIB.
@user-jt9sd3fx9v
@user-jt9sd3fx9v 3 года назад
Wale waxay ahaataba ki labursaday iyo kii bursadayba towfiiq fcn kuma dhiman ilahay ha unxristo
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 года назад
somali dad mahan lamamuli karo wa inkaar qabayal hawiye dabamadobe muxu ka helay saaristii siyaad barre alaha unaxariisteee wale siyaad geesi buu ahaa
@saeddaher9812
@saeddaher9812 3 года назад
Dee qabiil iyo qurun
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 5 месяцев назад
Siyaad hduu nin wanagsan ahaa dalku ma burbureen asagaa qabyaald iyo diin la aaan bilaabay. Dadkii uhoreyey ee kaso horjestana daarood ahaayeen
@mohamedhassanali6694
@mohamedhassanali6694 Месяц назад
Tuug daalina buu aha muxu xukunka isugu dhejinayay ma hooyadiiba lahayd umad dhan bu qabilkisi intuu soo uruuriyay rabay inay xoog ku haystan wana laso afjaray oo waa wada qaxeen somaliya afwayne ayaa sababay burburkeeda hadu xukunka wareejiyo isagon dagaal gelin waxba ma xumadeen
@amiinaraab5020
@amiinaraab5020 Год назад
caaaruurtaa Beentaa kadaaa 🥰
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 5 месяцев назад
Ilaahay aya inaga qabtay afweyne
@GUJiS1
@GUJiS1 2 года назад
Daalinka in beri hore laga saaro Villa Somalia ayay ahayd
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 года назад
siyaad barre musqul ayuu dhextagna oo mamulaye alaha unaxariistee
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 года назад
Horta manolyahay cabdiqadir madaxay
@Horaad17
@Horaad17 3 месяца назад
Xaqiqdi wa Decumentary aad u wngsan wax bdna iga cawiyay caqligeyga iyo Garadkayga markan firiyo Siyaad barre iyo kuwi bixiyayba hal isma dhamin oo Stretegy ah Siyaad hadan bixino maxa no xal kama aysin fikirin Si walbe ahato Somali alle ha isku qalpi nadifiyo Hana is jecleysiyo Waxana kula talin lahay “Labatan jir ina ader wuxu ku dhamo lawa”
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 Год назад
Maxamed siyaad bare Maxamed cali samatar Xussen kulmiye afrax Cismacil cali obokar Axmad salleban dafle
@mahadigaraalinoqo1883
@mahadigaraalinoqo1883 3 года назад
Walaahi waxaad tahay beenaale maxamed xaaji ingiriis xiligaas somaliya safiirka mareykanka ufadhiyey muqdisho wuxuu ahaa ((Roberto be oglyi))
@abdiqanihussein8670
@abdiqanihussein8670 3 года назад
Roberto be oglyi - 1983 -1984 James bishop - 1990-1991 Always analyze the history carefully before being criticized scholars like Dr. Mohamed Haji Ingiris.
@username5747
@username5747 3 года назад
Unfortunately the kacaan regime is back in Mogadishu,
@somdhabah6059
@somdhabah6059 3 года назад
War kan waa mooryaan jiran oo waalaan isuguna yeera barafasoor balse taas ay runtu ka fogtahay...
