Тёмный

Puntland maxaa ka cusub oo bulshada ka qarsoon "Xogtii ugu danbeysay" 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 69   
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 года назад
wcs rag culusa karbasha xalala karbasha dhaman tod daqoshiyad washay dhig yacabka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Gamboole
@Gamboole 2 года назад
kkkl dani waan ku qoslay miskiin cidiba way la hadli wayday
@abdiyare4292
@abdiyare4292 2 года назад
Thanks Ali haraar let everybody know it the true you hit the nail that was good example big boss never stop for your own opinion some one who’s fool, you say it what is right.
@saafimedia4578
@saafimedia4578 2 года назад
😥😥Allaaaah dartiis subscribe ma ii awoodaan.. Hamigaga Allow ku fududeyi
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 года назад
Puntland wiishkii siyaasada waa la go'ay.
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Lol 😂 dalkoodi iyo dowladoodi bey dhex joogan waxba lama go in sxib. Dhulkoosa cidina kama haysato
@Ahmedomar-ei6de
@Ahmedomar-ei6de 2 года назад
Shaaribahaan iska dhunkanaa maxuu kawadaa ma qoladi ayuu galay???
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 2 года назад
Saciiid dani raga puntland oo ku biilaa tahy cali xaraare waa runsheeg shacabka puntland xaqooda ayuu u hadlayaa 85 milyan oo canshuurta puntland dani meel haku sheego
@rabukar1680
@rabukar1680 2 года назад
Cali Xaraare waxaad noqotay sidii youtubeleydii beenta badnaa. War aad horey noogu sheegtay ayaad war cusub nooga dhigtay, sheekadaada click hala siiyo miyaa. Isku xishood walaal sidaadii hore ha iska bedelin.
@MahmoudMahmoud-vt1cz
@MahmoudMahmoud-vt1cz 2 года назад
Maxaad kawadaa shaarubaha iska dhuuqnaa
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 года назад
Ilahayow ceeb astur nin wey oo somali ah Oo ku fanaya nin kale oo sumali ah in ay afka Iska dhukadan oo sharubahna iska dhukadan Waa reer qomu luiul dhaqan xumadi waxay maraysa in rag waweyn oo somali ah ku fanayan
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 2 года назад
Runta diidaysaa dani aya tubada kugu surantaha is dhahay cali xaraare waa run sheeg
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 2 года назад
Jecliyaa jabka
@sihaamabdi4694
@sihaamabdi4694 2 года назад
Beenlow ilaahey cadaabkiisaa ku sugaayo ee ilaah ka. baqa. Cuqdada mj ayaa cadaabkii ku galeysaa insha alaah
@canabmahamed8798
@canabmahamed8798 2 года назад
Cali xareere w dani wax kama dhimikaradid sababto ah caydada iyoamaantadu waa iskugu mid
@ahmedshabdi5076
@ahmedshabdi5076 2 года назад
99 xildhibaan xagay puntland iyo jubaland kuyeesheen...... cali xaraare
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Cali xaarow adaa suldaankaagii horgal noqday Puntland SNM waxba kama dhexeeyaan Harti waqooyi oo iimaankii beelay oo gun ah ayaa la haray Puntland. Cali xaarow hoos isu eeg oo dhiidhiibso aday kaa shidantahaye iimaanka Allah hakee qaadee kaftanba kuuma furna inangumeed baad tahaye aan sharaf lahayn.
@bazeera5520
@bazeera5520 2 года назад
Kkkk
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 года назад
Ninkaan waamunaafiqiinti farcoonlashaqaynayay
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 2 года назад
😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 года назад
ASC AMÉRICAIN S.TV S.SARE .ANIGA FIID BAY II TAHAY AMA MAQRIB .I FROM YURUB OF SCANDENIVA
@mahadguulane6325
@mahadguulane6325 2 года назад
Cali xaraare ninkan odayga ah ee ku agfadhiya waad bahdishey waxaad kadhigtey namcamleeye lamid ah gabdhihi oran jirey waa runtii waa runtii waa runtii waa runtii . Sheekadaas wax kabadal. Shaaribada ayaan iska dhunkanaa taas ma ahan dhaqan soomaali leedahay ee ma guy baa noqotey
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 2 года назад
Cali xareere iyo sxbkiis waa runsheeg dani waxoo xamar ku dhameeyey lacag dhan 85 milyan oo doolar oo canshuurta shacabka puntland nafta kaa baxday
@fanofanomohamed1732
@fanofanomohamed1732 Год назад
@@gabyowshow5069 balu kucanshurtay imaarad baa soosiisay
@maanka4477
@maanka4477 2 года назад
Kkkkkkkk wel ✔
@1shaafka703
@1shaafka703 2 года назад
Wat yasin guriga kutaan miyuu leyahay waa taa xaqxoqoneyside
@zuuzaanaxmed8134
@zuuzaanaxmed8134 2 года назад
Sax maygaag
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 года назад
Calow ninweynoo wariye ahbaad tahee waamxey shaarubahaan iska dhukanaa ma khaniisbad tahey🤭 waa hadal khaniise kalmadaha kafiirso ninyahow
@malalkalal208
@malalkalal208 2 года назад
Maseer butlandi baa ku dilay meesha ay joogto gaara dam dig ta jooji laan gaab baa tahay isaaq ciilay
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
malal wayba iska baaba,aday sxb ma mayd baad cid ka ilaalin , waa sagxadda dad aan jirin ayaa maamulay ilaa cid kastaa ku baashaasho faankii waa dhamaaday , awalba tuhun baa jirey laakiin , tuhunkiina la ogaa , dib haloo yagleelo khaladkana waa loo jeedaa halkuu ka yimid ,diyaar ma utahay in lasaxo.
@mohamedguulhassan3292
@mohamedguulhassan3292 2 года назад
Rag isladhashay o kablalax darood ah ayad rabta in ad iskudirto adoo garac ah .
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Mohamed guul Hassan cali orgi waa qoladii CBB ee laga itaal roonaaday hadalkoodu waa nin ka dilay ama ooy ama habaarran . Sharanshuurkii Daarood yar yare ee gunta ahaa Dani bay daba dhigteen bal 30 nin ayaa u sgaraxnaa xilka Madaxwaynaha somaliya maxaa Dani daba dhigay doqontu walaalkeed bay lugaha ku dhegtaa
@fatimaosman7224
@fatimaosman7224 2 года назад
Rufiyaan baad tahay
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Nin weeyn afkaga fed ilkahaa aantiriyo maladhaho
@fanofanomohamed1732
@fanofanomohamed1732 Год назад
Belu kugu dhacday wuxuu yiri buntland soomalilan Islahadla inin kumaad
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed Месяц назад
Labs nuclear hakuhabsamini butlan
@yaasirabdi6605
@yaasirabdi6605 2 года назад
Cali xisabta waa qalad ee dub u firi
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Cali xaarow suldaankiinii horgalka ahaa ka hadal xaguu ku danbeeyay kkk walee gabdhihiinu guur maleh
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Wasiir dhabanacad Somaliland waxay kawada shaqeeyaan sidii Harti waqooyi loo dhaqan celinlahaa madaama ay noqdeen dad jirkooda ka ganacsada.
@haydar378
@haydar378 2 года назад
Puntland ka aayara qodqodka
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
puntland waa sagxadda hada siyaasad ahaan dhaqaale ahaan bulsho ahaan , laakiin waad is adkayn kartaa zero ground markii qaabkii loo dhisay lagu shaqayn waayey ,wax miisaana somalia kuma laha pundland maanta.waadse dhihi kadhaa waxaad doonayso
@fanofanomohamed1732
@fanofanomohamed1732 Год назад
@@wadefreeman7340 ciil qaba wax iskacalin karin
@abdirahmanhassan3769
@abdirahmanhassan3769 2 года назад
Nin aan shaarubaha iska dhunkano kkkkkmr xaraare wax kale
@kamalaadanyusuf2991
@kamalaadanyusuf2991 2 года назад
Adiiguu khaniiisabaa tahay sidaa ka muqaataa Oraadoo caaraabate Qaboo halkas khaniisini jooogte
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 года назад
SAAX DHEER WAA XURUNTA GARAADADA EE MEESHA AAD SHEEGAYSAAN WAXAY XIGTAA GAROOWE WAXAA ISKU HAYSTA HASSEN UGAAS IYO LAF KA MID AH CIISE MAHAMOUD HHH
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
waxaad tiraahdaa laf kamida xassan ugaas iyo laf kamid ciise maxamuud ileen ciise oo dhan xassan ugaas baa kabadane
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 года назад
Oo awal putland ma dowlad bay ahayd cali xararow hadalka iskasax putland waa mamul reer leyahay ee magaca dowlad hakula khaldamin inta kalena way udaba dhaqlaysa mamulkana reer baleh
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Deeqo Puntland Ugandise iyo amison ma ilaaliyaan madaxdooda kumana shaqayso sadaqada caalamku bixiyo. Waxa Villa wardhiigley lagu hayana Puntland ayaa keentay hadana ayadaa dhistay oo ini Farmaajo ka takhalustay xasan xoolo iyo gacan yarihiisana kursi gaaban baa loogu fadhiya.
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Majeerteen waa mucjisada somaliya waana gob laakiin waa madiyoo doqon Harti waqooyi la dhaho ayaa la dhalatay oo dhalfada Iidoorka taqaan sida cali xaare oo kale.
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Inangumeed inangumeed dhalay daciif ah muxuu meesha la yimid armaxaa sharanshuur doqon ah meesha soo fadhiya. Kuwan Iidoor baa yaqaan si loo abaahiyo
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Lol 😂 cali xaraarr waxaan islahayn baad isku dhufaneysa. Barnaamijka kafkanka siyaasada inaad kuso qaadato ayaa wanaagsaneed lol 😂
@ahmedmumin2403
@ahmedmumin2403 2 года назад
Kaftankii siyaasada ayay ku jirtay.. markaasuu sii kala jar jaray in lagu heli view badan...
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
@@ahmedmumin2403 ha wan fahmay masuul, waa ragganimo kale masuul
@yamilyusuf6395
@yamilyusuf6395 2 года назад
al fitna akbar minal alqatlu
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 года назад
Cali xaare cuqdad majeerteen u dhimo kharaarka ku hayaa waxa weye adigu gunbaadtahayoo reerkale ayaad isu dhiibteen laakiin majeerteen waa qaran waana maskaxda somali hagta waxay rabaan ayaa somaliya ka shaqeeya ninkastoo wax is moodana dhulkay ku jiidaan.
Далее
Kaftanka Siyaasada 532 oo aad u xiisa badan
32:51
Просмотров 46 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 14 млн
Daawo Kaftanka Siyaasada Iyo Bixinta Dekadda Barbera
27:26
Musalsalka Darbiga Part 8
31:13
Просмотров 244 тыс.
Kaftanka Siyaasada 297 oo xiisa gaar ah leh maanta
44:24