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Год назад
Maraykanka raali buu ka ahaa dhibaatada soomaalida Buburkana qayb buu ka ahaa
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
dowlad ku sheegi kacaanka waxay aheyd mid ku shaqeysa Qabyalada iyo nin jeclaysiga
@sharmsjg
@sharmsjg 2 года назад
Maxaa kaheynaa 5 million of our people dead, no government,
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Год назад
Ninkaas ah safiirka talyaaniga ah dhibaato ayuu soomaaliya kadhigay
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw 10 месяцев назад
Habarduvaag ayaa wadankaan burburisey waa dad malcuun ah ilaa hadda ayay wax sii wadaan
@SofiDual-gz5dr
@SofiDual-gz5dr 26 дней назад
xaarood qoori dabada laga galiyo ayuun wax ku fahmaan Afweynee ragii hurdada u diidney Hawiyee
@footballworld8321
@footballworld8321 5 месяцев назад
2 years ayuu sodagalamayay ledahay hadalkadu iyo biyaha ismalahan benlowbatahay kadaaaib ah
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 года назад
Yaa wax dhacayayna ama tuug ahaa waaa hawiye dadka dhacayay tuugna aha
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw 10 месяцев назад
Sheydaan ay diid dheh
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 года назад
Nimanka gabdhaha ka qabay???
@ayala1627
@ayala1627 3 года назад
Heesta background'ka ah ee baxaysaayi muhiim ma ahayn. Codkii borofaysarka ayay naga qastay oo saafi looma maqalaayo xogta. Mar dambe yaan loo noqon.
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 2 месяца назад
Mu’caarad maba jirine waxa ka bixyey magaalada siyaad bare waxa ahaayeen mooryaan gange ah aan wax faaido ah malaheen waa tuugo ilaa maanta wada wixii xuma
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 года назад
wale siyaad barre dalka ka sarteene maxaa ka faaideen
@saeddaher9812
@saeddaher9812 3 года назад
Tuugbuu ahaa wuxuu katagay dhaxalkaa xun oo qabiil iyo qudhuna
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Год назад
@@saeddaher9812 isagu tagyee aaway kuwi qabsaday maxay 32 sano ka dib wax u hagajin waayeen ???
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou Год назад
Aqoontaadi uus leh
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 года назад
Hadday cidi nooloow iyo aabow ku noolaanayso, Siyaad Barre ayaa ku noolaan lahaa.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
Kana kacaankii buu ku waashay waxaas oo cay ah waa safiir baa la.ii diiday maxaa safiir lagaa dhigaa waad waalantahay e waa lagu yaqaan
@samsamm5996
@samsamm5996 2 года назад
10 ninkan oo kale ah ayaa loo baahan yahay
@abdikadirjamamohamed6029
@abdikadirjamamohamed6029 3 года назад
aqoon yahankeena waa waa duligaan oo kle baqti
@alihassa2295
@alihassa2295 3 года назад
kkk ma faqash ayad tahay
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 года назад
Haaadee hhhhhh
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Год назад
Benloow qabiileysta oo beenbadan oo taariiqda been kasheega
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Aqoonay xaal qaado aqoonta cunsuriyada
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 года назад
Qofka darjadiisa been ka sheega wax kalena Maxaad ka sugi. Waayo ninkani Professor ayuu sheegtaa mana aha Professor waxa ka horeeya Lecturer waxa ku xiga Associate Professor waxa ku sii xiga Assistant Professor ka dibna Professor. Markaa waa sidaa beenta jooji ina ingiriis
@abdiqanihussein8670
@abdiqanihussein8670 3 года назад
Inta aanad comment bixin soo baro ama daris heerar kala duwan ee la maro Marka professorship career laga hadlayo . Mida labaad in aqoonyahanka umada taarikhdooda u iftiminayana la aflagadeeyo waa ceeb ethically.
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 года назад
@@abdiqanihussein8670 Adigu dib u eeg Ranking of Professor. Assistant then associate and then Professor. Qabyaalad ayaa ku qaaday ayaan filayaa ee iga baro hada Ranking
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 года назад
Abdiqani hussein ninka aad la dhacsantahay mayaqaan Ethics of History waayo USC kaladaadkeegi iyo wixii Xamar ka dhacay 1991 kama hadlo.
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 года назад
@@abdiqanihussein8670 markaad tahat Academic spacially historian waa inaad ka saartaa researchkaaga bias. Markaa taas ayaan ku dhaliiley ina ingiriis. Anigu isma amaanayo mana xaasidayo ninkaa. I am PhD candidate long time ago i am not holder. Thank you
@abdiqanihussein8670
@abdiqanihussein8670 3 года назад
@@ayanahmed1487hhhh , adigu hada analytic argument aad ka hadlaysa muxu yahay ama aad ku dhaliilaysa historical footnotes uu Dr . Mohamed Ingiriis ku sheegayo videogan ? Mida kale Bias waxa lagu tilmami kara marka evidence comparative analysis la sameyo . Hada Dr. Ingiris waxa uu ka hadlayay kaliya Memoir uu qoray Safiirka wakhtigas somaliya u fadhiyay Maraykanka . Dhanka kale classified documents sirdoonka ka qoray xaaladas wakhtigaas somaliya ku jirtay ayaa raacsan . Hadii aad ledahay waxan waxba kama jiraan inkastoo adiga dhalishada hore ahayd title bal nala wadag xogta aad adigu hayso taarikh ahaan ?
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 года назад
Beenale
@amareto5772
@amareto5772 5 месяцев назад
Markaan soo koraayay, 70-kii ilaa iyo maanta, Somalia waa un la caawinaayay. Refinery-gii benziinka(Jasiira ku yaalay) waxaa inoo dhistay: Ciraaq. Garoonkii kubadda cagta: China. Theaterka, China. Wadada Baydhaba iyo Xamar isku xerta: EU. Isbitaalkii Banaadir: North Korea. Booliska gawaarida ay ku adeegtaan: Germany. Ciidanka Xooga:USSR/ USA.
@abdikadirjamamohamed6029
@abdikadirjamamohamed6029 3 года назад
mxaa laga dhaxlayna sheeg halkee joogay mrkii laga saarayna hlkee tagnay xoolo
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 3 года назад
Halka la joogo isaga somalia ugu wacnaa shuuci diin iyo dal iyo dad toona u ficneyn ayuu ahaa ilahy ayaa somali dhaafiyey
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 года назад
Maata camalkiisii gacantuu Ku haystaa
@Kill_Or_Be_Eaten
@Kill_Or_Be_Eaten 3 года назад
Daqiiqad isagoo hadalka wadin ayuu laba jeer hadal is khilaafsan sheegay..... Waa Barnaamijkii iigu xumaa abid aan daawado....
@gacalstore5998
@gacalstore5998 3 года назад
Ninkani waa nin Xog baadhay oo maktabadaha uwaaween caalamka tegey. Adigu halkee war ka keentey?
@amidnight
@amidnight 3 года назад
Kkk dee xumadii Qabiilka ayaad is hayn waday waanad dhagaysan kari wayday jabkii adeerkaa oo faafaahsan
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
@@amidnight jabkaa yaa ku baaba ay soomaaliyoo dhan khasaare intee le eg ayaa soomaali gaadhay
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 3 года назад
Kulula ma laga sheekaynayo orodki adeerka
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
@@mustafeasad9377 xagee ka hadashay mise fahamkaa kaa xun
@BelieveTheCreator
@BelieveTheCreator 3 года назад
Gun gun dashy. Ayagii baa is Cunay marke Siyad kasaren dalka.
@alihassa2295
@alihassa2295 3 года назад
faqash ayaa aad uga xunnwax walba
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@alihassa2295 maxaad isu cuntay
@hassanabdi2011
@hassanabdi2011 3 года назад
Beenaale. RU-vid kay ku jirtaa general caydiid oo afkiisa ka leh siyaad bare ilaa uu wadanka ka baxo wada hadal mayaalo. Wlhi waan daawaday RU-vid ay kujirtaa.
Далее
Maybe i need to add instructions @popflexactive
00:14
🤔
00:28
Просмотров 1,1 млн
Moofadadii Cilmi Boodhari? Maxamed ingiriis iyo Ilig.
11:49
Maybe i need to add instructions @popflexactive
00:14